MY ROUTINE IYO SIIDA JADWALKEN AHAY MALINTA SABDIIDA ALHAMDULIHA 🥹👶🏻🥰

  Рет қаралды 29,911

RaymaSomali Channel

RaymaSomali Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@rayaandhaladofficial8745
@rayaandhaladofficial8745 16 күн бұрын
Ciyaal xamar lee fahmi kara dhilmaayo Rayma umul cafimad qabta alle hakaa dhiga Qali😍😍🤲🤲
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 18 күн бұрын
Mash Allah abayo macaan ilaheey ha idin xafido wlahi waan ka xumaaday😢😢😢❤❤🎉🎉
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 18 күн бұрын
Cunuta yixda ka xeer 💇‍♀️✂️sidaas cafimaadka ugu jiraa waa u soo baxaa inshAllah So ka xiir
@IqraAbdi-ex3kr
@IqraAbdi-ex3kr 17 күн бұрын
Hada mahan waa marke 40 ka baxan
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 17 күн бұрын
@@IqraAbdi-ex3kr sida sunda ah waa maalinka 7Aad laka xiiro✂️💇‍♀️ oo na loo Wan qalo🐑
@MaxamedXuseen-f5z
@MaxamedXuseen-f5z 17 күн бұрын
Ani kama xiirin waa 7bil
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 18 күн бұрын
Masha allah tabarka allah soo barbar hbo rayla magc qurxoon
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 18 күн бұрын
Hdaan kusoo biiray familka malaysoo dhawayn
@AminomaxamedNuur-f7k
@AminomaxamedNuur-f7k 18 күн бұрын
Haa so dhawow abayo
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 17 күн бұрын
Soo dhowow quruxey
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 18 күн бұрын
Man sha Allah Abaayo derishadaha Shabak ku xir Google ku qor wa arkee aniga cml a tahiin wan ku xirtey malinki igu danbeysay hadi kale ilmaha nabro ka so baxaayo
@fali8070
@fali8070 18 күн бұрын
Abaayo ilmaha luxida uma fiicna
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 18 күн бұрын
Masha allh xayati allaha kuu bara keeyo nolo shiina caruurtana allaha idin la koriyo allow idin xafid abaayo
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 18 күн бұрын
Naska io canaha isku siyaa abyo sababto ah canaha naskeyga somaba dhacan hade so dhacan inyar wlhi cunid io cabid wanku dalay hada waxn ka baqaya ine gurayan ama jogsan raban cml cano yari adunka ugu jeclahy ina Ila 6 sisto lkn nasibkeyga ma noqon
@KaltunAbdilhi-oz6ez
@KaltunAbdilhi-oz6ez 12 күн бұрын
Masha aalah alle haku daayo abayo❤😂
@ayanahmed70
@ayanahmed70 18 күн бұрын
Mashaallah mashaallah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 16 күн бұрын
Mash allah abayo saliid umari
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 16 күн бұрын
Maansha allh ilaahy wallshy umul khyrle
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 18 күн бұрын
Maskiin allaha ugargaaro walaaleheen xabiibo🤲
@umuahlam3285
@umuahlam3285 18 күн бұрын
Asc Leyla baby daddy waxad u bixisaa Ramla sababto ah maracas waxaa la dhahaa Raila ninkii Madaxweynaha Kenya u Tartamaayay ee ka dhaaf gabadheyda qaaliya maracas soo Barbara Ayeeyo macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 18 күн бұрын
JaaH Ramla samideyy ee noqone 💋❤️‍🔥
@shshss1192
@shshss1192 17 күн бұрын
Waa kula qabaa magaca ramla ba qurxoon ❤❤❤
@shakrahaji9110
@shakrahaji9110 8 күн бұрын
Abaayo guriga waa keensataa geedka reexaanta guriga qololka barandada dhigo buubuube dhan waa is weeneeaiin insha Allah ama dhaga yare faashado ku xir xir ee irdaha sur suro
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 18 күн бұрын
Mashaa Allha Ahmeen yarani 💯✅🍼👌👍🏻👏👏👏👏
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 17 күн бұрын
Masha Allah sis aniguba labadaba wan siyay ilmaha masha Allah siwacana way igu korisay masha Allah ❤
@samiiramohumed5359
@samiiramohumed5359 18 күн бұрын
Masha allah ilahay ha xiftiyo awlad lakiin dhagmayo waxaa ladha haa geed marada kaga dhagdhdadka marka meelaha kaymaha lamarayo
@Umayma12
@Umayma12 16 күн бұрын
Masha Allah rayma inaa cafimad qabta rajeyna xabiibti
@xaliimoaxmed4882
@xaliimoaxmed4882 18 күн бұрын
M.a allaha ku xafido wllshy mcn
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 18 күн бұрын
Maasha Allah tabaarakallah❤❤❤
@HodenOmer
@HodenOmer 18 күн бұрын
Masha Allah wllo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 18 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
@haniabdi734
@haniabdi734 17 күн бұрын
Masha Allah Allahuma barik Nederland xita waxa jiro vader verlof
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 18 күн бұрын
M.a allahuma baarik ❤️‍🔥😍
@Dheymonqurux
@Dheymonqurux 18 күн бұрын
Reymooy quruxleey tahay m.a lkn cayilka qaar qeyrkaa kaarebaa habar luguu maleeynaa waxyar iska rid hada waa umushee xumaaneh ma iga aha ❤😂
@MaanoCabdow
@MaanoCabdow 17 күн бұрын
Si rermagal aha uceeysay hhhh😂
@Dheymonqurux
@Dheymonqurux 8 күн бұрын
Kadaa inanta waan jeclehee ha,igu dirin ❤😂​@@MaanoCabdow
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 18 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 18 күн бұрын
Maansha allaaah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 18 күн бұрын
Manshaallah 😍
@samiiramohumed5359
@samiiramohumed5359 18 күн бұрын
Walashay basbaska iska daa waa basbaska calool xanuunkuye
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 18 күн бұрын
MaanshaAllaah ❤🌺
@Zahra-z7r
@Zahra-z7r 17 күн бұрын
Wallasey ilmahaaga hagelin yuutuubka il xasad ayaa ku dhaca
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 18 күн бұрын
Masha allaah
@faizomahamettali
@faizomahamettali 18 күн бұрын
Haben wangsan ❤
@UmacimraanCali
@UmacimraanCali 18 күн бұрын
Caracaro waye abyo m.a my family
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 18 күн бұрын
Hadii caano naas siinaysid jadwal u samee
@safiyamohamedsafiyamohamed9523
@safiyamohamedsafiyamohamed9523 17 күн бұрын
I miss you so much Alle haidin xafido xayati ❤
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 18 күн бұрын
Dhilmaayo maba umalaynayn kaneeco wllhi😂 cayayaan kalaa umalaynaaye
@shshss1192
@shshss1192 17 күн бұрын
Ani bahal sariiraha galo ba umaleynayay hhhh ileen kaneeco sariraha ma gashee😂😂💔
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 18 күн бұрын
Kkkkkk wll kaneeco maa utaqan dhilmanyo waa yabay waxn iri bahlku muxuu haa
@amalomar380
@amalomar380 18 күн бұрын
Soo gado walaal mosquitoes nest from Amazon Way kaa caawinee ciyayaanka Dhan oo daaqada ka soo galo
@shakrahaji9110
@shakrahaji9110 8 күн бұрын
Soor bariis ama soor baranso u naqaaanaaa
@hindiyoxuseen4102
@hindiyoxuseen4102 18 күн бұрын
Soor baranso dheh
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 12 күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@RamliitaRamliitaRuun
@RamliitaRamliitaRuun 16 күн бұрын
Prank ku sa mey kariin ❤
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 17 күн бұрын
MaashaAllah ❤
@FasiyaAbdow
@FasiyaAbdow 18 күн бұрын
M.a❤
@SumayoIbrahim-yz4qd
@SumayoIbrahim-yz4qd 18 күн бұрын
Aar aaro mahan waa caar caaro
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 17 күн бұрын
😂😂😂Aaro aarp maxa waye alla gabadhan waba qosol miran😂😂
@maryamoabdicaziiz9633
@maryamoabdicaziiz9633 18 күн бұрын
Masha Allah ❤️ Abaayo turki ma jogtid miyaa ❤
@HodenOmer
@HodenOmer 18 күн бұрын
Hadan awoodo kaligay 1m ku gadh sinlaha wllo San kuu jclhy
@abdibarre7520
@abdibarre7520 18 күн бұрын
Aaamiin abayo❤❤
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 18 күн бұрын
Makaca Reila makac muslim maahan leyla makac islaam u bixi inshallh❤
@safaam6848
@safaam6848 17 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤
@amaalcali2548
@amaalcali2548 11 күн бұрын
Shabaqa daaqada laguxiro soogado
@MiskiAbdullhi
@MiskiAbdullhi 18 күн бұрын
abaaayo rayla kabadal gabadha waxa weyo ninkii utar tamayay xilka madax tinimaada ee kenya
@fardowsahassan7059
@fardowsahassan7059 18 күн бұрын
kaas raila waaye tan yar rayla waye sister
@fahiimaali8522
@fahiimaali8522 18 күн бұрын
Soor baranso la dhahaaaa😂
@SacdiyoOfficial
@SacdiyoOfficial 17 күн бұрын
Abayo iso boqo xbbti 😭😭😭😭😭😢😢😢
@Hoodaayaanchanel
@Hoodaayaanchanel 16 күн бұрын
Abaayo waa soor baranso
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln 18 күн бұрын
❤❤❤
@MunaOsmanAbdulahi
@MunaOsmanAbdulahi 17 күн бұрын
M.a so beautiful family 👨‍👩‍👦‍👦❤🫶
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 17 күн бұрын
M.a my family❤
@abdulaahiMohamed-v5h
@abdulaahiMohamed-v5h 18 күн бұрын
Sooro baranaso aa ladhaha
@DeeqoIbrahim-d1k
@DeeqoIbrahim-d1k 15 күн бұрын
ً ًً ًًًًًًًًًً mashallaha
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 18 күн бұрын
❤😊❤
@FatmaAbdi-ns9hi
@FatmaAbdi-ns9hi 17 күн бұрын
Abaayo cuud ayaa jiro OO pinki ah shido wey dhamaanyan
@Zahra-z7r
@Zahra-z7r 17 күн бұрын
Dalmarnock waa kutaanta ama boodo
@NawalMohamud
@NawalMohamud 18 күн бұрын
Leylo adina soo Germany majogtit is ilaali bo adna
@mrsgalkacyo4415
@mrsgalkacyo4415 18 күн бұрын
Abaayo hilibka oo ceerin ah yanyada ha ku darin
@DeeqoIbrahim-d1k
@DeeqoIbrahim-d1k 15 күн бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@princessshankaa5770
@princessshankaa5770 17 күн бұрын
Its called pertanal leave
@haniabdi734
@haniabdi734 17 күн бұрын
Abayo tea tree oil darshada kushub bahal dhan makuso galayo
@mariadahir1907
@mariadahir1907 17 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@MaryamMohammed-qw5op
@MaryamMohammed-qw5op 18 күн бұрын
Sorbaransa
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 18 күн бұрын
dhilmaanyo waa aqaanaa lakin soor kabuulo wiligee mamaqlin😂
@Fatumaahmed5
@Fatumaahmed5 12 күн бұрын
I cant write well somali but i do speak abayo the reason why the baby is having stomache pain is the chili you are taking please stop it.Its never good for breast feeding mothers.Thank you
@UmuSara
@UmuSara 17 күн бұрын
Qali ilahay haku ziyadiyo lakin waxa idin waydina hilibkina firijka miya idin ka riyo hhh hilib jilec
@hawoomar6392
@hawoomar6392 18 күн бұрын
Rayla maga gal waye
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln 18 күн бұрын
🌶🍛❌
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 18 күн бұрын
Tatuu ma gacanta ku marsan abyo
@falastiinmoussa9083
@falastiinmoussa9083 18 күн бұрын
Haaa R taas ramzaan ilaa hada wee ugu tala
@shshss1192
@shshss1192 17 күн бұрын
Haa abyo wa tatto mar bay ka hadashy wixi dhahdy ini waa hore marsaty ayado ogeyn inu xaraan yhy marka inshallah way iska saari doonta marki jaanis u hesho
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 17 күн бұрын
@@shshss1192 dhib maleh muhimadu wa in laga doba keno dhalin yarnimo qatay
@haniqueen1213
@haniqueen1213 17 күн бұрын
Nimcaada alla kusiiya hada qarsan weesaay inta youtub lacag ka radiineeso siida habiiba ku dabeeso
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 18 күн бұрын
Masha allaah❤
@Kawtharahmed88
@Kawtharahmed88 17 күн бұрын
M.a❤❤❤❤
@CawoCayuuni-w9g
@CawoCayuuni-w9g 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 17 күн бұрын
Maasha Alaah❤
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 17 күн бұрын
Masha allah❤
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 18 күн бұрын
Maasha Allah ❤❤
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 18 күн бұрын
❤❤❤❤
MY DAILY LIFE ROUTINE  JADWALKA MALINTEEDO DHAAN WAXAN QABANO🥹🤲🙏
17:53
MY ROUTINE IYO JADWALKEGA MALIN LAHA AHAY ALHAMBRA 🥹🥰🙏
13:25
RaymaSomali Channel
Рет қаралды 18 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
DAILY MY Routine 🍯🥰
18:29
RaymaSomali Channel
Рет қаралды 115 М.
MY ROUTINE JADWALKEYGA MALIN IYO WAXA AAN QABTO💗🩸
17:50
somturk family
Рет қаралды 17 М.
CASHO DHAMESTIRAN CEESH IYO FUUL IYO DIGAAG IYO AVOCADO SMOOTHIE 🥑
20:50
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
somturk family
Рет қаралды 21 М.