No video

MUXAADARO CUSUB 2018 | Tasbiixda kusoo Aroortay Quraanka - Sh Mustafe xaaji ismaaciil

  Рет қаралды 1,027,370

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Күн бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
www.youtube.co...

Пікірлер: 749
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 жыл бұрын
Nimcooyinka iLaahaY ina Siiyay Buu ka mid yahay Shiikh mustafe iLaahay Haku barakeeyo ❤
@mymesqad9819
@mymesqad9819 6 жыл бұрын
Ilaahow Sh.Mustafa siduu Kheyrka noola jecelyahay ula jecloow oo Jannadaadana na wada geli yaa Rabbi.
@caydaruussugaal6064
@caydaruussugaal6064 6 жыл бұрын
Safia Hassan x/
@halimajamacjamac7129
@halimajamacjamac7129 4 жыл бұрын
asc
@maalmovlogs4648
@maalmovlogs4648 5 жыл бұрын
Stres welwel Wxs oo xanuun ah waxa lagaga badbaada tasbiixda wa hadal xaqiiq ah wlhi ♥️💯✍🏽
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 6 жыл бұрын
Mansha allah Sheikh mustafe waa sheikha kaliya ee marka aan dhageysto Niyada iigu dagto Ilaahay cimrigiisa ha noo dheereeyo 👏👏
@rahmoruxii5670
@rahmoruxii5670 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi
@bashircali7160
@bashircali7160 5 жыл бұрын
Mash ahla
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Ameeen ameeen
@saaddaach334
@saaddaach334 3 жыл бұрын
Amiiiiiiiiin
@laylalul1176
@laylalul1176 6 жыл бұрын
Inta sheikh mustafe jeceyl like ha i sarto ilahayow cimri dheer kusii
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Layla Lul ha ku dawarsan sheekha ceeb
@aminaabduarhman6004
@aminaabduarhman6004 6 жыл бұрын
Layla Lul b
@aminasugal3143
@aminasugal3143 6 жыл бұрын
Layla Lul à
@aminasugal3143
@aminasugal3143 6 жыл бұрын
amina abduarhman À
@daaroodismaaciil8628
@daaroodismaaciil8628 6 жыл бұрын
masha alaaah
@thewhizzkidjr9171
@thewhizzkidjr9171 6 жыл бұрын
Depression aa igu dhacay 6 bilodka hore tasbiixda isku daaweeyey Alhamdulilah. Qofkii Iska dareema ha tasbiisado
@aragsanabdallah9683
@aragsanabdallah9683 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdikariim mansha Allah walal
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdikarim wlhi maashalah aaaad baaa ugu farxay cfmdkaaga iyo diinta isku daweysay hada anoo I haaayaa waliba hurdo laaan ahay hurdo buuq ah sexdaa ooo mcn laheyn mashalh wan kugu hamplyeynaya isoo ducey wll qaaali
@HAMZAHamza-bl8jh
@HAMZAHamza-bl8jh 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdikarim Mansha allha waa caafimad tasbixda
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 5 жыл бұрын
khadra ali thanks for being honest and sharing it with us. May Allah bless and protect you always my lovely sis. If you ever need someone to talk to, know that this Somali sister is here for you. Just send me a message.
@nasrinababy310
@nasrinababy310 5 жыл бұрын
Modules
@xiisomer5540
@xiisomer5540 6 жыл бұрын
maasha Allah allow cimrigiisa noo raaji was bill ramadaane illaahow IGA aqbal amiin ii dhaha Monday nightn 1'11am in US may 28/2018
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 6 жыл бұрын
Fadlan Qoraalka Commentigaaga Iska Sax!!!weedha Was...fiiri waxaad Qortay...scww.
@ummyunus4510
@ummyunus4510 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh. May Allah protect you in this world and the hereafter ameen.
