Ugaas ka Allah ha u naxariisto, dhaqan iyo aqoon ayaa ummadda Soomaaliyeed ka baxdey,shacabka Soomaaliyeed na samir iyo imaan Allah haka siiyo aaamin aaaamin
Ugaaska allaha u naxariisto amin amin Samir iyo iimaan allaha ka siiyo familka reer faracade.ehelkii asxaabtii iyo somali oo idil. Abwaan kabayare si gooni ah baan kaga tacsiyeynaa adeer aun amin amin
@ahaloow9655Ай бұрын
الله يرحمه
@NurRobleАй бұрын
Onokaa leh xamar waxaa yiri ninkii la haa ma wada aha hawiye waa mudulood unukaa leh garowe.waxaa yiri ninkii lahaa mawada.ah daarood waa majeerteen unukaa leh hargeeysa waxaa yiri ninkii lahaa mawada aha.isaaq waa arab nin aan wax laheen ayaa yiraa walawada leeyahay ❤❤❤❤❤❤❤
@mucaddahir5204Ай бұрын
Abdi risaq iyo nabadonka wan idin salamay ee ugaska alle ha u naxaristo janadi alle haka warabiyo amin amin abtigey alle ha u naxaristo dhaman umada somaliyed iyo gar ahaan besha karanle hawiye samir iyo iman alle haka siyo specially his on family sorry ayan leyahay
@mucaddahir5204Ай бұрын
0:26
@cabdulaahicusmaan-ql7jrАй бұрын
Inaalilaawainaailaa Hi Raajicuun Alahaunaxariito Ugaaskeena 😂