Naagta 4 Jeer Waa In La Garaaco 🤔☹️😡

  Рет қаралды 12,992

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 222
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086
@edilm6059
@edilm6059 10 ай бұрын
😂😂😂 DULEEYSTIHII DULEEYSTE DHALAAY😂😂😂 you nailed it
@ashaoali8020
@ashaoali8020 10 ай бұрын
Waa reer Garisa
@hodanabdi1616
@hodanabdi1616 10 ай бұрын
Dabeecadiisii ayuu diin ka dhigtay duli weeye ilaahay ku qabay😡
@gittiru9486
@gittiru9486 10 ай бұрын
Hilibkiii iskago 5jirka aaah ilkahaaa kagaley 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhionur6221
@farhionur6221 10 ай бұрын
Asc fatxiya quruxdu waa marka qofku helo qof u qalmo wax kastoo u marsado waa shaqeynasaa.
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 10 ай бұрын
Dad badan oo xanuuno maskaxda ah la nool baa jira lkn aan la dareemayn xaalkooda. Allaha caafiyo yarta.
@queendm1317
@queendm1317 10 ай бұрын
Abayo Umadaan raajo malahaan 😢 Ilaahy hano gargaro 😢
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 10 ай бұрын
This is from Garissa normal normal
@Karam3.
@Karam3. 10 ай бұрын
Sheikh maha wa shydan dulyste khamis so xidhy
@umusuhayla6528
@umusuhayla6528 10 ай бұрын
maskiin taas ulbaa kudhamaatay imagine being that person ulbaad kubilaabi kuyeh neef xoolo miya 😅😅😅😅
@Hodansooliyosaanag1987
@Hodansooliyosaanag1987 10 ай бұрын
How much is the serum and hair shampoo?
@khadramohamed7688
@khadramohamed7688 10 ай бұрын
Sweetheart!! Don’t call anyone ugly- we are all Allah’s best innovation. When they go low you go high😍
@FaridaEleye-r3r
@FaridaEleye-r3r 10 ай бұрын
Oh and tell me the name of your product please thanks 🥰🥰🌹🌹🌹
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 10 ай бұрын
Omg😢 ilmaha yaryarka inuu abuse gareeyuu rabaa subxanallah waa O'Day asaasaqay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 10 ай бұрын
Nimankii walwalnaana ma sheekhyey noqdeen? Kuwii cafimaad ka qabay ba khaati laga joogaye ,Kuwogii kalena maku soo darsadeen?
@aichadjama1097
@aichadjama1097 10 ай бұрын
Bhe IS sick kani matag ba laga qaadaya .wan Ku salamay habo from Djibouti
@Ihsaan0000
@Ihsaan0000 10 ай бұрын
I use coconut and olive oil on my babies, all natural alhamdulilah
@khadraali8373
@khadraali8373 10 ай бұрын
Duleste iyo qoyan nafta kudabayar markay arkeen Chris oo kulaciyaaraya 😞
@OMARCHANNEL9
@OMARCHANNEL9 10 ай бұрын
Chris cid ka hadashay malahan mowduuca fathiya ka hadlooso fahan ugu horeen
@faizam523
@faizam523 10 ай бұрын
​@@OMARCHANNEL9😂😂😂😂😂😂
@FaridaEleye-r3r
@FaridaEleye-r3r 10 ай бұрын
Walaalow macan tell me where to get it from please thank you ❤️❤️❤️
@suubanjabane219
@suubanjabane219 10 ай бұрын
Hasbiyallah wanimal wakeel, beenta intan le’eg aawaye oo mee culimadii miyay ka qabtaan ummaddan aw habaabinayo. This enraged me to a level I had headache.
@Milgonura-cv4sg
@Milgonura-cv4sg 10 ай бұрын
Markay fashilmeen dumarkii Bay awoodooda saareen
@khadraabdullahi3358
@khadraabdullahi3358 10 ай бұрын
Aniga Toloow may weelka ii xasho Waan dhakhaalaynlahaaye Khayr heshada.
@maymunssn822
@maymunssn822 10 ай бұрын
Hh weelkaaga adaa iskalee maa dhaqatid wll? 😯.
@farhiaisse802
@farhiaisse802 10 ай бұрын
alle haku xafido aadban ujeclaa inaad arinkan mid iyo labo katiraahdo ❤shugran xbbti samiday afku kuma go o😊😂
@deeqafarah3667
@deeqafarah3667 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dulaystihii dulaysta yaadha dhalay weeye waad iga qoslisay maanta 😊
@IlhaamAdam-hv7yk
@IlhaamAdam-hv7yk 10 ай бұрын
Sidan uqosley😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminayusuf517
@aminayusuf517 10 ай бұрын
Odaygaa calyada qubaya ee leh ha la garaaco hablaha diinta ayuu ceebaynayaa waa dulayste diina wax kama garanayo
@dulmar9139
@dulmar9139 10 ай бұрын
Subxaanallah dulaysta yaasha aabahood dheh😂😂😂
@fahima6186
@fahima6186 10 ай бұрын
Teenager boys hair products maheeysaa xaahiyo fathiyo?
@fartunfarah6447
@fartunfarah6447 10 ай бұрын
Dadka uu ka hadlaayo, ma xabsi bay ugu jiraan? iimaanka lagaa qaad.
@ZahlulKenadid
@ZahlulKenadid 10 ай бұрын
Salaam sister, I think he's mad. He needs mental care
@fariida6236
@fariida6236 10 ай бұрын
He's not mad don't give him that excuse, sister he is very aware of what he's saying that is why he's laughing, teaching young men to abuse women
@rosemarie6347
@rosemarie6347 10 ай бұрын
​@fariida6236 I am disgusted by the women in the show. Very cheap.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 10 ай бұрын
FOOLXUMO KATIIR DHEH! HE LOOKS LIKE REAL TAPEWORM 😅😅
@dekahaji
@dekahaji 10 ай бұрын
Noocan kuwa diin ka baranaya ee uu casaharka u marinaya kasii daran
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 10 ай бұрын
Asc.abaayo fatxiya cabsiiye aad ayayaan kuu sugaayey in aad u gu soo jawaabto Dulleeystahaan sheekha isku sheegaaya
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 10 ай бұрын
Welcome back aa dulayste kar bashayso qof yahay adiga si fican uga hadla dulayste honestly waan u xiisa war anaga yaab araganay❤da di 😂 Away wada da Di kale may kan mesha ka qabtaan yahuu duli duli ahaday ilahay baa noo maqan
@sidiabukar302
@sidiabukar302 10 ай бұрын
Yasir ale caaweyba ugu darneed. Qof aan raad raac laheyn in qofkan cafimad qabo iyo inkale aya dad uu qudbad uso jeedi naayo subxanallaah. Maxa qaldan. Gabadhan ateeshin raadis le waaye ama waa laga so waalay ee illaah dhabada toosan haku hadeyo.
@sweetlife2327
@sweetlife2327 10 ай бұрын
Habo nobody answer the WhatsApp in canada. Where can I order Hinda hair products.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 ай бұрын
+1 (206) 475-5475 text at this number gacalo that you want the product!
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 10 ай бұрын
hanyar xagan gayna habo iyado qiimo ilahay siiyey ayey hoos isuu dhiigayaan
@family-zx6mc
@family-zx6mc 10 ай бұрын
Goormaa gabdhihii somaliyed intooda badan ay isu qiimo dil;een.
@hamdi27889
@hamdi27889 10 ай бұрын
Fathia labo labo Wlhy sis
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 10 ай бұрын
Asc habo waan arkay habo waa yaabay wuxu kuhadlayo dulaystihii ugu weyba weeyan
@hooyosom8904
@hooyosom8904 10 ай бұрын
Subxaanallaah War Kann Umada Ka Qabdaa
@AMINAAli-pk7ih
@AMINAAli-pk7ih 10 ай бұрын
Ala Manooli 😂 Fathiya Salam to you and your family I can’t with this just the way your mimicking 😂😂😂😂
@HaliimoDayib-vy2ie
@HaliimoDayib-vy2ie 10 ай бұрын
Kkkkkk wuxuu jeclaan lahaa ama uu sameeyo ayuu layimaday
@CabdidahiyeDahiye
@CabdidahiyeDahiye 10 ай бұрын
Masha Allah walashen qurux baad noqotay walahi Farxiya creamka xapskeyga baan u iibin lahaa ee muqdisho ma lagu soo diri karaa
@nasraosman7686
@nasraosman7686 10 ай бұрын
Anagaa koofur ka imaanay lkn waxaas waa wax nagu cusub kolleey waa caan raadis balaayada
@fardosa1236
@fardosa1236 10 ай бұрын
Lahjadiisu waa soomaali kenyan not koonfur
@IlhaamAdam-hv7yk
@IlhaamAdam-hv7yk 10 ай бұрын
Vedeoga gabadha ayey kawadaa
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 10 ай бұрын
Ninkan waa qof wax lagu tilmaamo aan la garanay inay diinta ka beenshegan biyo uma ka badan xageeyse ku qorantahay aaway daliishi intay xayawaankan oo kale Nagu jiran soomaalida ismabadalyso
@Blackie919
@Blackie919 10 ай бұрын
You’re glowing ❤Masha’Allah
@faizam523
@faizam523 10 ай бұрын
Kani diintiiba gabar la garaacuu ka dhigey, acuudu bilaah😢 beentu ku qabatey, kuwa sheikh yadu noocan mey iska qabtaan.
@AminaminF
@AminaminF 10 ай бұрын
I’m from kuunfor but I’m not like those people lol 😢
@darlingdoll5271
@darlingdoll5271 10 ай бұрын
That so called sheikh is not from koonfur, he is somali Kenyan
@dekahaji
@dekahaji 10 ай бұрын
Hadal xumadiisa iigu daran 😂😂😂
@ayanomar3335
@ayanomar3335 10 ай бұрын
Alafariidsaanaa Fadxiyi markaan fiidiyawyadaa noocaas ah arko ayaan ku xasuustaa nags buufi cayayaanka
@annaahmed2564
@annaahmed2564 10 ай бұрын
Waa oday waashay subxaana laah realy duleysta weeye waa nahaab shaydaan ah weeye ignorance weeye. Waa runtaa weye ina cabsiya thanks for sharing qaaliyeey that is Tru.
@monahashi8068
@monahashi8068 10 ай бұрын
wan yaabey vidowgaas markaan waxan is iri fathia ma aragtey
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 10 ай бұрын
Anigu waxaan ku cabiray nimanka leh waa laqaadanayaa ninka somaliga ahi wuxuu usamaysan yahay sida xoolaa lo,da ama fardaa neefka lab shahwadooda la iibsado ayayey naagaa somalidu shahwada ayey bilaash ku helaan naaguu malaa markaa nimanka somalida ayey ceeba ku tahay waan qaadanayaa waa qoyan uun dumarkani
@fadumosharif5688
@fadumosharif5688 10 ай бұрын
Asc Habo see tahay xage ka hela from Uk
@ubaxosmanmohamed7972
@ubaxosmanmohamed7972 10 ай бұрын
Farxiyo waxaas madhageysan karnee dhegaha hanooga wasaqeyn qashinka
@gittiru9486
@gittiru9486 10 ай бұрын
Niiiiiin niiiin hablihii niiin mahey waaxkaley iney kaahadlaan mey waaayen
@annaahmed2564
@annaahmed2564 10 ай бұрын
True True True not jeep you are right ina absia self steam is very low ina cabsiya don't tiered those womens thanks for sharing qaaliyeey.
@Karam3.
@Karam3. 10 ай бұрын
Idinka ya idinka qadhmun ma qubystayal inta u Shegy midkodna nabigu ma samyn
@FaridaEleye-r3r
@FaridaEleye-r3r 10 ай бұрын
Walaalow I live in Canada I would love to get your order so please tell me how to get it I appreciate it thanks habibti ❤❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 ай бұрын
Gacalo send text message to this number +1 (206) 475-5475 and I will get back, tonight
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 10 ай бұрын
Walalo waa qali
@fadimohashi771
@fadimohashi771 10 ай бұрын
Haad ka adag bay wada noqdeen Hablihii 😂😂
@mushtaaqiinmohaollow8971
@mushtaaqiinmohaollow8971 10 ай бұрын
Masha Allah haba fatxia quruxbadan❤💎😘👑🥀
@fadumomohamed4460
@fadumomohamed4460 10 ай бұрын
Dookhi iyo qiimihiba wa laga qaday noloshiba ninbay ku kooben ,tasa kenaysa han yarida 🎉
@nimosuleiman
@nimosuleiman 10 ай бұрын
Wuxu indha adagaa ba ayeey bisinka allah ku aamusii waxan hadana miyaan cidi dhalin
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 10 ай бұрын
Aniga hadal koda maba ka xanaqo o cawan be ila yihiin lkn waxaa ka xanaqaa diinta ee beenta shegayan
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 10 ай бұрын
Asaga waxa kadaran culumda maxey UGA hadli waayeen Hadey gabar hadasho wey Soo wada ordaan
@Bigayssheikh55
@Bigayssheikh55 10 ай бұрын
Asc fadxya abyo manta waxa so sarawak cimaamadii wllehen guulayso ❤❤
@neeha12
@neeha12 10 ай бұрын
Kan oo kale aa hadhoow english lagu turjumaa markas diintena macan lagu aflagadeyna war waxan Uma halaga qabto
@fariida6236
@fariida6236 10 ай бұрын
Ragi umada ka qaban laha wax wayn uma arkaan waala qoslayaan
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 10 ай бұрын
Subxanalh meeygurigeeda kusigto calafkeeda xishoodkii waa dhamady
@annaahmed2564
@annaahmed2564 10 ай бұрын
True True True weeye xabiibtii alow u gargaar
@sidiabukar302
@sidiabukar302 10 ай бұрын
Filmada qayaaliga ah ayey badsaden dumarkan damiirne malahan iyo xishood, kalsooni darro aya haysa. Koley fidno iyo dhaqan xumo subxanallaah.
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 10 ай бұрын
Dameerba dameerkuu ka fool xunyahay ka Haraanti kulul dulleeystahaan abaayo meel baa saartay guuuuleeyso abaayo
@Lul-s9z
@Lul-s9z 10 ай бұрын
Malaha wadaadka masajidka ayay u socota
@amalhassan8576
@amalhassan8576 10 ай бұрын
naagtu ma xoolo u meel ku soxirtay ba? 😂
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 10 ай бұрын
Waa runtaa naago majiraan waa hangar miidhan
@neeha12
@neeha12 10 ай бұрын
Duleste maxa ka quseeyo salada Allah iigu leh liiskeyga ana iska hadan diido bal ul ilasoo aad walee suga dhan aan kaa jari lahaa uuf diinta buu ku qaraabana wadad xume naxarii maleh fuulxumada badan
@gittiru9486
@gittiru9486 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂anuu waaaxaaan irahda foxumada uu kubuxineya markaan arko
@soso12364
@soso12364 10 ай бұрын
Bal eek siduu u ekyahy uf
@asiyamohamed4903
@asiyamohamed4903 10 ай бұрын
Inay kasii daraan mooye kama soo rayyaan soomaalidu
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 10 ай бұрын
Habo qooqba haya😂😂😂😂😂
@faaaduma6876
@faaaduma6876 10 ай бұрын
Dude is the Somali Andre Tate. Probably even crazier than he ever been 😂
@iloveallah344
@iloveallah344 10 ай бұрын
Actually Andrew Tate is a gentleman he’s talking about the truth. This man is ree baadiye stop comparing with Andrew Tate
@fahmomohamed9908
@fahmomohamed9908 10 ай бұрын
Walee wuu iga qosliyay kaasi
@lima-dean
@lima-dean 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@zainababdi781
@zainababdi781 10 ай бұрын
Waa beenteed she is homeless waxay rabtaa wax guri dejiya 😂😂😂😂😂😂😂😂
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 10 ай бұрын
Wax la sheego malaha 😢 Kan oo kale ayey maqlaayaan markaas ku xad gudbaayaan dumarka
@editsqeri
@editsqeri 10 ай бұрын
wllhi waa wax lala yaabo in dayace lookala ordayo.
@hmdajirde
@hmdajirde 10 ай бұрын
Intii ugu dulisaney baad manta soo qabatay 😂😂😂
@Karam3.
@Karam3. 10 ай бұрын
Whli wa run warabu u egyahy
@nima3696
@nima3696 10 ай бұрын
Kkk WA GABADH 13 JIR AH OO WAALAN AMA DAYACAN WUXU U SHEEGAYA ODAYAAL KUFSADA HABLAHA....KKKKK SOMAAALIYEEY IDIN SHEEGAN MAAYO SALAMADA ..ETHIPIA BADA HA QAADATOO BYEEEE..DULESTAY MEEL WALBA U FADHIYA ..HABLIHI ALLAH U MAQAN ...HABLOW MEESHA KA CAAYA...RUN FOSTER RUN 🏃‍♀️ KKKKKK
@jhussain1507
@jhussain1507 10 ай бұрын
Aduunka Nimanka jooga Somalida ah xiigmadii waay ka dhamaatay wakaas odaaygaas weeyn waxaas ku qudbeeynayo yahuu
@YasmiinHusen-ds4xn
@YasmiinHusen-ds4xn 10 ай бұрын
Bal nimanku ma maydba ala hagajiyo uunbay leyihine 😂
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 10 ай бұрын
Ninkaan waxa uu ka hadlayo malaha waa qof aan caqligiisu ku fileyn.
@Naagnool124
@Naagnool124 10 ай бұрын
Qoyan hanyar ooc! 🤮🤮🤮 wallaahi candho naag hore lagu soo wal walaaqay waan iskala han weynahay. Hoostaydani waa qaali.
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 10 ай бұрын
Wasidas Wlhi
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 10 ай бұрын
Khof kasto xanunsan khamis buu khaatay dhakhatir baa lobahan yahay
@mariamismael2437
@mariamismael2437 10 ай бұрын
Ilmaha mala sixraa dumarland ❤😂😂😂😂😂
@Master_404-t9w
@Master_404-t9w 10 ай бұрын
Waxaan diin ka hadli maayo mana yaqaan waa shantay 2 baad veiws buu raadinaya
@amalali450
@amalali450 10 ай бұрын
Asc walaal sheekh ma aha we waa kitaab gaablow
@jasminaden4772
@jasminaden4772 10 ай бұрын
So desperate this woman😢
@amalhassan8576
@amalhassan8576 10 ай бұрын
desperate of what? wala gabadhani holdhab bey no heysa o somalida bey wax u shegtahe adiga orod camal yeelo ummada ha xag xaganin
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 10 ай бұрын
Dulaystii dulaystayaasha dhalay😅😅😅
@nimosuleiman
@nimosuleiman 10 ай бұрын
Ul bad qadan kulaha marka ma dameerbaa maya dameer maha in an idhaahdo lkn warun oo ilmo yar uun ba sidas loo gali karaa
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 26 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 5
47:09
Xogmaal Media
Рет қаралды 867 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:44
Machine Learning for Everybody - Full Course
3:53:53
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 7 МЛН
Falanqayn Dooda Universal & Xaalka Marooko 🤔
1:02:24
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 16 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Hassan & Hodan, Maqaadiirta Ku Dhacday Waa Mid Ugub Ah Oo Murugo Badan Leh😭
26:15
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20