@halimoali6427
@halimoali6427 6 жыл бұрын
ilaahay haku xifdiyo waa sheekh aad kuu deeqsinaya muxaadarada aadbaan udhagaystaa ilaahow nookaada cilmiga cagligaga kuuda
@shukrimacalin5477
@shukrimacalin5477 5 жыл бұрын
halimo ali Morning sheesh Cabdi rashibcalisufi
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 5 жыл бұрын
Mshallaah aLow ku xfd sh nagu Qaaliya sh Mustafe aLow Ajar fara bdn kaa sii ALow Aamiin 🤲♥️
@maxamedxasannuur5244
@maxamedxasannuur5244 6 жыл бұрын
mashaa allaa ilahay ha inaga dhigo ku wii waxa ku qaata sheekh mustafe xaaji ismaaciil
@SuradTV1
@SuradTV1 5 жыл бұрын
Wlhi sheekh mustafe iska jeclay inta ila jecel like ii sara
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 6 жыл бұрын
Sheikh mustafe haji ismail harun Rabbi janadiisa saraysa hakugu irsaaqo aaamiiin aamiin aamiin
@hamsasufi5576
@hamsasufi5576 6 жыл бұрын
Shareco Abdul a go
@fouadahmad7620
@fouadahmad7620 6 жыл бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر جزاك لله خيرا يا الشيخ مصطفى خير الجزاء
@suldankhadarjagbalas2431
@suldankhadarjagbalas2431 6 жыл бұрын
Hasan Marsha allh
@ubaxcali6935
@ubaxcali6935 6 жыл бұрын
Maashaa Allah Allah yabarik
@asamadfarah3591
@asamadfarah3591 5 жыл бұрын
allah khayrka
@asamadfarah3591
@asamadfarah3591 5 жыл бұрын
kuwii unugul haynagayeelo
@asamadfarah3591
@asamadfarah3591 5 жыл бұрын
xumanaha neceb
@muniiryare2333
@muniiryare2333 6 жыл бұрын
Jasaakalaakhar sheikh Alle haxifdiyo Cimriga iyo Cafimaadkana hakuudhereyo. Mansha allah alle kuwii weeleya kunawaantooba haynagayeelo Tasbiix iyo Cibaadana laasima alle haynagayeelo.
@aminyohse4703
@aminyohse4703 5 жыл бұрын
Jasakalahu khayara sh, mustafe
@mmooge91
@mmooge91 6 жыл бұрын
Assalamu alleykum Mansha allah shiikh mustafa jaza akalahu khyr runtii waa habeenkii noloshayda ugu horaysay ee aan dhamaysto maxaadiradaada faaidada aan ka helayna ilaahay ayaa og. Anigoo aqaana kalmadaha ilaahay jecel yahay ayaanan hadana aqoon in ay ilaahay jecelyahay. Ilaahay janatul fardawsa haku geeyo ilaahay dartiina waan kuu jecelahay adiga iyo umada muslimkaaba. Ilaahayna wadada toosan haynagu rido ilaahay danbigeenana hadhaafo iyo keena aakhiraba inta nool iyo inta dhimatayba. Aamiin. Aamiin. Aamiin. Xili xun ayaynu ku jirnaa oo macsidii badatay oo xumaantii badatay oo beentii badatay walaalayaal ilaahay dartii dhagihiina ilaaliya oo afkiina ilaaliya oo indhihiina ilaali alhamdulilahi rabil caalamiin. Assalamu allaykum
@cabdimaxamed7753
@cabdimaxamed7753 5 жыл бұрын
Mansha allah wlky sh mustafe alle haku barakeeyo
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 5 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun Ilaahay Ajar iyo Xasanaad Hakaa Siiyo Muxaadiraddaa Wanaagsan Eed Noo Soo Gudbisay Ilaahayna Cimriga iyo Caafimaadka Hakuu Siyaadiyo
@shaficomar5370
@shaficomar5370 Жыл бұрын
Sheekhan waa Sheekh Lawada jecelyahay, wax badan kaa bedelaya Nolosha &Ku xirnaashaha Alaah. Alalah Khayrka hana wada Faajiyo
