Muxaadaro aad u qiimabadan | KU DHAQANKA QURAANKA - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

  Рет қаралды 1,320,402

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 458
@kuulkaxuseen4633
@kuulkaxuseen4633 4 жыл бұрын
waa sheeka dadka wax fahansiiya kana dhaadhicin kara allana xikmad siiyay masha alaah sheek mustafa alle habarakeyo
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 3 жыл бұрын
Allahayow sheekhan barakee. Rabbigayoow Nin wanaagsan oo quruxbadan gudaha iyo dibadaba oo adiga kudhow ayaan kuweydisanayaa. idimkaaga allahayow igusii.🥺
@naashawil2538
@naashawil2538 Жыл бұрын
Amin ya Allah 😁
@cismaandhagayare776
@cismaandhagayare776 Жыл бұрын
Kaa aad codsatay baan ahaye bal kaalay wllo qaali 😂😂
@doodoali4306
@doodoali4306 Жыл бұрын
@@cismaandhagayare776 🤣🤣🤣
@HANUUN
@HANUUN 5 жыл бұрын
maa sha Allah dadka waxaan ugu jeclahay qofka Quraanka jecel una fiirsada waxa uu ka hadlayo maa sha ALLAH sh mustafa jazaka ALLAH kheyral jazaa
@soorancade459
@soorancade459 3 жыл бұрын
)
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Mansha alaah alxamdulilaahi rabilcaalimiin alaah ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@ahmedosman3931
@ahmedosman3931 5 жыл бұрын
Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil Jazaa.akalaahu khayr Allaah haka Abaal Mariyo Maalinta Qiyyaame ee Ilaahay la hortaagan yahay Miisaanka Xasaanaadka hakuu Saaro addiga iyo Waalidkaa iyo Waalidiintayaddii Dhimatay annagana iyo Ardaydaa Xaafidul Quraanka iyo Macalimiintii iyo Waalidiintii waxsoo bartayna haka abaal Mariyo oo hanagu anfaco Adduun iyo Aakhiraba amiin yaa Rabbi amiin By. Axmed Ali Osman Xasan from Burco/Togdheer Soomaalia
@muxiyadinamare2728
@muxiyadinamare2728 3 жыл бұрын
Masha allah sheekh mustafe alle misaanka xasanaadka hakusaaroh
@husseinyarrow4200
@husseinyarrow4200 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah jazallah kheir sheikh mustfa
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 5 жыл бұрын
Jazaaka laah khayran ilaahow nagu hanuuni quraaka barashada isaga ku tadaburidiisa macnahisa
@ibnucabaasmedia6265
@ibnucabaasmedia6265 5 жыл бұрын
masha allah muxaadaradan xaadir ayaan ahaa allaah hanagu xafido quraanka
@hananhashim3385
@hananhashim3385 4 жыл бұрын
mashl allah
@suaadhussein2678
@suaadhussein2678 6 жыл бұрын
Jisakalaa khayr manshaalla sh Mustafe illahay haku xafido amiin amiin
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 5 жыл бұрын
Waan qirsanahey Qu,aanka in uu yahey kan ugu fiican dunida uguna qeymo badan ee Alle hana faham siiyo kheyr kiisana, alle hana waafajiyo faham kiisa .
@naasircadanweyne197
@naasircadanweyne197 6 жыл бұрын
Sheikh Mustafe X Ismaaciil Haaruun Waa Jawharad uu Alle ugu deeqay umada Soomaalida
@jaamacxurbe5728
@jaamacxurbe5728 5 жыл бұрын
naasir cadanweyne 1 صدقت ما اصدقك
@Kulmiyefoods
@Kulmiyefoods 4 жыл бұрын
naasir cadanweyne 1 masha allah
@cabdisalaancsalaan6679
@cabdisalaancsalaan6679 4 жыл бұрын
Jazaakumu allaah sheikh mustafe ilaahay ha dhawro
@cabdiraxmaanmacalin1286
@cabdiraxmaanmacalin1286 3 жыл бұрын
0
@ismailjamal9330
@ismailjamal9330 3 жыл бұрын
sheekh mustafe haji ismail harun wllhi billahi tallhi allh dartiis ayn ku jeclahay ilaahow jannada nagu kulmi allahumma Aamiin❤❤❤
@wasaim5143
@wasaim5143 3 жыл бұрын
Masha Allah Shiiq mustafe gaji iSmacil Harun illahay haka Abal mariyo Adun iyo AQiraba wacdig a Ad uhayso musliminta 💕❤️
@bashecabdi7251
@bashecabdi7251 Жыл бұрын
Ilahow barakee🤲🏾
@ahmeddirey2484
@ahmeddirey2484 5 жыл бұрын
allah ha xifdiya sheykhuna sh mustafa xaji ismaaciil
@ahmednurmahamed1129
@ahmednurmahamed1129 Жыл бұрын
Jazakalaah sheekh mustafe dabigaga allaha dhaafo.
