MW Xasan Sheekh maka jawaabi doonaa bahdilka Kenya & fadeexada Ruto uu ku kacay?

  Рет қаралды 12,482

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@mohamedadan7867
@mohamedadan7867 3 сағат бұрын
Wuu ku saxsan yahay inuu ka reebo waayo Somalia waxa jooga argagixiso. Ma damaanad qaadan Karto somalia nabada kiiniya
@MuhidinAdan
@MuhidinAdan Сағат бұрын
Adeer ishisi la,arke ayaa ushiisa lagutuma xassan sheeq sumcadii somaalinimo Waa duleeye
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 51 минут бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Marka hore Abdiaziiz Barow ayaan uga mahad celin shaqada uu hayo. 1, Somaliya ayada ayaa halkaa is dhigtay ee cid kale aysan eedin. 2, keyana waa garteed oo waxay ka baqi west gate oo kale!!! 3, Dadka Somaliyeed ee maal gashiga ku sameeyay kenya iyaguna waa gartood oo waxay rabaan meel amni leh oo ay xoolohooda ku cuni karaan!!! ( wadan keena ayaa kafiican kenya dhan walba Laakiin way naga Madax fiican yihiin.)
@abdullahisahal3939
@abdullahisahal3939 Сағат бұрын
mahadsanid Abdiaziz warbixintaada markii aad adigu sharaftaada dhawrtid baa dadka kale sharaftaada dhawrayaan dhaqanka madaxdeena ayaa dulinimadaas noo horseeday
@bossman1024
@bossman1024 2 сағат бұрын
Somaliga sheegi reer maha saxiib xasan sheekh intu jogo majirto somali midaysan
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 сағат бұрын
Waka jawaabi karyaa hadoo keenso ciidamada masar sababto eh doolad diidka dalkeyna waa hal reer iyo kenya iyo xabashida itoobiya cadowga waa sedaxdas marka waka adkaa karya hawiye iyo masar oo dhinac iyo daarood iyo itoobiya iyo kenya 😂
@NasirAbbas-m6n
@NasirAbbas-m6n Сағат бұрын
Qaado airfresh ah alaha madax wadaniyiin ah oo iskuhaya dalka iyo dadka soo maaliyeed ee sharafta badan kuwa joo gana kuwa kuwa kafiican allaha noo gu bedello Amiin😊😢
@AbwaanDhoore-s4j
@AbwaanDhoore-s4j 3 сағат бұрын
Dal aysan lahan ayaa somalidu si waali ah hantidoodii galiyen cidina daro wayn
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
somalida aqli yarida aa u geyso inee wadan kale lacag geliyaan
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 2 сағат бұрын
SIYAASADA WASAARADA ARIMAHA DIBADA EE SOOMAALIYA MA AHAN SIYAASAD FADHISO MAALINBA NINKA MADAXDA AH AYAA SIDUU RABO KAYEELO DHIBKA JIRA WAA INTAA IYO QAAR KALE OO BADAN
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Сағат бұрын
@abdirahimhassan7451 eedda waxaa leh soomaalida maal gashaysy waddan aysan lahayn, ee dawladdii ay lahaayeena doiday in ay taageeraan, waa gar in jareertu gumaysato
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Сағат бұрын
@abukardhaay8360 lakin mid ogow soomalida kenya maal gashato passport soomaali ah mukama joogaan waadna soo baari kartaa
@AbdirahmanMuumin-q2h
@AbdirahmanMuumin-q2h Сағат бұрын
Hadalkiisa waa sax Somalia 🇸🇴 amni ma ahan oo argagaxiso ku nool dowladdana wadanka oo dhan ma xakunto,dhinaca kale dhaqaale waa ay heshaa dhinaca qaadka(jaadka)
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 2 сағат бұрын
Walaalkay Ustaad Brroow, wiil Somaaliyeed oo shaqadaan saxaafadda aqoon u leh, dal iyo dadna jecelaa tahay ee mdxwayneheena ka samir brother . Si kasta oow noo bahdilay 😢