@muhaomer6203
@muhaomer6203 6 жыл бұрын
Maasha Allah Sheikh Mustafe Rabbi hakaa abaal mariyo Raxmaanku kuugu deeq jannatul Firdawsa Insha Allah. waanadda iyo xusuusinta digriga Allah iyo tasbiixdiisa aad nagu baraarujinayso, annagana hanagu anfaco bi idmillahi Raxmaan
@AhmedMohamed-yn7pq
@AhmedMohamed-yn7pq 6 жыл бұрын
Mansha allah jazaakallhu khyr wajasaa sheekh mustafe alllah cimriga hakudheereyo iyo caafimadka allhuma amin
@mohamedibrahim-mr5xc
@mohamedibrahim-mr5xc 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed jazakumulaa Khadr
@saadaqjelle7930
@saadaqjelle7930 6 жыл бұрын
masha allahaa sheekh mustaf allahaa danbi dhaf allahaa ha ku siiyo dhaman umada muslimka allahaa danbigoo ha udhaafo
@abdikariimmohamed3257
@abdikariimmohamed3257 6 жыл бұрын
Ilaahayow sheekha cimrigiisa dheeree oo barakee .jazakalaahu yaa sheekhanaa .ilaahay hakuu nimceeyo aakharaiyo aduun cafi iyo caafimaadna allah kusiiyo
@yonisxasan3277
@yonisxasan3277 6 жыл бұрын
Mash Allah sh mustafa haaji mizakan xasanadaka Allah ku saro amiin Allah
@nehaalabdi1396
@nehaalabdi1396 4 жыл бұрын
Ilaaahow kuwa aduunka ku fasahadin o qalbiga diinka ku xoooojiso naga dhig yaaa rabbii
@baraarashuunchanell2133
@baraarashuunchanell2133 6 жыл бұрын
Maashaa allaah alle hakaa abaal mariyo yaa sheekh anagana kuwii kuwaana qaato alle hanaga dhigo kuwii kuwaana qaata.
@cabdikariinmaxamed7314
@cabdikariinmaxamed7314 6 жыл бұрын
baraar cade i
@profjamaalawaare8571
@profjamaalawaare8571 3 жыл бұрын
Shiikh mustfe alle hku brkeeeyo adduun iyo aakhiroba
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 3 жыл бұрын
لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين الله الله الله ربي لا أشرك به شيئا اللهم أكفني بحلالك عن حرامك واقني بفضلك عمن سواك ربي إقفرلي أستغفرالله العظيم حسبي الله ونعم الوكيل اللهم أرزقني حسن الخاتمه اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي أللهم صلى على نبينا محمد
@xamsedaacad2899
@xamsedaacad2899 5 жыл бұрын
فضيلة الدكتور مصطفى حاج إسماعيل هارون جزاك الله خير الجزاء على كل أعمالك الخير وأرجو من الله أن يحميك من كل شر
@abdifatah6935
@abdifatah6935 4 жыл бұрын
Manshalh sheekh mustafe walhi waa qof ilhye karmye ilhye janad ha ku geeyo
@marianaahmed1773
@marianaahmed1773 5 жыл бұрын
maaanshAHL Jazakalah shiiq mustafe xaaji is maacil Alh ka abal mariyo kherka aad nala wadageyso Ama aad faafineyso barakalah Anagane Allah no naxaristo Akhiro iyo adunba Amiin Amiin Amiin yarabi naxaristaada nasii
@faysaldidattico8770
@faysaldidattico8770 6 жыл бұрын
Maasha allah sheekh mustafe xaaji haaruun alle ha ku dhawro aamiin aamiin
@hodanzyl6974
@hodanzyl6974 6 жыл бұрын
Faysal Didattico Amiiiin
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 3 жыл бұрын
Rabbigayoow raali naga ahow. Rabbigayoow nacafi. Rabbigayoow qofkasta oo muslima unaxariiso oo jacaylkaga ku irsaaq. Rabbigayow wanku baryaya ee nolasha ifududee. Oo guur xalaala adoon wanaagsan iyo nolol quruxbadan isii yarabi.
