NABADI MAJIRTO EE OROD ADIGIYO KUWA KULMIDKI KABAXA DALKA KAN WAA LAGU KALA BAXAYAAYE
@monaallin60222 ай бұрын
Kanii iin la xiidho oo maxkamad la saro
@yasinyusuf56292 ай бұрын
Adeer u sheeg hartiga soo bo aya ee duulaan ka ku ah dhulkan iyo dadkan
@halimadirie53012 ай бұрын
Axmed karaash oo 70 jir ah ayaa xajkii diidey oo xasarad qaaday nabadu xagey ka imanaysaa
@B.abokorAderea2 ай бұрын
KABA QAAD shisheeye,hadalkisu wa fashil,
@MahamuudCabdi-nk7yk2 ай бұрын
cabad wayne cidi kudoro mayso.
@xarirmaxamed92912 ай бұрын
KAMIDBAAD TAHAY KUWA DUULAANKA KU AH DALKOODII
@fahdabdi66782 ай бұрын
Ha riyoooon
@shacbaanahmed-v7y2 ай бұрын
KKK kani waa ISAAQ ceebays inaadeer meesha la isla marayaba wuu ka dhacsanyahay muu iska aammuso haddaanu xaqa ku hadli karin, illeyn innagaa duullimaad la inagusoo qaadaye oo dadkii xoolo dhaqatada ahaa la iska laayaye?, talow ma sir bay ka hayaan daaroodku? berigii SNM waa kii QORIGII kalasoo baxsaday SNM ee faqashta usoo galaye.
@june62062 ай бұрын
@@shacbaanahmed-v7ymeesha lays la Marta wa dagal gacan kurimisa oo muuse doorasho kaga baxdo isaq cid wax u diidan I ma jirto dhulkiisa haku ee kadi wanad ku mahadsan tahay inad ogtahay i anay dal soomaliland la yidha jirine qabiil isaq la yidha Rabo inuu dariskisa gumeysto 😂
@yusufdalalabdi46942 ай бұрын
Horta hawadii dalka halkeed marisay
@dauuddaaauud83392 ай бұрын
HAWADII WAA LASOO CELIYAY XUNBO WAYNE 10MILYAN GAROON HARGAISA MEEDAY
@mukhtaarali24532 ай бұрын
Nacdal walaalnimadu halkey jirta
@BashaMohamed-u5x2 ай бұрын
Hellohuwan u Shawnee
@mop01-r4f2 ай бұрын
Ma halkaa ayuu siyaasad ka raadinyaa jookarka wadani waar xishood oo wax iskufal jookar❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@shacbaanahmed-v7y2 ай бұрын
Inaadeer kani JOOKAR ma ahee ilaahow ISAAQ kan madax ha uga dhigin kani nin cadow iska celin kara uma eeka wuuba barooranayaa kkkkk
@MohamedDhise2 ай бұрын
Dalkee dee sawta lagukalayaacay ee masar hubka labadhigayso
@FaysalCabdiFaarax-k8d2 ай бұрын
xayawaan waar dawladaad sheegaysaa ma duulaanbaa waa lagugu sooduulay doorasho iyo kursibaa kuumuuqda is
@Halgame3342 ай бұрын
MAXA LAKULAYA DEGAN KIIBA AFLIBAAX BUU KU JIRA ISKA DHICI CADAWGA ALAMTARA SOO DHAF WARKA HUWANN. XOREY AMA IS DHIIB
@FarduusMaxamed-e4k2 ай бұрын
Isbadalku madga
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS2 ай бұрын
Ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa, waar isaaq isagaa duulaan lagu yahay ee isaaq duulaan maaha dawladuna cid ma weerarin. Nacal qashaabiirak.
@ninkaculus15552 ай бұрын
Khanis khniis dhalay
@Ahmedcismaan-y1i2 ай бұрын
Doorashuu ka hadlayaa.dalkiina meel walbaa looga.soo duulay kursi uskagah baa kala weyn dalja
@Ahmedcismaan-y1i2 ай бұрын
Yur buu lagu yidhi tuug toban midab le ninkii dalka iibsaday baa tahay
@shacbaanahmed-v7y2 ай бұрын
Xaaraan ayaa QALBIGA madoobaysay wuxuu ku hadlayo ma fahmayo bal u fiirso kkkkk
@dauuddaaauud83392 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkllll
@xarirmaxamed92912 ай бұрын
WALAAHIBAY KATAHAY EE NABADII WAANU DIIDNAY
@shacbaanahmed-v7y2 ай бұрын
Waa ninkii HAWADII Soomaaliya ka xanninbnayd u fasaxay ee dhowr milyan ka qaatey immika u fiirso maskaxdiisu caadi u shaqayn mayso waayo dhibco madow ayaa daboolay. Waqtigaas ayuu DAAROOD nabad ugu baaqayaa ay ceerigaabo doonayaan iney weeraraan. Jillec fawqal jileec talow nacaskan yaa dhalay?.
@Ahmedcismaan-y1i2 ай бұрын
Khaakinow waa lagu og yahay inta tuugaas oo kale u.hanqal taagayo inuu dalka madax.ka noqdo soo inta hadhay bahaha iyo barigaba iibsanmaayo haddaan la iska.qaban.inta goor goortahay
@hassanahmed62212 ай бұрын
Kani waa huwan, s/land iyo dawladeeda uun buu ku taagan yahay, waar wadanka waa lagu soo duulay eh, diyaar ma tahay furinta hore?
Muuse jaahil ayaa ka danbeeyo oo doorasho ka carrar ah waa maangaab tan ceeriya anagaa leh colaad ma ogolin inuu galiyo isna gabiley tago sidii ku sameyay h jeclo
@abdirahmanbarkhadle44612 ай бұрын
@@daauudfiin6406 Waar indhaha kala fur intaad doorasho ku xiiqsan tahay waata gondahaaaga ka hilaacdaye
Xariif waad tanaasul kaah labad nin ee sharax wadani cooladana ninkii aad keentay ina khaliif baa wade wax u sheeg illahay khaayjnka umada ha ka qabto waar dadkaw wax fahma sacab u ha timine
@Wrd-x8h2 ай бұрын
Caad badana shalay Lascanod maxa so uga hadli weysay an ku duli iska amus ka yeli meyno
@miskemohamud5342 ай бұрын
Laascaanood reer baa leh oo joogy maxa looga hdla cerigabo waa mgalo la wado dago weyna ka duwantahy
@aarlibaax84222 ай бұрын
MUUSE WADANKII WUU KU XAAREY IN MAR HORE NAXKAMAD LASAARO AYAY AHAYD OO LA TOOGTO