MY NIGHT ROUTINE IY GURIGEYGA CUSUB

  Рет қаралды 145,402

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 226
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Waw mshlh sister me waxan so dhigay video afternoon routen so dawada inshallah from muqdisho
@dheemanqurux5714
@dheemanqurux5714 2 жыл бұрын
ASC walaalayaal iiduceeya deyna la igu leeyahee Ramadanka ka hor in Alah IGA bixiyo dhamaan inshallah.
@hafsahshariff5370
@hafsahshariff5370 2 жыл бұрын
Allaha kaa bixiyo denta
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕
@somalimedia33
@somalimedia33 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
@fowsiyaali6163
@fowsiyaali6163 2 жыл бұрын
Abayo house tours caadi ah noo soo samey guriga dhan m.a allaha ku barakeeyo abyo
@uniquehooyo
@uniquehooyo 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakalaah Hambalyo guri qurux badan 🥰
@suadomohamudmohamed5574
@suadomohamudmohamed5574 2 жыл бұрын
Xabibti hodan waxan ahay 1st tageerahaga
@iqroali6519
@iqroali6519 2 жыл бұрын
Qoftaan nolosha sidaan uqurux bdn ku jirta la dhahaaa waa la dilaaa aqlaq xumo dadkaan😏
@quennisha0
@quennisha0 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo farxad ku noolow iyo familka quruxda bdan
@ayanabdi3857
@ayanabdi3857 2 жыл бұрын
Nag nlshan qurxda bdan kujirto quruxna ilah siye e leyihin wla dila ma qof ladila san u ekan laha ama la bahdilo dadka xun ishoda alh idinka hayo abayo wlhi aqon kuma lihi lkn qof xun isma qariyo
@faatimaadam5043
@faatimaadam5043 2 жыл бұрын
M.a xppti keep going suaal guriga ma hanti ayaad u ledahay mise waa ijaar
@shariqashidan145
@shariqashidan145 2 жыл бұрын
Videoga wuuku jiraa maalinkii loo gadey guri waa malin dhaweyd daawa
@munashchannel359
@munashchannel359 2 жыл бұрын
Asc adna waa ku salmay sister gurigan kiro miya mise adinka gatay oo leh?? Inshallah waxa rajeyna inaad isoo jawabi doonto ❤️🌺🌺💋horey u soco waxa ku rajeyna guul iyo bararo
@kaltounxaaxi657
@kaltounxaaxi657 2 жыл бұрын
WLL Alle ha Alle barkeyoh gurigagag iyo reerkbaha yaa Allh lkin wll intaa aad ka fikirysoh Allb gurigaga ka maqan ka fikir oo ku cawii dad aan wxba hysan aya jiraha yaa Allh
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please sis
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 😭 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂 😢
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 2 жыл бұрын
Adnadhuubnida,qurux,ayaad,,kutahay,mansha,allah,allaha,ku,xifdiyo,xajigaga,iyo,caruurtada,allaha,idiin,barakeeyo,nolashiina,sadaqada,badso,wll,qurankana,guriga,ubadi
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 2 жыл бұрын
Mashalah keep going adna wallahi waa gabar garti leh saxaaf nasiib ayuu leyahay mashalah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 😢 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😂 😢
@luulismaciilosman3895
@luulismaciilosman3895 2 жыл бұрын
Masha allah abyo mcn il nacab allaha haka haayo insha allah qur aan is sara dhantiina familiga
@xafsoosman2802
@xafsoosman2802 2 жыл бұрын
Masha alh abyo guriga aqirana alh kuu qurxiyo dadal abyo oo markasta dheh astaqfurulah subxanalah alxamdulilah walahu akbar saliga nabiga badso aqiradana ushaqeso abyo mcn hormar wcn mcny
@uhahshugri4330
@uhahshugri4330 2 жыл бұрын
Adnay walal gurigaga waa dhabta waa midka aqiro ee midka aqiro quruxso walalo
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 жыл бұрын
Waxaaas oo alaaba waa takri fal gabdho hayleyska daaayo save greesta wax alaab macno maleh abyo
@shukrihassan7150
@shukrihassan7150 2 жыл бұрын
Saxiix alab waxma tarto
@faizamohamed7283
@faizamohamed7283 2 жыл бұрын
Marke save garesato aaqiro mey cune yaaab haku bashaasho lacgteeda
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah walashay Ilaahay ha idiin barakeeyo Familyga, cafimadka iyo gurigaga quruxda badan, Allahumma Aamiin Aamiin❤️❤️🌹
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo hambalyo gurigaa quruxda badan illaahay ha idiin Barakeeyo enter way rog dhig kuwa loogu tala galay ❤️🥰
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Badhani waa khatar
@nini1038
@nini1038 2 жыл бұрын
Manshallah Tabarakallah Ilaheey haku barakeeyo abaayo lakiin hadalka iyo music kala gaabi please adigoo raali ah
@caafimaadkaqoyska302
@caafimaadkaqoyska302 2 жыл бұрын
Waaa iska guri addun aaqiro guri qurux bdn allaha nagu siiiyo adna allaha ku barakeeyo walaashey adna
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelkeen soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏
@marwonur5325
@marwonur5325 2 жыл бұрын
Marka aad fahmi waydo micnaha wixii laguu abuuray sida gaalada ayaad kolba ubax yar ku dulwareegtaaa
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 2 жыл бұрын
,, ماشاءالله تبارك الرحمن تسلم ايدك حبيبتي
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister so beautiful house .Guri khayr badaan Allah ha ka dhigo Amiin amiin. Keep going sister Queen 🌹🌹🌹❤️❤️😀😀😀🎁🎁🎁🎁🎁🌹🌹🌹❤️❤️❤️🇺🇸🙏🏼🙏🏼👑👑👑👑👑😍🇩🇯🇺🇸
@surayaabdi7014
@surayaabdi7014 2 жыл бұрын
Asc adna sis nolosha malesiya waa sidee inaan yurub kasoo guuraan rabaaye
@aaminahashia9285
@aaminahashia9285 2 жыл бұрын
Adna guuri aad uquruxbadan so degty mshallh
@makoislaw
@makoislaw 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaraka raxmaan 💕
@mulkidagan5608
@mulkidagan5608 2 жыл бұрын
Qasrigan Asi Malin kasta Ma Cusubyahy Wanba Yabne🤔😂😂😂🤴🏿
@hamdiali451
@hamdiali451 2 жыл бұрын
Masha Allah Adno xabiibiyeey Alle gurigaaga hakuu barakeeyo 🤲❤️
@mushtaqahmed7904
@mushtaqahmed7904 2 жыл бұрын
Masha allah abyo alle haku barakeyo gurigaga🥰❤
@تغفتتتغفتتاا
@تغفتتتغفتتاا 2 жыл бұрын
مشاالله.تتهنه.فيه.اختي.
@amalabdi1961
@amalabdi1961 2 жыл бұрын
Adna masaxada waa la qasaa mxaa ka wadaa ama tirtira casiirmiyaa see loo qasaa
@ilwadqurux6584
@ilwadqurux6584 2 жыл бұрын
Masha allah waa guri adun kii ugu quruxsana allaah ku barakeeyo dear🥰🥰🥰saxaaf wu ku dadaley wlhi cadw idinma helo
@s.neymarjrzihaamdhalad7002
@s.neymarjrzihaamdhalad7002 2 жыл бұрын
adna Wllo WaakuTaageeraa aLle Haku Sharfo WllO waakuSoo DuCayNaYaa wllO waxaaN kuwaydiisanaYaa inaa iiSoo dirto nac nacii tik toka Plz Plz Plz wllO xitaa qarashka anaa bixinaya hadaad doonto wllHi hargaisa MayaaLo ee Plz WaakuBaRyaa iisoo diR ajaR iyo xasanaaT allE haKu siiYo 😭🥺😭🥺🙏
@s.neymarjrzihaamdhalad7002
@s.neymarjrzihaamdhalad7002 2 жыл бұрын
adna iisoo JaWaaP WllO plz 🥺🙏
@ckaafimaxamed8555
@ckaafimaxamed8555 2 жыл бұрын
Kuwa nocaan cml waa ka heley wllhi cod mcn m.a my ziz🥰
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 2 жыл бұрын
Maasha allaha xabibti qurux waye allaha ku barakeyo aamiin yarabi 👌👌🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲💯💐🥰💐🥰💯💯
@muxamadabdallah7661
@muxamadabdallah7661 2 жыл бұрын
Samiira ayaan rabaa in aan guursado adna ani warkeyga waa cadyahay
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 жыл бұрын
Adno adiga gur gurow nafta kaqaday maxa sal fadhiyo malihid miya mcnto
@umuaxlaam7735
@umuaxlaam7735 2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka Allah Alahuma barik Adna way uso samirtay nolasha samirkedii way heshay masha allah ale haydiin barakeyo gurigiina
@xubilifestyle6729
@xubilifestyle6729 2 жыл бұрын
Masha Allah xabibti ilxun kumrakto walashey mcn 👌👌👌👑👑👑❤❤❤
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 2 жыл бұрын
Masha allaah isha biniaadanka allaha kaa haayo
@nadiiraomar5932
@nadiiraomar5932 2 жыл бұрын
Adna ninkaagu wuu ku tumaa baa la idhi maxa ka jira hhhh
@xaliimowarsamecuntokarinta8638
@xaliimowarsamecuntokarinta8638 2 жыл бұрын
masha allh wllo subscribes isaar janalka
@maryamxussein2370
@maryamxussein2370 2 жыл бұрын
Urkii ba paranki buu ahaa wll calool uma jesiye jwb frm glkcyo farxad ku nololw
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Sow Kii Soo dhaafay uurkii mise mid kalaa jiro
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 2 жыл бұрын
Masha allah lkn ha is raac racsinina adunyo dhal dhalal keda badan
@AdnaHenna
@AdnaHenna 2 жыл бұрын
Yaalaga dareemin 😂
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 жыл бұрын
@@AdnaHenna hhhhhh dadka qaar yaabkee kaa dhameeynayaan yaa hada aduunyo is raacsinooyo waxan arkaa hoyo routine keeda suubsanooso mashallah 😂😂😂
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*Waa Malin Jummac* *👉Wllflh khyr Jcl IXasuusi aan ku Xasusiisay* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅ 💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ *Naxariis iyo Nabadgalyo* *Eebe kor kiisa ha yeelee* 💖 *Wuxuu yidhi* 💖 *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨ *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖 👉🏿 *Hadi rabi idmoAh ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* *🌷🌴Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan* *الله يرزق من ينشرها* *✋* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* Baarakallaahu fiiikum*✍🏿 ✅
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 2 жыл бұрын
Masha allah quruxey allah kubarakeeyo🥰🥰👍
@amaljuju7625
@amaljuju7625 2 жыл бұрын
Adna sogado qasalada alabta lagu dhaqo alabdhaqow waka resane
@AdnaHenna
@AdnaHenna 2 жыл бұрын
Haa insha allaah xabiibti
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 жыл бұрын
Adna aadbaan kuujeclahay wllo
@حواءعبدالقادر-م3ص
@حواءعبدالقادر-م3ص 2 жыл бұрын
MashaAllah xabiibti Allaha kuu siyadiyo farxadada waa farxdeyda
@naimomohamed3787
@naimomohamed3787 2 жыл бұрын
Masha allaah congratulations 🎉🎈 Alfa Mabruk Ukhti
@faadumoaliwarsame682
@faadumoaliwarsame682 2 жыл бұрын
masha,allahu abyo Allah ha idiin barakeeyo gurigiina xbiity Adna cadey
@runahmed6393
@runahmed6393 2 жыл бұрын
M.a habibty farxad kuwara waligin
@saynabaxmed7265
@saynabaxmed7265 2 жыл бұрын
Asc adna nambarkaaga see ku halaa
@queendhorsan896
@queendhorsan896 2 жыл бұрын
Adnaay Amiira & Baby asiim cidle daremayan waad ka fogate huno no so kaxay Dee wada jirkina jeclahy
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Amiiro iyadaa nolol private ah ubaahan abaayo. Haday reerkaan lasoo degtana dadbaa hadhow kucaynayo inay kor fuul tahay oo aysan waxbo qabsan Karin. Maryooley warkoodaa badane sidaasaa udhaanto
@munahaji5098
@munahaji5098 2 жыл бұрын
Iso duceya Azxabey aad ban u xanunsane😢
@fadumodahir1429
@fadumodahir1429 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo adna qali isha said kuma qabato ❤❤❤💯
@balqiisibrahiim3848
@balqiisibrahiim3848 2 жыл бұрын
Mash alh aby adna alh kubarkeyo gurigaga cusub abyo
@xamdixiis2669
@xamdixiis2669 2 жыл бұрын
Masha alaah horay usoco adna qalbi qurux
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please sis
@ruweydamohamuud303
@ruweydamohamuud303 2 жыл бұрын
M.a allah kubarakeyo hapibty❤️❤️🥰
@ifraaxshiine8243
@ifraaxshiine8243 2 жыл бұрын
Masha allah gaari dumar
@mariahappyofficial6508
@mariahappyofficial6508 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo gurigaga cusub mcnto ❤️❤️❤️💯
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
Alaha ku barkeeyo anagana alaha nasiiyo
@deeqaluul979
@deeqaluul979 2 жыл бұрын
Adna walhi lacaga haysa guri cusub ayaa dagusa aniga iyo caruuday Halqol ayaan sikadhibi lahay ee waxyare igu soo sadaqeso All haku barkeyo macaney 😢😢😢😢🤔🤔
@queenofqueens3961
@queenofqueens3961 2 жыл бұрын
Faan badanaa 😏😏😏
@Queen-xm7sd
@Queen-xm7sd 2 жыл бұрын
Adno walii mafahmiin gurigatha wlhi maliin full nosoo duuub
@AdnaHenna
@AdnaHenna 2 жыл бұрын
Haye diyaarwaye
@nasriinmohamed4305
@nasriinmohamed4305 2 жыл бұрын
Gurigeyna rasmiga ah wa ki aqiro ilahy hanoga dhigo mid kan ka qurxon 🤲🤲. Qurux aduun waxe tareso malhn 😭😭
@aminaabdullahi3504
@aminaabdullahi3504 2 жыл бұрын
Hanbalyo 400k
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 2 жыл бұрын
Mansho allh
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Wooow 🌽🌽🌽🇸🇴🇸🇴🌽
@ahmedyare2767
@ahmedyare2767 2 жыл бұрын
Wll bisha cabcaan waa imisa
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 2 жыл бұрын
Adnadhuubnida,qurux,ayaad,,kutahay,mansha,allah,allaha,ku,xifdiyo,xajigaga,iyo,caruurtada,allaha,idiin,barakeeyo,nolashiina,sadaqada,badso,wll,qurankana,guriga,ubadi
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo adan masha allha tabarikllha allha idin barkeeyo guriga cusub aabayo hor usocoda cafimad insha allha ❤❤❤❤
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 2 жыл бұрын
Mashaallaah tabaakallaah quruh abaayo macan kep goin 😍
@munamohamad2368
@munamohamad2368 2 жыл бұрын
Abaayooy adnooy guryahaan oo kale kiradooda meeqa waaye 3 wil iyo fadhi pls abaayo iiga soo jawaab,ilaahayna haa idin barakeeyo gurigiina ilxaasid allaha idinka hayo
@raxmaxayir2550
@raxmaxayir2550 2 жыл бұрын
Ogaansho
@احمدعلي-ذ4ك1د
@احمدعلي-ذ4ك1د 2 жыл бұрын
Mnsha Allah byo adna Wan kutageeraa, wxn arky muqaalo laga hdlo in uu ku dilo saxaaf mrka wxaa nooo muqata in anan laguqorin frxadaaada
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 2 жыл бұрын
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏0
@naimaak2866
@naimaak2866 2 жыл бұрын
Soo daawada chanalkeeda videos cusub aan soogaliyay waad ka heli doonyaa
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
Masha allah
@donnyskinner8842
@donnyskinner8842 2 жыл бұрын
??????? ?
@shamsialebian1666
@shamsialebian1666 2 жыл бұрын
❤❤❤👍
@shamsucade5115
@shamsucade5115 2 жыл бұрын
👍
@rahmamumin9431
@rahmamumin9431 2 жыл бұрын
O
@shukriaxmed4660
@shukriaxmed4660 2 жыл бұрын
Mashalh walshy macn nolal quruxbadan wallo ale hakuxafido
@monahusseinhassan5829
@monahusseinhassan5829 2 жыл бұрын
Mansha allah allahuma baarig alle haydin xiftiyo dhamaan tiin famali qurux badan alle haydiin barakeyo waxii khayr idiinleh ❤❤
@hodanibrahim6628
@hodanibrahim6628 2 жыл бұрын
Maashallah tabarakalah
@queenZuzi-n4u
@queenZuzi-n4u 2 жыл бұрын
Masha allah keep going❤🥰🥰
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@عيونيعيون-ف2ح
@عيونيعيون-ف2ح 2 жыл бұрын
Masha!alah cimri kulo
@afrah5198
@afrah5198 2 жыл бұрын
Wll routineka wajika plz noso gali sida fresh loga dhigo
@hodanabdikarim9786
@hodanabdikarim9786 2 жыл бұрын
adno abayo mcnto mobel iiso dhiib wa ku baryaa 🙏🤲😭😭
@rayanrays7650
@rayanrays7650 2 жыл бұрын
M.a
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please sis
@fadumoomar6349
@fadumoomar6349 2 жыл бұрын
Masha alaaha ilaahay haku barakeeyo nabad gala aduun iyo aqiiro adiga iyo reerkaga ilaahay haa idib xiifdiiyo Amiiin Amiiin Amiiin qayr ayaan ku rajeeyna abaayo
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 42 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
JADWALKEYGA HABEENKI  NIGHT ROUTINE
9:53
Amira Qurux
Рет қаралды 331 М.
Gurigeyga cusub iyo sida an u so gurey before
12:50
Rasmi Rays
Рет қаралды 159 М.
RAMADAN ROUTINE ILYAAS IYO RIDWAAN AFURKA ILLA SAMEESAY MAANTA
11:48
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 42 МЛН