KU SO DHAWADA SHAQADII MALINTA AXADA IYO CUNTO IYO CASARIYE CARURTA

  Рет қаралды 18,540

MY RAJO

MY RAJO

5 жыл бұрын

KU SO DHAWADA SHAQADII MALINTA AXADA IYO CUNTO IYO CASARIYE CARURTA PLZ SUBSCRIBE

Пікірлер: 76
@smgalbedsmleh3285
@smgalbedsmleh3285 5 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso geesiyad deenii hodan naleeye 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭iyo dadkeenii kalaba 😭ilaahoow amiin
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 5 жыл бұрын
Masha Allah muniira shaqo wacan
@amranabdi6034
@amranabdi6034 5 жыл бұрын
Mashaa allah ilahey ha idin xafido adi iyo dhaman cartuurta iyo xajigaga abdirzaq abayo markan dawado video gaga hol walbo culey iga ahed weey i fududataa wlhi jazakulah kheran
@ikramikram1571
@ikramikram1571 5 жыл бұрын
my rajo channel walashee macan adiga iyo family gaaga quruxda badan sharta allah idinka xijaabo
@farxiyocabdiraxman502
@farxiyocabdiraxman502 5 жыл бұрын
Masha allah abyo muniiro allaha ku xifdiyo
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 5 жыл бұрын
Gabdhaha anaa isoo booqda channelkeyga ❤️ reeer muniiro
@dacwahfamily
@dacwahfamily 5 жыл бұрын
Haye walal adigana iso boqo
@casho2011
@casho2011 5 жыл бұрын
bark Allah fik xayati
@xamswkhaalid7431
@xamswkhaalid7431 5 жыл бұрын
Aamin wllshy munira
@mamonafiido1954
@mamonafiido1954 5 жыл бұрын
masha alah alaha ku xifdiyo adiga iyo caruurteyda
@hanicabdi1047
@hanicabdi1047 5 жыл бұрын
Waan kuu xiissy muniiiro aad iyo aad aamiiin aamiin somaliya dhaxdooods biyo qaboow allaha ku shubo
@shamsomaxamed3405
@shamsomaxamed3405 5 жыл бұрын
Masha Allah xxbiti Muniiro farxad kunolad
@fardowsoosmaanmashaalaah7728
@fardowsoosmaanmashaalaah7728 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo peals laki
@quruxdumarofficial1673
@quruxdumarofficial1673 5 жыл бұрын
Masha allaah
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamaan inta ku dhimatay qaraxa adigana abayo Allah haku xafido
@abyenshikh9406
@abyenshikh9406 5 жыл бұрын
Masha.allaah
@sulekhacadey2606
@sulekhacadey2606 5 жыл бұрын
Masha Allah hooyo muniro love you Cimri dher allh ku siiyo
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah aad baa u dadaashay 💕👌👌❤️❤️❤️
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 жыл бұрын
Maasha alaah Abaayo
@hodancisman1085
@hodancisman1085 5 жыл бұрын
Inaa ugu hormaro aanrabay laakin taleefoonkaa is caligay maasha allaah qurux waaye
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 5 жыл бұрын
Asc Abaayo masha Allaah
@xawobare3883
@xawobare3883 5 жыл бұрын
masha allah caadi abaayo allakubarakeeyo
@munnamohamed8950
@munnamohamed8950 5 жыл бұрын
Masha allah allaha idin xafido habo macaan 💜✨❤
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 жыл бұрын
Muna xbbt shrfy subscribe igu caawi
@ubaxhealthybeauty5141
@ubaxhealthybeauty5141 5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@maymaguure1342
@maymaguure1342 5 жыл бұрын
Asc abaayo wnku taageeraa ee hore usoco ilahayna haku barakeeyo
@maryamadeeqocali7146
@maryamadeeqocali7146 5 жыл бұрын
Masha Allaah Allaah U naxariisto qabrigood ah uwaasici aamiiin yaaa Rabbi
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 жыл бұрын
Maryan deeqa xbbt subscribe igu caawi
@iloveallah6411
@iloveallah6411 5 жыл бұрын
Masha allah
@munogaraad8563
@munogaraad8563 5 жыл бұрын
Masha allah muniiro qalbi dagan
@ubaxcumar4111
@ubaxcumar4111 5 жыл бұрын
Masha allaah amiiin abayo ducadada allaah hau aqbalo
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 5 жыл бұрын
Muniir cadeey aamiin allaha unaxriisto 🙏
@sumayomahamud830
@sumayomahamud830 4 жыл бұрын
MnshAllh xbbti keep going
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 4 жыл бұрын
Wcs Masha Allah amiin amiin yarabin
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Masha'llh
@Afnaan181
@Afnaan181 5 жыл бұрын
masha allah qaali 😍😍😍
@naagnool8113
@naagnool8113 5 жыл бұрын
Masha allaah habo😍
@sagalahmed7226
@sagalahmed7226 5 жыл бұрын
Maasha allaah
@leylaali1722
@leylaali1722 5 жыл бұрын
Masha alaha abaayo shugran qaaliyey alaha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@deqyaskafamily7420
@deqyaskafamily7420 5 жыл бұрын
Allah ha naxresto
@dacwahfamily
@dacwahfamily 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamantood
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 5 жыл бұрын
Mashaallah
@neehalmaxamed8554
@neehalmaxamed8554 5 жыл бұрын
Mashallah
@quruxdumarofficial1673
@quruxdumarofficial1673 5 жыл бұрын
Ameen yarabi
@mamadaryeelchanel491
@mamadaryeelchanel491 5 жыл бұрын
Masha Allah cadi maha
@neehalmaxamed8554
@neehalmaxamed8554 5 жыл бұрын
Amaini Allah Ha u naxaritsto
@amushofficial5413
@amushofficial5413 5 жыл бұрын
Maansha allah abaayo illahay ha idin xafido adiga iyo familiygaaga Asxbey subscribetu waa bilaash
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 жыл бұрын
Xbbt subscrib igu caawi shrfy
@roowdaahmed6137
@roowdaahmed6137 5 жыл бұрын
Asc waku salamay bacdi salan walaley naga cawi dadkena an herbal life heysan San misanka isaga dhigno shukran qali
@farduuzadow7946
@farduuzadow7946 5 жыл бұрын
Ameen ya Rabi
@mariaabdi6265
@mariaabdi6265 5 жыл бұрын
Mashalah wa fikrad ad uwngsn abayo munira wan kahely wana tijabin donaa abayo instgramkada iso dir san kugusodiro abayo
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo cafis iyo musaxa waruntaa waa in liis cafiyo
@SimplyAmalLifestyle
@SimplyAmalLifestyle 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamaan inta ku dimaday qaraxa, adna Allah haku xafido
@moofficial7289
@moofficial7289 5 жыл бұрын
Simply Hooyo wll subscribe igu caawi
@SimplyAmalLifestyle
@SimplyAmalLifestyle 5 жыл бұрын
@@moofficial7289 waan kuu saaray sub walaal, adna ii saar.thanks
@caynimahamedcade7935
@caynimahamedcade7935 5 жыл бұрын
Waaaw Masha Allah
@moofficial7289
@moofficial7289 5 жыл бұрын
Anabcadde Mahamed wll subscribe igu caawi
@happyjj8891
@happyjj8891 4 жыл бұрын
asc barnaamijyo cusub noo keen
@amaalcooking
@amaalcooking 5 жыл бұрын
Shukran qurux
@aminosahrosalad7577
@aminosahrosalad7577 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo cuno laskucateyo nosogali somaliya ayanjogna
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 5 жыл бұрын
Aamiin 🤲🤲🤲😥😥😥😥😥
@fariixakulmiye9820
@fariixakulmiye9820 5 жыл бұрын
Wlhi run waye ma soo dhaco video qaali aniga xita waxaa samey belka xeray waa furay ma aqaan wax ka qaldan
@cookingwithhodachanel4054
@cookingwithhodachanel4054 5 жыл бұрын
Amiiiin aby mcnto
@moofficial7289
@moofficial7289 5 жыл бұрын
cooking with hoda Chanel wll subscribe igu caawi
@hodandahira8295
@hodandahira8295 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@mustgo9559
@mustgo9559 5 жыл бұрын
Asc amiiin amiiin amiiin
@moofficial7289
@moofficial7289 5 жыл бұрын
must go wll subscribe igu caawi
@sukeynaifka1353
@sukeynaifka1353 5 жыл бұрын
Muniiro abaayo anaga somaliyaaan joogna waxayamahana mahelno marka naga caawi si aan misaan kayaga kudhino caafimaadna uga helno nooso gali plz😍😍😍😍
@hodanhussein1747
@hodanhussein1747 4 жыл бұрын
Abyo muniro herbalife ayaan ubaahanahy waxaan joogaa somalia mogdisho
@ikraanabooto1779
@ikraanabooto1779 5 жыл бұрын
Walashey foorno laaan masameysan karaa
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Aniga qudarte wan ka heley lakiin malaay ma ahn malaay jira waayo mid hda bada lga keney ba i agyaallo alxmdullh
@moofficial7289
@moofficial7289 5 жыл бұрын
NUCMAAN QAALID wll subscribe igu caawi
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 5 жыл бұрын
Dolshada imaqancin intaale waaok
@umuamiir2888
@umuamiir2888 5 жыл бұрын
My rajo halgama yaya la halgamayen halyayo ayan u fahmay inad ka wado
@hodancisman1085
@hodancisman1085 5 жыл бұрын
Waligeey 10wan leek ma helin
@ayaanmohammed9468
@ayaanmohammed9468 5 жыл бұрын
Qumbo laan masameen kara iyo sisinlaan
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA RER #my_rajo
10:13
MY RAJO
Рет қаралды 21 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
FARTUN HAPPY OO SURPRISE IGA DHIGTAY KOKO BULLE #my_rajo
9:58
INTE U SAFARNAY ANIGA IYO FARTUN HAPPY SAFARKII #my_rajo
15:34
NIGHT ROUTINE KENA ANIGA IYO FARTUN HAPPY #my_rajo
13:25
MY RAJO
Рет қаралды 48 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA 🥲 #my_rajo
14:20
MY RAJO
Рет қаралды 28 М.
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
MY RAJO
Рет қаралды 62 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН