Inallaaha maca saabiriin. Is everything. If He is not in fact on the dirt road. Because the translation of that aayaat are allaah is with tolerance and patience on outcome of this situation.
@mohaalihassanalirage18459 жыл бұрын
Sorry
@عدنانمحمودمحمد9 жыл бұрын
moha ali hassan alirage
@ALLAHUAKBAR99 жыл бұрын
Ahmed Bile I would encourage you to Capitalize when using the name of Allah as it would be more respectful.Just a thought.
Ayaan Ahmed maahan xasiinomo fiigraad wanaagsan weeye xaalkaleeh malahaan
@luulqaali5938 жыл бұрын
4ayaa fican bilaa maseer hadad awodiid
@laylaraqiis38044 жыл бұрын
Yaaaab masayr kuyee horta goortad kulanten iyo waxad ku kulanten ma is waaaydisay👐🤒😏😶🤣
@maaxyare30589 жыл бұрын
hatuuk tuugo ileen waa uu jecelyahaye
@daadsheguhaad22159 жыл бұрын
waaaw caadi maaha ila tali
@kamaalilkacase9 жыл бұрын
naagtii masayrta iyada unbaa masayrtay
@nimcomaxamedxasansss33889 жыл бұрын
hhh aniga waxan kula talinayaa huno ha la guursan maxaa yelay anigaba ma doonayo in la ila guursado marka taladaydu waa inuu u samiraa markay yeelato ubad way degi insha allaaah
@ahmeddooni74518 жыл бұрын
nagkale gurso.wad.nagadesaa
@yartalasiiyayawoodiidumark62177 жыл бұрын
Habar masayr waalay ooo cidna u joojin wayday waaye tan lihi la guurso sdex
dadka la guurso kula taliyay talo fcn maadan siinin wiilka. wiilka gbdhu wu jcl yahy lkn hadu dareensiyo maba maseerten gbdha ee jclkaga tus aan kula taliyay ani
@cabdiwaaxidsaalax33165 жыл бұрын
ciyaartaan iyo sheekoo yinka geeri ayaa ka dam beyso
@mawliidabdi97359 жыл бұрын
hhhh barnamijka walan
@salmaabdi94479 жыл бұрын
maserka wa qebka mid ah clmadaha jcelka maxa yelay qolajeclyhy aya lomasera
@labiihaaxmed11956 жыл бұрын
ان للله مع صابرين
@qorzheqorzhe30719 жыл бұрын
horta iskA may masay rine wxy ka masayr tay iska daa
@hoodoabdirisak40518 жыл бұрын
waa run taa axmedaw iskamay masayrin wuxunba jira kolay raguna amin male walahi wuxun qariyaba layidhi Lkn waxan oo dhan laa kalsoni sii iyada iskadagiye markay arkan ragu inay gabadhi yara daba guray so ayu lasi ficiltaman oo sii shaki galiyan mar kaa kalsoni sii way iska dagaysaye
@queenanuu9 жыл бұрын
taas ani cml waye
@najmaali1618 жыл бұрын
horta sheekadan ila tali ma.wax jira mise waa.drama
@Elmi.4517 жыл бұрын
Najma Ali walhi waan qoslay markaan arjay commtigag lkn barnaamijka ila tali wareer camal weeyaaan lkn drama maahin waa sheeko jirta
@Elmi.4517 жыл бұрын
Waa loo dajaaa haday wax qaadan waydana dantaaa keenaysa inaad gabdho kale keento waayo maseerkaba jaceelkaa keena hadad jaceel badan ugu badasho waxaa dhici karta inay gabdhu hagaagto lkn hadad wax isbadala kawaydo waxaa qasaba siday sheegaysay islaantu inuu gabdho kale laguursado haduu ninraga yahay thnks Estv
@AdnanAli-xq4ho9 жыл бұрын
yaab
@abdirazaqali72029 жыл бұрын
Dxib
@kaaylakalkaay9 жыл бұрын
Abdirazaq Ali
@tahraanabdiqeystahraan53348 жыл бұрын
kkkkkkkk hadu jecelyahy ha u samro mxu ku fala ila tali iyo sheko qiyali eh wxi naftata rabto ku qanac nagta ilen dantata ku jirto hadi kale umada hadalin qar rufiyamina ku jirane
@mohamedabdirexmaan52108 жыл бұрын
waw
@amuuamuu28838 жыл бұрын
aan kula taliyee gabadha jeceel tus way caafimadiye
@amiinqudseraxma71359 жыл бұрын
i
@omosman9 жыл бұрын
The love is not true is just to have family name he Marid she Marid many hose hold they mentely sick and they do not know how to live