Masha allah , waxaan jooga Wadanka Germaney gaar ahaan caasimada Germany ee Berlin .5 sano ayan joogaa hada ,waxan rajaynayaa inaan ka tago insha allah oo dhul muslimina aan tago wadan kaygaba ha ahaaTee ,iisoo duceeya walaalayaal inuu alle ii dhib yareeyo .Sh mustafe alaha ku barakeeyo
@hindaabdirahman30604 жыл бұрын
Maanshaallaah wll illaahey kugu qadinmaayo taladaadaa wàd ku guuleysaneysaa iinshaallaah illaaheytalo saaro se waxaan kuu sheegayà inaan waxba iskakaa bedeley hadaad inkabadan joogto waxaad ku waayeysaa siintaada oo ay salaadu ugu horetso
@abdirahmaansagaale59373 жыл бұрын
Rabbi hakuu aqbalo wll waxad ku hamineyso keliya ku dadaal salaada iyo xuska rabbi wadku qaboobin oo raaxa ayaad ku heleysaye wllo waa iga talo walasheyda qliyaay