Anoo kunool Ethiopia ayaanan aamin sanayn inaan ahay Ethiopian, waxaan ahay Soomaali anoo kudhashay Jigjiga caalamku hamaqlo iam Somali iam Somali kaalay Jimmy Carter iga dhig Ethiopian
@Bidhaanshe-BM18 күн бұрын
Walal halka iska sax Ethopia kuma noolid ee dhulka la heesto ayaad ku nooshahay ama somali galbeed iska sax halkaas waa hadii aad dowlad degaanka ku nooshahay guuleeyso
@maryanmohameddirie204318 күн бұрын
Abdihafidow aniga ka mid ahaa ardaydii ku banaan baxday Ruushka markii dowladeenu u qabatay in ay dalkeena uga baxaa 72 saacadood. Waxaan dhiganayey Iskoolka H/Dhexe 21 oktober. Waxaan socod dheer ku marnay waddada dheer ee Maka al mukarama. Waxay ahayd maalin qoraxdu aad u kulushahay ❤❤❤❤
@AbdiweliMohamed-d5k18 күн бұрын
Masha allh
@Masago202518 күн бұрын
Srael insha Allah 2 sano udhiman Allah soo gabiyo cimrigoda
@fadumokheire74218 күн бұрын
Cabdixafiid aabahay wuxuu ka mid ahaa ciidankii dagaalka aaday Oo goday ka saaray habashida Maantana xaal halakaas ayuu Marayaa Soomaali Allaha isu soo dumo
@hooyadaikraantahliilalahax401216 күн бұрын
Viva BRIT SOMALI TV for somalia history of 77
@abdisharif831518 күн бұрын
Waa halaagmay odaygaasi waxayna Nato iyo Warso ay isla qaateen inaan soomaaliya wax hub ama caawimo ah aan la siin ee ethoipia la caawiyo ciidan, hub iyo gargaar kasta
@AbdiGuuhad18 күн бұрын
Very true
@abdelkadir124318 күн бұрын
Jahanabo Ilaahey hageliyo
@fartunfarah644718 күн бұрын
Ugu danbeeyay maaha ee waa ninkii ugu horeeyay ee xaquuqda falastiin u hadlay.
@SacdiyoOsman-c1i18 күн бұрын
Asc
@Bidhaanshe-BM18 күн бұрын
Anigoo reer muqdisho ah hadane aad ban uga xanaaqa markan arko ruux leh somalida Ethopia hadii codkeyga uu gaarayo ma sugo oo wxn dhaha wll somali galbeed dheh Mida kale abdihafiid qof somali ah oo cfm qabo oo 77 ku faaneyn miyaa jiro reerka uu doono ha noqdee dhexdeena markii ey tahay aan xifaaltano lkn markii ajnabi yimaado mid ayaa nahay inta dhiiga somaliyeed ee xalaasha ah ku jiro
@IbroAbdi10018 күн бұрын
Waa Sax Walaal Anigu Inaan Soomaali Nahay Shiki Kuma Jiro Dhulkana Anaaga Leh Inta Uu Dastuurka Itoobiya Ee Dalka Lahu Maamulo Uu Jirana Anag Oo Ah Soomaali Inaan Wax La Qayebsano 120 Milyan Ee Itoobiyanka Maxaa Noodiiday Alx Hada Waanu Ku Noolahay Waan Ku Shaqaysana Ubadka Dhalanay Ayaa Wax Barsho Bilaash ah Hala Sidoo Kale Cafimaad Bilaasha Ayaan Helaa Waxaa Intaa Noo Dheer Allaha Noo Siyaadiye Nabad Galayo Umada Kale Ee Islaamka Ahna Allah Soo Siiyo Nabad Galyo Waarta
@Hajidulmidiid18 күн бұрын
Wax wanaag ah malahayn caasi ILLAAHAY ayuu aha.
@azizaabdulle79218 күн бұрын
Markii uuu Ethiopia inorganic hiiliyey wacalku waaba baqtiyee cadaabta Allaha ku waariyo
@mohamednoormohamednoor222118 күн бұрын
May Allah
@fartuunisse104518 күн бұрын
Haddan wali sidii nahay oo alle mooyee aysan inarabin reergalbeed iyo gaaloodhan.
That's true because they can't get peaceful Israel until palatine get peaceful too
@yusufabdullah126218 күн бұрын
Soomaliya Soomali baa leh
@musa-sc2cb18 күн бұрын
Jimmy Carter Allaha Cadaabo Gaal Xun bu ahaa. Dagaalki 1977 ninkii yidhi cidamada somaliyeed ethiopia ka baaxa. Cuba iyo Russia Dooni mayno.
@RosamundBarbie16 күн бұрын
Thanks for the breakdown! Just a quick off-topic question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?
Kuubobo naaseer waxa laga wadaaadaa waa shafka Wayn alla muruqa shafka Wayn maryoolay ma lahan muruqa shafka marka naas ayey u maleeyaan
@abdisharif831518 күн бұрын
Wuxuu ahaa jimmy carter wadaad laga soo doortay kaniisadaha oo ku adag Christian-ka
@ruqiyoahmed658217 күн бұрын
Asc Cabdixafiid Somaliya kuma Rabin dagaalkii Itoobiya ee waa looga hiiliyey gaalo oo dhan ayaa ku qasbey Somali in ay ka baxdo dhulkii ay qabsatey meeshaas ayuu Maxamed Siyaad Alle ha u naxariisto ku qaldamey inuu kabaxo, Markaas ayey Somali kala daadatey oo mucaarad lagu kiciyey burburkii Somali meeshaas ayuu ka bilowdey ilaa hada ayaa reer galbeedku dhagrayaan Rag naga dhiciyana maheyno Alle ayaan nasri ka sugeynaa bi'idni laah
@malaqdooy513818 күн бұрын
President jimmy carter waa ka saxsanahay maxaa yeelay dhulkas itobiya ka tirsay sharciga adunka u yaala siyad barre waa ka khaldana geel jir iyo jaajus itobiya inta u daneenayo anaga na burburiyey somalia manta dowladda 🇸🇴 somalia waxa ku baryeysa calalamka in xuduudka gumeysiga dhigan in itobiya aqoonsato cml itobiya anaga somalia nahay ka gargaran xiligii Ahmad gurey ilas 77 lkn manta iyaga naga gardaran baddeda rabta dagalka xada sax ah