MW XASAN SHEEKH & RW XAMSE OO KU HESHIIYAY IN AXMED MADOOBE LAGA AARGUDO

  Рет қаралды 9,172

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 Сағат бұрын
Waxaa jira dawlad doon iyo dawlad diid, X.bare iyo X.sheekh waa dawlad doon . A.madoobe iyo Al-shabaab waa dawlad diid. Somaliya hanoolaato haisraacdo hamidoowdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 shanta Somaliyed hamidoobaan
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Wasxa
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Сағат бұрын
Maashaa allaah RWxamse oo aad iyo aad ugu muuqda in seefta uu gasha kala baxay waa sax qaniinyo qaniinyo ayaa kaa fujisa maadaama dabadhilifyadda caqliga la baal marsiiyey ee dadaalada dowladu wado taakada ku ah in meel looga soowada jeesto ishana lagu haayo balse RWruhu waxaan ka codsanayaa in uu midkood kusoo dhago waa cadaw kalkaalkee si aay inoo dhiiro geliso in aan garab istaagno dowlo waa mida aan danaheeda latusin ee ciqaabta ciqaab shadiid ah kuwa dabadhilifka iyo cadaw kalkaalka ah ee dowladda kamidka ah ama bulshadda rayidka ah kamidka ah ee horumarka wadankeena hooyo hortaagan RWasaraha iyo xukuu madiisa waa in eey kasoo baxaan moorooyinka ee aay ina horkacaan si kuwaasi loogu dhiirado goobahooda shaqo shab loo yiraahdo uu kamid yahay 3dex wijiile axmed black axmed daacish oo qofkasto ee somalinimada ehel utahay dhaawacay asigoo shisheeye ushaqeeynhayo I'M SORRY 🙏 HORAY AYAA LOO YIRI ushaada nimaad kaqaadan karto ayaa loo dhiibtaa MWeyne xasan waa in uu kafiirsadaa dadka uu usha inoogu dhiibayo madaxda CXDS waa in uu inoogu dhiibo ragga kuliyadaha kala duwan ee moskow caasimadda ruushka lagu soo tababaray ee jagada kabilaabay xidig ee aan lagu saarin garbahooda hoo gaashanle G,sarre janan ayaa tahaye ila shaqee ragii soofiyeetiga lagu soo tababaray waa rag istiraatiijiyadda ciidan lagu hogaamiyo dowladana wax badan oo culeeys ku haayo kafujin kara khibradeedna leh ee cadaw kasta sida looga hortago soo bartay wasiir gaashaan dhiga illaa taliye guuto aqoon uwada leh balse wiil ama oday garbihiisa qaab qabiil ama ila shaqee wuxuu lamid yahay cunuga aynu dhahno waa abooto koris ragaa sofiyetiga lagu soo tababaray xamar 200 sarkaal weey joogaan yaan loo daymo la,aanin MW IYO RW
@IsmailMohamed-q2t
@IsmailMohamed-q2t Сағат бұрын
Guul dowladda federaalka soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☑️
@malaboa591
@malaboa591 Сағат бұрын
Maashaa Allaah Reysalwasaare Hamze runtuu ka hadlay
@maryanjama6063
@maryanjama6063 3 сағат бұрын
Guuleyso Hamza abdi
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Сағат бұрын
guul guul xamse Raysal wasaare alahaku xafido Amed madoobe hala sooqabto hala ciqasbo ciidankii uu cunayna hala waydiiyo
@maryanjama6063
@maryanjama6063 3 сағат бұрын
Waa runta InschAllah guul Hamza abdi
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s Сағат бұрын
Alla sheekhoow faan weynaa nin xabad ku aargoosan waayey ma Dhuusay ku Aargoosan
@DarartuAbduhakim
@DarartuAbduhakim 13 минут бұрын
Tuugniimada haduu joojiin laaha hassen sheikh dalku waa hagaagi laaha
@MohamedHussein-bu2qd
@MohamedHussein-bu2qd Сағат бұрын
Shirkadaa hormudd hadubtaa codotaa shacabkaa sii loogadoo dadka alshawaab ushaqeyaa❤
@guushaadanaha
@guushaadanaha 25 минут бұрын
Wsx
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli Сағат бұрын
Reisulwasaare neceb، qabyaalada، iyo musuq maasuq. Warhoy Somaliyay Halaga shaqeeyo
@fatmag4592
@fatmag4592 46 минут бұрын
Mudane labagalaha shaatiyada badan sida ahmad modoobe ookale goormaad sooafjari?????
@ima6291
@ima6291 2 сағат бұрын
Axmed madobe wuxu U cadeyay umada soomaaliyeed in wax dwld somaliyed layirahdo inusan ogoleyna .waxasna ku fahmin kartan inusan u ogoleyna xadudihi Inaysan tagi Karin malatarigii somaliya wxse layableh inu wali shababkii uu la shaqeyo ayu noo cadeyay.waxan islaha war jubaland Maxay shababka isaga durgin ladahaye ileyn waa u deydba
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 3 сағат бұрын
Itoobiya xaq uma lahan in bad laga ijaaro iska daa in la siiyee.... Hashiiskii SL iyo kan Xasan Sheekh wax isma dhaamaan ee haka laabto heshiiskaa....
@NuroHirsi-m9s
@NuroHirsi-m9s 51 минут бұрын
Gooood
@dekoowabdullahi3028
@dekoowabdullahi3028 15 минут бұрын
Jubaland cuul jubaland guull
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 3 сағат бұрын
Armaaan xaalka looga siidarin Oo aan dad kale somaliyeed la dhibaateen iyo ciidan curdankaa aan ka siyaasadayn
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 3 сағат бұрын
Ciidan iyo siyaasad. Isma galaan. Halaga daayo ciidanka in lasiyasadeeyo
@NazuuJr
@NazuuJr 3 сағат бұрын
Axmed mujrim waxaan jeclaan lahaa in laduqeeyo ama si toos ah loo soo xidho i.a waa lasoo qaban doonaa idim Alle
@AminXasan-c6h
@AminXasan-c6h 37 минут бұрын
Dhiiqa kale haku dhicina ka jooga 😂😂😂😂 tala qaaata oo ninkaas la heshiiya
@guledgula4794
@guledgula4794 2 сағат бұрын
Daba dholif ka wen majira
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 2 сағат бұрын
Waa ruti waxa nagu batay daba dhilif yada
@mahadociise25
@mahadociise25 2 сағат бұрын
Xasanow yaan lagu qiyaanin markale dhambassha dhiqlaa kuulayaal hadalkaan hadaad fahantay hoosskagooso qofkii saan kuuqiyaanay isska baar laxisaabtan hadiikale. Iska ilaali markale ha. Aaminin siyaasada aamin. Maleh ceebtaas dalkoodhan bay kudhacday gaar ahaan ciidankii qaranka
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 сағат бұрын
resalwasare guuleso garabkadan taganhay wala gari karahe inga lugaha iska hesano waxan kakowa shiirkadha hantida doowlada heesta oo ku habsaday
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 2 сағат бұрын
Diyar raysal wasare wn is difacayna ee na horkac talo ficn no kena mida kale masuliynta niga hoseya dhamantod dabagal Ku sameya sidhab ahna ula xisab tama
@Abdinassir-w8g
@Abdinassir-w8g Сағат бұрын
Dabada ayay kadaleen kooka xasan garguurte wasaq
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 сағат бұрын
MAADAA LA JOOGEY WAXAY KU HESHIIYEEN IYO WAXEY WADAAGEEN HADAAD HESHEY YAA FAAFI KU YIRI
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Сағат бұрын
is casil waadna ceebeeysay yaahuu
@AbshiiroMaxamd
@AbshiiroMaxamd Сағат бұрын
Adiga ayaa ka mid ah khawaarijta
@khadarsalehsaleh5323
@khadarsalehsaleh5323 2 сағат бұрын
Masaakiin🤣🤣🤣
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif 3 сағат бұрын
R aslwasaare Hortahore imaaraad kasaarawadanka
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 14 минут бұрын
Iskeena awoow oo soodhakhsada, dharbaaxadii hore ayaa idinku yaraatay😂
@Habil2017
@Habil2017 3 сағат бұрын
Maa drone nafta looga qaado qaacinul wadankaan
@AxmedOmar-v8v
@AxmedOmar-v8v 3 сағат бұрын
Kkk bulsho dhan oo wada khawaarij ah oo is dhashdahsy
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 3 сағат бұрын
😂😂😂 is cazil taliye
@Abdiar-vt1un
@Abdiar-vt1un 3 сағат бұрын
kkkkkk masaajidka meega hakdaayo Xasan ina subis sabriye
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 сағат бұрын
Allaha ku caafiyo qaluubta ayaad ka buktaaye
@cudbifaaqidhassan
@cudbifaaqidhassan 3 сағат бұрын
Ilahay wax uu kaa aqbali baa lagu ducaystaa
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Сағат бұрын
Adiga yaa ku sheegay kakakkaka
@bossman1024
@bossman1024 28 минут бұрын
Laydin arag dhaqankiina waxad tihiin way dhaman xilki inu marku dhamado halkad KU nolanlahayden rag idinka awod badan halkay KU danbeyen waad ogtihiin Iyo waxay dhaxlen
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 3 сағат бұрын
Walalkeey wariyoow ma xafiiska xamse ayaa kumal galiya mise waxykaatahay wadanjacel waxaan kugulatalinyaaa,inaad noqoto wariye dhaxdhaxaad ah sida aduunk tv iyo gaylan medeya, oood mar walbana aad xiiqada toos uabaarto
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 3 сағат бұрын
Adunka TV wa tvda hawiye waxa tirahda warqaad tv
@abdimohammed1721
@abdimohammed1721 2 сағат бұрын
Hadduu hor u go'ay
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 сағат бұрын
,sax axmaad saqsi waye talabo halaga qado
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 2 сағат бұрын
Nio nin wariyana watahy e maxa ka qaldan ? Waxa la garaya wa maxay ? Wa marki la kala aruursan laha . Puntland,way maqanthy Jubaland way maqanthy Somaliland hori ayay u maqneed . Warki farmajo sheegi aya so baxaya . Qof kasto tuulidi ka yimaday ku noqon doona hadi wax laga bedeli wey
@OrdaayeAhmed
@OrdaayeAhmed Сағат бұрын
Wr nio raysalwasarha hadal jilcanaa wax aan iska dayno maxaytahy cidii lagu helo daba dhilifnimo waa la cadabaabayaa maxaa ugu ba ay
@Rahma-dg4lj
@Rahma-dg4lj Сағат бұрын
Markale hadaay isku diyaan midii aay la kulmeen mid kadaran ayaay la kulmayaan ee dayarta yaayan halaakin
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 3 сағат бұрын
Xamse waxaa ufurana hal jid ooo ah in uuuu baneeyo kursiga
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 3 сағат бұрын
Muxuu oga dagayaa waa tarihii Absame.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 сағат бұрын
kabaniyada siay hantidoda ubadabado dagal ka qawarijta hakutaveren doowlda
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 2 сағат бұрын
Faan ma rabne wax hana tusan
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 2 сағат бұрын
😂😂😂😂
@xasanxuseen1304
@xasanxuseen1304 3 сағат бұрын
Xamzoo ninkaan axmed ayaa heerkaan ku gaarsiiyay haku caasin .
@MohamedHussein-bu2qd
@MohamedHussein-bu2qd Сағат бұрын
Cawanow madowe wuxu rawee inu dowladaa kujabiyo lkn xamzaa kaaqli badiye ee shawabka xadufaciin
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 3 сағат бұрын
Halke xoogta kaso qadaday
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c 3 сағат бұрын
Ame axmed duqeynayaan
@MaxamedAxmed-i2g
@MaxamedAxmed-i2g 3 сағат бұрын
Soomaaliya rajada aan kaleenahy ee ah in ay naga soodhacsadaan itoobiy waa dhalan teed waayo.iyadaanba midoobi.karin
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 2 сағат бұрын
Ader. Nin. Yar. Batahay. Haiswalin. Mustaqbalkaga. Radso. X. Gurgurte. Amantisu. Wax. Ba. Kushegi. Mayso
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Сағат бұрын
waa Adigoo kale weeyaan kuwa larabo inla edbiyo
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 сағат бұрын
Xasan xagee u yahay emaradka
@Guushagobanimodoonka
@Guushagobanimodoonka 3 сағат бұрын
Miskiii
@AbdirahmanMohamud-e9y
@AbdirahmanMohamud-e9y 3 сағат бұрын
Somali haisracdho😊
@guledgula4794
@guledgula4794 2 сағат бұрын
Nin yahow adiga qori soqada cidan qaran manan arag abgal ayad sodirten muxu qadi karaa mas kinka
@ima6291
@ima6291 2 сағат бұрын
Beenta lala soo ordaya daay
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 3 сағат бұрын
Hhhh wuu ogaa sxb jabka ciidamada wuuna kufaraxsanyahay madaxweyne xaraash Hhhhhh maxaad kaqaadeysaan Hadana ciidankale maad meydkooda fogeyn rabtaan😂😂😂 Hhhhh abii axmed ayaa bada lasiiyey Sabab axmad madoobe laga raabaaa Kaashkii aad qaadanlaheeydeen miyuu idinka hor istaagey
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 сағат бұрын
Allaha ku caafiyo qaluubta ayaad ka buktaaye
@CamelBoyPro
@CamelBoyPro 2 сағат бұрын
Kkkkkkkk
@alphakatun7878
@alphakatun7878 3 сағат бұрын
War iscasila ku dhee nimankaan
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН
Новости дня | 14 декабря - дневной выпуск
4:54
Euronews по-русски
Рет қаралды 127 М.
Imaaraadka iyo Xasan Sheekh, mise Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh?
3:16
Abdullahi Osman Farah
Рет қаралды 8 М.
HA QOSLIN LACAG QAADO VIDEOYADII UGU QOSOLKA BADNAA AYAAN TUSAY
11:59
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН