Muuse Ismaaciil Qalinle - Caashaqa iyo Danteeydii Kala Duruqsanaa

  Рет қаралды 34,131

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Muuse Ismaaciil Qalinle - Danta iyo Caashaqa Kala Duruqsanaa

Пікірлер: 27
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
Markaan dayaxa eegaa sidii laygu daabacay Ka arkaa dushiisoo Danqadaa jacayloo Wixii dura isoo maray Daymadaa xasuustee caashaq iyo dantaydii kala durugsanaadee aan lafaqo daruuraha kolay debad galoobee Marka aan dhul doogliyo Dur-dur iyo xareed iyo Deegaan imaadaba Shimbiraha dul joogaan U dirtaa adeegoo Soo daya iraahdaa Caashaq iyo dantaydii Kala durugsanaadee Aan lafaqo daruuraha Kolay dabad galoobee Kaligay dabayshaday Doollo iyo hawdoo Daanaba imuda oo Dixi iyo dareemiyo Meel kayma duura leh Yaan daawadaayoo caashaq iyo dantaydii kala durugsanaadee aan lafaqo daruuraha kolay dabad galoobee Erayadii xaaji gujis
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Sxbow mahadsanid Balse meeshaadii innoosoo geli
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Wah, kweli hiyo ndio maandishi yenyewe. Nimefurahia!
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@ikhajji Sxbow hadashay , BALSE YAA KU FAHMAY? AFSOOMAALI wax innoogu sheeg walaal
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@ikhajji Teeda kale sxb dadku KENYATTI kulama wada garanayaan ee afka innaga dhexeeya SOOMAALIGA ah wax noogu sheeg
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Iga raalli ahow walalo, Ragedi ayan lahadlay, wuna fahmi. Inta soo qoray waa "waan Ku farhay qoraalka Heesta".
@hawaadarabdillahi5368
@hawaadarabdillahi5368 4 жыл бұрын
6:03 Hummm Hummm Hummm 6:14 yaa yaa yaa intaas baan uga jeclahay Markuu Leeyahay Wax yar ufiirsadaa ❤❤Allah unaxanisto Muuse Ismaaciil Qalinle
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Hahahaha waa inta kaliya ee aad ka qabatay miyaa heesta dhan. Calashaan erayada kaliya ee ka maqashay miyaa intaas ah wll?
@dhiigasoomalilnd5843
@dhiigasoomalilnd5843 6 жыл бұрын
haybadii iyo burjigii fanka muuse ismaciil qalinle allaw kuu naxariiso danbigaga allaw dhaaf
@ibnuxuseenyusuf925
@ibnuxuseenyusuf925 2 жыл бұрын
Yes
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 6 жыл бұрын
May allah save all in paradis
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Waaaaw
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 6 жыл бұрын
Alla maxuu cashaqu dadka dhibay allaw sahal umuuraha
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Fanaaninta kale codkooda aaad looma kala garto lkn qalinle cod gaaruu lahaa
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Ik Hajji ma aqaan xanuun baa la yidhi adigu xagee kasoo gurtaa heesihiisa
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Ik Hajji wll ma reer jabtuti baa tahay markaa mise soomalind mida kale Maaanshalh taa top soomaligaaga waan ku fahmay heesaha xagaad ku kaydin jirtay ? Soo gali waan sugaynaa Wll
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Ik Hajji ok wll soomali waa tahay koley way muuqataaye thnx
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Ik Hajji heeso badan baa walee haysaa
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@hibaaqsaakin9790 waxaad moodaa in QALINLE iyo SICIID MIRE XAYDAR isku cod egyihiin
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
cashaqiyo dantaydi kala durugsanaadee, aan la faqo daruuraha kolay dabad galoobee axyaa murti mudnaanteed
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Shaafi Mahmud alah ha unaxariisto cod la yaab leh iyo heeso wada murtiya dadkii hore udaa
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 6 жыл бұрын
Ik Hajji
@alinoorahmednajji
@alinoorahmednajji 4 жыл бұрын
Markan dayax ega idil ligu dawacay
Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku
8:50
Ik Hajji
Рет қаралды 104 М.
MAXAMED AXMED KULUC (AHUN) HEESTII CAASHAQA IYO DANTAYDII
10:29
hilaac media
Рет қаралды 1,7 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Qalinle iyo Sahra Heestii Saldhigo waalagu sitaayee
13:45
Daruuraha News
Рет қаралды 42 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Muse Ismaciil Qalinle   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:00:17
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 805 М.
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 18 МЛН
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН