Kkk Kan isagaa nacas ah oo ruufyaan waaye kk yeah ju Barry Amiga qoftaan soo yaasiin just mabarin
@AbAhmed-st1tp20 күн бұрын
Gabadhan Yasmin soo hawiye maha hrta
@mohamedelmi447418 күн бұрын
Kk Kan isgaa Isla Raba qoftaan
@T.o.tTabet21 күн бұрын
Subxannallaah kana aduunka majoogaa Isku dirka aduun iyo aaqiro waa uu Seegey kan
@ekramabdirahman374621 күн бұрын
Rufiyaanimadu ma fiicna. Nin wayn oo gadh wayn oo sidaas u hadlaya weligay ma arkin. Ninkan isagaa jecel Yaasmiin.
@FarhiaIsmail-js8bh21 күн бұрын
Laba.rufyaan
@ccwaasacmaxamed516821 күн бұрын
Habeenkaa maad qabatid cawaan yahaw
@AbAhmed-st1tp20 күн бұрын
Musalsal ka nocan ah dad ayn run moodo i dawado 😂😂😂
@abshirokeyr641821 күн бұрын
Ninkaan waa edeb daran yahay nin wayn oo live dad is kugu diraaya subxaana laah
@abshirokeyr641821 күн бұрын
Laba ruufyaan
@nasramohamed422921 күн бұрын
Iskudir meesha mayaalo ee ninka warkiisa yeel niman waabuuxaan ruux nasiible baa wax udiga hela
@ashaelmi357521 күн бұрын
Munafaq qabiilste ah waye yasin iyo kuwa badan 😢
@abshirokeyr641821 күн бұрын
Subxaana laah Yasin halyey waa nin wanaagsan
@farhiyaabdulle359321 күн бұрын
Yaa saaxib naag baa laga caraa laakin nin saaxibkii sidan u galay waa rufiyaan oo jealous ah waxaa rabaa ma isaga ayaa isla raba gabadha why aad saan ugu hadlaysaa nin ninkale ka sheekeynaya waa shame mida kale yaasin waa nin wanaagsan why saan uguga hadlaysaa waryaa dheh abaayo aniga i soo fiiri yaasin aniga ayaa ka fiican 2024 walee wax baa la arkay yaasinow carar oo mar danbe yaa lagugu arkin midkan garka weyn otdoqonka
@SafiyoWARSAME-y1c21 күн бұрын
YASMIIN INA ADEER YAA KU SOO HABAARAY NINKAAN MAXAA KU FASHAY SAXIIBADAA UGA GODAY NAYAA KA HAR NINKAAN PLZ PLZ