NABI AMAAN AAD U MACAAN (SH. MUXYADIN LIVE IXTIFAALKA NABIGA SCW EE SWEDEN

  Рет қаралды 1,770,732

xusuusonline

xusuusonline

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@himianajama3337
@himianajama3337 4 жыл бұрын
Daahoow labada dhaban keey shubnayenoow Dhirirkiisu uu yahay meel dhexaad simanoow Dhawaaqaaaga nabiyoow (scw)dhaafi kari maayee Isooo dhawoow an indhaha qabowsado ee❤❤❤❤❤❤
@mahadomar3089
@mahadomar3089 4 жыл бұрын
Nabi jaceyl dartii ban KZbin uso galey amaanta Nabigena SCW😭😭 Yaa rasuulah walahy adunkan kugu jeclahay❤❤❤❤ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم "انت مع من احببت"🥰🥰oo ah kaad jeceshahay bad xagiisa tahay aakhiro alxamdulilaah
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
Subscribe saar wll bejkaan kala soco qisoyin iyo nabi amaan iyo wacdi mahadsanid kzbin.info/www/bejne/bJqxiI2JhKmdprc
@fatumahasan6659
@fatumahasan6659 Жыл бұрын
Walahi aniga hitha
@mahadomar3089
@mahadomar3089 Жыл бұрын
@@fatumahasan6659 انت مع من احببت❤️
@SamiirFarxaan
@SamiirFarxaan 8 ай бұрын
Ivsdfxg6x d. 6/°•~2~p00p11p0😊😅😮😢the 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅​@@mahadomar3089
@MusialaJamal42
@MusialaJamal42 6 ай бұрын
Wllhi Aniga xitaa 😢 alahayow nabiga maciisa nayeel
@qadarclick5867
@qadarclick5867 7 жыл бұрын
Waxaan Alle Kaaga Baryaa JaceYlka Aad Nabiga U Qabtid Dartiisa Inaad Janno Fordowsa Ku Gashid Hadaa iGu Raacsanthy Like Saar Ma Comment
@dahabodahabo1855
@dahabodahabo1855 6 жыл бұрын
Qadarclick
@Susu12654
@Susu12654 6 жыл бұрын
U
@Susu12654
@Susu12654 6 жыл бұрын
Oh
@HipoMaxamedHipo
@HipoMaxamedHipo 6 жыл бұрын
Man she alah rabii yabarg fik
@qaloocawofficial8712
@qaloocawofficial8712 5 жыл бұрын
Masha allh amiin wlkey qadar nolow wan tagera
@hamunabdikadirabdikadir5896
@hamunabdikadirabdikadir5896 Жыл бұрын
Rasul iyo niman kuarkeyn marahesto anigana riyo sojed kuradiyiyoo mana heli ruhthathi nurka laxe riyadada nosahal raali banexee😢😢😢😢❤❤❤ SCW scw ❤️🥺
@fatximohamed5711
@fatximohamed5711 7 жыл бұрын
rasuulow nin anku arken maraxesto anigana riyo iyo soojed kuradiyayo mana helin runti jaahaga nuurkalehe scw scw scw waxa garan qof maxabo kabuxdo ilahow qatumo wngsan nagu dil wlh ilahay ban kudhartaye nabi maxamad dartiis wan udhimanaya bidcadana alaha so hanuniyo aamin
@nasrodicey7698
@nasrodicey7698 7 жыл бұрын
scw
@nasrodicey7698
@nasrodicey7698 7 жыл бұрын
masha allah sh.ajar iyo xasano allaha kaa siyo aad ayan u macansaday saliga masha allah waxansa ka sii jeclan lahaa hadii aad awodi kartid in aad qoral ahan nogu soo gudbiso wad mahad santahay
@babac7738
@babac7738 6 жыл бұрын
Fatxi Mohamed Ilaahey haku kaso inaad aragto aduun iyo aakhiraba
@shahbaaz2756
@shahbaaz2756 5 жыл бұрын
@@nasrodicey7698 asc Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Aduunyada dartiis kii loo aheysiyoow Ambiyada dhamaan uba xoodu key tahayow Ara giiisa nabigii laguu ayaan sadayoow Axmanuuriyoow na ajiib ergaan nahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyoo Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Baabkii alloow bilan qurux sanoow nabiyoow Boqol yow an qabo xalku ila baxayoow bashiiroow qalbiga awgaa ii boog yahayee Ibogsii xabiibi bilaa sharuud linye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyoo Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Badankiisa nuriyo barako lagu dheehyoo Buq caduu maraba qeer lagu barwaqeyoo bidhantiisa nabiga lagu bogsoon jirayoow Bishaariyo nasii balan qaadyo waa waynee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Nabiyoow tubta nagu ridoo taageero noo fiidiyoow natacliimiyow nabiyoow nataakuliyee Toos noola hadal taa iyo qiyaamaha ee taaj kaada noo gali taajirbaa tahaye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Allaa Sifa hiisa nabigaa cidi sifeeyn karinoo sirtii ebaheey yoo suurad admi lahoow sayid kii maqluqoow lala sinaan karinoow suubanoow adaa ku salama hey nayeee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Jacaylkada awgii jiifka yaa u nacoow jahada sharafta lahoo yaa hor joogsada oo kula jooga oo marnaba kaa jesaninee jow hortaada dedana yaa ka jeel baxayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Xaqa kii cadeyoow xumaha naga reeboow xabiibkii alloow xanadadii ilaah tagayoo Xubigiisa nabigii lagu xorobaayoo xasan iyo xuseen xurma doodibaa tahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Dagmadiina ban doonayaa inaan taga oo Mana geeysto diinaar doolar iyo lacagee Ruxi aadsa dontaan waad daleysanoo waa dool insaan dana hiina wuu tagiyee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Allaa da imoow daashka naga qaadoo dabeylaha Nasaar durba tagaya meela dheroo Sida dadabka noo luli ama gantaal duulee Dag dag noogu geey nabigeena deeqda lahaa ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Rasuliyo niman ku arkeyn ma raaxeystoo Anigana riyo soo jeed ku raadiyayoo mana helin Runti ruuxdada nuurka lahee riyadaada noo sahal raali baan nahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Salanteeyda qad adigaa sabaal tagayee Suban iyo ugeey labadiisa saaxiibee Sakiyo faqiixisho maran saxabaduyoo u sufeey dhaman xaalkenu suu yahaye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyw Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Daahoow labada dhaban keey shubnayeenoow Dhirirkiisu uu yahay dhex dhexaad simanoow Dhawaqada nabiyoow dhaafi karimayee Isoo dhawaw ey indhaha qabow sadayee ???
@fatumamohamud4486
@fatumamohamud4486 5 жыл бұрын
Gyitnurbsl is the only one who is in
@nasracadee3812
@nasracadee3812 6 жыл бұрын
ilaahow nadhig kuwii u shafeec qaado nabi geena salaahu caley wasalam waa qasaaid aad umacaan ilaahay ha Ku xifdiyo
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 2 жыл бұрын
Amiin Yaa Allah ❤❤❤❤❤
@missshubka3731
@missshubka3731 2 жыл бұрын
Xusuus wax la xasuusto waxa ugu fadliga badan salliga nabikena muxamad scw Ramadan Mubarak 20/4/2022 saccada 10:02
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 Жыл бұрын
Scw
@superzaara2421
@superzaara2421 6 ай бұрын
Ramadan mubarak caawa waa 20/4/2024 sacada waa 02:08 hbnimo ilaahow jecelka nabiga scw qalpigena ku wene
@missshubka3731
@missshubka3731 6 ай бұрын
@@superzaara2421 aamiin yarabi
@abshircompany7597
@abshircompany7597 Ай бұрын
wax LA xasuu was ye scw scw
@khadijah9527
@khadijah9527 4 жыл бұрын
Scw😢😢😭❤️ rasuuulii ninaaan ku arkeen ma raaaaxeysto anigane ruyo iyo soo jeed ku raaadiyayoo mana arag wajigaaga nuuurka lehe ruyadaada noo sahal raaali baaa noqone allow wajiga nuurkaleh xabiibka itus😭😭🤲🤲🤲
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 Жыл бұрын
Masa allh
@mohamedosman3538
@mohamedosman3538 7 ай бұрын
😊😊😊😊q😊😊😊😊qqq1qqqq111111à1111à111​@@abdiaziizabdillahi7033
@FartuunFaarax-er1je
@FartuunFaarax-er1je 3 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤
@FartuunFaarax-er1je
@FartuunFaarax-er1je 3 ай бұрын
Scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Dad ma dilaan dad ma dhacan dad ma gaaleysiyan dad ma qarxiyan suufida Ilaahow sufi kawada dhig somalida❤
@SalmaHashi-ro7qo
@SalmaHashi-ro7qo 3 ай бұрын
Aaaaaaaaain❤❤❤❤
@veedovf9
@veedovf9 5 жыл бұрын
Allahu akbar Ilahow Nabad galyo iyo naxariis taam ah sii xabiibkeena muxammad💖
@faadumiinhcx8390
@faadumiinhcx8390 2 жыл бұрын
Scw Aaamiin iya rabi
@keynan5408
@keynan5408 2 жыл бұрын
Amin
@fatimabashir7018
@fatimabashir7018 Жыл бұрын
Scw ❤️❤️❤️
@AhmedMohamed-kv6qc
@AhmedMohamed-kv6qc 8 жыл бұрын
ilaa waxaan kaaga baryaa jaceelka nsbiga dartiis janatul firdoosa allaha kusiiyo wa haysaa ee hadayn aamiin
@muxiyadiincabdiamerica6833
@muxiyadiincabdiamerica6833 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed mansha allah
@ifrahali2549
@ifrahali2549 6 жыл бұрын
Allah haku xafido addun iyo akhiriba in sha allaah
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
Subscribe saar wll bejkaan kala soco qisoyin iyo nabi amaan iyo wacdi mahadsanid
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bJqxiI2JhKmdprc
@abbashajji9569
@abbashajji9569 4 жыл бұрын
M.A Ahmed mahamed waa walalky
@HassanHassan-up4hs
@HassanHassan-up4hs 2 жыл бұрын
Walhii wa taaabtii Laàgu yaqanay muuminta Raaga diinta Rasullkena scw uu dadalay eee diinta Aad dadka ku abaabinayan lagu layay sida sheekheni weyna Allah uu Naxariiste Sheikh Uweysulqadiiriya Radiyayallahu Canhuwarada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 Жыл бұрын
Mashaallah
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 Жыл бұрын
Brother Guulyso
@abdirashidmohammed
@abdirashidmohammed 6 жыл бұрын
Maxa ka mcn badan Ammanta xabiibkena MOHAMED wlh laabta ku qabobeso.
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
Subscribe saar wll bejkaan kala soco qisoyin iyo nabi amaan iyo wacdi mahadsanid kzbin.info/www/bejne/bJqxiI2JhKmdprc
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌿🌿🌿🌿☘️👋👋🍀🍀🍀CSW CSW CSW kuwa yasa oo yiraahdo waa adiga iyo aniga oo kale umada alle haka qabto
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 7 жыл бұрын
Alloow Afkaaga Naarta kaxureey ilaahoow Rafiiq igaaga Dhig xabiibkeey iyo intii Jaahiisa ah
@sucdixasan143
@sucdixasan143 3 жыл бұрын
Csw csw caw csw csw csw caw csw csw
@imaansh1590
@imaansh1590 7 жыл бұрын
Dadka caashiqiinta ee Nabiga jecel waxay og yihiin in Nabiga wax u tarri karo oo u shafeecayo xayan wameytana Nabiga scw Allaha ka raali noqday kuwi aan aaminsaneyn in Nabiga waxba u qabaneyn scw ayaga og meesha ay shafeeco u doonan maalinta Nabi kasta uu cudur daaran ila Nabiga scw mooye
@Asmaasluub
@Asmaasluub 8 жыл бұрын
My cousin Muxudin allaha ku xafido
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 жыл бұрын
Scw
@MahamedmacalinKhaliife
@MahamedmacalinKhaliife 4 ай бұрын
Scw
@somfootball6968
@somfootball6968 6 жыл бұрын
جزاك الله ... sowt aaad u xamaasad bdna ku amaanesan xabiibkeena scw
@عبدالناصرالإسحاقيالهاشمي2522
@عبدالناصرالإسحاقيالهاشمي2522 7 жыл бұрын
aniku ah sahra ciise waan jeclahay nabi amaanka sallahu caleyka yaa nabiyya allah
@Mahitio565
@Mahitio565 2 жыл бұрын
M.a
@faadumocali7062
@faadumocali7062 4 жыл бұрын
rasuulow nin anku arken maraxesto anigana riyo iyo soojed kuradiyayo mana helin runti jaahaga nuurkalehe scw scw scw waxa garan qof maxabo kabuxdo ilahow qatumo wngsan nagu dil wlh ilahay ban kudhartaye nabi maxamad dartiis wan udhimanaya bidcadana alaha so hanuniyo aamin 47
@kibaarhanfi4838
@kibaarhanfi4838 7 жыл бұрын
mansha allah allah hakuxafido rasuulkana allah hakula kulmiyo maalinta qiyaanaha Aamin
@saciidosomane6141
@saciidosomane6141 4 жыл бұрын
Mansha allah ilahay hakula kulmiyo xabibkeni sharafta laha scw scw
@mursalahmed9916
@mursalahmed9916 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw Masha allah Allow Safkii nabi maxamed Scw na marsiii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedgadid1602
@mohamedgadid1602 4 жыл бұрын
ماشا اللع حفظكم الله Mar haddii nabi ammaan afsoomaali lagushiilay waa cilmiga khaaska u. Ag culimada soomaaliyeed ee dalkaan iyo dadkiisaba ugabadbaadisay jahliga iyotansiirka isticmaarka
@abdikaafi856
@abdikaafi856 8 жыл бұрын
walh cod macn aya mcn badan waxa mahada leh allihi fanaan kaa fogeeye
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
Subscribe saar wll bejkaan kala soco qisoyin iyo nabi amaan iyo wacdi mahadsanid
@raaxoxuseen422
@raaxoxuseen422 4 жыл бұрын
Wakan wll kzbin.info/www/bejne/bJqxiI2JhKmdprc
@diiriyeciise4807
@diiriyeciise4807 3 жыл бұрын
Masha all
@apdihaafidapdirisak533
@apdihaafidapdirisak533 3 жыл бұрын
Scw scw scw dadka dhislikta saaraaya ban la yabanahay tallow ma sheeydaamaa nabiga neceb
@HnaanMohamed
@HnaanMohamed 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@ruqiyoosman6968
@ruqiyoosman6968 4 жыл бұрын
352 dislike dhahde waa wahabiyaal kuwaas Scw wan jeclhy dagriga ❤️
@odaygelle5438
@odaygelle5438 3 жыл бұрын
macnaha si fiican udhuux hadaad jeceshahay nabiga صلى الله عليه وسلم
@abdisalt8125
@abdisalt8125 6 жыл бұрын
🕋 MANSHALLAH I really love this and who ever listen to this will go to Havean..... :)
@abdiabshir1637
@abdiabshir1637 6 жыл бұрын
Exactly
@xawomaxamed7448
@xawomaxamed7448 Жыл бұрын
🤲🤲🤲🥰🥰❤❤❤
@shukridaahir5341
@shukridaahir5341 Жыл бұрын
@@abdiabshir1637 ⁹
@SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh
@SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh 11 ай бұрын
​@@xawomaxamed7448❤😂
@falisdaahirjimcaale1324
@falisdaahirjimcaale1324 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ridwaanosmancaafi5355
@ridwaanosmancaafi5355 4 жыл бұрын
صلی اللہ علیہ وسلم aduunyo wa taa halka waxa fadhiya dad shalay noola maantase an nooleyn fiicana aduunyada rad fiican hda ugu tagtaan ilaheey inta dhimatay allha qubuurtoda u waasiciyo inta nool oo xanuunsane allha caafiyo inta murad leh muraadkooda allh u sahlo
@simranqurux595
@simranqurux595 7 жыл бұрын
Masha allah nabi muxamad scw scw acw💘😍wowow xada i istagtay alow kubarakey aboowe alow nanakulmi rasuulkeyna yaa allah🙌💘🌙⭐
@nadarcumar7254
@nadarcumar7254 4 жыл бұрын
Masha allah qeer. Ale haka siiyo nabigena muxamed scw scw
@fartunomar7655
@fartunomar7655 7 жыл бұрын
masha allah mabba ka daalo inan dhagaysto digrikan ilahay ha idiin xifdiyo 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓allahuma sali calaa zayidiina muxammad
@hodmaninaxaaji147
@hodmaninaxaaji147 7 жыл бұрын
ilaahoow ku xafid aduun iyo aaqiraba 😍 😍 😍
@AnfacCali-c8w
@AnfacCali-c8w Жыл бұрын
Maashaalaah❤❤❤❤❤❤
@shamsohaji402
@shamsohaji402 7 жыл бұрын
scw scw scw scw shiiq muhyadiin Allaha ku xifdiyo
@nadifoabdi1206
@nadifoabdi1206 7 жыл бұрын
Shamso Haji p
@hubiabdille6507
@hubiabdille6507 2 жыл бұрын
Scw scw
@hamzahassan6243
@hamzahassan6243 4 жыл бұрын
Sifihiisa Nabigan cidi sifayn karinoo sirta eebaheeyoo suurad aadmi lahoo sayidkii maqluuqan lala sinan kariinoo masha Allah
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 жыл бұрын
Masha allaah scw scw scw waxa tahay wiil da,yar o nasiib badan alle swt siiyay Alxmdullaah jecel ka Rasuulka suuban scw Alle swt ha kaa abaal mariyo aduun iyo aaqiraba aamiiiiin insha allaah aamiiiiin La jirka Rasuulka suuban scw rabbi swt ha kaa dhigo adiga iyo dhamaan inta jecel xabiib keena muxamed scw 🤲🤲❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢 aamiiiiin insha allaah aamiiiiin
@abdalla221cisse9
@abdalla221cisse9 8 жыл бұрын
msha allh wll jaceeylka nbga csw allha nasiiyo
@yusufhussein2935
@yusufhussein2935 6 жыл бұрын
masha allah allow ku baraky scw
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 8 жыл бұрын
Masha Allah Allah nagu xariiriyo xabiibkena alhuma sali wasalim wabarik caleh
@abdirahmanmuuse4827
@abdirahmanmuuse4827 7 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ayanahmed1203
@ayanahmed1203 6 жыл бұрын
cawada jimco ah ann kuu salino nabi scw scw scw scw scw scw scw scw axlm ilahey adigaa mahad iska leh
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 Жыл бұрын
Scw scw sayidii na yeel safka adiga kuu xiga❤
@fartunomar7655
@fartunomar7655 7 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜 amiin amiin amiin
@guulwade4476
@guulwade4476 3 ай бұрын
Allah jecelyaa nabiga alhoyow janadii nagu kulmi
@kadrakafi4370
@kadrakafi4370 8 жыл бұрын
maashaa Allah sheekh muxyadin ilaahay jacaylka nabiga scw nagu janee
@daganhirisi518
@daganhirisi518 8 жыл бұрын
scw scw scw illah hakuxifdiyo
@faadhyoon
@faadhyoon 5 жыл бұрын
Masha Allah Scw scw scw who's watching 2019?
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 жыл бұрын
Wali ma arg nabi aaman garay 1m oo veiws ah plz aan qayrka ku dadalno wax yabaha fecna aan dawano
@faybisow7437
@faybisow7437 7 жыл бұрын
nabi amaan macaan s c w
@halimoali2529
@halimoali2529 7 жыл бұрын
masha allah SvD
@luulabdi6839
@luulabdi6839 7 жыл бұрын
halimo Ali y
@sucaadomadoweyhooyomcninol872
@sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 жыл бұрын
Mashallah
@Nafiso123-cl4vs
@Nafiso123-cl4vs 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw nabiga scw ❤❤❤❤❤
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
masha allah ilaahey hakarameeyo culumadeena
@ahmedabdirasheedshariif6428
@ahmedabdirasheedshariif6428 4 жыл бұрын
Masha Alaa Rabi haku Xafido wiilka Nabiga SCW Amaanayo jiro jook jan fardowson ilaah hakugeeyo bilaa xisaab
@muusecismaan2973
@muusecismaan2973 5 жыл бұрын
Scw Nabiyow qurux badanoow naxariis badanow bidhaantaada malab nagusii
@adiizabdul3856
@adiizabdul3856 8 жыл бұрын
MashaAllah afka cano lagu qabay sh. muxyidin.
@SNHQadri
@SNHQadri 6 жыл бұрын
ماشاءالله صَل الله عليك يا نبى يا شفيع المذ نبين
@salahmohamed3774
@salahmohamed3774 4 жыл бұрын
I do desire this Nabiaman and whoever dersires and i will be in the Heaven insha allah
@calikey4186
@calikey4186 Жыл бұрын
5
@raxmaroosmatantafarxada2287
@raxmaroosmatantafarxada2287 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nabigii alllow ku jcliyaa scw scw scw scw scwscw scw
@LightOfIslam-vb2rz
@LightOfIslam-vb2rz 2 ай бұрын
ألهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@barlinadenxilmi1547
@barlinadenxilmi1547 7 жыл бұрын
ManshAllah Allah jannah haa kusiyo inshAllah ameen ameen.
@rooblecali4486
@rooblecali4486 3 жыл бұрын
Masha allah amacn nabi muxamed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤rasulki allow wacnku jeclahay ❤❤❤❤
@yuuileey328
@yuuileey328 6 жыл бұрын
masha allaah allahakuxafido sidaad uxifdisay ammanta nebiga allaha kuu xifdiyo insha allah aamiin
@ubaxmuxyadin2743
@ubaxmuxyadin2743 Жыл бұрын
Illaahy hakuu barakeeyo codkaga mcne scw scw ❤❤
@fatximohamed5711
@fatximohamed5711 7 жыл бұрын
wlh digrigan marka dhagesto wan iska ooya ilahow ka ajar si wilkan xaqaki cadeya xumaha nagarebo
@iidali3685
@iidali3685 5 жыл бұрын
ManshaAllha
@fatumamohamud4486
@fatumamohamud4486 5 жыл бұрын
🍟🌭🍔🥐🍠🥖🥞🍳🥚🌯🍕🍟🌭🍔🍕🌯🌮🥙🥘🍝🍦🍚🍨🍧🍡🍥🍘🍙🎂🍭🍫🍩🍬🍩🍫🍪🍯🍿🍰🍮🥛🥃🍷🍾🥂🍻🍺☕🍵🍼
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
Masha allah scw scw
@fatximaxamedgaaboow8655
@fatximaxamedgaaboow8655 2 жыл бұрын
M.a alle ajir iyo xasanad aan la soo koobi kari haka siiyo🤲🤲🤲🙏
@mohamoudalkate3727
@mohamoudalkate3727 7 жыл бұрын
ManshaAllah shukran sheikh
@farhiyojaamac3890
@farhiyojaamac3890 7 жыл бұрын
masha allah nabi amaan 😘😍
@relaxaid8398
@relaxaid8398 6 жыл бұрын
masha Allah
@MaxamednaasirSayid
@MaxamednaasirSayid 2 ай бұрын
Scw alx. Lilaah waan ku riyooday suubanaha ilaahay baa mahad iska leh
@dhoolabdirahman7215
@dhoolabdirahman7215 8 жыл бұрын
mashaa alaah ilaahay hakuu barkeeyo carbkaaga sheekh
@abukaraxmadey2110
@abukaraxmadey2110 5 жыл бұрын
cod qurux badan ale haku wanajiyo adun iyo aqiro
@mohammedsaidmohammud8126
@mohammedsaidmohammud8126 7 жыл бұрын
mashaAllah Macaan badaanah Ahlasunnah Allah kor kadiig
@trustar4life
@trustar4life 5 жыл бұрын
Masha all
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 6 ай бұрын
Allow naga dhamaaanteeen kuwii uu u shafeeca qaaado maaalinta yowyul aakhiro. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw csw scw ❤❤❤❤
@israshugrisulubxuseen1805
@israshugrisulubxuseen1805 5 жыл бұрын
I really love this Nabiamaan💜
@wiilkafarxadabadan6650
@wiilkafarxadabadan6650 4 жыл бұрын
Anigana sido kale walhi wanjeclahay❤❤
@burdacaar6998
@burdacaar6998 2 жыл бұрын
❤❤
@hidaayoali368
@hidaayoali368 2 жыл бұрын
Masha allah🥰🥰
@HassanHassan-up4hs
@HassanHassan-up4hs 2 жыл бұрын
U love it because U love Allah and he's massager witch is the last prophet Nabiyuna Muhammad
@iimaanabdulle467
@iimaanabdulle467 Жыл бұрын
​@@HassanHassan-up4hs Indeed 💖🌴 scw💖
@hidan268
@hidan268 11 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim ❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 10 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalim ✅️
@abdiwajib
@abdiwajib 7 жыл бұрын
Masha Allah Allah barakeeyo Walalkeen
@maxamedaxmed7466
@maxamedaxmed7466 6 жыл бұрын
masha allah shiekh muxyadiin Allah keep you you one of the best of shiekh
@hnylovexc
@hnylovexc 8 жыл бұрын
Masha allah Scw Scw Scw ku saliya habibkena muhammed nuur
@khadranorali1025
@khadranorali1025 8 жыл бұрын
salalaahu calayhi wasalam yaa xabiibalaah 💟 💟 💟 💟 💟 💟 💟 💟 💟
@maxamedahmed8958
@maxamedahmed8958 7 жыл бұрын
Honey Love
@aweysahmed2229
@aweysahmed2229 7 жыл бұрын
Masha Allah ilohow xabibkena macisa alow nagayel
@adenibrahim8645
@adenibrahim8645 7 жыл бұрын
Masha allaah ilaahow Qalbi idiin nuure
@niayayear7380
@niayayear7380 5 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw waxaan jeclaan lahaa inaa rasuulka suban riyo ku arko allaha ii kaso riyadaas aad aya u jecelahy rasuulkena suuban macigiiisa allah ha nagadhigo ameenscw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@abdihamidsheikh6694
@abdihamidsheikh6694 8 жыл бұрын
mashalah allahuma sali calasiyadina mohamed
@raaxoladan8399
@raaxoladan8399 8 жыл бұрын
Abdi Hamid Sheikh
@zakalover6149
@zakalover6149 8 жыл бұрын
Abdi Hamid Sheikh
@zakalover6149
@zakalover6149 8 жыл бұрын
Abdi Hamid Sheikh asck
@farxanyare9681
@farxanyare9681 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@husseinibrahim6002
@husseinibrahim6002 4 жыл бұрын
M.a sheikh moxuyadiin Allah hakunuriya walal mcn...
@sainababdimuhumed8207
@sainababdimuhumed8207 2 жыл бұрын
Masha allh I love this nabiamaan
@HodanAhmed-z1q
@HodanAhmed-z1q Жыл бұрын
Rtttueuyfyry
@muxiyadiincabdiamerica6833
@muxiyadiincabdiamerica6833 6 жыл бұрын
Mansha allah ilahay janada ha ka waraabiiyo amiin inagoo dhan mansha allah calay salatu waa salam
@zakifiniiinoficial1837
@zakifiniiinoficial1837 4 жыл бұрын
❤😭 I love you maxamed ❤
@hanimuqtarmohamed7923
@hanimuqtarmohamed7923 3 жыл бұрын
Allah jecliyaa Amanta Nbigena muhammad Nbd kalyo Iyo naxaris korkisa ha ahate Allah haku sharfo sheikh muhyidin Adiga na
@deeqaxasan4495
@deeqaxasan4495 6 жыл бұрын
Salawatu rabi wasalamu caleyhi masha Allah
@naimamohamed7663
@naimamohamed7663 7 жыл бұрын
SCW manshaallah
@abdifatahhassansheikh9493
@abdifatahhassansheikh9493 8 жыл бұрын
allow ku dhowr wad naga il meysiisey
@HassanAli-hw6ib
@HassanAli-hw6ib 8 жыл бұрын
w
@aliizaabukar1847
@aliizaabukar1847 8 жыл бұрын
masha allah ilahow barakeh culimad
@HiiliyoSz22
@HiiliyoSz22 7 жыл бұрын
war waxaas waa xaraan naclaa waxaat tahay kuyaal aabaha cun ma haa huskii nabiga ugu heesi sida qofka waalan war ma waxad doonaysaa inaan kuu i maado oo aan ku qalo shiico yahow shiicihii dalay car sidaas mar danbe youtube ha ku heesin dedka muslimka ayaad kharibaysaa aabahaa cun ee
@maxamedaxmednageeye3412
@maxamedaxmednageeye3412 7 жыл бұрын
masha allah
@maxamedaxmednageeye3412
@maxamedaxmednageeye3412 7 жыл бұрын
masha allah
@GalowGobiye
@GalowGobiye Жыл бұрын
Dirsanihii Eebboow naxariiis iyo nabadgelyo ha kuu ahaadaan😘
@sucaadoamiin6994
@sucaadoamiin6994 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اجمعين
@ayaansharif6738
@ayaansharif6738 3 жыл бұрын
Nabiiiiiiiiiyoooow jacelkaaga awgiiisa jiiifka yaa uu naco kula joogo oo marna kaba jeesaninee xabiiiiiibkeenooow ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw
@fartuunabdikadir1116
@fartuunabdikadir1116 8 жыл бұрын
Masha Allah sheikh muxudiin xafitu Allah
@aminajamac2887
@aminajamac2887 2 жыл бұрын
Manshaallah naabi amaan scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fartunomar7655
@fartunomar7655 8 жыл бұрын
masha allah carabkaga ilahay cadab matuso
@xanaanmoha6886
@xanaanmoha6886 2 жыл бұрын
I love you nabi muxamed0🥰♥️♥️♥️
@abdihamidsheikh6694
@abdihamidsheikh6694 8 жыл бұрын
allow kudaa macalinkeda Sheikh muhiyadin
@Munocadey-wz7bg
@Munocadey-wz7bg 7 жыл бұрын
Abdi Hamid Sheikh ldjtxktie
@AhmedMohamed-qc2qc
@AhmedMohamed-qc2qc 7 жыл бұрын
Abdi H
@amiinabdi7944
@amiinabdi7944 4 жыл бұрын
M.a nabigeena naxarees io nabadgaliyo dushiisa ha ahaato scw scw scw ecw
@nastehamohamud4767
@nastehamohamud4767 7 жыл бұрын
Masha Allah scw
@farhiaabdikadir4262
@farhiaabdikadir4262 Жыл бұрын
SCW. Illaaheey afkaaga iyo caqligaaga hakuu barakeeyo walaalkeey Masha Allah.
@shahbaaz2756
@shahbaaz2756 5 жыл бұрын
Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Aduunyada dartiis kii loo aheysiyoow Ambiyada dhamaan uba xoodu key tahayow Ara giiisa nabigii laguu ayaan sadayoow Axmanuuriyoow na ajiib ergaan nahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyoo Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Baabkii alloow bilan qurux sanoow nabiyoow Boqol yow an qabo xalku ila baxayoow bashiiroow qalbiga awgaa ii boog yahayee Ibogsii xabiibi bilaa sharuud linye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyoo Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Badankiisa nuriyo barako lagu dheehyoo Buq caduu maraba qeer lagu barwaqeyoo bidhantiisa nabiga lagu bogsoon jirayoow Bishaariyo nasii balan qaadyo waa waynee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Nabiyoow tubta nagu ridoo taageero noo fiidiyoow natacliimiyow nabiyoow nataakuliyee Toos noola hadal taa iyo qiyaamaha ee taaj kaada noo gali taajirbaa tahaye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Allaa Sifa hiisa nabigaa cidi sifeeyn karinoo sirtii ebaheey yoo suurad admi lahoow sayid kii maqluqoow lala sinaan karinoow suubanoow adaa ku salama hey nayeee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Jacaylkada awgii jiifka yaa u nacoow jahada sharafta lahoo yaa hor joogsada oo kula jooga oo marnaba kaa jesaninee jow hortaada dedana yaa ka jeel baxayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Xaqa kii cadeyoow xumaha naga reeboow xabiibkii alloow xanadadii ilaah tagayoo Xubigiisa nabigii lagu xorobaayoo xasan iyo xuseen xurma doodibaa tahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Dagmadiina ban doonayaa inaan taga oo Mana geeysto diinaar doolar iyo lacagee Ruxi aadsa dontaan waad daleysanoo waa dool insaan dana hiina wuu tagiyee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Allaa da imoow daashka naga qaadoo dabeylaha Nasaar durba tagaya meela dheroo Sida dadabka noo luli ama gantaal duulee Dag dag noogu geey nabigeena deeqda lahaa ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Rasuliyo niman ku arkeyn ma raaxeystoo Anigana riyo soo jeed ku raadiyayoo mana helin Runti ruuxdada nuurka lahee riyadaada noo sahal raali baan nahayee ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka subanoow nabiyow Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee? Salanteeyda qad adigaa sabaal tagayee Suban iyo ugeey labadiisa saaxiibee Sakiyo faqiixisho maran saxabaduyoo u sufeey dhaman xaalkenu suu yahaye ??? Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyo Sala laa caleyka suubanoow nabiyw Sidii nayeel safka adiga kugu xiga ee ? Daahoow labada dhaban keey shubnayeenoow Dhirirkiisu uu yahay dhex dhexaad simanoow Dhawaqada nabiyoow dhaafi karimayee Isoo dhawaw ey indhaha qabow sadayee ???
@omaribraahim2893
@omaribraahim2893 2 жыл бұрын
Msha allah
@mustafadhalac5319
@mustafadhalac5319 7 жыл бұрын
scw scw masha allah, Allow Muslimiinta dhowr
@hodmaninaxaaji147
@hodmaninaxaaji147 7 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 💚 💚 💚 💚 💚 💚
@calikey4186
@calikey4186 Жыл бұрын
Qq
Nabi Amaan m sheylilaahi siyaarada reer macalin maxamuud dhageey
19:34
Allwarsheekh Qaadiriya Tv
Рет қаралды 268 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
Nabi Amaan Aad Umacaan
6:57
شبكةالمحبين
Рет қаралды 205 М.
Qasiido: Salallah Cala Sayidil Waraa
8:59
Taqiyudiin Al-Ashcari
Рет қаралды 108 М.
40 faa iido oo laga helo Saliga Nabiga (scw) Sh Mahad Abdinuur
22:17
Nabi Amaan
6:59
SALAAMA TV
Рет қаралды 290 М.
Nabi amaan macalin sheylilaah xafidahu laah
12:30
SUBAC CHANNEL
Рет қаралды 344 М.
Q.2 aad Salawaad macan badan
1:01:30
AHLUSUNNA FINLAND
Рет қаралды 23 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН