MUXYADIIN SHAAHID | JAWAABTII IDIL AYRUUSH DHANTO | OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 1,202,047

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

Күн бұрын

ERAYADA - Muxiyadiin Shaahid
LAXANKA - Axmad Eeshcalaa
MUSIK - Maxamed Yarre
CODKA - Muxiyadiin Shaahid
CAMERA- Sudaan Janaale
EDITE - Nageeye Ng

Пікірлер: 178
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA Жыл бұрын
War ilayn tanoo kale tolow jidkay yeelan doontaa ? Inay dhaga adkaatiyo inay dhaga nuglaato bal hada waan dhawri doonaa ? Muxyadiin shaahid call me 📞
@abwaanhire
@abwaanhire Жыл бұрын
Ma jacayl dhaba jidka loo galaa hadal jilicsan oo qalbi soo jiidashale oo jawaaba filo
@abdifitah6259
@abdifitah6259 Жыл бұрын
Abwaan adaa lagu zoo gayaa anigu adi io idil inaad isku zoo baxayziin ayan arkay mar hore oo aan isla kiin jeclahaa waxaan kuu ahay tageerahaga qaaska ayan abti guulayso markazte axmadow dhantadii ayan i jeclayziisay From Abudwaq
@Right.s
@Right.s Жыл бұрын
Tell me your division or country name i like your song traditional song very nice
@ramlacabdiraxiin597
@ramlacabdiraxiin597 Жыл бұрын
Axmadow jawabta adan ka rabna waxay Ila tahy wixi idil ku habona inan lagu shegayn ❤❤❤❤❤❤ from lascanod
@aahha4271
@aahha4271 Жыл бұрын
Waa lagu haya abwaan ee muhiyAdin yac dheh
@rudwaanmohamed
@rudwaanmohamed Жыл бұрын
Silsilad inay heesahani noqdaan cidii rajaynaysa ee rabta like iigu codeeya
@jashka-samjf-cuncun
@jashka-samjf-cuncun 11 ай бұрын
I still watching 2023 from Mombasa Kenya. I love my people DDS🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@ahmedqani3100
@ahmedqani3100 Жыл бұрын
Muxiyadiin ma jaceyl xaasidbaa isagu maxaa dhex wada kkkk si ay tahayba walee wuu shiday jaceylkii Burco Ayaan ka soo salamayaa Reer Jigjiga❤❤
@mohamedcali9204
@mohamedcali9204 Жыл бұрын
Jacayl xaasid weeeye walee
@HanadOfficiall
@HanadOfficiall Жыл бұрын
Muxiyadiin wixii Dabiya astaaqfulaa waxagu waa kala kaxayn dee niow(jacaylku Ha Waaro❤)
@wiilqaranofficial6620
@wiilqaranofficial6620 Жыл бұрын
idil Waaba laqabaye
@ramlacabdiraxiin597
@ramlacabdiraxiin597 Жыл бұрын
Ala maxan isla jecla idil ayrush iyo axmad eshcala ❤❤❤❤ilahow dhexdoda ubad ka beer
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 Ай бұрын
dds walle soomaali asli ah halkaa ayey naga jirtaa ilahey ha noo daayo
@abwaanhire
@abwaanhire Жыл бұрын
Abwaanku jacayl xaasid mawaayo miyuu wadaa war ninku ma inaan afka furtuu rabaa gabadhaha xagooda la iga ma mareee walee jawaabtu kaama soi daahdo huuno idilay meel aan kuu soo mariyaba
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA Жыл бұрын
Afka ha furane maskaxda furo hhhh
@abwaanhire
@abwaanhire Жыл бұрын
@@AHMEDEESHCALAA ok abwaan waad iga qoslisaye jawaab ma mid adigu aad qaadidbaan kadhigaa mise gabadhaan u soo sameeyaaa
@abwaanhire
@abwaanhire Жыл бұрын
@@AHMEDEESHCALAA ok
@abwaanhire
@abwaanhire Жыл бұрын
Abwaan whatsapp kaaa kaala soohadlaye iisoo jawaab
@ramlacabdiraxiin597
@ramlacabdiraxiin597 Жыл бұрын
@@AHMEDEESHCALAA Naga so dhakhsada jawabti ban rabnaye
@sadeyare6455
@sadeyare6455 Жыл бұрын
Wiil barbaaroo badqaba idiley beer lushaye sida bilista qaar Armaad kaga baxdaa?
@samiabeauty76
@samiabeauty76 Жыл бұрын
Dhaantadaan silsilad inay noqonayso inta rajeenaysah 😂
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Dhantada silsilad bay noqotay miya ❤😂
@farxaanqodax6497
@farxaanqodax6497 Жыл бұрын
King of dhaanto muxyadin shaahid
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Muxiyadiiin shaahid iyo boqoradaa jarar idil ayruush waxan dhaanto waa dhaaftay ❤🙆‍♂️
@abokorkoore4487
@abokorkoore4487 Жыл бұрын
Waaw waxani dhaanta waa dhaftaye muxuxidin shaahida iyo boqorada codaka waan idin wata ❤❤❤❤❤❤
@xamdaxarago7703
@xamdaxarago7703 Жыл бұрын
Muxydiin shahid wnku wataa abwn 🥰💯
@umumuscab8101
@umumuscab8101 Жыл бұрын
Ababaaay silsilad ka dhiga abwaan ❤ jecelku hawaro
@dhagaafeaadan7992
@dhagaafeaadan7992 8 ай бұрын
1 1:11 1:13
@abwaantabiye
@abwaantabiye Жыл бұрын
Cajab sheikhow😱
@mowliidahmad4112
@mowliidahmad4112 Жыл бұрын
Falqeynted ayaa laga sugaa abwaan tabiye Tani indho silsilad noqan rabey igu muqataye
@Hanadofficial6666
@Hanadofficial6666 Жыл бұрын
Dhantadan silsilad ha laga dhigo waa eshcalaa dhantee
@axmedbudul7205
@axmedbudul7205 Жыл бұрын
waw eshcalaa dhaanto
@user-zd4ks3vs8i
@user-zd4ks3vs8i Жыл бұрын
🎉waaw kusooco muxiyodin
@ahmedxudun5760
@ahmedxudun5760 Жыл бұрын
Abwaan jamal fidhin diyaarso gantaaladaadii
@SadiiqQalbinuur-vz3gw
@SadiiqQalbinuur-vz3gw Жыл бұрын
casharaa la isu dhiga hayaa wallahi
@abdiazizmahamed6610
@abdiazizmahamed6610 Жыл бұрын
boqorka dhantada abwan muxyadin💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@Birimo12
@Birimo12 Жыл бұрын
Su aallaahaas dhan Aniga xataa ha iga soo jawaabto 😂❤
@anasxarago6438
@anasxarago6438 Жыл бұрын
Fast comment
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 Жыл бұрын
Waxasa dhanta wa inay uso jawaban habli gacanta fududa ♥️♥️
@AdanCabduqadir
@AdanCabduqadir 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HaadkaDuula
@HaadkaDuula 9 ай бұрын
Horta bal qofuu uunoow iiga soo jawaab suaashan Ma Muxyadiin mise Eeshcalaa baa qaba Idil Mise Idil wali Waa gabadh? Hambalyaan u dirayaa dhamaan bahwaynynta fanka iyo suugaanta ee reer DDS. Sharon muhiimah yaad dadka u haysaan
@sankaxaji1241
@sankaxaji1241 Жыл бұрын
Waaaw❤
@sahraabdilahi2413
@sahraabdilahi2413 Жыл бұрын
Muxiyadiin kakalada idil waaa boqorada dhantadee eshcalaa waa in uhiliyaaa idil
@hodanlakilibaan
@hodanlakilibaan Жыл бұрын
Shaahidow ka dhexbax idil iyo eeshcalaa jacyl xaasid hanoqone qabta ku xigta idil usoo dhiiba fadlan wn wan idin baryaa
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 4 ай бұрын
Muhiyadiin dhibbadnida ka dhexbax Reerka
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
La yidhi kaftan reer magaal run buu kaabiga uyahay Labadani waa ka dhabe isu xalaaleeya
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Idil in jacaylku ka dhabyahay ha soo cadayso
@abdimalikjele1195
@abdimalikjele1195 Жыл бұрын
Idil my Love💕
@turkishaahmed
@turkishaahmed Жыл бұрын
Abwaan Muxiyediin shahid ❤❤❤
@farxancrisaaq865
@farxancrisaaq865 Жыл бұрын
Waaaw eesh calaa dhaanto
@salmaabdi5016
@salmaabdi5016 Жыл бұрын
Dhanto wey daftay rerka murtidha 🥰
@cllahiyare5166
@cllahiyare5166 Жыл бұрын
Soo baxnaaso oo barayaashaa jeceylka uso bandhigo
@AyaanleMohamud-kh2cp
@AyaanleMohamud-kh2cp Жыл бұрын
abwan muxiyadin shahid ya helay. Esh cala iyo carur tisi Eshcala afka furo ku dhe
@amalali3988
@amalali3988 Жыл бұрын
Ina shahid waaba jacayl xaasid 😢
@xayiabdirahman4998
@xayiabdirahman4998 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FanaxCabi
@FanaxCabi 7 ай бұрын
Fanax cabi
@extoni6458
@extoni6458 7 ай бұрын
M.a kale Lashsy ❤❤❤❤
@nimcaanshekh6481
@nimcaanshekh6481 Жыл бұрын
Aga abwaanku xadrada muxuu ooga yara joogi wayay wayay waqiseee waqiseee
@mohameddiiriye
@mohameddiiriye Жыл бұрын
Koley aniga waan sugaay midaan in ey kadhaceyso abwaan Esh calaa adigey kuu taalaa arintaa
@MuseAlpani-yg3ic
@MuseAlpani-yg3ic Жыл бұрын
It is sweet Somali song
@abdimalikmohomed8553
@abdimalikmohomed8553 Жыл бұрын
Ha socoto rageedii way gadmaysaa
@MohomedDuuh-eu5sb
@MohomedDuuh-eu5sb Жыл бұрын
Abwaan muxiyadiin shahad waa dareentay Howsha meeshay u wado
@MaxamudKhaalid
@MaxamudKhaalid Жыл бұрын
Nabad ku salamay
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Жыл бұрын
Muxiyadiin shaahid ma run run bayba boogtii uga damaqday waaxay kulka iyo dhaantada jwbta ahi 😂😂
@ZakaYare
@ZakaYare Жыл бұрын
Wan ku salamay abwaan eeshcala Lakin wax karaba Ariin yar wll Qali
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 Жыл бұрын
From Hargeysa 🎉
@Right.s
@Right.s Жыл бұрын
I see your daily updated videos tell me your country division name
@darasalam3147
@darasalam3147 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴
@abwwandhirane9788
@abwwandhirane9788 Жыл бұрын
Kaleexo. Ahaaaa
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia Жыл бұрын
Baad la cuno boqoluhu ka wayn 🧃🍦🥧
@cabdullahiaxmedxasan5310
@cabdullahiaxmedxasan5310 Жыл бұрын
Ad iyo aad dhanto abawan
@ahmedgaatiye2852
@ahmedgaatiye2852 Жыл бұрын
Best answer
@mowliidahmad4112
@mowliidahmad4112 Жыл бұрын
Haye axmed eesh calaa Silsilad miyad noga dhigi rabtin In ay noqato wan jeclan laheyn
@NuuraHassan-fp5hr
@NuuraHassan-fp5hr Жыл бұрын
Walshaye hoyadaye I dhashaye ale hayka dayo matntaydii
@kulowElmi-mq
@kulowElmi-mq Жыл бұрын
Abwaan muxiyadiin
@user-sd1rm8pi5q
@user-sd1rm8pi5q 10 ай бұрын
@user-sd1rm8pi5q
@user-sd1rm8pi5q 10 ай бұрын
4:49
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 Жыл бұрын
❤❤
@ahmedadam3537
@ahmedadam3537 Жыл бұрын
Music heestii nuur caraaale u eegtay
@Casho-jj2ho
@Casho-jj2ho Жыл бұрын
Waaaw
@BashiirMuhumad-lv8tr
@BashiirMuhumad-lv8tr Жыл бұрын
waxbaa kadhacay idil iyo muxyadiin waxaan leehy shariifada daa
@MahamedabdiAhmed-dq5kb
@MahamedabdiAhmed-dq5kb Жыл бұрын
waxan dhanto way dhaf tay arayada ku jira i ca jipiyay
@CabdiXoosheey-fi2vp
@CabdiXoosheey-fi2vp Жыл бұрын
❤❤
@maxamedcabdi312
@maxamedcabdi312 Жыл бұрын
Waa madfac culus
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Жыл бұрын
Thanks Abwaan
@sacdanimco
@sacdanimco Жыл бұрын
Axmed eeshcalaa
@cllahiyare5166
@cllahiyare5166 Жыл бұрын
Eega wan idin wataahe noloshu idinma xumeyso
@ismahanduale2162
@ismahanduale2162 Жыл бұрын
Woowo 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸
@updyyare4110
@updyyare4110 Жыл бұрын
Idilay baad la cuno boqoluhu ka wayn ruux boholyow qaba pictur ku ma badalo
@axmedabshir8939
@axmedabshir8939 Жыл бұрын
Tan dhaanto way dhaaftee kah
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Silsilad. Miyaa laga.dhigay Cali bashiir cali dhaanto. Haloo gacan haatiyo. Waa iga talo
@AbdiramnHiliye
@AbdiramnHiliye 6 ай бұрын
1M ❤😂❤😂
@FaiTau-n4m
@FaiTau-n4m Жыл бұрын
-Bashkortostan: 👍👍
@hodhanabdi2007
@hodhanabdi2007 4 ай бұрын
😭😭😭
@MaxamedAbdi-n1u
@MaxamedAbdi-n1u Жыл бұрын
Boholyoow Ruux Qabaaa Pigjar kuma Bogsado Ku wacneyd inu ka dhigo 😂😂😂
@cabdishahmi8182
@cabdishahmi8182 Жыл бұрын
Wuu kutufay tiiyarayd
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 Жыл бұрын
War jawab dagdag ah ayan xalimoyinka ka sugeynaaa anagu sidan ma u dulqaadan karno khadra ama idil midey gantaal soo rid
@abshirhamdi4391
@abshirhamdi4391 Жыл бұрын
Adkatay kkk
@NacimaDaher-lv7ee
@NacimaDaher-lv7ee Жыл бұрын
M a
@bisharoxassan6905
@bisharoxassan6905 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤kkkkk
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Waa run boholyaw ruux qabaa picture kuma bedelo😂
@ABDIFATAHdb
@ABDIFATAHdb Жыл бұрын
Laxanka iyo musik iska badala fadlan baryahan danbe dhanka musik iyo laxanka wad ka dishen dhantadad abwan furinle ha dubo next 😂
@XasanShiiloowmaxamed
@XasanShiiloowmaxamed 8 ай бұрын
Silsiladaan maxaaa loo joojiyay soodaaya mar kle
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Жыл бұрын
Ahmed sxb jijigan imanaya seen kula so xidhiidha dhanto iyad isamayn
@BareJamac-s2t
@BareJamac-s2t Жыл бұрын
Idailey jacalku inu ka dhab yahay ka so jawab
@laylalaki5115
@laylalaki5115 Жыл бұрын
idileey
@WaawoMahamed-ww8mi
@WaawoMahamed-ww8mi Жыл бұрын
Wax baa ka dhacay
@MuktarHassan-ns8do
@MuktarHassan-ns8do Жыл бұрын
Muxyidinow dulmiga daa mutida iyo aqo n munasabkeda mari ha magic idil monad yeledoho. Maqal iyo muqal.molasiyayo midnimey rabta
@fadximohamed1156
@fadximohamed1156 Жыл бұрын
Silsilada noo wada
@mohasarbeeb2020
@mohasarbeeb2020 Жыл бұрын
Fanaaniinta Dhaantada San baa safkoogu ah: 1. ALI DHAANTO 89% 2. AXMED BUDUL 82% 3. MUXIYADEEN SHAAHID 78% 4. ............ 5. ............ 6. ............ 7. ............ 8. ............ kuwa kale
@hakimoali3794
@hakimoali3794 Жыл бұрын
Muxyadiin shaahid 100 Axmed 99
@kifaaxguraase7359
@kifaaxguraase7359 Жыл бұрын
Halkeeed buu dhigay
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 Жыл бұрын
Cajiib qofdi su'aalo ayaa lagu waalay walee 😂
@ibraahimxasansamowIbraah-kb5io
@ibraahimxasansamowIbraah-kb5io Жыл бұрын
Asc
@MusdafYussuf-xl9hm
@MusdafYussuf-xl9hm Жыл бұрын
Mshaallah enolada rer kelilka lkn iniy wadagayan Aya wcnet
@BashiirMuhumad-lv8tr
@BashiirMuhumad-lv8tr Жыл бұрын
war eshcaa fadhiga ka kac gabadha uhiil maxad sugi❤
@user-lb2bn8md1f
@user-lb2bn8md1f Жыл бұрын
Dhanto cusub
@shaficimohamed3199
@shaficimohamed3199 Жыл бұрын
Muxudiinoow dadkaan maxaa kadhaxdoontay adi xabsiga inaluuguu taxaabi doona ayaay ubadantahay
DHAANTO CUSUB ~ MAXAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
6:25
DEG DEG SAYID CALI OO DIL TOOGASHO AH LAGU XUKUMAY & DAREEN KIISA OO IS BADALAY
17:26
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 39 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 31 МЛН
DHANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH & AXMED EESHCALAA  | VIDEO 2022 HD
7:09
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,5 МЛН
ABWAAN NUUR GOOSAAR DHAANTO CUSUB DEEQA NUURA///.2024.
5:54
MURTI RAAC
Рет қаралды 6 М.
DHAANTO JAWAABTA WARDOON BY MUXIYADIIN SHAAHID OFFICIAL VIDEO 2020
3:57
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 1,8 МЛН
IDIL AYRUUSH & KHADAR GEELJIRE | DHAANTO CUSUB VIDEO 2022
8:23
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,5 МЛН
IDIL AYRUUSH IYO SHUCEYB YARE DHAANTO CUSUB WARKA KEEN
3:41
Muraad Production
Рет қаралды 144 М.
AROOSKII IDIL AYRUUSH SIDEE AYUU U DHACAY ??? WAA LAYAABAY !!!
3:30
MIDNIMO QARAN FILMS
Рет қаралды 225 М.
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 334 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 39 МЛН