MUXAADARO CUSUB 2022 | Beri (Mustaqbalka ) Maxaynu Filaynaa ? - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 108,343

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Жыл бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
kzbin.info...

Пікірлер: 82
@saabirmaxamed8684
@saabirmaxamed8684 Жыл бұрын
Aan kuwada sallino suubanaheena muhammed scw❤❤
@sharmaarkemohammed1810
@sharmaarkemohammed1810 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nimcoadan5511
@nimcoadan5511 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@hoogamiyeezakiyano5069
@hoogamiyeezakiyano5069 Жыл бұрын
Raapi haKu barakeeyo cimragaa iyo aqoontaada shiekh mustafaa
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 Жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil allaha barakeeyo Waa shaqsi qiimo badan oo waliba kaqiimo badan ragaas Taiwan horumarka intaas leeg gaadhsiiyey lakin waxa kala duwan deegaanka Iyo wadanka lagu kala nool yahay waxanse rajaynayaa in kalmad kasta oo afkiisa kasoo baxdaa ay ina anfaci doonto hada iyo mustaqbalka idamka alle .
@abdiqanisiciidraygal9380
@abdiqanisiciidraygal9380 Жыл бұрын
Sh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ilaahay ha barakeeyo cimri iyo cibaado suuban ha usiyaadiyo 💞💕
@nimcocabdi613
@nimcocabdi613 Жыл бұрын
Allahuma amiiin
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 Жыл бұрын
Cilmigii iyo maskaxdii umada somaliyeed alle ha xiftiyo sh.mustafe x.ismaacil harun
@ismaeilhassan0721
@ismaeilhassan0721 Жыл бұрын
M, a alle habaraakeeyo sh mustafe way fcntahay in maadi iyo diini labarto labadhuba
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh alah mahadsanid sheekh wale mawduucani somali waa ku munaasib
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 Жыл бұрын
Cimriga allaha kuu barakeeyo dhiirigeliyaheena ❤️🙏
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyran akhii
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
We Muslims are the most strongest Muslim
@saaidhusein6773
@saaidhusein6773 Жыл бұрын
Sheekh mustafa xaaji Waku salamaY sheekhow
@lifeasyouwouldwantto9465
@lifeasyouwouldwantto9465 Жыл бұрын
Waa qudbad aan waxbadan kafahmay . Ilaahey haku xifdiyo sheekh mustafa, anagana allaha naga dhigo kuwa wax kabarta kuna dhaqma waxii aad nabartay. Jazakallah
@dhiirraneh-1999
@dhiirraneh-1999 Жыл бұрын
Muxaadaro qiimaheedu aad usarreeyo, ayna dareemayaan, fahmayaana dad aad uyar. Dadkeenu wxa ay ubaahan yihiin mustaqbal cid uga fekerta inay helaan uuna uhorreeya sheekheena Alle dambigiisa hore iyo kan dambeba ha dhaafee.
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا ياشيخ
@esraaa2238
@esraaa2238 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr ❤
@amranahmed5965
@amranahmed5965 Жыл бұрын
Maansha Allah ♥️
@amuun955
@amuun955 Жыл бұрын
Sheekh wllhi aad ayaan kuu taageeraa alle ha ku xafido mar walba dar alle ku jeclahay
@Ciyaalka
@Ciyaalka Жыл бұрын
Muxaadirada like saara what is wrong with these people
@abdiisse563
@abdiisse563 Жыл бұрын
Mashaallah allah ha ku xifdiyo
@idilmaxamuud8528
@idilmaxamuud8528 Жыл бұрын
M.a sheeq jazaa rakallah🤲illah haku sharfo sheeqeena mustafa xaaji ismaacil haji haruun
@mizkiahmet8090
@mizkiahmet8090 Жыл бұрын
Scw scw❤
@hibachannel6677
@hibachannel6677 Жыл бұрын
Shukran yaa sheikana, allaah yajziik
@maslahmohammed4444
@maslahmohammed4444 Жыл бұрын
M.a alle ha naga dhigo kuwa dhankasta ka hormara
@sumayabashir2067
@sumayabashir2067 Жыл бұрын
Aqonysheyna Somali rabi haku xafido
@MC-ip6im
@MC-ip6im Жыл бұрын
Masha Allah shiekh mustafe xaaji ismail harun jasakhalah khayr 🥰✊❤️
@maamka07
@maamka07 Жыл бұрын
Farxad ayee iitahy inaa sheikh mustafe lakulmay
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 Жыл бұрын
Maashallh Ma.caadi baad ula kulantay
@abdulahiali2636
@abdulahiali2636 Жыл бұрын
Ilaahay dartii baan ku jecelahay alle haku xiftiyo ustaad dhan màadi ah iyo diinba wxan rajeenayaa somali in badalkiisa alle haku siiyo
@nuurcaaqil722
@nuurcaaqil722 Жыл бұрын
Jazakallah allaha haka abal mariyo sheikh mustafa🤲
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 Жыл бұрын
Mash alh
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc SH Mustafe xaaji ismaaciil Jasaka Alahu kheer
@abdiwahab77
@abdiwahab77 Жыл бұрын
Jazakalah sheekh mustafe
@markazulmubaarak9312
@markazulmubaarak9312 Жыл бұрын
Waa farriin ku socoto madaxweynaha somaliya
@najmamohamed
@najmamohamed Жыл бұрын
Masha Allah jasakalaah shekh mustaa shy Argtida wankufrxy illhey jnda nagukulmiyo insha Allah ❤❤❤
@faatmasheeq1039
@faatmasheeq1039 Жыл бұрын
salalaahu caleyhim wasalam salalaahu caleyhim wasalam salalaahu caleyhim wasalam
@amalibraahin1201
@amalibraahin1201 Жыл бұрын
Mash alh sh mustfe xaji ismciil mustafe burco
@canabsheikh5903
@canabsheikh5903 Жыл бұрын
Asc wr wb jazaaka allaah khayra jazaa allaah kaa abaayo mariyo fii dunyaa WA file àakhirah
@cabdixafiidsuleiman2915
@cabdixafiidsuleiman2915 Жыл бұрын
Allh ku xafido
@ismalure-25
@ismalure-25 Жыл бұрын
Masha Allah
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Hi girl 👧
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
How 🤔 ❓
@cabdiwaasacmaxamad470
@cabdiwaasacmaxamad470 Жыл бұрын
Manshaaa alaaa
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
mhdsanid my roll model❤️
@axmedcabdi7103
@axmedcabdi7103 Жыл бұрын
Masha Allah sheekhu maxuu waxbartay Diin iyo maadi midna lagu gaadhi waa
@naimadahir9354
@naimadahir9354 Жыл бұрын
Mansha allahaa❤
@wait7284
@wait7284 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@osmannuurhussein2788
@osmannuurhussein2788 Жыл бұрын
Jazakalah qeyr
@NimcofaraxsaNOmer
@NimcofaraxsaNOmer Жыл бұрын
Jasakallah khyr i.a
@mustalifamuuseibraahim9433
@mustalifamuuseibraahim9433 Жыл бұрын
mash allh shaykhunaaa alle ha ku barkeeyo🥰❤️
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Quran Teacher is a good person
@axmedcade5195
@axmedcade5195 Жыл бұрын
sheikh mustafe waa mowsuuco dhamaystiran muxadarada culuum kala duwan ayuu soo qaatay taas o tusinaysa sida uu u dhisan yhy aqoon ahaan ilaahay haka abaalmariyo
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 Жыл бұрын
M.a allah 🎉
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Zakarea I will be back to be Muslim ❤ 😊 3rd
@nuuroabdikadir1715
@nuuroabdikadir1715 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 Жыл бұрын
Mash Allh
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Quran Teacher said they will be freed 🇵🇸
@farhanhusseinismailabu-xaa98
@farhanhusseinismailabu-xaa98 Ай бұрын
.................................................................................................
@tusiye4356
@tusiye4356 11 ай бұрын
"Ardaydeenu waxay rabaan warqad inay qaataan, waa warqadi waxba ma tarto, inaad waxbarato ayaa muhiim ah, waxbarashadana waa la koraa". Cajiib!. Ilaahay cilmiga,caqliga iyo caafimaadka ha kuu siyaadsho, dadka maskaxdayda kusoo dhaca ayaad ka mid tahay markaan maqlo kalmadda Aqoonyahan
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Depio is a good game 🎮
@hothanhassan2849
@hothanhassan2849 Жыл бұрын
why is good
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 Жыл бұрын
Alow aqiro iyo adunka Ku dambi dhaf shiq Mustafa ilahey dartis ayan Ku jacelahey
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
How are u doing today
@cabdinaasircali
@cabdinaasircali Жыл бұрын
𝗵𝗼𝗴𝗮𝗮𝗮𝗺𝗶𝘆𝘂𝗵𝘂 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗷𝗲𝗲𝘅𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗱𝗼 𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗿𝗲𝗲𝗺𝗶𝗻 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 !! Laakiin hogaankeenu Waa inuu diin iyo aragti dheer lahaadaa sida shaikh mustafa waxa rajeyna Mar uun inaa la kulmo sheikh a
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Don't have any more w
@abdulrahamnmohamed9204
@abdulrahamnmohamed9204 Жыл бұрын
Asc waxan ahay macalin quranka dadka baaro waxan doonaya inan baroo dadka donayan iin ey quranka raban in ey barta ama ey raban in ey xifdiyan hada doneysiid iin aad quranka baratiid waad ila so xirir karta
@mohamedcade8452
@mohamedcade8452 Жыл бұрын
Mash Allah sheikh mustaf
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
you just look like Muslims even before
@vampireshots
@vampireshots Жыл бұрын
Sh. Mustafe x. Ismcl darsi wanaagsan ayuu taabtay lkn ka somaali ahaan ficil intee la eg ayaa sameneysa 99.8% waxba ka ma badlaayan
@whome4851
@whome4851 Жыл бұрын
Ban
@Khadar-wizz
@Khadar-wizz Жыл бұрын
Asc wllyal dhamantiin alle darti channelkena diinta ka hadlayaa kuso biira ❤❤❤ Mahadsnid
@abdulrahamnmohamed9204
@abdulrahamnmohamed9204 Жыл бұрын
Asc I am a teacher of Quran I want to teach, those people who want to read the Quran if you wanted you can contact with me
@fowziyaainaa5142
@fowziyaainaa5142 Жыл бұрын
I want to learn please
@abdulrahamnmohamed9204
@abdulrahamnmohamed9204 Жыл бұрын
@@fowziyaainaa5142 you can contact with me
@maslahmohammed4444
@maslahmohammed4444 Жыл бұрын
M.a alle ha naga dhigo kuwa dhankasta ka hormara
@IsmailIbrahimAdan-ik4jg
@IsmailIbrahimAdan-ik4jg Жыл бұрын
Masha Allah
@maslahmohammed4444
@maslahmohammed4444 Жыл бұрын
M.a alle ha naga dhigo kuwa dhankasta ka hormara
@saaidhusein6773
@saaidhusein6773 Жыл бұрын
Masha Allah
Maxaa Qofka Bani'aadamka Lagu Qiimeeyaa ? - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
51:36
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 204 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 25 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Sheekh Mustafe | Qisooyin Aad U Xiiso Badan
51:38
Talo Podcast
Рет қаралды 76 М.
Sheikh Mustafe:- Dhirigalin !! Is Badal Samey Mustaqbalkaaga Nidaami
48:07
MUXAADARO CUSUB 2023 | Mudnaanta uu leeyahay Camalka Wanaagsani - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
46:29
Dhacdooyinka Caalamka ee maanta By Sh Mustafe Xaaji Ismacil
1:05:03
Fakhriga Sidee Looga Baxa ? ᴴᴰ┇► SH Mustafe Haji Ismail  2022
21:48
SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI 40 QISOOYIN OO CAJIIB AH XUL 2023
2:43:38
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН