Mansha allah abwaan muxyadiin shaahid horey u soco
@kaldeeqwarfaa17492 ай бұрын
Mnsha allaaah abwaan aan marnaba laga caajisayn codkiisa eratadiisa iyo luuqdiisa alle hakuu barakeeyo hal abuurnimada inta aynu abwaan muxiyadiin shaahid haysano walee abwaan dhoodaan ma dhiman marka aan gabayada muciyadiin dhagaysto waxaan xasuustaa Qaryaan dhoodaan Alle ha u naxariisteee
@Umuaisha-m9q5 ай бұрын
masha allah allow ilxun kaqabo gesiyaashena❤❤❤❤❤
@AbdihalimSharif5 ай бұрын
Mn sh allah afaga caano lagu qabay
@snw92575 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo geesiyada reer DDS. Afkaga caano laguqabay🥛🥛🥛😍🌹