muuse ismaaciil qalinle HEESTII: daa,uus

  Рет қаралды 1,909,139

jibo qaraami media

2 жыл бұрын

jibo_qaraami_media #subscribe_like_share
facebook: axmed jaamac huriye
tiktok: jiboqaraami3
#wtasapp : 0633462809

Пікірлер: 435
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 7 ай бұрын
Waxaan aad ujeclaystay oo aan marwalba ku laablaabtaa muuqaalka iyo ereyada sida la isugu aadshay masha alah runtii waqti ayaad gelisay thanks walaale🎉
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 7 ай бұрын
Shukran wll qali
@MohammedAbdibare
@MohammedAbdibare 4 ай бұрын
Daa'us micnaha​@@jiboqaraamimedia4583
@cumarwadani8771
@cumarwadani8771 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee Orginaal keeda soo saaro ayaad noqotay guul wacan
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wllky
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 8 ай бұрын
Haa cumar wadani thanks
@maxedabdi8500
@maxedabdi8500 2 ай бұрын
29/7/2024 7:23 habenimo hees aad Umacn Muuse ismcil qaline golden voice alle ha unaxariisto 🙏
@abdisamedabdi512
@abdisamedabdi512 2 жыл бұрын
Walahi waa hees aad u qiimo badan ilahay naxaristii jano haka waraabiyo muse ismacil qalinle boqorka codka 29/8/2022 ayaan ku dhagesanayaa xerada qaxootiga hagadera qoftaan jclahay aad ayan u kala fognahay daauskan ayan waraqda ugu dhiibi rabaa mucashaqiinta waxan idiin rajenayaa nolol aad u qurux badan
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran zxb. Adiyo dumashidayna rabbi haysku kiin simo idinkoo nabada
@yaasiixasan8804
@yaasiixasan8804 Жыл бұрын
Allh naxaristi jano haka warabiyo muse ismaciilqalile
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 8 ай бұрын
Aamiin aamiin
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
Warqadan ku daabcay doode iga qaad ax yaa hees Alle ha uu naxriisto qalinle ❤❤❤ From TikTok ❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Soodhawaw wll Aamiin aamiin
@ummaasia1343
@ummaasia1343 8 ай бұрын
Waa adi daraadaa daqarkiisa caashaqa waxa uu la dooktee. Muse ismacl qallinle Allah unaxariisto janada fardowso adeer qalinle ❤️❤️❤️😭😭😭😭😭
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 8 ай бұрын
Aamiin aamiin wllo
@isakwallaalsson5558
@isakwallaalsson5558 2 ай бұрын
😊
@alimadhin1738
@alimadhin1738 10 ай бұрын
Haben wanagsan dhaman umada somaliyed caawa taariikhtu waa 1/12 /2023 waxan jooga magalada hargeisa sanadkan hadii ilahay yidhahdo isbedel Saman rabaa ii soduceeya in ilahay ila qabto
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
Alle hakuu rumeeyo zxb
@HeiderSharif
@HeiderSharif 10 ай бұрын
Amiin wll anigana Sido kle
@ZakariyeAxmed-c7y
@ZakariyeAxmed-c7y 6 ай бұрын
Caawa taariikhdu waa 25.03.2024 waxaan joogaa moqdisha by mudug boy..
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Ай бұрын
Ilaahey ha kuu fududeeyo wll
@zerox9218
@zerox9218 20 күн бұрын
Dhamaaan inti wax tabaneyso allaha u sahlo
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Waa Adi Daraadaa Daqarkiisa Caashaqa Waxa uu la dooktee Mar,uun usoo Calool Dabac ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ Calfka iyo Qadarta Kulama Tashadaan Qalbigaan kaaga Duceeyaa.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shugran zxb
@suldanoibrahim7819
@suldanoibrahim7819 Жыл бұрын
Waa adi daraada daqarkiisa caashaqa wax uu la dooktee marun uu soo calool dabac
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Waa Hees Dareenkeeda wadato War qadaan ku daabacay Doodeeda iga Qaad . Illaahay haku xifdiyo Boogtaadane hakuu Dhayo Qofaan ogahay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Yaasalaam
@ayoupmaxamedibrahim5341
@ayoupmaxamedibrahim5341 2 жыл бұрын
waxan xasuustaa abahayga odhagaysan jiry🤩😇 boqorka codka alle ha unaxariisto 😪🤲
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
aamiin aamiin
@qasaay123
@qasaay123 7 ай бұрын
Favorite Song.Heesta hesaha, Garissa ayan nigasosalme saxibyal inta qoralkan sogaro.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 7 ай бұрын
Soodhawaw zxb
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 17 күн бұрын
2021 sanad bolowgisa dhexdiisa iyo dhamadkiisa 3xaaladood oo kala xanuun badan soo maray ayuu ahay. AlxmduluLilaah😢😢😢😢😢
@hiiraan_boy10
@hiiraan_boy10 Жыл бұрын
Lagend Qalinle Allow kuu naxariiso 🤲🙏
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
aamiin aamiin
@cabdicasiisaadan6882
@cabdicasiisaadan6882 Жыл бұрын
Ee1wf
@amaalbashir7268
@amaalbashir7268 Жыл бұрын
Aamin
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Жыл бұрын
The golden voice of the legendary Somali singer M. I . Qalinle. AUN!
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Thanks pro
@luizdiazboy9321
@luizdiazboy9321 Жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583maxamed mooge
@AbdifataaxXasan-m9d
@AbdifataaxXasan-m9d Жыл бұрын
Ragasa rag ahaa dhaqan iyo wanaag ayay lahayeen ilaahay haku naxariisto muuse ismaciil qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@saidko3628
@saidko3628 11 ай бұрын
Juice fruit 😂😂😂😢😅
@sahraj3885
@sahraj3885 3 ай бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Aamin
@mahamedqali8691
@mahamedqali8691 2 жыл бұрын
Heestan waa hees qaali ah qof sidan u so habeeye mahadcelin weyn ayu inaga mudanyahy nolow wll
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wll adna sokale
@sabnaacabdulle8005
@sabnaacabdulle8005 Жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 dijo w
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Maxay xabaali rag haysaa 😢muuse ismaciil qalinle anoo yar oo 10 jira oo jooga gabilay gaar ahaan allaybaday degaan la dhaho isla markaana abtiyaaladay la nool baan dhagaysan jiray maantana 23 jir baa ahay hargaisa ku nool adeero alle hakuu naxaristo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole Ай бұрын
Waaaaw maxasuusti dunidee waa adi daraada daqarkiisa caashaa waxaa garan karo ruux wax jacel qalinle allow kuu naxariiso
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 17 күн бұрын
Aamiin aamiin zxb
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 2 жыл бұрын
1/9/2022 illahey haunaxaristo janatul firdous hageyo, illahow Ameen Ameen Ameen 🙏🥲
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@samiroquruxhuzein4299
@samiroquruxhuzein4299 25 күн бұрын
Hy from wajir county my favourite song ❤❤❤
@iqracali5897
@iqracali5897 2 жыл бұрын
axsan hees ilaahy ha u naxariisto muse ismaciil qalinle rabi jano fardowso ha ka warabiyo🤲🤲
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@amalabdula717
@amalabdula717 Жыл бұрын
Wxan cod wuu dhafy wlhi ❤️‍🩹🔥 Allh ku naxriiisto adero😢🤲
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Cod lama odhan karee waa codad wll Aamiin aamiin
@mohaadde629
@mohaadde629 8 ай бұрын
Ahmed ali cigaal baa marku fanaaninti hore tilmaami jiray wuxu dhihi jiray Ragii madaxa Dahabka lahaa wana dhab Qalinle isagu madaxa dheeman buu ka ahaa AUN
@mohaadde629
@mohaadde629 8 ай бұрын
@@jiboqaraamimedia4583Caashaqa igu daleel saday ☑️
@CabdiJaais
@CabdiJaais 10 ай бұрын
Allah ha u naxariito ustaad m is qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
Aamiin aamiin amn
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 Жыл бұрын
Way way way aax yaa saalaam legen legen dhalay cod libaxle boqortoyada isaaq cida gale sharaf ku waara from cimamada 🙏🙏
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran wll
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto muse ismaaciil qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 17 күн бұрын
Aamiin aamiin aaamiin
@xamsecali6231
@xamsecali6231 2 жыл бұрын
Axyaa yaa hees waxaasaa cod lagaa yidhaahdaa allaylehe kanaa cod ku xaragooday alle haw naxariistee
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@deeqdaauud6730
@deeqdaauud6730 2 жыл бұрын
Midii aan ugu jeclaa wiilkaan heesihiisa❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wll
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 27 күн бұрын
Waa hees dareen gooni igu leh runti alle hau naxariisto fanaankena qaaliga ah ee qalinle intanta an jeclhy waxy jogta xamar waxaan dhagaysanaaya 17/9/2024 south suudan anigoo doonaayo inaan kasii baxo oo cariga yurub qabto alle haii rumeeyo riyadeyda plz iiso duceeya 🙏🤲🤲🙏🙏🤲🤲🙏🙏
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 22 күн бұрын
rabi hakuu rumeeyo wll
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 Жыл бұрын
Allah heestan maxan raadiyay nollow wll
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
aamiin aamiin wll qali
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 2 жыл бұрын
Cajiib cud macaanaa nio Alla yaa raxma Zaxiibkey muuse ismaaciil qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@jimalejimalle4738
@jimalejimalle4738 Жыл бұрын
Waxan Dqgeysti .Sanadki an jecladi walashey Cashuu.inolaw Macanbadaney,💗💗
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran
@baxsancaliaxmadcali
@baxsancaliaxmadcali Жыл бұрын
warqadahan ku daabacey doodeda iga qaad deeqo waxad tirihdadaa inaankii diyoowyoo ma xasusto dunidee mar un soo cool dabac ilaahw u naxariisto yaa rabi Keep going l zxp jiboQarami
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran wllo qali
@Updy2256
@Updy2256 Жыл бұрын
Waxs ba hees lagadaxa qalinle the legend❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran zxb
@cabdimohamed2605
@cabdimohamed2605 2 жыл бұрын
Innaadeer billaahi caleeg heestan oomaystiran soo raadi waa sadex beyond e
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Hye zxb
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Жыл бұрын
Allow Kuu Naxariiso Muuse IsmaaCiiL QaliNle FaN Wakaaa manTana CiyaaL Paaa WaxaY DoonaN Ku Heesi WaxaN Dib Usoo BooqdaY 3/9/2023 inTa Iga dampaYsa Cimri Dheer io CaaFimaad inTii Iga Horaysayna Allow U Naxariiso😢
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin halyay
@CabdallaCali-th1il
@CabdallaCali-th1il 7 ай бұрын
aamiin walaal macaan
@Hamda7daxrf
@Hamda7daxrf 11 ай бұрын
Allaha ku naxariisto muse ismacil qalinle🤲
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Curiyaha heesta oo abeaan xasan qawdhan yuusuf ah iyo muuse ismaaciil qalinleba rabbi haw naxariisto.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin wll
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 3 ай бұрын
Alamiin walal abwan xasan Qawdhan yuusuf heesa badan aw usameyay fananka alaha unaxariisto labadaba
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 Жыл бұрын
Cod halaasi ah ilaahey ha u naxariisto Muuse. Aad baan uga helay heestan
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 Жыл бұрын
schoolka markaan dhigan jiray ayaan dhagaysan jirne aniga iyo sxb kay kamaanaa xishoon jirin dadka wadada maraya 😁😁 jeenka sxb kay ama kayga ayaan taleefanka gashan jirne🥰🥰🥰
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
laba halyay ahaydeen zxbhl
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 Жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 hhhhh garaad aan dadka kaga cabsano naguma jirin
@salmaanmahamoud2646
@salmaanmahamoud2646 7 ай бұрын
Yaa sameeyay heestan?
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 2 ай бұрын
Goodka fanka codka guuxa laha Muuse ismaail qalinle allaha unaxariiste
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@abdikiin3915
@abdikiin3915 11 ай бұрын
Saaxiib waad mahadsan tahay waxaad soo galisay Heesta original (asal) kii weeyaan bilaa shucaac iyo guux . Heesta cod macaan iyo midho way isku ladhan yihiin ❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 11 ай бұрын
Aad iyo aad zxb
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 9 ай бұрын
Waa hagaag
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 9 ай бұрын
Thanks frend
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtey Riwaayadii Carro Edegg oo uu hal Abuuray Maxamed nuur Shareeco ilaahay ha u wada naxariisto Dhamaantood Horaantii Todobatameeyadii ee qarnigii Tegay.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin zxv
@Siciidgarxajis
@Siciidgarxajis 5 ай бұрын
ERiyada Heesta Wax iska leh Abwaan (Xasan Qowdhan) oo ay Fanaanka isku Jufo ahaayeen
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Jibo Qaraami bilad iga hoo.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Kaa gudoomay zxb
@calimohamed5952
@calimohamed5952 4 ай бұрын
1/6/2024 habeen sabti ayaan ku dhegaysanayaa Hargeysa saacaddu waa 10:33pm
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 ай бұрын
Waaaaw
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 ай бұрын
Aan yara kaftamee gabar garxajisa ciida gala abukar muusa waliba fannaka u dhow hala igala xidido waan usu geed fadhissnye wa tii Horay loo odhan jiray (geedi iyo guurba waa loo sahan tagaaye )🙏 Allah unaxristo fananka iyo dhaaman bahdii fanak intii dhimatay 😢
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 ай бұрын
Inta magacaa shuguxda ah aad wadato gabadhu waakaa dheertay hhhhhhhhhh
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
War sxb sidaa ha i odho​n dee @@jiboqaraamimedia4583
@Horaad17
@Horaad17 3 ай бұрын
Murti iyo madadalo marku fanku ahay wa kan👍
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 ай бұрын
Haahey
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 Жыл бұрын
Legend Qalinle Allah ya raxma
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin
@xamsecali6231
@xamsecali6231 2 жыл бұрын
Wllkyow hore usoco wll
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wllo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
Cod libaaxle qalin mar la arag buu Ahaaye rabbow u naxariiso 🎧🎤🎸🙏🏿
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin wll
@HeiderSharif
@HeiderSharif 10 ай бұрын
Amiin
@mustaphe301
@mustaphe301 3 ай бұрын
Axx Allow U naxariso Muse I Qalinle 😢 Wxan dhageysanaya 07/07/2024
@mucky13
@mucky13 3 ай бұрын
Shalay bad dhageysanaysay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 ай бұрын
Aamiin aamiib
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 2 жыл бұрын
waLe waa Hees iyo BadH from Qabri bayax
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
sodhawaw zxb
@CaliAhmed-c7q
@CaliAhmed-c7q Жыл бұрын
Mansha allah muuse ismaaciil qaliinle da uus❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@AbdiqaniJacfar
@AbdiqaniJacfar 6 ай бұрын
Allah u naxaristo muse ismacill qalimle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 ай бұрын
Aaminn aamiin
@daudgoala
@daudgoala 6 ай бұрын
Nin xasuus la joogoo Wakhti adag ka toosoo Waaya araga weeyaan Ninka umad hogaanshoo Haybad kula shiree meel Boqor iyo mid madaxoo Shacakiisa geyn kara meel doogu biyo dhigay Iyo kayma nabadoo Ubad lagu korstog saxa Ana waxaan diyaarsaday Buug uu wakhtigu qoray Iyo kii ilaahoo Quraankaan ku meel marin Anoo ficil ku darayana Culimadaan la garab tegi inta dhimana aamiin Alloow khayr na waafaji
@abdikiin3915
@abdikiin3915 Жыл бұрын
Hees dareen wadataa fanaankii waynaa muuse ismaaciil qalinle alle haw naxariisto ❤ Lyrics waad ku mahadsan tahay saaxiib
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Adaa mudan wll Aamiin aamiin
@leylahussein3729
@leylahussein3729 Жыл бұрын
I love it song🥺❤
@mustaphehassan8696
@mustaphehassan8696 Жыл бұрын
Nio heestu halkay ku kaydasanyad oo aad ka soo saarteen waa saafiye ii sheeg sxp bal🙋‍♂️
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Hh anaa haayay zxb
@mustaphehassan8696
@mustaphehassan8696 Жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 oo yaa kuu diray zxp
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 9 ай бұрын
Axsan cod Alle how naxariisto qalinle
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 2 ай бұрын
Aamiin alaha unaxariisto muusi ismaaciiL QalinLi iyo abwan ka heesta udhiibay abwan xasan Qawdhan yuusuf
@muktarabdirahmanhussein1230
@muktarabdirahmanhussein1230 7 ай бұрын
Who is Still watching this Amazing Song 03/03/2024. Kiss my Comment
@CabdallaCali-th1il
@CabdallaCali-th1il 7 ай бұрын
Walaal anigana 4/3/2024 Habeen isniin oo talaado soo galeyso saacaduna tahay 10:18pm
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Aadbay u macaantahay hal abuurku marka uu isaga aan fariinta saxda ah soo gudbin uu marka hore duni kale kusoo daawisiiyo adiga jawigaas ku jira dantiisa kuu sheego hada daa’uus ayuu subax Barwaaqo ah jooga ayuu Ina tusay sida noloshiisa aanay caqabado lahayn ugu noolyahay sidaan halkaas u joognay ayuu waraaq jacayla jeebka kalasoo baxay markaas ayuu cabasho raaciyay isaga naxariis ka dalbanaya gacaladiisa
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Masha allah halyay
@khadarshugri8333
@khadarshugri8333 Жыл бұрын
Heesta qayb baa ka dhiman Daa'uus aroortii Adaa doogsanaayoo Meel roob dibnaha dhigay Dhirtu digil madow tahay Adaa daawanaayoo Kaligaa dakeeyee Inta haadka duushiyo Shimbirahaad la daristehe Cashaqa igu daleensaday
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Waarun zxb
@Kh4darmohamoud
@Kh4darmohamoud Ай бұрын
19/8/2024 haben salasa Sacdu wa 10:43 xasus mudan😊
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Raggii Ragga Ahaa La Gur Legend. /Marxuum Muuse Ismaaciil Qalinle Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..scww.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin wll
@sowdaabukar
@sowdaabukar Жыл бұрын
😢 allow Ku naxariso😢
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 8 ай бұрын
Sxb wad mahadsan tahay marka hore Sababta ad download uga xirtay wa maxay😮?!
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 8 ай бұрын
Adaa mudan zxb kama xidhine aniguye iyadaa is maamushay
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 Жыл бұрын
Caashaq igu daleelsaday Wuxuu ula jeedaa Caashaq igu Cidlaystay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Yaasalaama
@jamshiabdo7942
@jamshiabdo7942 2 жыл бұрын
Tuducda danbe cajaladihii hore ee heesta kuma jirin waayo waayo iyo cajaladii aan walalky noogu wayn aan u rog rogi jiray ban soo xasuusta
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Waa dhab zxb
@abdirahmanaliismail2391
@abdirahmanaliismail2391 2 жыл бұрын
Muuse Ismaaciil Qalinle Boqorkii codka Alle ha unaxariitee heesihiisa aad baan ujecelahay. ❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 Жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay been maaday sheegin waa boqorka codka waayo caruurta hadda cidah oo heesbaan qaadna toraahda ma keeni karaan
@Naasirjaama-o9p
@Naasirjaama-o9p 5 ай бұрын
Eraya heesta yaa sameeyay hadaad garanayso naga caawi zxb
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 2 ай бұрын
Waa erayadii abwanka badi heesaha usamayn jiray alaha unaxariisto abwan xasan Qawdhan yuusuf aun labadaba aamiin
@Alitarabie
@Alitarabie Жыл бұрын
Ahn muse qalinle codka lph walhy uu rayaa
@cali2119
@cali2119 Жыл бұрын
Da uusyahow arortii deeqdii ilaahy adaa doonaayo meshii isdoogsile adaadoonayoo waxkastoo lagu diro adaa doonayo😊
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Yes
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 Жыл бұрын
Allah haw naxariisto abtigay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Wow wow 🔥🔥🔥🔥🔥
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 Жыл бұрын
Legend rabbi hakunxristo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho 2 жыл бұрын
Muuse Ismaciil qalinle iyo heestii daa,uus Erayadii Xasan Qowdhan Laxankii Muuse Ismaciil qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wll
@issaomar3171
@issaomar3171 2 жыл бұрын
Laxanka xasan sabriye (great)
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 Жыл бұрын
Ma hubtaa laxanka inuu Muuse lahaa, misa waad iska leedahay
@AbdirizakMohamed-ps9ps
@AbdirizakMohamed-ps9ps 3 ай бұрын
Geedahadushoodiyo kaligaa dageyee Sanadku waa 2024/7/11❤😊 Maalin khamiisa
@Daahirabdiahmed
@Daahirabdiahmed 4 ай бұрын
M.a abwaankaygi ❤❤❤
@IsmaaciilAhmedBarre
@IsmaaciilAhmedBarre Жыл бұрын
Walalo soo dhawo qali see tahay soo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Dhaway wll sidokale
@maryamo411
@maryamo411 5 ай бұрын
His voice😍❤️
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
Waaa.dartaa.waa.aqoon.faham..waaa.ereyada
@Naceybtire250
@Naceybtire250 5 ай бұрын
8/5/2024 habeen khamiis soo galayso allaha unaxariisto muuse ismaaciil qalinle
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 ай бұрын
Aamiin aamiin
@crisaaqibraahimbuule9634
@crisaaqibraahimbuule9634 Жыл бұрын
Xasuustu waa cajiiib heestaan anoo laba arin ii kulantay oo meel xero kujiro aan waxaa qaadi jiray wiil aan sxbo eheen mana aqoonin heeska inkastoo fananka iyo heeso dhowra aan aqaanay arimaha markaas ii kulmayne waxeey ahaayeen south africa dukaamanki nalaka boobay iyo gabar aan xiriir laheen balse dhankeedu oow jclku ku weynaa oo markaan ka tegay kabacdi aan jclki igu laba kacleeyay alxm gabadhaas isma calfan hada nin kaleey ooridiisa tahay qalafkaan isku seeganana anigaa lahaaa waxaan cabaar sanado badan gucasho riimo waa ka bogsaday meel kastoo joogto dhigaa ugu sharaf badnooow heblooooy
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Qisooyin isasaara weye zxb
@AbdiFaarah-i2t
@AbdiFaarah-i2t 4 ай бұрын
Allow Kuu naxariiso Qalinle 😢
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 ай бұрын
Aamiin aamiin aaaamiin
@deeqziinakhalif4934
@deeqziinakhalif4934 11 ай бұрын
Heeees jawi dagan ah waye Allow qabriga u waaasici
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
Aamiin aamiin
@JunaydMaxfud
@JunaydMaxfud 2 ай бұрын
Allow unaxaristo yarabi
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiiin
@nabadoonkabanaadir6383
@nabadoonkabanaadir6383 2 жыл бұрын
Waa hees hees dhaaftay ma,aqaano waxaan ku micneeyo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
Shukran wllo
@muparikartanaaranagtar
@muparikartanaaranagtar 8 ай бұрын
Ale yaa raxma Qalinle 9 2 2024 beertii xoriyda e Hargysa qoftaan jeclaana waxay iijirtaa 30 oo kiiloo mitir bilna waekama hayo xasuus
@CaliYare-ol2qw
@CaliYare-ol2qw 9 ай бұрын
❤❤❤muuusr ismaciil qalil okok
@deeqocandinasir416
@deeqocandinasir416 Жыл бұрын
Wow hees qiimo badan jah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤👌👌👌🥰🥰🥰
@ApdirahmaanZumal
@ApdirahmaanZumal 5 ай бұрын
Xasuustii iyo waayo waayo ☝️
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 5 ай бұрын
Muuse ismciil qalinle 2024 4 24 ban dhagysanyaa mahasanid
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 ай бұрын
Adaa mudan
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 7 күн бұрын
Aduunyo xaalka ba'😮
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 Жыл бұрын
Calaf moyee cashaq waan isdeynay🥺💔
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Caashaqu waa dawee hadayn gacalo
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Codka reenkaleh ayaa idiley ee jiitamaaya miyaad dareemaysaa?
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Shukran zxb
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
"Inankii dayawyoo ma xasuusto dunidee" waa yeelkii😢😂
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 9 ай бұрын
Hhhhhh waxbaan kusoo marin wali
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 😆😆ayo dee way isoo mareen wallaahi
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
I love it song 👌
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@doctorabdulsalambare2220
@doctorabdulsalambare2220 Жыл бұрын
Legend qalinle
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Muse ismail qlinle alowbku naxriso
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
aamiin aamiin wll
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Muse Ismail Qalinle AUN
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН