Muxadaro Cusub || Ruuxa Ilahay Jecelyahay || Sh Maxamud Shibli

  Рет қаралды 88,019

Salafmedia

Salafmedia

3 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 100
@cabdikarindahirxashi2956
@cabdikarindahirxashi2956 2 жыл бұрын
Masha allaah waa muxadaro qiimo badan
@isakabdirahman1224
@isakabdirahman1224 3 жыл бұрын
Illahay miisaanka aakhiro haku saaro Sheekh shibli inagana kuwi ku camal falo hanaga dhigo
@baalgoray107
@baalgoray107 3 жыл бұрын
Jazakalah sheekh maxamud
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Ruux abaal leh ayuu ahaa
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Mashallah sheekh shibili jazakallah khayr Allaha kaa abaal mariyo cimrigana allaha kuu barakeeyo iyo caafimaadkaba ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay sheekh
@shucaybcali1156
@shucaybcali1156 Жыл бұрын
Sh shibli xafidahullah
@cabdullahiyareyare1517
@cabdullahiyareyare1517 3 жыл бұрын
Thanks you from me
@user-qf1br3cn5y
@user-qf1br3cn5y 2 жыл бұрын
AMEEN YARABI
@abdimohamud9407
@abdimohamud9407 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@farahmoha5500
@farahmoha5500 8 ай бұрын
JAZAAKALLAH kheir
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr yaa sheekhunaa. Xafidaka Allah.
@dr.sahalhassanmahamoud3369
@dr.sahalhassanmahamoud3369 Жыл бұрын
jazaakalaahu kheyrak
@abdikanimohamuddaahir3332
@abdikanimohamuddaahir3332 3 жыл бұрын
Mansha allah Allah ha ku barakeyo sheikh 😍
@nimcomaxamed8480
@nimcomaxamed8480 Жыл бұрын
Insha Allah alle ha inala garab qabto
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 3 жыл бұрын
illahay qeer badan haku siiyo shiiqow wax badan baan ka faa ideystay muxadara dan saan wax uma ogeeyn aniga
@engjamaal426
@engjamaal426 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيح شبل
@habibaadan1224
@habibaadan1224 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr cheikh kuwi waxkuqata illahay hainakadiko inchaAllah
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Maashallah ayuu ahaa
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin jasaka laahu khayran 💚💚💚
@naciimomahamed1666
@naciimomahamed1666 3 жыл бұрын
Masha Allah guuul iyo gabanimo 💕💕🌹❤️👍👌😇
@qaalifaizah8424
@qaalifaizah8424 3 жыл бұрын
Masha Allaah sheekh allaah ku xafido
@nasramohamud4388
@nasramohamud4388 3 жыл бұрын
Wah mawaalabyihiin dislaag maxaykawadan
@maimunaaden58
@maimunaaden58 3 жыл бұрын
Mash allah allah❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@sheekhusuliofficialchanel6228
@sheekhusuliofficialchanel6228 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hasanadan342
@hasanadan342 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey ha kaa ajar siiyo
@AbdiazizAbdi-lj2hq
@AbdiazizAbdi-lj2hq 3 ай бұрын
Masha Allah shekh ilahay ajar hakasiyo anagana kuwa kudadala cawinta dadka Allah hanaga dhigo
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin masha allaah sheikh maxamud shibli Jasakumullaahu kheyran alle cilmiga iyo bararujinta ama wacdi allaaha ku barajeeyo alle waxaan ka baryaa Suuqa Janaad maalinta jimcaha allaaha nagu kulmiyo idimka alle Illaahay ha kugu xoojiyo Ayadakallaahu Ruuxul Qudus idim alle اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا
@atika5785
@atika5785 3 жыл бұрын
Sheikh shibli ilaahay dartii u jecelahay wlhi daganaasho cilmi Allah ku barakeeyo sheikh adi iyo culimada islaamaka
@raaliyoyusuf707
@raaliyoyusuf707 3 жыл бұрын
Maasha alaah alah kubara keeyo
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Masha Allah jazkaallaha kheyr shekh maxamud maxamed shible Allah Ku barakeeyo
@mustafemahamed
@mustafemahamed 3 жыл бұрын
MNCA ALLH SHEIKH MAXAMUUD SHIBLI ALLE HAKAA ABAALIYO ANAGA ALLE HANAGU TOOSIYO
@fadumomuhumed5481
@fadumomuhumed5481 3 жыл бұрын
Mnashallah Allah ha ku baarkeeyo sheekhy
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Adabtaada iyo raxmadaadu Allaha kaa abaal mariyo.
@cabdikariinmahamed1234
@cabdikariinmahamed1234 3 жыл бұрын
Manshaa allh Alle haxifdiyo shiikheena
@khadijohussein5805
@khadijohussein5805 3 жыл бұрын
Masha alah shekh baraklah fik
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin sheekh aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🥰
@aminaissa827
@aminaissa827 3 жыл бұрын
Sax walaahi
@zaraxassan4805
@zaraxassan4805 3 жыл бұрын
،،،💕💕💕💕💕💕 masha allaah sheqew illaah haku xifdiyo
@sheekhusuliofficialchanel6228
@sheekhusuliofficialchanel6228 3 жыл бұрын
Masha Allah sheqew illaah haku xifdiyo
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 3 жыл бұрын
Sheikh Shibli Mashalaah Baaraka ALLAAH
@osamaaar6974
@osamaaar6974 3 жыл бұрын
Mash Allah 🤩🤩 sheekha ilaahay habarakeyo.
@calibashiir130
@calibashiir130 Жыл бұрын
Maan sha Allaah
@hasey2177
@hasey2177 3 жыл бұрын
Jazaakallaah ilaaheey hanugu anfoco waa waano qiimo badan.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Waa ku jecelnahay Rabi dartii.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Jizakallahu kheeyr Sheikh Maxamud Shibli May Allah reward u bless u grant u Jannahtul Fardowso Allahuma Amiin Yaa Rabbi Yaa Allah 🌹Allah ha naga dhigo kuwa Allah uu Jecelyahay oo dadka wax taro Amiin ❤️
@muhsinow5241
@muhsinow5241 3 жыл бұрын
Jazaka llahu qeyr
@zaraxassan4805
@zaraxassan4805 3 жыл бұрын
Masha allaah
@daahirweedhaafe9098
@daahirweedhaafe9098 3 жыл бұрын
Manshallah alle haku barakeyo sheikh
@cilmigasayniskacollege2128
@cilmigasayniskacollege2128 3 жыл бұрын
Masha allah
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Waa dhacdaa
@zammyali3047
@zammyali3047 3 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh ilaahay ha ku xafido
@haniqween2295
@haniqween2295 3 жыл бұрын
MASHALLAAHA
@hananwanaag2630
@hananwanaag2630 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@daauuswarfaa2403
@daauuswarfaa2403 3 жыл бұрын
Alle khaye hakaasiiyo
@shugrifarax9868
@shugrifarax9868 3 жыл бұрын
Masha Allaaah ilaahay hayna wada xafido
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN yaa rabi
@faysalahmed9538
@faysalahmed9538 3 жыл бұрын
Mansha
@abshrio5316
@abshrio5316 3 жыл бұрын
Mashaallah jazaakalh qeran
@cumarcali3719
@cumarcali3719 3 жыл бұрын
Scw
@muxammad3237
@muxammad3237 3 жыл бұрын
بارك الله فيكم 🌹
@maxamedfarhan4129
@maxamedfarhan4129 3 жыл бұрын
Masha allh
@abdirahmanadam6947
@abdirahmanadam6947 3 жыл бұрын
Allahaxafldo shekh shibli anaga alenagu anfaco amiin
@mariamabdikarim3917
@mariamabdikarim3917 3 жыл бұрын
Jazakalla
@abdrisaqyusuf9445
@abdrisaqyusuf9445 3 жыл бұрын
Walaahy waxbadan ayaan ka faa iday shiika Barack slash
@abdidahir3329
@abdidahir3329 2 жыл бұрын
Manisha alaaaah
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 жыл бұрын
Maansha allaah intixaanka waxaa lagu guuleysta wax badan sadaqada kalita kobaad ayey ku jirta shekhana alle haguuleyo oo alle hacafiyo
@aaminamaxamad1179
@aaminamaxamad1179 2 жыл бұрын
Rabow culada islaamka barakee anagana naga yeell kuwa qaata
@cashomohamed4494
@cashomohamed4494 3 жыл бұрын
Mashaallah
@leylafarah9190
@leylafarah9190 3 жыл бұрын
Asc. Maashaa. Allaahaa. Allahaaa. Ah. Idin. Xafidiyo dhaamaatiin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
💯❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@zamzamdeckdeck9690
@zamzamdeckdeck9690 3 жыл бұрын
Msha Allah amin
@fahmimohamud3220
@fahmimohamud3220 3 жыл бұрын
M.A Allaha xifdiyo sheekha
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
شكراً جزيلاً ❤👍
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
Masha Allah
@marioomar6333
@marioomar6333 3 жыл бұрын
MashaAllah, BarakaAllah, sheekhunaa....Alle dartiis ayan kuujeclahay....waa muxaadaro aad uqimo badan,Ajar iyo xasanaat Allaha kaasiiyo. Dadkaan dislike 👎🏽 sareyna waxan rajeynaa inee gacanta uga dhacdey....
@fatumamohamed469
@fatumamohamed469 3 жыл бұрын
ماشاء الله،بارك الله فيك أيها الفضيلة
@pewplue
@pewplue 3 жыл бұрын
@@fatumamohamed469 z, W.
@asiyamohamed3622
@asiyamohamed3622 3 жыл бұрын
Mowduc muhima weye allaha nagu anfaco
@fardowscabdiraxmaan5575
@fardowscabdiraxmaan5575 3 жыл бұрын
Aamin yaa rap
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 3 жыл бұрын
nin islaam ah oo iimaan leh abaalna leh oo ah dadka kan ugu wanaagsan ayuu ahaa ninkaan xasuusta 20 sano kadib xasuusta koobka caanaha iyo shan boqol ku badalay abaalkeeda inuu baabuur ugu abaal guday ilaahay khayr aan dhamaan ha siiyo aakhiro iyo aduumba isagoo kalena allaha naga dhigo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@deeqgure6156
@deeqgure6156 3 жыл бұрын
MashaAllah
@hassankassim2520
@hassankassim2520 3 ай бұрын
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 3 жыл бұрын
Allah haku xifdhiyo Shiihk shibili
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Masha allah channelkaan wxbdn buu alle kheereyey, umadana wxbdn bey ka faa'ideysatay
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 3 жыл бұрын
Asc dhamaantiin ❤️
@cabdikariinmahamed1234
@cabdikariinmahamed1234 3 жыл бұрын
Wcs
@muhsinow5241
@muhsinow5241 3 жыл бұрын
Wcs
@Ahlamsharif8984
@Ahlamsharif8984 3 жыл бұрын
Wcs
@mariamohamed2289
@mariamohamed2289 3 жыл бұрын
Wcs wllky
@muhsinow5241
@muhsinow5241 3 жыл бұрын
Wcs warahmatu lahi wabarakat
@abdirahmanmukhtaar1990
@abdirahmanmukhtaar1990 3 ай бұрын
Waxaaan rabay in aan sheikh shibli Email u qoro oon waydiiyo Hadii aan xaj iyo cimraba aanan aadin oo lacagta aan agoon iyo masaaakiin ku anfaco Jawaaabti muxaadaradan ayaaanba ka helay Sheeikh shibli culimada naadirka aan wax ka dhagaysto ALLE HA BARAKEYO CILMIGIISA
@ismahanhirsi619
@ismahanhirsi619 2 жыл бұрын
Asc walal wan idin salamayaa adinka shekha ilahay ha idin barakeyo aamin walal waxan rabey lamraka shiikha ee laga sowicikaro ama wadsisabka faladlan icawii walal ilahay dartiis muctaad ban u ahay walal isojawab asc
@abshiryusufkheyre8986
@abshiryusufkheyre8986 2 жыл бұрын
Ò
@fatumoismail9216
@fatumoismail9216 3 жыл бұрын
P be
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
Dumarka Iyo Waqtiga Fitanta Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli
55:26
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 69 М.
Nolosha dhalinyardeena soomaaliyeed | Sheekh musdhafe.
39:37
cilmiyeysi
Рет қаралды 9 М.
Calaamadaha ikhlaaska iyo daacadnimada qofka ee
14:07
markis shamsudiin
Рет қаралды 2,1 М.
Sh Mustafe X  Ismaaciil ┇ NOLOSHA ADAG SIDEE LOGA BAXAA
1:02:04
Madxafka Diinta
Рет қаралды 222 М.
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Baraarug Media
Рет қаралды 598 М.
Muxaadaro Caqlaaniyada & Qatarteeda || sh Maxamud Maxamed Shibli
1:16:11
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Umal
1:19:15
Daacad Production
Рет қаралды 9 М.
Su aalo iyo Jwaabo Sh Maxamud Shibli 2022 South Africa
1:45:16
Salafmedia
Рет қаралды 32 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,4 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 255 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 508 М.