@Hassanahmed-g7k
@Hassanahmed-g7k Сағат бұрын
Abdi cazizow khana ziirba wadanka maamusha marka waxan sugayna inta ilaahay ina dhaafinayo hadiiba ay wax ka hadhan
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p Сағат бұрын
Asc barrow dawlada mw xasan iyo dawladiisu goaan adag ha ka qaataan ethoipia iyo kenya oo wasaarada arimaha debada ha qaadato goaan diplamacy
@abdirahmanhassankhalif1553
@abdirahmanhassankhalif1553 3 сағат бұрын
Kenyaati Afsoomaali yaqaan ayaa tahay adoo kheersheegeysid kuma arag EE Allah kacabso
@salebanomar76
@salebanomar76 3 сағат бұрын
NACALAD BAA KUTALA XASSAN SH EE NAGA DAA PLEASE 🙏 QALBI JABKA BAHDILKA JAREER XUN EE BALASHLE AHAY INUU SAAN LION 🦁 OF AFRICA 🌍 INUU BAH DILO SOMALIA 🇸🇴
@arooryo7463
@arooryo7463 3 сағат бұрын
Lacdadu adey kugusoo laabaneysa qabiilayste yahow damiinka ah. Baadoow waaxid
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
nacalad waxee ku dhacday adiga iyo faqashtii aduunka ku keentay xaarmajao markuu joogay gabdhaha somali waala tarxiili jiray dabadooda ayagoo la taabanaayo m/w hassan ma joogin xiligaas qabyaaladii ku dhashay was
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 сағат бұрын
Lacnad adee kugu taala doolad diid ah baqtiyahow daarood iyo itoobiya iyo kenya wlhi waa iskorsaari doona cadow yahow 😂
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 сағат бұрын
Xasan Sheekh dano dhaqaale oo Qaadka ah ayuu Kenya ka eegtaa bahdil ay kusamaysay una jawaabi karo
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife 3 сағат бұрын
Somalia iyo Somalida kenya kala baro bro Somalida kenya wa kenyan kadib ayey somali yahay qabilkoda kama hadlayo kuwa martida ah ama shaqada ujoogo kuwa itobiya ee gumeysiga kujiro lamid ma ahan difac iyo sirdoonka kenya somlida keny aya heeysto sidaas oola soco
@CabdinuurWeheliye-z4h
@CabdinuurWeheliye-z4h Сағат бұрын
Dalkaan waan iska joognaa ANAGU malihin Haddii aan leenahay waxbaan ka badali lahayn Diinta Dadka Dalka Intaas ayaa tusaale kuugu filan mahadsanidiin dhamaantiin
@abdulazizd
@abdulazizd 14 минут бұрын
Waa warkii ila qaab darna een ka dhageysto. Somalia cid viso sisa malaha sabaabtuna amniga. Kenya sidaasay sheegtay maxay buunbuuniskan
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 2 сағат бұрын
Way ku saxsantahay soomaalidu ninkii dal shisheeye dhiso taabaa udanbayso
@abdelkadir1243
@abdelkadir1243 Сағат бұрын
Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa Kenya wey ku sax santahay anaga ayaa is sharfiweyney
@jaltul8909
@jaltul8909 2 сағат бұрын
Xasan xaabsade buuq uma baahna ciyaal buu Switzerland kula shirayaa dalxiisna wuu kujiraa, odayga hala cimaamado kanaalkiisa KZbin ka Like Share hala dhaafina si'uu ugaaro 10000
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Сағат бұрын
Dhaqalaheda Xaranta ha heysayo Somalidu. Kenya waa saman thy
@CaliyuusufKaàriye-q3d
@CaliyuusufKaàriye-q3d 2 сағат бұрын
Waa saxa soomaalidu waxay malakashawesay watanakeed
@Ahmed-hk1qz
@Ahmed-hk1qz 2 сағат бұрын
Marka hore waan idin salamay daadiya yasha janalka c/asiis Baraw marka xiga somaalidu wadani Maha
@Ahmed-hk1qz
@Ahmed-hk1qz 2 сағат бұрын
Hadal ka ruutu waa run wayo nin waxaga doonaya maxa amaantada kagalay waxba
@Ahmed-hk1qz
@Ahmed-hk1qz 2 сағат бұрын
Aduunka hoygaga iyo wadankaga Mahe meshikaleba martial kutahay
@Ahmed-hk1qz
@Ahmed-hk1qz 2 сағат бұрын
Kawaran Jago ad LaHaye hadad is ka dhisato mad ku amaanantahay mise wad ku cayantahay
@Ahmed-hk1qz
@Ahmed-hk1qz Сағат бұрын
Wayo haday wadani yihin dhaqalaha kiiniya ay geliyen a night wadankoda ayay ku sugilahayen
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Сағат бұрын
dhan kale waxay aaminsan tahay kenya lacagta in shacabkoda laga qaadey ayna leeyihiin dadka reer kenya
@OtaSheere
@OtaSheere 3 сағат бұрын
Xasan diiqo aya oo sababa doqonka wa mujrim doqon dibir kama daasho😢😢😢😢😢
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 сағат бұрын
Eeda waxaa qaafaua soonaalida maal gashayay waddan aysan lahayn waddan koodiina ku caasiyoobay
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 сағат бұрын
Kuuma yeedhine Aaduun baa yimi geela loogu heesaa Ruto wuu saxan yahay ✅
@NasirAbbas-m6n
@NasirAbbas-m6n Сағат бұрын
Ruto wasaxan yahay,,xasan kama hadli karo ee meelihiisa hacanbuuleysto!!!!!
@Maykstkv
@Maykstkv Сағат бұрын
Izlii ma abahaa ba iskalee Kenya 🇰🇪 aya iskalee. Somaliduna wa qoxotii. Hdii ayraban xamar ha adan Kenya lagamaraboo
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 3 сағат бұрын
Riwalba shilalkay isdhigta laguqala .iyada isdhigtay soomaalidu ganacsiga islina wa waxaysan abaal ugu hayn Amay ganacsigaas la.adikaran dalkodi waamaya. Soomaaliya gumaysiba kuhareraysan iyaguna iska garanaayan😢 iskumaqan lagu maqanyahay 😢
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 2 сағат бұрын
Asc soomaali ayadaa waalan waana lagu sugay (waxaan u baxshay isma Raba Kala raran isku raran)
@bossman1024
@bossman1024 2 сағат бұрын
Somaliga sheegi reer maha saxiib xasan sheekh intu jogo majirto somali midaysan Waayo xasan aya kala geeyay arag xasan sheekh horta
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Сағат бұрын
WAX UU JAWAAB UU BIXIN KARO MA JIRO XASAN TUUG WAA QOF DACIIF AH OO DALKIISA IYO DADKIISA IIBSADEY. XASAN FAAIDO WEYN AYUU KU QABAA QAADKA KENYA WAAYO LACAGTA QAADKA JEEBKIISA AYEY KU SOO DHACDAA.
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Сағат бұрын
MADAXWEYNE RUUTU HADALKA UU YIRI WAA MID DADKA SOMAALIYEED FAA. IIDO UGUJIRTO
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 Сағат бұрын
Lkn WAA HAWIYAHA KELIYA DADKA CUNAQABTYNTA AY SARTAY KENYA DAAROOD WAA MUWAADIN HADI UU KENYA TAGO IYO HADI UU ITOOBIYA TAGABA SOMALIYANA DAAROOD BAA LAGAGA BAQAA😅😅😂😂😂
@DiegoJotta-du1hm
@DiegoJotta-du1hm 3 сағат бұрын
7million ururka bariga aftica ey somalia bixisay bishii hore oo ah canshuurta ogowna 7wadan kumideesan ururkas ganacsiga waa isku furanyahay somalia meel usocoto lanayaqaano walee
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 16 минут бұрын
Xasan Bilada ayaa lasiiyay Alxamdulilaahi
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 Сағат бұрын
Xasan sheekh kama jawaabi karo Waayo wuu baqayaa awoodna umalaha car haka jawaabo???
@uwalshali
@uwalshali 2 сағат бұрын
Maantoo kale farmaajo kwrn, xasan shiiq waan ku qaldanahay lkn waa mid aan loo noqodoooonin
@gedidahir2991
@gedidahir2991 Сағат бұрын
Kkk keenya waa ku saxsan tahay waayo hora loo yiri ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa doolad dadkeeda bari kicineyso hantidii qaranka iibsaneyso oo daroogada (jaadka )ka ganacsatto dal & dad gormeey ka fikireysaa ?
@AbdulaiSheikh
@AbdulaiSheikh Сағат бұрын
A s c somalida waxjiramaahin waxan away somali Kenya yoga waxanmaqli rerki odi lowaya adonaalogada maxayelay anaka waxankuwarerni xita idacadihi qabil iyo mucarad iyo dowlada aykalatageran ruxqabiltagera aya dowlada caynayo hadian madowda madaxkadigano kawaramo
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Сағат бұрын
bahdilka islii ganacsato ayaa masuul ka ah waxaan filayaa in la dhihi doono xasan shiikh ayaa masuul ka ah lkn aniga ahaa shiikh umul iyo shibil waxay qayb ka yihiin maalgashigan
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 2 сағат бұрын
Somaaliya ma Dowladbaa? Sow Xasan Gurguurte kuma xaarin?
@jaltul8909
@jaltul8909 3 сағат бұрын
Qofkaan aad leedahay maka jawaabayaa soow maaha kii raga gacmaha kashuminjiray, marka aad isdulaysid wixii larabaa lagugu samaynayaa mida kale muxuu jawaabaa itoobiya oo dhulkeena rabta nikii ujawaabi waayey miyaa jawaab kasugee Adaaba igala daran isaga.
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 Сағат бұрын
Kenya way ku saxantahay GURGURTE MARKI LAMAGAÇABY MA U ORDAY KENYA MA U FASAXAY QAADĶII FARMAJO CUNAQABTHYNTA SAARAY MA SOO NOOLEYEY DHAQALIHI KENYA EE FARMAAJO CURYAMIYEY DOORASHADI FARMAAJO SOW MA DIIDIY INUU BOOQDO KENYA IYO ITOBIYA 5 BIL KADIB KENYA MARKI U BOQDAY SOW 20 MADFAC LOOMA RIDIN OO LAGUMA SOO DHAWYN IYADOO LA MAAMUSAYO FARMJO INUU YAHAY NIN AAN WAXBA LOO YESHIN KARIN IN WANAAG LOO MUUJIYO MAAHEE😅 MAXAA SABAB IN GURGUURTE LA BAH DILO ISAGOO KABA QAAD U AH KENYA IYO ITOOBIYA BAL ISWAYDII
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 3 сағат бұрын
Hasan sheik N o j ilahay Raysalwasare macna lehna ma joogo Hadan dawlada ma hayno
@Abdimohamed.Omar-k8i
@Abdimohamed.Omar-k8i 2 сағат бұрын
in somali lagu tunto waa waxey isku hayaan madaxda dalka hadii kenya shacabkeeda soo dhofiso jaadka 10 maal mood dowlada kenya wey sujuudi lahayeen somaliyeey tashta
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 Сағат бұрын
WY asiibeen kenya qof caws doofsanaya ma fiyooba
@Abdinassir-w8g
@Abdinassir-w8g 3 сағат бұрын
Waasax iyagaa guryo dhaadheer kadhistay berina wuxuu dhahayaaguryaha halaga qaado
@arooryo7463
@arooryo7463 3 сағат бұрын
Wariye xume ayaa somalidq kabuuxa iyo dad doqomo ah oo aan dunida iyo siyaasadda kawarqabin. Somalia 🇸🇴 dowladdu gacanta kuma wada hayso, dowladdu madamaanad qaadi karto beri-nimada muwaadiniinta somalida. Kenyanq amaankeeda iney waxkasta kahormariso waaku qasab
@jamalyusuf9857
@jamalyusuf9857 Сағат бұрын
Kenya always the right iam somali bro😂
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 3 сағат бұрын
2:02 Abdi Azziz Barrow Dambiga Anagaleh Mahawacay Madaxdena Aya Billa Qab Ah
@warar-sugan24
@warar-sugan24 2 сағат бұрын
Wa sax cid walba ayaa passport Somali qadan kara
@ahmedousman6945
@ahmedousman6945 3 сағат бұрын
Aad baan ugu farax sanahay taas away qabiiladii ay isku hesteen somaliada bahadilka noloshiina waad ku jireysan
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 2 сағат бұрын
Wax weyn maaha adeer. Haddaan madaxweynaha Kenya ahaan lahaa sidaas uun baan yeeli lahaa. In aynu ummad liidata oo aan waddankeeda dhisi karin ahaanno, dadka kalena aynu ku oyno marka ay amnigooda priority ka dhigaan waa ciyaalnimo is yeelyeel. so sorry lkn reality-ga aynu ku noolaano.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 сағат бұрын
DHAQAALAHA AY WADAAN MALAHA DHADHAN WAAYO KUMA DHISNA NIDAAM EE WAA DHAQAALE DALKOODIINA AY SOO SEEJIYEEN DALKAANA AY KU DHIBEEN NIDAAM LA AAN IYO SHARCI U HOGAANSAMID LA AAN MARKA HADII FIISO LA AAN LA YIRAAH FOWDO KA BADAN TII HORE AYEY LA IMAANAYAAN DALKAAN IYO DADKAANA WAA KU DAALEEN REER BAADIYAYAALKAAN LACAG BILAA NIDAAMKA AH WATA
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 34 минут бұрын
wuu ku saxanyahay waayo wadamada kale askartisa ma dilin lakin somalidu askartisa ayey dileen
@libanahmed675
@libanahmed675 Сағат бұрын
Waxba haka walaacina waayo somaliya wali ammaan maaha dad midaysan maaha! Waana sababta keentay!
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 2 сағат бұрын
Anigu waxaan qabaa kenya inay ku saxantahay aanna lagu eedayn karin hadday yiraahdeen ammaan ahaan ayaan uga reebnay oo ma. Aamini karno sababtoo ah argagixisada ayaa qaadan karta si fudud. Waana run baasaboorka soomaaliya oromo iyo afrukaan kaleba waa lasiiyaa lacag ayaa ka xigta oo keliya sababna waxaa u ah musuqmaasuqa xukuu.adsa xasan dhiiqo.
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 3 сағат бұрын
Danta dalkisa ayu sida u arkay kolka waxba kenya burush xaar leh ha la daba ordiin somalia ayadu ha is hagajiiso .dadkan aad ledahay wey malgashadena nabad ayey ku joogan inta aya ba wax lo dhiga jiiriin.
@abdullahiduhul3430
@abdullahiduhul3430 2 сағат бұрын
Marka hore kenya somalidu Ayadaa malgashiga kusameeystay ee lamaweydiisan,markaxiga dad dawladoodda ku xiran maahin haddiiba waxaad Arkaa shacab iyo dawladba in laleeyahay dadkaan waddankana hanogabaxeen soo eeddaas dawladda kaliya malah lakiin waa ceeb dad iyo dalba
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
Farmaajo Markuu Joogay Gabdhaha Somali Waala Qafaali Jiray Weligiisna Kama Haldin Weliba Ayagoo Dabadooda Askarta Kenya Gacmaha Ku Riixaya M/w Hassan Xiligaas Xil Ma Heyn Cidii Ka Masuulka Aheyd Waa Naqaan
@AbdiEman-q9u
@AbdiEman-q9u 3 сағат бұрын
Warag.iyo.hankis.kagana.day.wana.waqti.kukeen.wasual.somali.majirta.jawab.
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble 2 сағат бұрын
Aniga waxay iila muuqataa in xassan tacbaan yahay kuwa maalgashadayna kasii liitaan maxaa u geeyey wadan cadawgaada ah markaat maalkaadoo dhan gelinaysid ilaahow damiirka hanaga qaadin
@AbdullahiCaatow
@AbdullahiCaatow Сағат бұрын
waa yaab kenya
@ApdiRaxmaanMaxamed-k1u
@ApdiRaxmaanMaxamed-k1u 2 сағат бұрын
Maya kama jawaaabayo oo ma lahayd xiniinyahaa xasan lacag buu u baahsan yahay u sheeg lacag wadaniyad iyo han shaqo Kuma lahayd waana beenaale aan is maqal
@maryanali9871
@maryanali9871 3 сағат бұрын
Madexweynaha somaliya wax uu qaatay Bilal Sharifta hogaamiyaha qarada AFRIKA intaas idima Deeq do dulinimo shacabka qaar yahay As baad ku ee deynaysaan ,
@mohamedmahdi4496
@mohamedmahdi4496 2 сағат бұрын
Waa arrin laga xumaado talaabada Kenya qaaday
@hassantimabul4566
@hassantimabul4566 2 сағат бұрын
Madax dufaacda maleh somalidu ee kuwa laaluushka qaata ayey leedahay
@mohamoha8824
@mohamoha8824 Сағат бұрын
Runtii waa nasiibdaro somalida haysato in kenya sidaa noo bahdisho waxaa u sabab ah nimanka madaxda noo ah kenya hal qaniyo ayaa ku filan anagoon wax kale u geysan kaliya in qaadka la joojiyo cidamadeedana nabad illaalinta laga saaro dowladena intaa kaliya nooga ma hiilin kartaa?
@SahalDhuux
@SahalDhuux Сағат бұрын
Iswaydii sababta loo bahdilay somalia iyadaa isbaxdishay yaayidhi maalgashada kiinya
@faisalainab7029
@faisalainab7029 2 сағат бұрын
Kenya somali ayaa ubahan hadaysan haysan hogamiyal wax gal ah Mar dhow magical somali in la naco aye garee
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Сағат бұрын
KENYA WAXAA AY U HAY SATAA IN AY AYAGA ISKA LEE YIHIIN GOBALADA JUBALAND OO DHAN WAA KAN NAANTA AXMED MADOOBE HOTEELKA UU KA DEGAN YAHAY KENYA CIIDAMADA DALKA KEYNA AY HOTEL KU ILAALI NAAUAAN MAXAA MAS LAXAD WAY. UGU JIRO WAA IN AY LEE YIHIIN A AGAA ISKA LEH JUBALAND WAA CADAYMO CAD OO KENYAATI UUNA TUSINAAYO. Marka ADINKA AYUU ARKAY INAAD QABIIL AAD ISKU LAY SAAN. Diirkii Soomaalinimo waa uu idinka dhintay jaadka ayaaba la idinku soo sixray ay Keyna idiin soo dhiibto waadna wada waa la teen ee waa in la quraan saaraa dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan.
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Сағат бұрын
Kenya wa ay ku saxantahay somalida iyagoo kala harin ayey kenya iska soo buuxinayaaan ma ahan dad visa la,aan loo ogolaan karo
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 42 минут бұрын
DADKA ISLII DHISTAY. XAGEE KA DHUSAN LAHAAYEEN WAYI. SOOMAALIYA XASNOOKALE YAA BAABASADAY OO LA SHAQAYSTA ARSINAAL OO DAALINA. MEEL WABANA KU BAHDIKAN OO DULI ISKA DHIGAYA.
@abdullahisahal3939
@abdullahisahal3939 53 минут бұрын
wadani ma nihin qabiilka baa na duleeyay aniga intaan kiiniyaan iyo itoobiyaan duligee aan qaadan lahaa waxaa iiga roon dawladu minay bir tahay raac minay bac tahayna jeex
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 3 сағат бұрын
Somali waqtigan madaxweynaha ma leh markii Somali runtii sax kama jirto hadii jirto sidaa ilama dhaqmeen runt way garanyan aduunka Somaliayed dawlada jirin markii Farmajo soo labto haa ama mid kharba kuma samaynayso Somali
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 сағат бұрын
Waxa kaliya ee ay dawlada Somalia samayn karto sharafta iyo sumcada dalkena iyo dadkenana soo celin kara waa inay dagaal lagasho AS oo ah barta kaliya ee inagu taala wadan walbana inagu shabadeyay. Dalkeena oo aysan argagixiso joogin baa ka wanagsan afrikoo idil
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 сағат бұрын
Eeda waxaa qaadaya soomaalida maal gashatay waddan aysan lahayn , xitaa culimadii soomaaliya ayaa sal dhigatay keenya kadib markay waddan koodii baabi'iyeen oo ay ku heshiin waayeen dawladnimada soomaalya soomaaliyeey u soo laabta dal kiina taageera dawladdiina dhisya wadfan kiina ha eedaynina dawladdiina
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Сағат бұрын
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa haddii uu na arkay in aan damiir kii Soomaalinimo uu naga tagay oo aan ka hor mari nay wax kasto qabiil hataa diintii ay ka hor mariyeen Soomaalida qabiilka oo uu naga tagay damiirkii Soomaalinimo ma nin Kenyaati ah maa naga naxaayo waxaaba,uu naga aamin san yahay dad aad u xun umana jeedo dhaqaaha ka soo galaayo.Waa ay wax ka bwdelaan hab la dhaqanka Keyna oo hataa ditaaradaha looga imaado markii ay rabaan Soomaaliya in ay imaadan dadka ka u.aanayo dalka dibadiisa laga reego oo diyaaradaha kale lagu imaado bisniskana kaga reejiyo Keyna loona wareejiyo Tansaaniya Soomaalidu waa in ay tusiyaan in ay wax wayn ay ka gaayaa Kenya halaga guuro.
@maryanali9871
@maryanali9871 3 сағат бұрын
AS dalkaaga ma’ u ogolaan lahayd? Shacabka somaliya eyadaa is bahdily. Dowlada baad markasta ee daysaan .
@wilwaal545
@wilwaal545 3 минут бұрын
Saan ar kayo somlida ku noll kenya baa lagala waregy rabaa xantutha.
@maxamedcisicabdi8764
@maxamedcisicabdi8764 3 сағат бұрын
Somalida waxeeda dadan iyo qiimo kumalaha wadan aduunka waayo halkasta halka ay isgeyso ayaa lagu qalaa
@shuriyedeeq1992
@shuriyedeeq1992 2 сағат бұрын
Waxay ilamuqata ada iskene ma anakuraba o kadhigan halwalba mesha ay isdhigta lagu qawraca
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 сағат бұрын
Sharciga Kenya ama amaankeeda loo jabinmaayo Somaalibaa kaganacsata kenya dadkeeda iyo dalkeeda ayay amaankooda ilaalinaysaa ye maxaalooga cabaadayaa
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 сағат бұрын
Maxaad sheegtay hada dawlada miyaa ku eedaysan argagixisada iyo iyo kuwa mucaarad sheeganaya ayaa dawladu wax kaqaban la,adahay hadaanu gacmaha isqabsano saas miyaa nagu dhici laheed dadkaan maalgashanaya meey dalkooda maalgashtaan soomaalidu iyadaa isdhigtay
@IbraahimCabdi-s8y
@IbraahimCabdi-s8y 3 сағат бұрын
Kama uu jawaabikaro sababtoo ah dal amaana ayuu maamulaa
@MohamedKhaireh-k3v
@MohamedKhaireh-k3v 3 сағат бұрын
Waa download laantaa somalia
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
gabdhaha somali ee iskii jooga shabaqle aala saari jiray ayagoo dabadooda la taabanayao farmaajo aana madaxweyne ahaa weligiisna kama hadlin
@mohamedHassan-sc3vc
@mohamedHassan-sc3vc 2 сағат бұрын
Asc walla xaqiida ama fikiirkyga markan ka hadlo somaliyeed ma aminsan in ayaa dal leyahiine ganacasaraad wakuwa dhibtaada somalia hesto dalkiisi ayu kal caraaye dalkale ayu dalkiisi kalsoni daro kuwi dalka xolohood gelin lah
@libanahmed675
@libanahmed675 Сағат бұрын
Dhaqaalaha dadka haysta waxay ka fakarayaan sidii wax u’heshaa!
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 2 сағат бұрын
KENYA EED MALAHA.
@HousseinHousseinmed-u4w
@HousseinHousseinmed-u4w 3 сағат бұрын
Asc wll wariye Tania waa nasiibxumada dadka somaliyed ku dhacday
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Goomat tabisay warkaan malinta iyo bisha
@suadahmed9126
@suadahmed9126 53 минут бұрын
Somalida Dalkooda ha dhistan amankooda ha dhistan. Dad ka kiinyanka maa fii saha loo diidi karan
@YusufWarsame-pg4gd
@YusufWarsame-pg4gd 2 сағат бұрын
Somali iyada dalkeeda hagaajin waysay oo naf iyo maalba Kala carartay keenyana ubaahan
@CaliXasan-e4h
@CaliXasan-e4h Сағат бұрын
Hasugin nin hubka iskugukadhibah wanaag
@Maxamed-g6e
@Maxamed-g6e Сағат бұрын
Asc
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 3 сағат бұрын
Hassan Sheikh i Doqonimadiisa waaye waxa nagu nacay oo dhan, meel jale ha ha raadin, waana asataahilaa in sidaan loola dhaqmo, lakiin inshaalaah ALLE nin adag oo Somali u soo baxa ayaan sugeynaa
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 сағат бұрын
Eedda waxaa qaadaya shacabka soomaali ee maal gashtay waddan aysan lahayn kuna caasiyoobay waddan koodii , u soo laabta eaddan kiina
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
farmaajo markuu joogay islaamaha soomaaliyeed ee kenya joogo waala qafaali jiray m/w hassan siduu u yimid somali kenya joogta lama qafaalin aqliga ha shaqeeyo
@AbumuxamadALCusmaani
@AbumuxamadALCusmaani 2 сағат бұрын
Doqonnimadaada ma Xasan sheekh baa ku yidhi daba dhilif u noqo qof aan ku jecleyn
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 2 сағат бұрын
Dalxoreeye Hassan doqonimo ka dheer wa aqoonyahan siyaasi qaangaar ah
@Abdullahi-y5r
@Abdullahi-y5r Сағат бұрын
​@@halimaahmed2179hoyooyinka iyo caruurrtoodu uu guryaha ka iibsanayo uun haka xishoodo meel xureeyna ma arage
@adenyusuf1727
@adenyusuf1727 Сағат бұрын
Ganacsato wadani mahah
@Khadaraadan-s2s
@Khadaraadan-s2s 2 сағат бұрын
Barow waxaan u arkaa anigu wax kasta oo la inakula koco waynu. U qalannaa ??? waayo ninkasta oo aynu dooranno maalinka uu xilka la wareego buu meeshiiba uu ka dhigaa meheraddiisa
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 3 сағат бұрын
Ma Addoon baad abaal ka sugeysey???
Resignation of the Prime Minister / Coup and plans for overthrow
11:11
DEG DEG Maxaa Kajira In Madaxweynaha Jubaland Nairobi Lagu Xiray?
23:30
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Когда Трамп договорится с Путиным?
29:35
BBC News - Русская служба
Рет қаралды 18 М.
NAXDIN AMDED MADOBE OO KEENYA SOOXIRTAY IYO MD FARMAAJO OO KAHADLAY BEENTA
19:19
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.