YES, ADEERKIIS HA LA HADALSISO HANA, ADEER WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA EEKANADIAN IN AMERIKA, AYU CODSIGA WIILKISA GEYN LAHA.
@SamiaBouraleh17 күн бұрын
Qabiil bay ilmahaa ku baabiiyeen noloshiisii ilaahay baa maqan hanaay wiilkaa yar u dadaal
@hawaali276017 күн бұрын
Soomaaliyey yarkaan waa xanuunsanyahay burunkiito ayaa haysa fadlan hala daaweeyo dadka soomliyeed ee arintiisa ku jiro oo hana ugu horeyso.
@somaliboy987417 күн бұрын
Waryaa cunug runta marabtaa hana hoyadeed ayaa lasoohadashee ❤aamin
@ashasalah283516 күн бұрын
YES WALLAHI GROUP, DO SOMTHING, WRITE TO THE NEWS, AND INTERPOL
@11naa4416 күн бұрын
@@ashasalah2835 Wiilka yar mxu raba hooyadii meeday
@hdhdhhhdhhfjgkd619317 күн бұрын
Hej! Hanna jag tror 100/ procent på dig. du måste hjälpa honom du kan. Den här är ditt jobb Hanna vara ärlig lyssna inte någon annan willka kalsoonidii ayaa kaluntay.
@Abdelrahimmohamed-jy7lp17 күн бұрын
prata somaliska ok 😷😷😷
@mohamedmohamud529716 күн бұрын
Jag håller med insha alh khyr bror
@Abdulnashville16 күн бұрын
HASSANJEES VIVA LENAHAY ❤❤❤❤❤
@jaisaadan836617 күн бұрын
Hi, how can I get hold of Hannah? I would like to see if I can be provide any assistance for the Canadian boy. I am from Minnesota?
@SamiaBouraleh17 күн бұрын
Maxamed adigu la xidhiidh inanta canada joogtaa ee social worker ka ah please she can help you
@bosteyaabdulle107817 күн бұрын
Somali waxan ku jeclaha waa isu hiliyaan masha Allah
@somaliboy987417 күн бұрын
Cunugan maxakaqaldan hana wabaag fiican ee yarow iskada waswaska hana aamin shikiga iskadaa ❤❤❤❤
@nuranura226517 күн бұрын
Somalidina dhan doqomo tihiin sheeko laso sameeye oo views lagu rabo iyo lack run modaan?
@ashasalah283516 күн бұрын
ADIGA WAC, NINKAN KULA JOOGO HA KU TURJIBANO.
@sucdisiad331617 күн бұрын
Wiilka waraysiga intaad ka daysaan dhaqtarka geeya oo ka baara ama neef baa haysa ama cudur kale mar walba wuu qufacayaa ee daawa u raadsha. Ilaahay ha bad baadsho wiilkiisaas
War canuga wayaryahay maskaxda ha iga cayarina rag an xishoneyn iyo dumar illah kafurtay ba tihiin wiilka kadaya niyadjabka iyo dhibka acudu billah indho indho xumo war kenya keenten wad kuciciyareysan illah maka baqeysan
@somalihanolato74116 күн бұрын
Hanna waan ka sugaynaa inaad hawshaan aad bilowday inaad dhamayso wilow adiguna aamin gabadha Hanna abaayo hoshaan anaga kuma dirin caawi allaha xagii u qaado cida oo dhan ayu badbadin dona hoyadis familkiisa
HANA ABUUKAR, FADLAN WIILKAN NABAD GALYADIISA, KU WAREEJI SAFAARADDA CANADIAN.
@iftinxaajicabdi79117 күн бұрын
illaahow xaqa wixii ah ee jira adiga og ee wixii xaqah eejira soo iftiimi oo garabsii idim,alle inksto oo an arkeyney cadeymihii hore ee jira mrkii hore arkeyney hdana isbedeshey arintii yrabbii grgr degdegah uken qofkii xaqa kutagan
@SudiJeylani-pr6vd16 күн бұрын
Subxaanallaah wiilka ha la caawiyo ciilbaa la baday
Hadeey reerkaas mj ahaan lahayeen daahir xaalada cirkaas mari lahayd😂 alla qabiilka xanuun badanaa😢
@bosteyaabdulle107817 күн бұрын
Sax ninkas si cad buu u sheegay Hg qof ah in u hiliyo gar iyo gardaro.
@umimohamed232317 күн бұрын
Ilaahay waa u gargaaray wiilkan yar mar hadii laga soo badbadiyey kanada oo usan kusoo korin waxuu wax laqabaa dhalinta somaliyeed ee ku nool dhukooda hooyo
@11naa4417 күн бұрын
Ya mj ah ma hoyada
@RunSaid-v2m16 күн бұрын
Maxaa ulajeedaa cirkaas uumarsiin lahaa mj
@xaawaxassan959316 күн бұрын
Maxkamadan halagu kala yaaco qabiil ayay isku badashay daahir awalba mooryaantooda ayuu caaawiyaa markaa soomaal weyn ayaa ka badan ee wiilkaa yariiska wiilasheena oo kale ah ee la dulmiyay halloo kaco😢
@rukiahassan20617 күн бұрын
Hanna kiiskaan ku dhimo waa wiil la ciilay, laakin aniga keys kayga waa ugu xuaysay 2years ago
Daahiroow wiilkaan danbi haka gelin ilaahay ka baq
@nihaalbiintuilyaas244217 күн бұрын
Waxa la idin ku nacay maa noo sheegtaan ilahow reerkaa mey mj ahaadaan candho iyo xulufadiisa futada soo kala qaadi lahayeen ilaa ay hawo ka buuxsanto mj neceyb candho ka buuxa lkin hangaraarac lug uma dhutiyo lkin hg soo cadee candho waxa la idin ku nacay wala neceb yhy kuye hg ma nebcin adaa sheegatA oo qurminaya ee hg waa dad ku dilayA kuna nooleynaya la af garanaya ee candho ka dhex bax reerka ha urine waxad thy ku qanacsanow viva hg ❤
@sacdiyaali364116 күн бұрын
Wiilka yar wax weyna ka qaldan malaha maskihiyan u xanunsan yahay 😢 uma maleynayay in abtiyashid xumaynayan
@hawahussein384017 күн бұрын
Hanna ilaah ha ku caawey walal waa ilmahen kale oo kale caawe
@samsamhassan563316 күн бұрын
Dahir calasow Hawal fican ayuku waday ee ha kujiran
@MahadGoraa17 күн бұрын
Dahir waa nin oo dulmilow ah walhi illaheyna ayaa ka jaasey doono.... hanna guuleuso walashey ❤
@sofieguleed244717 күн бұрын
adaa ka daran waxaadan ogeen baad go'aan u gaartay.
@sadoabdiomar17 күн бұрын
Daahir aqliloow waxuu is ka dhigaa nin howshiisa ka baxay oo waxuu rabaa xbbi inuu xiro wuxu is ka dhigaa nin kiiska ka baxay
@kahaomar182917 күн бұрын
Allewaynow ha coolo wofkii wilkaa yar coola ee miskiinka ah ee laajiga ah ee caruurta ah waa geesi geesi dhalay oo laba xiniin yoole ah Laakiin marbuu kabíxi doonaa idanka illahay
@RamlaCiise-y3k17 күн бұрын
Ilaahow ugargar wiilka yar wala wareeriyay
@prettysihaam717 күн бұрын
Ama aamina ama ha aaminina hana waa daahir daahirna waa hanna
@museosman829617 күн бұрын
Alle haw sahlo cunugaan waa dhibanyahay
@saidamahmoodali70917 күн бұрын
Waa ku ciyaarayan Allaah ha sacido
@muktarige996617 күн бұрын
Anigu daahirow st josiphe baan hortaaganahay
@rukiahassan20617 күн бұрын
Hanna waxuu ka baqayaa in kayskiisa in daahir sameyn ku yeesho ayuu ka baqayaa
@fadumocabdiraxman981317 күн бұрын
Ilaahey aamin iyo hana Well welka iska dhaaf
@amxaar17 күн бұрын
Wiilkaan Yar. Balaayo hoosta gashatay. Tag. Safarda. Meel uma socdo dheh. Dacwee habar naagta xun. Noloshaada baa bisay. Hadii. Ale. Canada ku geeyo.
beentiis maha Hana iyo daahir wa hal yey kuu beenguurin
@hdhdhhhdhhfjgkd619317 күн бұрын
War yaa haana Amiin doqon yohoow hanna aa kuceewinayso
@CumarMaxmuudbcumar17 күн бұрын
Daahir waa baare sare hadu soo baarayna warkaas wa dhamaaday qalaas
@hawohosh919817 күн бұрын
Wiilkaan meel fiicaney wax u marayeen waayo waxaa daahir dhahay guriyaan kuu kireynaa waa kuso biilaa dhaqtaraan ku geynaa tikidaan kuu goynaa anaa ku balan qaaday inaa kugu celiyo Kanada ee dadkii ku dhalay ka dhamaw horay u soco shaqayso laakiin dadbaa ku shaqaysanaayo oo kala fogeynayo isaga iyo dadkii caawinaayo
@AichHersi17 күн бұрын
Habo hana Amin illahay na Talo saaro
@sqynz759217 күн бұрын
Wiilkaas kama hareyno soomaaliyeey
@Mucyadiinbaana16 күн бұрын
Asc runta ayuu sheegay wiilkan waa nin fikir fiican haddii ay rabto iney caawiso halala hadashiiyo adeerka uu sheegayo ka dib wuu.amini. karaa
VOUS SAVEZ POURQUOI IL DEMANDE A RENTRER EN CONTACT AVEC SON PÈRE , C 'EST POUR SA SÉCURITÉ.CET ENFANT A PERDU LA CONFIANCE ENVERS TOUS CE QUI EST SOMALI. ARRETEZ LES BELLES PAROLES ,CET ENFANT VEUT DU CONCRET.
Waruntiis hana daahir weykabaqdaa waaruntiis wiilkaas yanan markale aan niyda laga jebin Warhooy hana kajooga daahir ayeey kadabeysaa
@LegendAhmed199717 күн бұрын
Ala nin sanaa walee kani waa guulaysan inahakh
@HalimaWasays17 күн бұрын
Hana wilkan yar niyada laga dilay e wax la qabo wilka wa warer san yahay hadalkisa waxba yan lo qadin wilka hanna hala waregto arinkisa
@hawaelmi710317 күн бұрын
Hanay wailga jog
@dugso5 күн бұрын
Daahirna waa uu u dadaalay
@Amineta.017 күн бұрын
Illahoow xaqa Tus umadaas
@HalimaWasays17 күн бұрын
Wiilkan wa nin rag ag wale candho calasey wu arkey iney qayanoley tahay candho calasey waxey kaga dhagtay habargidir la neceb yahay kuye maxa hadalka kenay war somaliyey wilkan & hoyadi nolosha lagu cadabey e halo koco please
@BarlinLucky16 күн бұрын
Above shAta Faraday masiino
@saynab750315 күн бұрын
maya hana soo daahir maaha daahirna hana soomaaha marka hana haka soo qaado daahir aabaha iyo adeerka telkoda
@ummabdallahrqyh51116 күн бұрын
Wiilkan yar waa wiil laga dhaadhiciyay wecel baa tahay Maa waalidkiis lala hadal siiyo cid uu aamino ayuu la'yahay Allow Wiilkaas soo hadee sida kheyrka ju jirana waa faji
@shamsafarah217416 күн бұрын
War dadkan ma ilbaxan war ninyohow cidna uma bahanid nin canada ku dhashay tahay safarad tag una sheeg in aad kudhalatey cagahaga ayaa yaala cagaha lagaa qadaya marka waa la isoo masafiriyay dheh anigasomali ma ihi dheh just my mom ah walhi safarada lagu seexina laguna soo dhoofina dad eay
@somalihanolato74116 күн бұрын
Safarada tag iyaga ku qadaya
@dugso5 күн бұрын
Hana waxan ka aamin Sanaa got xun lkn hadda waa taageeraa sababta waa ilmaha maskiintaa ay garab qabatay
@hibaaqmaxamuud50552 күн бұрын
nuura
@Habsanesaid17 күн бұрын
Cunugan dadki garanayey Family abihi uu dodona
@somalistar826116 күн бұрын
Waaa niila sixraay is ilaaliya
@fartaislaw187116 күн бұрын
Xasan xayyi an ku bixii because qof nool aa tahay
@qaalimohamed890117 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️✅😂😂😂
@SHUKRIMOHAMEDADEN17 күн бұрын
Hana marki runta lagu cadeeyay way carartay timir laf ba ku jirto