@Abu_shafici
@Abu_shafici 6 жыл бұрын
Masha allaah sheikh mastafa Xaaji ismaciil alle dartii ban ku jeclahay, allaah haku dhowro inagane kuwii kuwaano qaata eebe hainaga yeelo jazakumullah kheirul jazaa 😍😍😍😍😍
@abdoibrahim3903
@abdoibrahim3903 6 жыл бұрын
xog,ogaal horseedka naba
@hassanjey4945
@hassanjey4945 6 жыл бұрын
walahi ilahay dartiisa ayaan u jaclahay
@suldankhadarjagbalas2431
@suldankhadarjagbalas2431 6 жыл бұрын
xog,ogaal horseedka nabada asvsty
@AbdiAhmed-oo7qu
@AbdiAhmed-oo7qu 6 жыл бұрын
Manshalah
@marianour9545
@marianour9545 6 жыл бұрын
xog,ogaal horseedka nabada Aamiin wll
@sofiakassim2848
@sofiakassim2848 6 жыл бұрын
Illaahayow sh mustafa aduunka jannatul fardowsa ku tus
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 6 жыл бұрын
Masha Allah jazakallhu fi khayr akhuna mustafa xaji
@libanqdi3529
@libanqdi3529 6 жыл бұрын
Mashallah sheikh mustafe jazakallah illahi iwafajiyay inan ka qayb qaato muxadarada southc nairobi alx yaa allah
@howamohamed2055
@howamohamed2055 6 жыл бұрын
liban qdi
@hafsamohamed1181
@hafsamohamed1181 6 жыл бұрын
Sheikh mustafe burco
@samirhassan6221
@samirhassan6221 5 жыл бұрын
Sh. Mustafe Ilaahay haka Abaar mariyo
@yaboydab7061
@yaboydab7061 6 жыл бұрын
Jazakallaah muxaadarooyinada wanaagsan ee aad noo joogtaysay
@qadramustaf889
@qadramustaf889 6 жыл бұрын
maash allah sheekh mustafa jazakallaah kuwii kuwanqato alle hanagadhigo dhamanteed
@apdixakiindeeqsi4986
@apdixakiindeeqsi4986 5 жыл бұрын
sHeekh mustaFe x ismaciil HaruuN illaHay Ha ku BarakeeYo sHeeKh
@masuudhassan1198
@masuudhassan1198 6 жыл бұрын
MashaAllaah shiikh mustafa Allaha ku barakeeyo
@akramasma1818
@akramasma1818 6 жыл бұрын
🎒👙
@user-xt7qn4kf3s
@user-xt7qn4kf3s 5 жыл бұрын
mashaalah tabaraka laha ilahey hano hanuniyo
@Xirsi695
@Xirsi695 5 жыл бұрын
Wlhi walwalka iyo walbahaarka waxa dawo u ah tasbiixda iyo taxmiidka iyo saliga nabigena suuban scw wakhti Anoo walwal dhiman gaadhay ayaan bilaabay illaah Awoodiisa ayuu igaga baabiiyay walwalkii iyo walbahaarkii marka wllayaal hala ogaado xuska Alleh habeen iyo maalinba
@qaarulxiram4077
@qaarulxiram4077 6 жыл бұрын
If iyo aakhiro libaan. Manduumatu tasbiix. Subxaanalaah.
@shukrimohamud4247
@shukrimohamud4247 6 жыл бұрын
Jazaakumullaahi kheyr Illaahey ha ku siiyo Cimri iyo Caafimaad anagana Alle Subxaanallaahi Watacalaa ha naga dhigo ku fahmo oo ku camal talo Aamiin yaa Rabi.
@hoodoqalbiofficial3449
@hoodoqalbiofficial3449 5 жыл бұрын
Masha Allah sh Mustafa jasaaka Allah u khayr ayaa akhii muslim
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH jazaakallaah kheeyr Adeer ALLAHA kudaayo aamiin
@sanaagbeeyoltd6282
@sanaagbeeyoltd6282 6 жыл бұрын
Jazakalah sh Mustaf Xaaji ismail Haaruun
@farxaansaleban7197
@farxaansaleban7197 6 жыл бұрын
Masha Allah sh Mustafe ilaahay kakaa abaal mariyo muxaadarada qiimaha badan ee aad noosoo gudbisay
@abumaryamahmed3521
@abumaryamahmed3521 6 жыл бұрын
Maasha Allah walaal mustafa alle cimrigaaga ha dheereeyo qowlkaagana ha sugo anagana ha nagu anfaco. Jizaa aka alaah.
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Masha Allh ilaahay hakaa abaal mariyo muxaadaradan qiimaha badan
@abdillahiosman3687
@abdillahiosman3687 5 жыл бұрын
Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun i like alle ha kuugu bishaareeya Janadda Firdowza aclaa adiga iyo Waalidkaaba sheekheena Mustafa waxaad juhdi gelisay sidii Kittaabka Quraanku kor u noqonlahaa iyo inay dadku Alle ka baqaan oo la yimaadaan cibaado alle oo keliya ay caabudaan Tawxiidka alle iyo Imaan ka khaalisa alle ku caabudaan oo rumeeyaan Alle iyo Rasuulkii alle Mohammad CSW. Csw. Csw. Iyo inay Salaada oogaan N. Axmed Ali Osman Xasan from. OSLO. NORWAY Living Birmingham. Uk
@nimconalaka641
@nimconalaka641 6 жыл бұрын
Manashalalah alle haku Xafido shekh wanada qaliga ahana allow nagu anafaca aaaamiiin aaaamiin yaa raabi
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 6 жыл бұрын
Jzklh kheyr sh Mustafa allaha kuu barakeeyo cilmigaaga allaha idin xafido adiga waalidkaaga duriyadaada iyo sowjadaada
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 2 күн бұрын
Very powerful speech I really appreciated and love it
@khadarshacni6356
@khadarshacni6356 4 жыл бұрын
Maan shaa alaah jazakalah khayr sh mustafe ilaahay ajar iyo axsanaad allaha kaasiyo anagana ilaahay hanagu anfaco
@husseingabile
@husseingabile 6 жыл бұрын
Masha allh sh mustafe allha ajar ku siiyo aakhiro io aduunba
@iidokhadar1251
@iidokhadar1251 6 жыл бұрын
Ilaahay rali ha ka ahaado sheekh mustafe ismaaciil
@deeqadaganfimay4041
@deeqadaganfimay4041 6 жыл бұрын
Maanshallh illhy haku xifdyo aakhro iyo aadunkaba inshallha
@jibriilhasanxaaji1477
@jibriilhasanxaaji1477 6 жыл бұрын
Yaarabi tuubuu ilalaahi toobatan ilahow diinta wanaageeda nafahamsii aamiin
@fardusjama5685
@fardusjama5685 6 жыл бұрын
Maansha allaah sh. Mustafe.x. ismaaciil haaruun illaahay swt denbigaaga ha dhaafo anagana illaahay Hanagu anfaco oo hanaga yelo kuwa ku waana qaata aamiin aamiin
@maxamedsayyid761
@maxamedsayyid761 6 жыл бұрын
Masha allaah ha inaga dhigo alaah kowii nazaha har iyo habeen
@joordanofficial3328
@joordanofficial3328 6 жыл бұрын
Mansha Allah illahow nagu suug xaqa aamiin aamiin aamiin
@noloshaqurbaha5142
@noloshaqurbaha5142 6 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji haruun Waxyaabo badan ayaan kaa faaiiday ilahay wax aan kaa barayay cimiri dheerer iyo cafimaad amiiin
@Siyad-e7n
@Siyad-e7n 4 жыл бұрын
Maasha allah Shiiq door abour ah Allah's inaga dhigo wllhi waa mid aad fcn
@nura8456
@nura8456 6 жыл бұрын
Jasakalahkhern sh Mustafa Xaji Isaaciil Haarun😍😍😍
@adoonkiiallah4346
@adoonkiiallah4346 5 жыл бұрын
Mashallah Jazakallah sheikh Mustafa Allaha kuxifdiyo cilmigaagana Allaha nagu anfaco runtiii aad baan kaga faaiday
@salmanalfaarisi2109
@salmanalfaarisi2109 6 жыл бұрын
allahu akbar sheikh allaha ku xifdiyo
@yyuu7945
@yyuu7945 5 жыл бұрын
ilaahayaw janatol firdasa gee sh. mustafe iyo dada musmiinta ah amiin amiin
@salmaan6684
@salmaan6684 6 жыл бұрын
Allah yubaarak fiik sheekhunaa mustafa xaaji ismaaciil haaruun
@jacfareyjafar5315
@jacfareyjafar5315 6 жыл бұрын
Jesakalah Sheiq
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 5 жыл бұрын
sheikh musdafe hajji ismacil Harun alle cadaaptisa hakaa xoreyo 😍
@abdirizakuk6033
@abdirizakuk6033 5 жыл бұрын
Sheikh Mustafa Haji ismaciil Allaha xafido
@saciidahassan6706
@saciidahassan6706 5 жыл бұрын
Caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban Ilaahey ha ku siiyo
@ilhanmohamedali2479
@ilhanmohamedali2479 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh Mustapha, anagana Allaha nagu anfoco
@sidiiqmaxamed6931
@sidiiqmaxamed6931 6 жыл бұрын
ILHAN MOHAMED ALI m
@sidiiqmaxamed6931
@sidiiqmaxamed6931 6 жыл бұрын
Allahu akbar alle kuwa qalbigooda ay ku qaydo haynaga yeeno
@kaafiyaismacil8997
@kaafiyaismacil8997 6 жыл бұрын
Msha allah ilhay ha ku xfdo sheikh mustafe ismaciil Asxbeey iiisoo duceey ina ilhay iga dhigo mid qur.aanka barta
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 6 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ بيض الله والله يجزاك خير في الدنيا و الاخره و الله ينفعنا بعلمك
@deqaail6502
@deqaail6502 5 жыл бұрын
Scwrwb shiikh ilaahay haa ku xifdiyo kuwii janada ku kulma ilaahay Ha inaga yeelo aaaammmmmnnnnnn
@ibnuahmed7207
@ibnuahmed7207 6 жыл бұрын
Mansha Allah muxadaradan waan joogay waxay aheyd markii iigu horeysay een sheikh mustafe arko alxamdulilah
@sacadtalyaani1844
@sacadtalyaani1844 6 жыл бұрын
Masha Allah shiekh mustaphe Xaaji Ismaaciil Illahay aduun iyo aakhiraba haku xifdiyo
@Somali-One
@Somali-One 6 жыл бұрын
WLH BLH TLH waxaan laasimay tasbiixda iyo ayatul kursiga subax wali . wlh blh waxaana heley muraad kaygii iyo ka badan , waxaan gaaray mustawe aan waligey ku fikirin waad gaari doontaa. alxamdulilah
@safiyahussein3661
@safiyahussein3661 5 жыл бұрын
Masha alaaaah illahy sheqayadena hasiyo cimrii dheer
@zakifjabdi6177
@zakifjabdi6177 6 жыл бұрын
sheekh ilaahaydartiibaankuujeclahay cimridheer iyo cibaadosuuban alehakusiiyo
@mahadwaasuge524
@mahadwaasuge524 6 жыл бұрын
Mansha allah allaha nagu anfaco adigana ajir iyo xasanaad aan lasoo koobikarin allaha kasiiyo jazaakallah
@amalmoha6519
@amalmoha6519 3 жыл бұрын
Mashallh shiikh ilahy haku barakeeyo aduun iyo akhiroba
@footballlanguage7420
@footballlanguage7420 5 жыл бұрын
ALLAH hanagu anfaco adna haku danbi dhafo yaa shiikh
@malyunshirwa1407
@malyunshirwa1407 6 жыл бұрын
Asc jiza kalaa qeyr iyo qeyraad badan illaah ha Ku siiyo Sheekh mustsfe✋
@shecebsacid1449
@shecebsacid1449 2 жыл бұрын
Masha allah shiikh mustafe allaha ku xifdiyo🤲
@hoodofarhan6480
@hoodofarhan6480 6 жыл бұрын
Maansha Allah Alleha ku xafido sh. nustafe Xaaji ismail Haarun
@hayaabinmideeye4255
@hayaabinmideeye4255 6 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay haa ka ajasaaiisiyo sheekh mustaafe ilaahay cimriga iyo cafiimaadkaba ha Ku siyaadiyo
@djshasha2452
@djshasha2452 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH jazakallah
@alihassannoh5149
@alihassannoh5149 6 жыл бұрын
Mashaa laaha jaakalaahu khyre ilaahaya ha kaa abaal mariyo sheekh cimirigana ilaahaya ha u barkeeyo
@hassandirir8343
@hassandirir8343 6 жыл бұрын
Man sha allah ilahow kaa abaal Mari AnakaNe Naga dhig Kuwiiii kucamal Falaaa
@abdullahi7343
@abdullahi7343 6 жыл бұрын
ManshAllah I like sheikh mustafe xaaji Ismail, he needs all Muslims history more than others sheikhs
@hassanmohamud7604
@hassanmohamud7604 3 жыл бұрын
شيخ مصطفى جزاك الله خيرا كل محاضر
@samzam8100
@samzam8100 4 жыл бұрын
Mnsh Alaah ilhy ku makhasariyo Akhiro iyo aduunbaa Amiiin 💞💞💞
@ahmedgalbinurisse2975
@ahmedgalbinurisse2975 5 жыл бұрын
Sheikh Mustafa Ilahy haku daaayo💋❤️❤️❤️❤️❤️
@cumarwaandow
@cumarwaandow 5 жыл бұрын
masha allah sheikh mustaf ilahow cilmigaaga ziyaadi inta jaceyl like habi saarto wa marki igu horesaY
@sareyairad3024
@sareyairad3024 6 жыл бұрын
mashaallah alxamdullilah wankaqebgalay muxadaradan shekhanaaa jazakillah kheer
@MrAD-fq8io
@MrAD-fq8io 4 жыл бұрын
Masha allaaah allow ku barakey
@crisaaqamiin185
@crisaaqamiin185 5 жыл бұрын
mashaaall Shikh Mustaphe Yaa dawan doona 2020 Live isaar
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 5 жыл бұрын
Illah khayr Ku sii. Waa uggu caayan digriga. Waxayna ugu yeeran suyfitad. Illah baa igga filan caydoodda. Shukran..my brother.
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Kuwan dislike siinaya alle haso hadeyo uduceya sheekh mustafe jazakallah wll🙏
@hibohenna1257
@hibohenna1257 3 жыл бұрын
Abyo ha la yaabin kuwa aan dis like iyo like kla garanen baa hdii la doona like saar is dhahay
@qadarabdulle1447
@qadarabdulle1447 3 жыл бұрын
Sh mustafe mala you tube Chanel Waa been abuur allah ka baq iska badal magacan fahlan
@mohamedjama3215
@mohamedjama3215 5 жыл бұрын
Shiikha ilahay ajar iyo xasanaad haka siiyo
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Howlan Media
Рет қаралды 258 М.
ciriiri walba alle waxow u sameeyey Faraj Sheikh Mustafe haji Ismail
48:48
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Sheikh Mustafe:- Faa'idooyinka Laga Helo Tasbiixda & Xuska Alle
40:18
Darussalam Media
Рет қаралды 145 М.
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19
Muxaadadro cuusub  || Sheekh Mustafe xaaji ismaciil || BBS MALL
53:57
Cabsida Naarta Ayaa Hurdadii u diiday || Sh Mustafe
42:53
Daarul Kheyr
Рет қаралды 310 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН