Muxuu aduunkoo dhan isaga ilaaliyaa Sanduuqan?

  Рет қаралды 83,768

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 141
@haniahmed9908
@haniahmed9908 4 жыл бұрын
Lkn waxa iswaydin mudan lacagtaas maxa lagu qabtay waxa ugu dran adoo gajysan hadana dayn lagugh leyhy haba la cafiyo hadi la donee
@hamzecabdi4457
@hamzecabdi4457 4 жыл бұрын
Ninkii IMF WAXA WEEYDIYSATA WAA MID WAX WEYDISTAY WARABE GAJESAN YAKHIINTA ALLH HA NAGU ADKEYO AMIIN
@cabdikariin706
@cabdikariin706 4 жыл бұрын
Cud macan iyo video waxter leh ma sha'allah
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 4 жыл бұрын
mahadsanid zhp wax badan ayaan kaa faaidnay. kaalin muhiim ah ayaad ugu jirtaa umadda soomaaliyeed illaahay ha kula garab galo zhp . illaahay hakaa abaal mariyo dedaalkaaga
@izabella3507
@izabella3507 4 жыл бұрын
Waa xog cajiiba oo igadaah sonad waxna kabadashay fikradii aan kahaystay world bank😮😮😮😮🙏🏾
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Codkaga macan wan ku raxaysta zxp baal Qura.aan no so Gaali yacni adigo Qura.an arkhriyay haddi aad Awoodo wad mahad san tahay walal cod macane
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
😂😂
@fardowsoosmaanmashaalaah7728
@fardowsoosmaanmashaalaah7728 4 жыл бұрын
Keep goin 🙏
@adriencaleb1355
@adriencaleb1355 3 жыл бұрын
instablaster
@mubaarigahmed1143
@mubaarigahmed1143 4 жыл бұрын
Mansha allah Wllo Abdirahman👍❤ Waa warbixin Aan Waxbadan Ka Faaiday Mhdnid Walaalo
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Runtii waxaad ii ifisay arin aan in badan raadinaye inan ogaado hore usoco waberi media
@muktarcadde4221
@muktarcadde4221 4 жыл бұрын
waabari media hore usoco cod cajiib ah balaaaad fasiix ah wllhi hortaa you tubrada bd baan muuqalo fra bdn ka daawadey lkn kaaga ayaa igu saameyn bdn legend hore usoco🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jookar1143
@jookar1143 4 жыл бұрын
Sxb xaqiiqaad kahadashay blse dadka daynta sooo qaatay ma dal nacayb bay ka ahayd yacni madaxdii hore
@khadarcabdiraxmaan3939
@khadarcabdiraxmaan3939 4 жыл бұрын
waxaan layaabanahay wxay diidayaan ilihii dhaqaalaha ee ay ku bixin lahaayen daynta markaa halkee laga keenayaaaa
@mohashero10
@mohashero10 4 жыл бұрын
ilahay cudurada xun hanaga badbaadiyo ______ plz SUBSCRIBE IZOO BOOQO 😍😍
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 4 жыл бұрын
Hore uzOco c.raHmn🙏🏅
@abdirizakmoha3253
@abdirizakmoha3253 4 жыл бұрын
Bankinga adunka waa musiiba loso diray wadamada dhaqalahodu hoseyo lkn waxan aan uga hortagi karno waa anago kheyradkena laso baxno
@inaxaaji7964
@inaxaaji7964 4 жыл бұрын
Soomaaliya deenta waa leecafiyay hadda deen kale ee rabaan
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Taas ka naxsanahay
@houseofhighlights1226
@houseofhighlights1226 4 жыл бұрын
0:32 baan layabay yaa ila arkay inay kutuurtay lcgta bila ixtiraam ?😂😂😂😂😂 👇🏽
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣waxaas kafikiree
@cateyeomar5886
@cateyeomar5886 4 жыл бұрын
Illahay idinma naxariisto
@seemore......1322
@seemore......1322 4 жыл бұрын
Waa lacag interest dulsaaranyahay waqtigii laguu qabtay haday dhaaftona aad bay bilwalba usii kordhaysaa heer aad gaadhid inaad bixin kari weydo oo aad ku gudo ama kubedelato hanti maguuraan ah sida dekedaha iwm.
@ibrahimu.2531
@ibrahimu.2531 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal wax badan ayan kafaideystey.
@abdirahmanmose
@abdirahmanmose 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. 4 жыл бұрын
Masha allh mowduucan waxanka daawaday janalka misaha Yousuf abou
@amiicartanxuseen4071
@amiicartanxuseen4071 3 жыл бұрын
wall isku day mar un inaad nooga waranto qisada nin ka kusawiran $dollar ka________INTI XIISEENAYSO MOWDUUCAS_______LIKE SARA SI NOOGULA WARAMO MOWDUUCA isanag🙏💯❤️💢
@gamestart3659
@gamestart3659 4 жыл бұрын
Waxaad ka caqli badan tahay maxadax weynayaal badan oo Africa ah Waxaad uqalantaa madax weyne Allaha ku dhowro ustaad keena da'da yar
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Hore usoco prother👉
@hudayfisaleebaan4106
@hudayfisaleebaan4106 3 жыл бұрын
Keep Going Wll
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Waan kula socdaa ustaad
@akshcb9276
@akshcb9276 4 жыл бұрын
Manta igu horeyso chanel kan waxana ka fa idey fa ido aad u weyn ilahay haku dhawro sxb noo badi video mugdiga adunka nagu hayo subscribe ii sara my people plz my chanel
@abdinasserpro99
@abdinasserpro99 4 жыл бұрын
warbixin aan cilmi ka kororsaday masha Allah walaal hore usoco @Abdinasserpro
@darikgullet6488
@darikgullet6488 4 жыл бұрын
hhh . waa qorshihii yuhuuda . dib ugu noqo bugiib bob marley. huhudii gashay yurub maxay bilabeeen. sida qoysaskii rokfeller. rotchild. iyo morgan.
@libaaxcaano4894
@libaaxcaano4894 4 жыл бұрын
duqda indho yarta ah ee ku tuuraysa mamoda tomatoes ka gadaysa yaa, ila, arka 😢😢😢😢😢😢👊👊🏻👊🏼👊🏿
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 жыл бұрын
masha allah
@rafcatrac7853
@rafcatrac7853 4 жыл бұрын
Asalkeebada ribo meel ey kujirto laguma faaiido,deyn aan ku siiyo dulsaar hakugu socdo aan amar kugu siiyo shacabkaaga wax ha siinin waa dullinimo ,taa waxaa ka fiican shacabka ilaa uu dhaqaalaha waddanka ka kobcaayo iney bilaash ku shaqeeyaan gootuu waddanka cagihiisa ku istaagana shaqaalihii bilaashka ku shaqeynaayey in mushaharada loo kordhiyo .
@ibraahimalmukhtaar8381
@ibraahimalmukhtaar8381 3 жыл бұрын
Waligeey komanti kama dirsan laakiin waxaa qiiro igaliyey deyntaan adoonsig
@haruunalrashiidhero8515
@haruunalrashiidhero8515 4 жыл бұрын
Kuwaas waaa kuwiii ka hadlayaaa geesigii Burkina Faso Thomas sankara ninka daynta ku siiya isaga ku xukumayaaaaa waaa xaqiiq
@Ahmed_Muktaar
@Ahmed_Muktaar 3 жыл бұрын
Horey usoco sxp cabdirahmam cod buu ilaahey ku siiyey
@kerowcade129
@kerowcade129 4 жыл бұрын
Been maad ku sheegin mudane C/rixman waa shamaagta ayba dowladaha faqriga ku gaadaan sey doonanaane kaga samestan shamagta dowladaha ka badbaado dhan waa kuwa adunka maantay ugu hori marsan kuwa ku dhacay sida anaga barasil inta badan dowladaha latinka iyo Africa maantay halka aan joogno waad aragta iyo maalin walba iidhahda ah denba la idinka cafa noola aqriyo ninki wax garana una fakaraayo dalkisa uunba fahmo dabinka
@somaliweyntechnology1135
@somaliweyntechnology1135 4 жыл бұрын
wadamada reer galbeet shicibkooda dhan ayaa deentaas wada qaata waligoodana ma hor maraan wa deen cimrigaaga inta ka dhiman lagugu lahaanaayo yahuuda bartey sida dadka ay adoon u naqdaan wa deen ribo saaran
@abdulaahiali4519
@abdulaahiali4519 4 жыл бұрын
Waaw
@Degmadaqoryooley
@Degmadaqoryooley 4 жыл бұрын
Asc walalaha somaliye waxan ahay reer shabelaha hoose 1k subscribe waxyar ba IGA dhima 20 subscribe halay caawiyo ana waan idin saari doona
@its_acshkim
@its_acshkim 4 жыл бұрын
Iiisaar zxp wan ku saare
@Degmadaqoryooley
@Degmadaqoryooley 4 жыл бұрын
@@its_acshkim wankusaray bro Mahad sanid
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
Shabelaha hoose Official ku saari adina isaar
@Degmadaqoryooley
@Degmadaqoryooley 4 жыл бұрын
@@hassanaarka6173 marhoraanba kuusaray wlal
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
Shabelaha hoose Official ok bro
@m-12flix73
@m-12flix73 4 жыл бұрын
waa qasnadii yuhuuda roldshild
@hakimziyach9790
@hakimziyach9790 4 жыл бұрын
Wllky wad ku mahad santahy dhiiri gilintada ✔✔lkn waxa iga codsi ah inaad wax maska xiyan nodhisayo kusodarto ? Kama wado in aan kaheli barnamishka 😁😁ee waxn ulajeda In aad tariqda dalkena nogusodarto Hana iga xuman wllky wad wangsantahy alle haku wanajiyo
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 4 жыл бұрын
Ok
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 4 жыл бұрын
Waa lagu fuliye qorshaha aad kaso hadashay macaamiil fadlan sug jwbta
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Ай бұрын
1:40 halkaan waa banki maaha heeyad kheyri ah😮
@النشربأعمالالخير
@النشربأعمالالخير 4 жыл бұрын
Saaxiip aad baan u xiiseeyaa muuqaaladaada wax badana kaa faaidy
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
abdurahman Omar nin aan wax badan ka faaiiday waxaan kuu awoodaa inaan Ku iraahdo waad mahadsan tahay sxb
@wllraxman1166
@wllraxman1166 3 жыл бұрын
Waligee madhaafin muuqaalkaaga taageera aya kuu ahay
@ZAHARD144
@ZAHARD144 4 жыл бұрын
صندوق النقض الدولي Waa bahal halis ah
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 4 жыл бұрын
Keep going ❤
@maganXaad
@maganXaad 4 жыл бұрын
Poor become poorer and rich become richer through WB.
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
mid kamid ah channel noo ah aqoon korodhsiga
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Waa wax laga naxo iney dawladaha waaweyn inoo samaystaan bangigan fuxuushka ah
@liibaanmuuse5981
@liibaanmuuse5981 4 жыл бұрын
Keep going pro
@xasancali1733
@xasancali1733 4 жыл бұрын
marka hore sida af soomaaliga loo qoro soo baro
@captainnaimaupdyrahman9856
@captainnaimaupdyrahman9856 Жыл бұрын
Oo hada somalia moo deyn ku lee yihiin
@qamarcali974
@qamarcali974 4 жыл бұрын
waa ribo waa caro ilaahay يمحق الله الربا
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 3 жыл бұрын
Horta daynta somalia lagu leeyahay yaa cunay
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 жыл бұрын
Abdirahman wll aad iyo aad u mahdsantahy ❤️
@shafka2006
@shafka2006 4 жыл бұрын
IMF isku fikiraan ka aminsanahay
@mukhtarrawga4505
@mukhtarrawga4505 3 жыл бұрын
Warkani dad badan ayaan ogeyn arintan
@cabdikariin706
@cabdikariin706 4 жыл бұрын
Waabari media 😍😍😍😍
@xasanxasanney9719
@xasanxasanney9719 4 жыл бұрын
Channel xasan subscribe
@siciidomariise6705
@siciidomariise6705 4 жыл бұрын
Wax badan ayaad noo faa iideysey
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 3 жыл бұрын
Waiska sheko qayali ah waye
@ajzaahir
@ajzaahir 3 жыл бұрын
And i thought about Bandora's box
@mohamedyasin9053
@mohamedyasin9053 4 жыл бұрын
Zxp C/raxmaan waxaa kaa codsaneenaa inaa noosoo Gudbiso Aasaaska shirkadaha Sida Samsung, Apple, Tesla........ ............Please 🔝🔝
@mohamowlitt5269
@mohamowlitt5269 4 жыл бұрын
runta kasheeeg laandheere
@fadmaisse1252
@fadmaisse1252 4 жыл бұрын
mahadsanid wll c.rxmn
@zhaviciupdirahman9764
@zhaviciupdirahman9764 4 жыл бұрын
BeenalaYaaal 🖕🖕🖕
@leeyloladan4705
@leeyloladan4705 Жыл бұрын
soo badi
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 4 жыл бұрын
SANDUQANI WAA SANDUQ LAGU ADONSADO WADAMADA SOBOLKA AH SABABTA LOO SIYO DAYNTASINA WAXA WEEYE SII AY DANTOODA UGA FUSHADAN WAYO CIDI DAYN LAGU LEYAHAY MA DIIDI KARO WIXI LA FARO
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001 4 жыл бұрын
Waabari Media Waxaan ku Jeclahay Daawashadee Waxaa Kamid Ah Baahinta Waxaabo Taabana Hormarka iyo Waxaka jira Daafaha Dunida Hormar Wacan Mudane Abdirihmaan Ahmed Guulleyso Maamulle
@kanaalkadunida1062
@kanaalkadunida1062 4 жыл бұрын
azxaabta WABERI media | Waxna naga faaida|❤
@muhudabdu3657
@muhudabdu3657 3 жыл бұрын
Keep going
@craxiimaxmedmaskax1239
@craxiimaxmedmaskax1239 4 жыл бұрын
Mahadsanif Zhp qli
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Axsan sxbkey bal dhacdooyinka dowlad kasta ka qabsaday bangigan noo soo aruuri ajir badan Allaha Kaa siiyee
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Marka bankiga aduunka dadka faqiirkH neh wxy u siyaaadinysaaa sabooolnimo Dadka taaajirinta ah neh taaajirnimo OMG elhow naga saaar
@mohametabshir2519
@mohametabshir2519 4 жыл бұрын
Wa arin ay u fakirn khubro dhiig mirto ah tazna wxa lo bahnyhy wadan walba inu horomariyo dhaqlihisa si uu ugu bahan sanduuqa imf ama world bank
@jeeri11
@jeeri11 4 жыл бұрын
Waberi Media Nin Culus Keep going C/raxman omar 💖💓💓💓💖💖 Best channel Somali KZbinr ✔✔✔✔✔✔
@kalaaykaliga4554
@kalaaykaliga4554 4 жыл бұрын
Hi
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 жыл бұрын
Wlhi ustaad wxnba isleeyahay waadba meesha aad ka kici la,adihiin madaxdeenana wxyba aminsanyihiin ineysan ka maarminba mhdsnd ustaad mowduuc qiimahiisableh alha kuxafido
@darikgullet6488
@darikgullet6488 4 жыл бұрын
hhh. haa waa shekadii yuhuuda. kunoqo bugii antikhristos. yuhuudii gadhay hurub.
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 4 жыл бұрын
Adunka majiro cid wax iskakasinaysa waxwalba ujeda Ku lifaaqan
@xalwohilaal475
@xalwohilaal475 4 жыл бұрын
Waa tuug usoo shaqatagtay dalalka masaakiinta ah gaar ahaan Africa iyi Aasiya sorry malin un bay hormarayaan yaguna
@archialleli6516
@archialleli6516 4 жыл бұрын
Wlhi waa wax laga xumado inad adon u noqoto umad kale Waxa kugu filan tusale ado qof dayn kugu leyay sidad wx kasta ugu nugushay
@m.tayosame9123
@m.tayosame9123 4 жыл бұрын
Alle dartis ayan kuu jeclay akhii Keep going keep going brother c.cimar
@maxamuudabuukar344
@maxamuudabuukar344 4 жыл бұрын
Mustaqbalka waxan kuu rajaydoona balaayin subscribers insha Allah
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Sanduuqan wax ku adeegta Sahnuuniyada oo worldbank iyaga ayaana ka Danbeeyey as-aaskiisii
@xikmadpro7044
@xikmadpro7044 4 жыл бұрын
Abdirahman bro guuleeyso si aad usaraysa ayaad isoodiyarisay com man you're the best ❤️
@adem80663
@adem80663 4 жыл бұрын
Asc wall mashaa Allah waxa tahay youtoper ka ugu wanaagsan e ku hadla Soomaali fadlan xogaa no saarta sida u qof u ku gaaro Hormar
@amiincigaal9457
@amiincigaal9457 4 жыл бұрын
C/rahman omar waad ku mahadsantahay sida fiican ee aad noogu soo gudbisay💯💯💯💯👍👍
@nurmohamednur3271
@nurmohamednur3271 3 жыл бұрын
waaberi media wax badan ayaa kafahmay barnaamishkani waad ku mahad santahay
@abdikariimubeid5177
@abdikariimubeid5177 4 жыл бұрын
Aaad baad umahadsantahay abdiraxman wxa ka codsan lahaa inaa noo bilowdid barnaamijyo taxanaa bisha ramadan Intii igu raacsan like ha saaraan👎👇👇
@coolboyyy9120
@coolboyyy9120 4 жыл бұрын
waaberi media hore uu soco waxan kuu dhihikaraa genius man
@maxamuudaadan319
@maxamuudaadan319 4 жыл бұрын
Waxa aad tahay aqoonyahan jecel dadkiisa,dadkiisa iyo diintiisuba in ay horumar gaaraan. Jaalle dadaalkaaga halkaas kasii wad haka daalin annaguna waa ku taageersanahay oo waaku garabtaaganahay.
@suheybahmed8561
@suheybahmed8561 4 жыл бұрын
Channelka carabiga ee قناة ميدان Ayaan ka daawaday
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 4 жыл бұрын
Waa natiijada ribada waa sobobta ilaahey mowqif adag iskaga taagay
@aqoonjirechannel8300
@aqoonjirechannel8300 4 жыл бұрын
Cl raxmaan cumar waabari Waa nin karti badan dhalinta tusaale fiican u ah
@maxamuudaadan319
@maxamuudaadan319 4 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinyaa warbixintan aan aadka udanayneynayey in aan wax ka ogaado.
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 жыл бұрын
Real is rare. XaQiQdu waa naadir. Mhadazid. C /wabari
@MrHanad
@MrHanad 4 жыл бұрын
Deen waligey kama Qaadan doono inshallah.....✅🤮
Maxaa dhici kara hadii dal diido inuu bixiyo lacagta lagu leeyahay?
12:30
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 69 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 61 М.
Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?
13:11
Waaberi Media
Рет қаралды 82 М.
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
Taiwan Maxaa ka dhigay dalka ugu halista badan aduunka xiligan!
10:03
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 223 М.
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 116 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН