MW MADOOBE OO SOO SAARAY WARQAD LAGU SOO XIRAYO MW XASAN SHIIKH

  Рет қаралды 8,619

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@Ruun-finder
@Ruun-finder Сағат бұрын
The problem is who ever goes villa soomaaliya becomes dictator and follows no rules.
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 3 сағат бұрын
Gobanimo Doonka Somaliyeede Galbeed Gafka Uma Dulqaataan Gardarada Mayeelaan Geerida Madiidaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤JUBALAN GUUL.GARDARAA U ARKAA WAXA REER JUBALAN KU SOCDO .
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Сағат бұрын
C/ XAAFID MEESHA QOF AQOONLEH KEEN NAGADAA DUUSTOYINKAN FAARUQA AH WARKOODA
@MOSHADI84
@MOSHADI84 3 сағат бұрын
The problem is that some of the governors are behaving like warlords
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 сағат бұрын
Xasan dhiiqo khaldan
@AliAbokar-p9o
@AliAbokar-p9o Сағат бұрын
Qabiilkii ku qaaday human dhigo
@Ruun-finder
@Ruun-finder Сағат бұрын
Mudane Maxmed Dable si wanaagsan buu u qeexay dhibka ka jira dowladnimada umada somaaliyeed waana khabiir og danta umada somaaliyeed.
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 3 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 3 сағат бұрын
Guul weyn waye wa arin dimoqarati ah hadiba la so xirayo mw la mxkamadeyo wan so dhaweyna
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 3 сағат бұрын
Asc brothers. Thank you so much. May Allah SWT protect our people and country.
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 3 сағат бұрын
Axmed nadoobe. Waa haptey qaran
@AliAbokar-p9o
@AliAbokar-p9o Сағат бұрын
Cabdi xaafid waxaan ku moodi jiray wariye qaran lakiin waa kaa muuqato qabiilka ku qaaday
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii Сағат бұрын
🥺🥺🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho 🥺
@alisalad1798
@alisalad1798 3 сағат бұрын
Asc abdi xafid, wariyaasha somalida maxaa u diiday in ay wax kasto ka hor mariyaan wadanka iyo wadani nimada mise ayagaaba caqabad ku ah wadan mise aqoontii ataanba jirin?
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 3 сағат бұрын
War niyahow cabdi xafiid waxaan kaalayaabey marka aad wareysaneyso aqoon yahanadaan noofalanqeeya siyaasada iyo wacyiga taagan wikhtigaan markasta waxaad weydiisa su,aal fiican oo qofwalba uu jeclaanlaha inuu weydiiyo balse marka uu billaabo falanqeynteeda adigaa kadhexgalaya fadlan wallaal waxaan kaacodsanlahaa aqoonyahanadu hadhameysteen falanqeynta marka aad weydiineyso su,aashada labaada waadna mahadsantahey👍
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 3 сағат бұрын
Wan Soo dhaweyneynaa arinkaas
@hassaniman4629
@hassaniman4629 26 минут бұрын
Ninkaan more than half way isagaa khudbeeynayey wariyaha jaanis dhan uma ogola Waa diktaatoor kale kani
@AliAbokar-p9o
@AliAbokar-p9o Сағат бұрын
Cabdi xafiid odaygaan qabiilistaha ah maxaad noogu kaanta
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Сағат бұрын
Edeb darada Axmed Madoobe marnaba ma qarin kareysid, Hadii Madaxda federal ka ka waynadan dhibkaan ayaa dhacaayo, sida ethiopia iyo federalka mareykanka waxaa sareeyo federal ka
@MOSHADI84
@MOSHADI84 3 сағат бұрын
Guul guul guul DFS
@abdigaiye715
@abdigaiye715 2 сағат бұрын
Axmed madoobe cid aanan la fariisanin majiraan Alle umada haka qabtee
@kiinhusen
@kiinhusen 2 сағат бұрын
ILAAHAY ADIGA HAKU SOO QABTO XAQA UMA LIHID INAAD HABAARTO EE ILAAHAY ADIGA HAKU CELIYO
@AliAbokar-p9o
@AliAbokar-p9o Сағат бұрын
Qabiil maa ugu hiilinee odaygan digtooriga
@ashanur2143
@ashanur2143 3 сағат бұрын
Ahmed madoobe 0:59 Muxuu soo xiri karaa
@kiinhusen
@kiinhusen 2 сағат бұрын
HADAA ma culusow oo amaankii Xamar sugi waayay baa Axmed soo qaban kara
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen 3 сағат бұрын
isku caano shubka waa u madax banan yahay miyaa na leedahay madoobe
@NasroAli-fx1lg
@NasroAli-fx1lg 2 сағат бұрын
Mahadaad Isla sintay madaxweynaha Dadka iyo nin jahwareersan Oo aan Dal iyo dadmida Kala jecleyn io u adeeya danahiisa gaarkaa Waa gudiomiye gabal oo iska hahsta in uu yahay madaxweyne
@CabdiFatax-x8d
@CabdiFatax-x8d 3 сағат бұрын
😅😅😅😂😂 Cajiib sheekhow Nidaam dawladeed meesha kama muuqodo😂
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Сағат бұрын
Abdi xaafid inaad cawaan tahay xanuunsan waxaad dadka u sheegayso fiiri hada londonawaad ku nooshahay
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 3 сағат бұрын
Wax saxan hadii lawaayo waxaa Doqonnimo ah in lagaa waayo wax iska dhicin. Fariid waaye!🤔😱😰 Mahadsanidiin
@kiinhusen
@kiinhusen 2 сағат бұрын
GARADARDA LOOMA SINA XASAN OON TALIN JIRIN BAA TALO LOO DHIIBAY. WAXAA CIYAARTA WADA WAA CULUSOW ISAGA RUNTA U SHEEGA. WAXBA HA EEDAYNIN AXMED MADOOBE WAAD OGTIHIIN XAQIIQADA IYO SABABTA KEENTAY IS FAHAN LA’AANTA HADA KA DHEX QARAXDAY
@kiinhusen
@kiinhusen 2 сағат бұрын
DAD AAN DAWLADNIMO WAXBA KA OGAYN BAAD KU TILMAAMAYSAAN DAWLAD. CULUSOW AMAANKA XAMAR HA SUGO WAXBA YUUSAN KU MASHQUULIN KISMAAYO.
@abdulhassan4128
@abdulhassan4128 3 сағат бұрын
Iska hadloow ina igare IgA dheh ,wadaniyad jiliina Ayad noo jilaysay miya.
@ChâuThanhTùngng-v9z
@ChâuThanhTùngng-v9z 3 сағат бұрын
If our nights were as funny as this video, we'd never fall asleep🐱
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen 3 сағат бұрын
noo faahfaahi in dowladu sadbursi rabto?
@FatmaOmar-c8m
@FatmaOmar-c8m 2 сағат бұрын
Waaryaa Hee sidaan miaad wariye kutahay dee anagu dabaqoodhi goaan baanu kagaadhnay
@zainabg979
@zainabg979 3 сағат бұрын
Xasan maxaa ka galay kismaayo waa qaldan yahay
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 сағат бұрын
Labo tuug kiilasooxiro aan aragno
@lafooletv9506
@lafooletv9506 2 сағат бұрын
Lafoole Show
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 3 сағат бұрын
Xasan shiikh waa in la Soo xidhaa baastarka baastarku dhalay
@faizamediamedia181
@faizamediamedia181 2 сағат бұрын
0:48 😂😂😂😂😂😂😂
@AliAbokar-p9o
@AliAbokar-p9o Сағат бұрын
Qaranka aa ka wayn Axmed madoowe
@MohamuuAxmed
@MohamuuAxmed 3 сағат бұрын
Asc waxnlayhay dagal wilayakudinta aa kumadasho axmaed na hlodyo mamulkisa
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 3 сағат бұрын
Wax uu ogyahay ma ma jirto siyaasad welibo hadalkiisa waa qabiileysan yahay. Waxaan waa dastuur ethiopia noo keentaye ethiopia ma jiraa maamul isku taagi karo ra,isul wasaaradahooda
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud 2 сағат бұрын
Odayashano kle e hurinya in Somali is disho hanoso fariisin abdi hafid wadankuna dowlad ayu leyahy Cidi ka hor imatana wala so khabanya awal Banu nac nay tobanka calan e Somali ledahy isku so duube nbd Ayan rabna hadan nhy shacabka somaliyed
@abdirahmansiad1711
@abdirahmansiad1711 3 сағат бұрын
Joke
@salebanomar76
@salebanomar76 3 сағат бұрын
😂😂 LEICESTER AYUU CEYR KU QATAA QAXOOTI AQON BEEL TUUG IYO EEY QABQABLE 90JIR DHIIGYA CAB AH AYAAD UGU HILINEE QABIIL 1991DII ALAA MANTAY TUUG AYAA HOTAGAN SOMALIA 🇸🇴 LEICESTER. 🇬🇧 UK AYUU QABIIL LAJOOGAA AQONTU WAA QABIIL NOCAN OO KALE?????
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Сағат бұрын
Adeerow ninkaan Waa taageere axmed madoobe, walee in aan mardanbe falanqayn ka dhageysan doonin. Xasan waan wada neceb nahay lkn dowlad nimada somalia waxaa ku dheelay dadka dibadaha wax kusoo barteen, Axmed madoobe ayuu tagersan yahay ninkaan wlhi, ishsh dhiigiisa axmed madoobe ayaa kabuuxo,
@MOSHADI84
@MOSHADI84 3 сағат бұрын
Insha Allah, DFS guul guul. @Ahmed Madobe, he is dreaming and behaving like a warlord.
@kiinhusen
@kiinhusen 2 сағат бұрын
Insha Allah Axmed Islaam guul guul, Xasan culusow riyo ayuu ku jiraa wuuna dhici doonaa waana laga guul aysan doonaa
@PilotibraYare
@PilotibraYare 3 сағат бұрын
Niyow 😂😂😂 qabiilista tahay ileen dadkaga dhinac ka raac wariye hadii kale london somali wa ka amni xun tahay
@HoàngThịLamam
@HoàngThịLamam 3 сағат бұрын
My boyfriend tried to do it again, and now we have a new record: a broken lamp and a sea of laughter💋
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Сағат бұрын
Adeerow ninkaan Waa taageere axmed madoobe, walee in aan mardanbe falanqayn ka dhageysan doonin. Xasan waan wada neceb nahay lkn dowlad nimada somalia waxaa ku dheelay dadka dibadaha wax kusoo barteen, Axmed madoobe ayuu tagersan yahay ninkaan wlhi, ishsh dhiigiisa axmed madoobe ayaa kabuuxo,
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Сағат бұрын
Adeerow ninkaan Waa taageere axmed madoobe, walee in aan mardanbe falanqayn ka dhageysan doonin. Xasan waan wada neceb nahay lkn dowlad nimada somalia waxaa ku dheelay dadka dibadaha wax kusoo barteen, Axmed madoobe ayuu tagersan yahay ninkaan wlhi, ishsh dhiigiisa axmed madoobe ayaa kabuuxo,
Новости дня | 28 ноября - дневной выпуск
11:37
Euronews по-русски
Рет қаралды 38 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 9 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | IRAN | ISRAEL | LEBANON
11:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
SOO QABASHADA AXMED MADOOBE WAA DAGAAL SOKEEYE | DHIIG DAATA
21:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
'ISRAEL AYADAA DALBATAY XABAD JOOJINTA',  XOG CULUS | XISBOLLAH
20:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59