جزاك الله خيرًا يا شيخنا الفاضل شيخ محمود محمد حليكي مدينة لاسعانود
@Subeyra4 ай бұрын
❤❤maashalaah nooducaa
@MalyuunAhmed-i9s Жыл бұрын
Masha allah sheikh waxbadan baa ka faiday oonan aqoon jasaakallah❤
@RashaadMedia Жыл бұрын
Mahadsanid wl
@RashaadMedia Жыл бұрын
جزاك الله خيرًا يا أخي
@ShukriXasan-u8i10 ай бұрын
Salada Allah ha nugu dilo amin ammin yaaa raabii
@ShukriXasan-u8i10 ай бұрын
Isoo duceeyo ina Allah qur aank ii fududeeyo cules ayaa iga saaran
@RashaadMedia6 ай бұрын
Ilaahay ha kuu fududeeyo
@Fardawsacc6 ай бұрын
Allaha kuu sahlo khayr dhamantii insha Allah wll
@sadiohassan48289 ай бұрын
Maansha Allah sheekh ilaahay Hakaa ajar siiyo walaalidkaa Jano furdowso ha geeyo Aamiin Yaarabi.
@RashaadMedia6 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾
@SalmaAyan-j6n Жыл бұрын
Manshaallah sheikh ♥️
@khadarjama8592 Жыл бұрын
Walahi sheekha waxa uu isoo xasusiyey wa again baadiyaha joognay roobka faraha hakufiiqin
@RashaadMedia Жыл бұрын
جزاك الله خيرًا يا شيخنا الفاضل شيخ محمود محمد حليكي
@mustafeosmanjama2 күн бұрын
Ilaahow salaada naga aqbal🤲
@MoHeart10 Жыл бұрын
ManshaAllah barakaAllah jazakumAllah mm xakiile
@FarxiyoCali-c1cАй бұрын
Shiikh maxamuud xaliike allh ku barakeyo shiiqeyga waxan codsanayaa Shiikh lambarkisa inaa iso dirtan allh idin sharfo lambarka Shiikh
@MaryanHassan-v8hАй бұрын
Masha Allah shekhe si dacad wax noga shega Allah ku xafido
@ZakiaCidhboАй бұрын
Wllhi sheekhan siddaan aabahay u jeclahay ayaan u jeclahay ❤❤😢
@xafsoxabiib52489 ай бұрын
Masha allah ilahow nagu anfac aad bay ii cajibisay maxadiradan Alla hanagu anfaco Shiikh maxamuud alla haka ajarsiiyo oo cadabka haka xoreeyo asaga iyo waalidkii iyo muslimkoo dhanba