"Muusoow Adeer Waad Waalatee Cagaha Dhulka Dhig Oo Miirso "Siyaasi Jaamac Shabeel .

  Рет қаралды 14,092

Hoyga Wararka

Hoyga Wararka

Күн бұрын

"Muusoow Adeer Waad Waalatee Cagaha Dhulka Dhig Oo Miirso "Siyaasi Jaamac Shabeel .

Пікірлер: 81
@abdirahinmahamed2173
@abdirahinmahamed2173 3 ай бұрын
Wlhi Odeygaan maskaxdiisu wey cafimadqabtaa m.a waa Legend aan runta kagaban😂😂😂
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 3 ай бұрын
Mashaa Allah Jaamac Shabeel inaga Buufi Cayayaanka Heego iyo MUUSE Xisbiga Wadani next LOVE ❤CIRO
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA SIKHRAAN
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Hero abiy noolaw aabaha barwaaqada guuuuul
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 ай бұрын
Warkaa jamac shabeel waa xaqiiq
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 3 ай бұрын
Geesi hadal cad,
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 ай бұрын
Wllh odaygaan waa funny 😂😂😂
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
cuqdad iyo cunfi meel laguma gaadho isaaqoow walee jaamac shabeel waa libax runta kahadla guul jaamac shabeel
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 3 ай бұрын
Shabeel waa run sheeg war kiisuna WAA HADAL NIN WEN O SIYASIYA
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk wn jeclahy jamac shabel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 3 ай бұрын
Jamac shabeel free speech
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Maashaa allaah waa oday caqli badan
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 ай бұрын
OROMKii muuse juudan dagaalkii gooje cade xasuuqo iyo hub Ka djigistii lagu sameyay 😅😅😅oromo iyo amaxaaro ayuu galay😅😅
@abdirashid4016
@abdirashid4016 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk jaamac Shakeel wuu iga qosliyay
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 3 ай бұрын
Godkii way KU dhacay SL
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@salahjuma4313
@salahjuma4313 3 ай бұрын
Jaamac Shabayl waa nin Gxj oo Xor ah, camo halkaa kawad oo Heego Naaswayn Buufi
@monaallin6022
@monaallin6022 3 ай бұрын
Waa sakhraan uraay maxa kan laga waraysta waa bahaal dhiintay
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Waa cadow kalkaal iyo kuwa gudaha. Dumiya waa ninkey caano kaga daataan haloo wada joogee.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
❤ jaamac shabeel libaax
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 ай бұрын
Run sheeg nin WANAGSAN dhee
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 3 ай бұрын
Waalida mouse yaa sababay waa ssc
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 ай бұрын
Jaamacow khamriga iskadaa oo caadi ku soo noqo
@adanfarah2080
@adanfarah2080 3 ай бұрын
Amxaar uraaya
@NasraGulaid
@NasraGulaid 3 ай бұрын
Ma adigaa khamriga u shuba
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 3 ай бұрын
Jamac shabal wa gasi somaliada wan kuwata ader kusoco somalididka from mugdhsho ❤❤❤❤❤❤
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 ай бұрын
Nin ku yaqaan waxar kuma weydiiyeen jaamacow intaad Qarankii dhammaa qoys u kala saari Eebahay adiga ku kala sadqee oo geerida ku dhowr tii oo badhkaa maqan yahay insha allh aammiin
@Saajac2024
@Saajac2024 3 ай бұрын
jahbaad waa laa arkii lahaa . haadalkasii waa saax
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 3 ай бұрын
Oday sanqoole beryahan xaguu ku maqnaa 😅
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
WAAR MADAXWEYNHA WADANKUU KA DIFACAYAA JABUUTI MAXAA KEENEY ARIMAHA QOYSKA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
CIRABA WAA TAGAA IYI XURSI GAAB XAJKA SOMALILAND DUMISTEEDA WADAAN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
GUDOMIYIHII JABAHAD AWDAL SAWTA JABUUTI SOO DHAWAYSEY I DHUU ISKA RIDIYAA DOQANKAN AF HAYEENKA U AH CADWAGA DIBADA
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Waar Jaamac miyuu sakhraan sayahay ma caagadii ayuu waayey, bal dib u eega markii uu shalay kabaha u qaadi jiray madexweynaha ee uu amaani jiray KZbin ka eega, guulwadayntii shalay wuxuu ku waayey markuu shaqaysan waayey.
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 3 ай бұрын
Jama shabeel waxaan ka haya Dhulbahante flight 14 ayay raaceen kkk
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Kaasina Waa Jamac Shabeel Badh Go Ah
@nuradin876
@nuradin876 3 ай бұрын
Yes Yes Somaliland ❤❤❤❤
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 ай бұрын
Wa qofka kaliya idoor ugu aqliga badan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Jaamac Shabeel ❤❤❤❤❤❤
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 ай бұрын
Ninkan wa sunta kulmiya
@gureey3185
@gureey3185 3 ай бұрын
Xitaa amxaarada ma aha kushiti ee waa saamiyiin
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Waa raga ka miyir qaba iidoorka oo wax og Wana garaya waa kaa Ala muxuu muuse filin ku wadaa isaaqa waashay marba si buu ugu dhigayaa kkkkkkkkkkkkk
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 ай бұрын
Muuse iyo kooxdii tuugada ahayd ee maamulka hargaysa cashuurta ka guran jirtay illaahay ayaa xataa nacay is kadaa.uumkii uu abuurtaye
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 ай бұрын
FAQASH IYO HUWAN AYAA ILAAHY UU U CADHOODAY OO UU NACDAL DUSHA UGA TUURAY.
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Ай бұрын
Ku socogeesi
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Ай бұрын
Waa dad waashay
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 3 ай бұрын
Hhh😂 xaqiiq
@ashanor8035
@ashanor8035 3 ай бұрын
Kkkkkķkkkkkkk kumishankii ceebtoodi banaaanka jeemac shabeel libaax libaax dhalay oo runbada
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Kani wuu washey 😂😂😂😂
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 ай бұрын
KANI SO KII DANBIILAHA AHAA EE XIDHNAA GOORMAA LA SII DAAYEY !!!!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Miskiin
@MariamMh-j9c
@MariamMh-j9c 3 ай бұрын
Adaygan majnuunka ah Maxayka kawarsytaan isagaa nacas waa huwan kawarasnayaa kadaran
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 3 ай бұрын
Walee muuse majnuun oo garac ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Muuse cawar Wuu waashay ila meereyso ku Shaqayso muuse Futo jeclo😂😂😂😂😂😂 Garxajis waa lagend ❤❤ Jamac shabeel waa geesi Adeer go head free speech ❤❤ Muuse juudaan dharka ha xooro😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@warfaaden6369
@warfaaden6369 3 ай бұрын
waarkan wuu dhamaaday lacagtii ayaa laga joojiyay ee uu kulmiye ka qaadan jiray
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 3 ай бұрын
Jamc shabell wa libax...kulmye marki muse yido sharci ban.samynia nin nin.inu gursado iyo naag iney naag gursato bu jamac ka baxey kulmye
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 ай бұрын
Unstable dictator
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 ай бұрын
Ninkaas jaamac shabeel runta taal hargeysa inta laba qaybood laga dhigay oo is le,eg. Ayaa mid jaamac shabeel la siiyey midna hargaysa la siiyey Tii hargaysa la siiyey xoogay shacab ah markii loo qabiyey. Ayey go,day Qolada heego waa dadkii ay ka g,da ,day runtii loo qaybinayey
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Shabeel waa Dibjir
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Waa ninka kaliya ee idinka fayow,
@adanfarah2080
@adanfarah2080 3 ай бұрын
Amxaar qudhmuunkiisa cadar kadhigo
@mussejama311
@mussejama311 3 ай бұрын
Muuse biixi 2024-2030❤❤ Huwanta/wadani waa cadawga somaliland. Meel halooga soo wadajeesto.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Waxa Isaaq ceebta ugu jiraan waa nimaan talin jiray baa taliyey waana adiga, ee Wadani Guul iyo Gobonimo .. Garowe
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 ай бұрын
Waxba mid aan ahayn buu Sabanku ka dhigay wiil hoog Zakhraan Qayrkaa dunida hoosteeduu kasoo waray oo maamulay khayraadka ku jira
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 3 ай бұрын
Everybody who was Stan front of the microphone the Somali people they say is his politician I don’t think so. This guy he doesn’t know what he’s talking about. He’s talking like a kid.
@adanfarah2080
@adanfarah2080 3 ай бұрын
So Muse makes sense to you 😂, even a child can see through your blind belief, people like you should visit a qabyalad detoxification center,
@NasraGulaid
@NasraGulaid 3 ай бұрын
After somaliga ma fahamaysaa Edo mise!!!!!
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
war kani qurarada muse iyo dalka iskumid ugadhigta !!!! siduu muse u aryanayo ayu xitaa citiraafka jiidhayaa
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 3 ай бұрын
NINKAN MANA WAALNA SIDENANA MAAHA WAAYO WAX U U CIILQABA MUUSA XIL. IIMAGACAABI WAYAY
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
kķkkkkkkk runtu waa xanuun karunta idiin sheegaa waa nin waalan laakiin walaahay bilaahay tolaahay haduu jaamac shabeel msdaxwaayne idiin ahaan lahaa maanta heer baad gaadhi lahaaydeen laakiin ka waala ee bilaa caqliga ah baad taageertaan hlkana idinkaa isdhigay oo caadigad iyo cuqdad idin dishay cudadina meel cidi kuma gaadho iyo been
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 ай бұрын
Doofaar af qalooca huwanta gudaha aabahood biidhi qaate
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 ай бұрын
Runta diidaan wallla ninkaan waa run sheeg amxaar maxaa igaley
@warfaaden6369
@warfaaden6369 3 ай бұрын
ninka muuse reerkiisa ayaa unool mawaxaad u haysataa ciidagale 4 qof ah doqon xashiishadle
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 3 ай бұрын
Reerka muuse kee ma oromadii iyi dhedigii Isaaq.....kkkkk
@MahadMuhammed-mb3fc
@MahadMuhammed-mb3fc 3 ай бұрын
Hankaga ha dhafo qabil wasaq
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Cadowga gudaha iyo cadow kalkaal.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 3 ай бұрын
Gooni isku taaga somaliland waxay iliila mitahay midda Djabouti laakiin haddii somaliland gooni isku taagto waxaa cabsiyi kujirtaa in dhulka iyo dadka ay gacmo shisheye galaan, mar haddii la yiri Amxaarada ayaa Somalia kawacan, oo reer somaliland uga dhow. Waa arrin welel iyo murugo leh, khaas dhalinta yaryar ee aan taariikhda aan lasocon ee Ethiopia iyo Somalia soo kala dhex maray, taas oo ay maant ay Ethiopia Gumeysato qabiil kasts oo somali ah.
@hajii2033
@hajii2033 3 ай бұрын
beenale beenta jooji faqasha
@adanfarah2080
@adanfarah2080 3 ай бұрын
Amxaar qudhmuun dawarsade
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 ай бұрын
WAA HUWAN YUSRA HARTI
@MuhiyodinDharar-rp1kp
@MuhiyodinDharar-rp1kp 3 ай бұрын
Runtaa weeyi
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
hosta kasii hadanay calaamad munafaq ahayn maxaa magacaaga edaysanayaasha kusoo daray !!!!!!!!! hadii sidaa barawaqadu tahay allah hadinku wado kolay ilaahay lama shidarikaro runtuna isma qarisso gacantaada kugu marqaatifuri umadoo ku maqlaysa iilaahayna xaakumka yahay waa loo wada joogi sidu arinku isku badalo !!!!!!!!! from saylac
Isbadalka cusub ee Somaliland ku imaan kara?
20:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 22 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 79 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
October 2, 2024
11:32
STG MEDIA
Рет қаралды 1,3 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 79 МЛН