Wll fuad adi iyo inti i awodo iso duceya xiligas marka ad duceysaneysan sanadyo badan ayn shaqo la an ahy hoyana wan ahy inu allah shaqo xalal ah igu arsaqo wadan qurbo ku nolahy shaqoyinka xaranta aya u badan anah allah ayn ka baqay iso duceya inu allah isiyo mid fudud o u wanagsan aqiradeyda iyo adunkeygabk xajigeygana wan kala dher nahy Kenya iyo Yurub kala jogna igu so duceya asagana inu allah si fudud igu keno galada wey i diden rabi inu faraj qer qawo no furo in is kugu imano igu so duceya hadad i awodan allah ha idin siyo maxaristisa aqiro iyo adunkabo amin ya rabi 🤲🤲🤲😢😢😢
@fuadamindaud Жыл бұрын
Waan kuu soo duceyneena wll. Shaqo wanaagsan oo xalaal ah oo degdeg ah Alle haku siiyo, xaajigana Alle si nabad ah ha idiin mideeyo aamiin yaa Allah
@BashiirIbrahim-xb9xx Жыл бұрын
Anaa ayaa ugu horeeyo maanta
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Alxamdulilah waaka ilahaw ii adke inta kicina ufududee
@filsanmohamed4670 Жыл бұрын
Amin ya rabi
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallh Allha kubarakeyo
@roodacismaan952 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ماشاء الله تبارك الله الهم.صل.على.سيد نا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين اللهم امين ❤❤❤