@sadaamcismaanahmedducale6049
@sadaamcismaanahmedducale6049 5 жыл бұрын
Masha allaaah sheekh mustafe xaaji ismail haruun xafidakalaah adeer macaane
@saynabmaxamed5151
@saynabmaxamed5151 5 жыл бұрын
Alle haydin xafido allena haydin naxariisto
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Maasha allaah sheekh jazakalaah kheyr ilaahey quraanka ha i xafidsiiyo ha la ii soo duceeyo in ilaahey qabugeyga quraanka ku shubo
@kadijasalah8771
@kadijasalah8771 4 жыл бұрын
Masha allaah Jazakalaah kheer sheekh illaahey hakuxifdiyo aamiiiiin aamiiiiin aamiiiiin yarabi
@mohamedmukhtar1873
@mohamedmukhtar1873 Жыл бұрын
Jazaka lah ❤ ilahey hanaga yelo alhlul quran aan❤
@aminmuhudinosman
@aminmuhudinosman 2 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Mustafa Allah ku Xifdiyo. Muxaadaradaan aad bay ii taabatay waxaana Rajeynayaa inaan ka faaideysto.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 3 жыл бұрын
In uu Allah ku sheego taas baa wax weena Allhu akbar
@abdirahmanmasa214
@abdirahmanmasa214 6 жыл бұрын
Masha Allah sheekh mustafe Alle Cimarka haku barakiyo
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 5 жыл бұрын
Sh mustafa jisaaka llaah ilaahey aduun iyo aakhiraba aallow ku barakee anagana kuwii ku camal falla aallow naga wada yeell aamiin hagaa jiroo na hagaaji aamiin aamiin aamiin
@faaraxmahamud8228
@faaraxmahamud8228 3 жыл бұрын
Allaah ku dhowro Sh Mustafe.
@solemanmohamedhusen1564
@solemanmohamedhusen1564 Жыл бұрын
Masha allaah shiekh musyafa haaji ismaciil
@umamin5463
@umamin5463 4 жыл бұрын
Maashaa Allah Tabaaraka Allah bismAllah caleeki nafaca Allah bika Al umma wa kathara Allah amthaalak wa xafada ka Allah
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 5 жыл бұрын
Maashaa Allah jazaaka Allah fadiilatu Sheikh mustafe
@prettymuslimah924
@prettymuslimah924 3 жыл бұрын
اللّهم لا علم لنا إلا ما علمتنا إنّك انت العليم الحكيم. اللّهم اجعلنا اهل القران رب يسر لنا قرآءة القرآن وتفكر وتدبر.
@safiyawarsame1988
@safiyawarsame1988 3 жыл бұрын
&hhh6666666666yyyy6y6
@abdinurhussein2029
@abdinurhussein2029 3 жыл бұрын
@@safiyawarsame1988 0 10 0 L please Lq
@ladanabukar4951
@ladanabukar4951 3 жыл бұрын
اللهم امين يا رب العالمين
@deeqdarajo255
@deeqdarajo255 3 жыл бұрын
@@safiyawarsame1988 a good
@deeqdarajo255
@deeqdarajo255 3 жыл бұрын
@@safiyawarsame1988 a
@drdayax2631
@drdayax2631 3 жыл бұрын
Msnahlh tbrklah ilahayow na badbaadi
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah sheekh
@alhudaonlinepage9074
@alhudaonlinepage9074 7 жыл бұрын
Masha allah jazakalah khayr Sheikh Mustafe
@S.muse1
@S.muse1 6 жыл бұрын
jazaka Allah Sheekh Alle ha kuu dhanbi dhaafo
@khadracadaani1441
@khadracadaani1441 6 жыл бұрын
Samsam muse 8
@abshirhilole4215
@abshirhilole4215 5 жыл бұрын
اخونا شيخ مصطفي حفظك الله وزادك الله علما
@Sahragmail
@Sahragmail 4 жыл бұрын
ماشاءالله
@naasircismaan1065
@naasircismaan1065 3 жыл бұрын
Manshalh shiikh mustafe nolw
@walaalshiinsiin2269
@walaalshiinsiin2269 5 жыл бұрын
Alle hadhawro Culumadeena. Cilmigoodana kuwii kadhaxla ee sii gudbiyana Hanaga Yeelo. Amiin
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 2 жыл бұрын
Jazaakalahu khyra shiikh mustafa
@shuune1
@shuune1 5 жыл бұрын
Mashallah. I love the way he explained things simple n easy. Mashallah let allah swt protects u n put u jaana
@abdiibraahim9124
@abdiibraahim9124 5 жыл бұрын
ماشاء اللة الشيخ جزاك لله خيرا مصطفى حفطك اللة
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 5 жыл бұрын
🎾🏸🏑⛷🚴‍♀️🚴‍♂️🏋️‍♀️🚴‍♂️🚴‍♂️🚵‍♂️🤺🤽‍♂️🧗‍♀️
@ZaynapAbdirahman
@ZaynapAbdirahman Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك 🎉
@deganbintuyusuf7184
@deganbintuyusuf7184 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheikh mustafa haaji haaruun Allah yaxfidak Allah yaduul cumrak
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 жыл бұрын
Sheikh mustafe jazakale kheyran
@yusufahmed3811
@yusufahmed3811 5 жыл бұрын
Maasha Allah jazaakal laah kheyral jazaa
@Sahragmail
@Sahragmail 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك لله شيخنا
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Mustafa Hajji Harun❤️🙏
@khalidkhaadimulquraan5697
@khalidkhaadimulquraan5697 6 жыл бұрын
Maasha allah Alle ha xafido sh. Mustafe
@firinmohamed5673
@firinmohamed5673 5 жыл бұрын
RT
@habsadekene3346
@habsadekene3346 5 жыл бұрын
Jazakalah khayr jazaa sheekh
@SacadcabdiSiciid
@SacadcabdiSiciid 9 ай бұрын
Ilaahay haku ilaaliyo sh mustafe
@umumaahirmaahir5444
@umumaahirmaahir5444 7 жыл бұрын
Maasha alaah ilahoow naga yeel ahlul qu aan
@qalbiuroon1334
@qalbiuroon1334 5 жыл бұрын
umumaahir Maahir Amiin yaa alaah
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 4 жыл бұрын
umumaahir Maahir Amiiin ya Rabi
@roobleismaciil6488
@roobleismaciil6488 3 жыл бұрын
Mashllh mashllh waa khayar ku dhaqnka qur'aanka kariimka ah
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 5 жыл бұрын
Jazaakallaaah Sheekh musdafe codkaaga waanku seexdaa 🇸🇴👈
@nimcohaybe6585
@nimcohaybe6585 5 жыл бұрын
Maansh allah sheekh mustafe alla ha ku xifdo aaamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤
@faraxa2664
@faraxa2664 5 жыл бұрын
Sheekh dir
@saynababdi1125
@saynababdi1125 5 жыл бұрын
feysal madoobe jaceylkii qabyoobayoow cws
@saynababdi1125
@saynababdi1125 5 жыл бұрын
Masha.alah
@xasanxuseenmataansaas6279
@xasanxuseenmataansaas6279 5 жыл бұрын
masha allaah allow nawaafaji wanaaga
@shugrimuhumad6333
@shugrimuhumad6333 5 жыл бұрын
Aniga iyo inta muslim ah allh hanaga dhigo kuwii Barta quraanka kuna dhaqmo
@alimhmd2250
@alimhmd2250 5 жыл бұрын
❤💔❤❤
@abdisalamosman4320
@abdisalamosman4320 2 жыл бұрын
مشا الله تبارك الله
@naashawil2538
@naashawil2538 Жыл бұрын
Sheikh Allah haka ajirsiyo adun iyo aqiro Amin🤲
@dirisleabdi9546
@dirisleabdi9546 6 жыл бұрын
Macha Allah Alle hanoo yasiro Barashada Quraanka
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 4 жыл бұрын
Maxamed Cumar Amiiin ya Rabi
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
@@fatumayussuf6787 l0jkjll0l9l9l9mplpķlk0plj9lk0
@abmo2113
@abmo2113 4 жыл бұрын
Rabbi haku sharfo sheekh mustafe
@misshkiinmisshkiin3278
@misshkiinmisshkiin3278 Жыл бұрын
Allahuma şallı wasalim calaa nebiyinaa Mohamed
@deeqaliawcaqli6606
@deeqaliawcaqli6606 5 жыл бұрын
Scwrwbrkt shiikh jisaaka laah sheekhii qarniga
@mahdiabdilahixashi4093
@mahdiabdilahixashi4093 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@sabriina444
@sabriina444 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakalah khayr shekh ❤
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 5 жыл бұрын
In Rabbi kusheego❤️😘🙏
@engsaaid8669
@engsaaid8669 5 жыл бұрын
Ilaahoow na waa faji inaa ilaalino kalaaamka allah
@shariifomuxumed6532
@shariifomuxumed6532 5 жыл бұрын
masha alllah ale haki xifdiyo yarabi
@sainab.mohamed8297
@sainab.mohamed8297 5 жыл бұрын
Jizkallahu khayr Sheikh
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤
@sagalmahamed3728
@sagalmahamed3728 5 жыл бұрын
alla haku cisaeyo sh mustafe
@diintaislaamkakafaaiidayso2017
@diintaislaamkakafaaiidayso2017 5 жыл бұрын
Manshaa alaah
@islawyare4671
@islawyare4671 5 жыл бұрын
Alle haku xafido
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 6 жыл бұрын
Sheekheena daaciga waxaa biyo dhigay Cilmi isagaaba ah mowsuuco,Allah ha xifdiyo , waana cabsida rabbi , Allah sidiisa hanaga dhigo dhinaca taqwada iyo cilmiga. Amiin
@shaadiyomoha333
@shaadiyomoha333 5 жыл бұрын
Hadaf beegsade. asc
@khaasimdiriye4022
@khaasimdiriye4022 4 жыл бұрын
Baraka ALLAH sheikhunaa shiiqu somal /Islam
@The_fakeBacon
@The_fakeBacon 6 жыл бұрын
Jazakallahu qeyran sheeq
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Ilaahay raali haka noqdo
@الطائرالمحروق
@الطائرالمحروق 5 жыл бұрын
اللهم صلي على وسلم على نبينا محمد 💜
@faraxmahomed6570
@faraxmahomed6570 3 жыл бұрын
P op
@zakariahmohamed5787
@zakariahmohamed5787 3 жыл бұрын
V sv x
@zakariahmohamed5787
@zakariahmohamed5787 3 жыл бұрын
V
@zakariahmohamed5787
@zakariahmohamed5787 3 жыл бұрын
Vrtv
@Waryaboi
@Waryaboi 5 жыл бұрын
Ilahayow khayrka na waafaji khatumadana khayr noogu khatim amiin
@daarultaqwaaliman7591
@daarultaqwaaliman7591 6 жыл бұрын
ALLAH kuxifdio
@sarahsabah980
@sarahsabah980 6 жыл бұрын
Wiii cv
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 5 жыл бұрын
.
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Maasha Allah Alhmdulillah Alhmdulillah
@farhansomali1091
@farhansomali1091 5 жыл бұрын
Illahey ajir iyo xasaant hasiiyo shiikha iyo dhamanteen.
@sabrinayounisaden6413
@sabrinayounisaden6413 6 жыл бұрын
JazaakAllah khairan.
@الطائرالمحروق
@الطائرالمحروق 5 жыл бұрын
خيركم من تعلم القرآن وعلمه
@haniahmed6774
@haniahmed6774 3 жыл бұрын
Mahadsani Baaraka- Allah
@cabdimahad489
@cabdimahad489 4 жыл бұрын
Maansha allah alla culimadeena haynoo barakeeyo sida qiimaha badan ee ay inoogu haragbaxeen
@cabdikarinlabaqad9418
@cabdikarinlabaqad9418 4 жыл бұрын
Mansilada qofka muslim ka ah wexeey kusaleey san tahay quraanka iyo intaad ujirto. allaha inagu anfaco dariskaan qiimaha badan oo ilaaheey quraanka hannooga dhigo mid nooshafeeco qaada allaahumma Aamiin
@cabdikarinlabaqad9418
@cabdikarinlabaqad9418 4 жыл бұрын
Ilaahayoow qiaayamaha shafeec nooga qur,aanka oo quluubteena kadhig mideey ku tadaburto yaa allaah
@queenamran6727
@queenamran6727 5 жыл бұрын
Jasakala kheiyr alle ha naso hanoniyo amiiiin
@abdallexadaari411
@abdallexadaari411 6 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ
@abdiladifahmeddhegjar4651
@abdiladifahmeddhegjar4651 3 жыл бұрын
Mansha allah Sheekh Suaal ban hayaa kusaabsan muxaadirada, Sidee baa loo ogaada markey kale tahay Meccani iyo medina surada ku haboon kolkaad suradaha loo qeybiyo wakhtiyaada faralka
@zuhur7832
@zuhur7832 6 жыл бұрын
illahy haku xafido sheikh mustafa
@unknownuknown6533
@unknownuknown6533 5 жыл бұрын
Aaamin Aamin adna sidoo kale Allah kuxifdiyo aamin.
@ahmedibraahimcaliciise4001
@ahmedibraahimcaliciise4001 5 жыл бұрын
Waan Ku Farexsany Inaan Dhegasto Wadigaaga Sh.Mustafe ALLena Denbigaaga Ha Dhaafo
@asiyakadar520
@asiyakadar520 5 жыл бұрын
الله یحفظک ویرعاک یا شیخنالفاضل
@nuurxaashixasantabayo1164
@nuurxaashixasantabayo1164 4 жыл бұрын
Masha allaah allow na waa faji inaa ilaalino kalaaamkaaga 20-02-2020
@abdiaziz2230
@abdiaziz2230 6 жыл бұрын
Allow khaatumada khayr noogu khatim shekh ad bd umahadsantahy alle ha noo kaa dayo
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 2 жыл бұрын
ماشاالله جزاك الله خيرا شيخ مصتفي
@Hodan_lilly
@Hodan_lilly Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka llah
@istarcadey5938
@istarcadey5938 4 жыл бұрын
JazakaLahul Jannatul fardawsal Aclaa
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 жыл бұрын
Sh.muSTafe X.ismaciL Aw HaruuN PhiLosopheR 🙏❤
@abdilahicodey1377
@abdilahicodey1377 3 жыл бұрын
Mansha Allah shiikh
@Somaali215
@Somaali215 3 жыл бұрын
Sheekh mustáfe
@sakariyeahmed5090
@sakariyeahmed5090 6 жыл бұрын
Jazaakalahu khayra wabaaraka laahu khayr
@ruqiyaxasan8554
@ruqiyaxasan8554 4 жыл бұрын
Maashall alla hku dhawro sheekh
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Masha alh
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 💖 شيخ مصطفى.. يحفظ الله في الدنيا والآخرة
@abdinasirahmed9494
@abdinasirahmed9494 2 жыл бұрын
Janada allaha kugeeyo wll
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 2 жыл бұрын
Aamiin 🤲 dhamaanteena wll
@zeynabxassan611
@zeynabxassan611 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤️♥❤♥❤♥❤
@hibobilan2277
@hibobilan2277 4 жыл бұрын
Mashallah sheekh jazakallah qeyr
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 4 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:25:39
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 140 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 63 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 132 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 95 МЛН
/2024/ Muxaadaro Cusub  |||Qisooyin Aad ula Yaabay]]Sh.Mustafe Xaaji ismaciil
1:20:53
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:03
Nidaamka Cusub ee Caalamka || Sh Mustafe Xaaji 2005
1:29:27
Salafmedia
Рет қаралды 241 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
MAXAA SAMEYSMI KARA 14 BILLION YEARS SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
1:20:04
Taariikhdii Qudus oo dhamaystiran bilow ilaa dhammaad | Sh Mustafe Xaaji |
2:12:25
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Baraarug Media
Рет қаралды 604 М.
Boqoradii Wanaagsanaa ee Quraanka lagu Xusay | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:07
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 506 М.
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 63 МЛН