Naciimo Jookar Iyo Ilkacase Qays Oo Maanta Hambalyo Uurka Inu Iga Live Video Tiktok 6 June 2024

  Рет қаралды 58,985

Xariif media

Xariif media

Ай бұрын

Пікірлер: 124
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 15 күн бұрын
Mashaa Allah tabarakallaah ilaheey hakuu barakeeyo inta aan heysan ilaheey hasiiyo Amiin yarabi yaraxmaan
@lulm6983
@lulm6983 Ай бұрын
Naciimo adiga iyo seygaaga isku waara inshallah. Labadiina iga gudooma salaan sare❤❤❤
@nimohussein9781
@nimohussein9781 Ай бұрын
Mansha Allah quruxey I will come insha Allah. Saying hi from Hergaysa
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Ай бұрын
Furayaasha Aduunka iyo Kuwa Akhiro Amiin.
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Ай бұрын
Habo yartey naciima iyo adeerkay ilkacse ilaahey owlaad saalixa ha idinsiiyo waa dad fahmay m.a nolol fiican iyo farxad baan idiin rajeynayaa
@user-bk2pn4jo6g
@user-bk2pn4jo6g Ай бұрын
Masha allah illah ha kuxafido❤❤❤
@UbahAhmed-re2vk
@UbahAhmed-re2vk Ай бұрын
Wooooooow my shamed qaays iyo walashaay naima quruxda allahaa ku dayoo
@SAAJOWFILIMS-rg1qt
@SAAJOWFILIMS-rg1qt Ай бұрын
Abayo mcn naimo caday wiilkan ilkacase ah .naxi.baal Waba. Naafe
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 Ай бұрын
😂😂😂 wa sax.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Masha Allah Abayo Nicimo guuleyso Allaha kuu kordhiyo wanaaga
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
2007 ilaa 2023 bilaa gar baa ahayd hada balse waad is badashay 2024 qurux gar baa ka baxday
@sadiyohussein834
@sadiyohussein834 Ай бұрын
Mashallah Your so beautiful sister Naima keep going forward.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
Qays waa sax laakiin adiga noo bilaw heesahan qabiil ka ah oo umada isugu dirto jooji ka dib umada kale wax bay kaa dhagaysanayon
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 Ай бұрын
Mansha allha ♥️
@Safkahagi612
@Safkahagi612 Ай бұрын
Nimco❤furayashii❤ma lagu❤waydiyay❤kkkkk
@BollinaBolli
@BollinaBolli 24 күн бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤❤alaaah haidin barakeyo 🎉🎉❤❤
@luulshire1152
@luulshire1152 Ай бұрын
Ilaaheey baa boqor ah
@user-fj7uh7iw2w
@user-fj7uh7iw2w 3 күн бұрын
Abaayo ❤❤❤❤
@yahye2797
@yahye2797 Ай бұрын
Nimco jooker mcn badan I love you sister ❤dar ilaahay hore u soco caan dhalay ayaa tahay
@hassandiis1270
@hassandiis1270 Ай бұрын
Mahsa alah
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
Ilkacasane waacan iskuwaara wada caan somaliyed❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💞🥰❤💜✅👌
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp Ай бұрын
Masha Allah 👩‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-mu1xw8gd2t
@user-mu1xw8gd2t Ай бұрын
Masha allah illahay hakusiisiyadiyo amiin farxad
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FunnyBird-kx9wp
@FunnyBird-kx9wp Ай бұрын
Walashay
@UbahAhmed-re2vk
@UbahAhmed-re2vk Ай бұрын
❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️right dumashi
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 20 күн бұрын
Mshaalh
@AaAa-qf4gd
@AaAa-qf4gd 19 күн бұрын
Bismilaah makiyajle malajogaa jokare caadimatihid arfildaro dumarka kawaali😂😂😂
@amosnaftali2495
@amosnaftali2495 Ай бұрын
Qays wuu qurxoonaaday mashallah
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
That is a lie
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Ай бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤
@hassandiis1270
@hassandiis1270 Ай бұрын
Walalkey
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
somalida qaar baa weli soda cabaa iska dayaa waxaas healthy mahaaa yaaa u sheega Somalida
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g Ай бұрын
guuuleysta walalahaxga aan jeclahay
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Kooooow hayeeesd
@hassandiis1270
@hassandiis1270 Ай бұрын
WA kuwata
@FadxaAhmed-kv9us
@FadxaAhmed-kv9us Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fj7uh7iw2w
@user-fj7uh7iw2w 3 күн бұрын
Asc
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Ай бұрын
Hambalyo nacimo cade Allaha idiin barakeyo.❤
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Waa labo sawiro doqomo
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Caaaaaaaaac caaaaaaaaac
@hooyoali8142
@hooyoali8142 27 күн бұрын
🌹❤️👍🏽❤️🌹❤️
@1nurdeka
@1nurdeka Ай бұрын
He got his teeth done too
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 28 күн бұрын
lugyae👍
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 Ай бұрын
Ilkacase wayeelnimadiisiiba soo baxday wuuw
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Ай бұрын
Waa bu saarad ayadaba wey ka daran tahey ee make up ka ayey isku qarinee ee xanta naga daa 😂😂
@najma649
@najma649 Ай бұрын
waa ceeb qabiilin in lagu dhaqmo oo laysku caayo dadka cayaya qabiilada aa qiro qabiiladii oo dhan ayaa qabsan xaguu gali ruuxaas
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 Ай бұрын
Ilove you sis you are guys beautiful family ❤️❤️❤️
@FunnyBird-kx9wp
@FunnyBird-kx9wp Ай бұрын
Masha allah
@user-ec5zh3lr5h
@user-ec5zh3lr5h Ай бұрын
2diina illaahey dartiisa ni jeclahay wlhi
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
xuseen dulmilow waaye eey ah
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Ilkacse wiola cad cad buu dhaley
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 20 күн бұрын
Qays gacanta midigta ku cab
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Ай бұрын
agah sowkan dhamaadey
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
mansha allah nimco jookar hambalyo ❤❤❤ayan ini leeyahay ale heynii barekeeyo
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Ай бұрын
Naagtaan ilaahay ha kaa qabto
@user-tu6yf1dz3f
@user-tu6yf1dz3f Ай бұрын
Asc nimco sethy maficanthy
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Maxaad furaa ka dharaxsysaa
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 Ай бұрын
waa sufi walhi qes nacima cilsuq ah 😂❤
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
UUU MA DHAY FENESH
@saidafareh5026
@saidafareh5026 Ай бұрын
Nacimo Habaryar Maykabka manta kuma qurxonid ee iskabadal
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
jookar wa gabar boqortooyo mj reerka koobka reer magalnimada
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Ай бұрын
Kowsar nayaa ma MJ baad rabtaa oo Fusuqa Somalida ah in aad naga gado MJ oil
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Ай бұрын
​@@AyaanIsmail-ro6irsubxanallaah naa xishoo gabash baatahay😊
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Please sister don't advertise Coca-Cola company waad taqaana dadka leh free free free Palestine 🇵🇸 😢
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Ilkacase lost weight
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji Ай бұрын
Ninkan sibuu uqaadanyey miskinka wa sidi qof maskixiyan uxanunsadey tolow mexey kusameysey xita hadalki iyo kartidi waka qalqashey miskin😢
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Ай бұрын
Illahay kacabso ninka waa odey wayn
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h Ай бұрын
Inaad Jeceshay Aya ka muuqata
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Caatada ma ku quruux 🛀 badnid qays duqnimadii ayaa ka soo baxday🎉🎉🎉🎉
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 Ай бұрын
na hedhe ninki asa ku rebtay duq nimadi😂
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 28 күн бұрын
🚘ani no gari😂
@fxcooking9677
@fxcooking9677 Ай бұрын
Dadkaan aad usheekayn mataqaan bisinka ka qabsada
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Nimco what did you do the guy 😮
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 Ай бұрын
Nothing
@UbahAhmed-re2vk
@UbahAhmed-re2vk Ай бұрын
Quruxdaa miyaad u quri waydeen nimco
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 Ай бұрын
naa ninka wu jaf jafmay😢
@Deqa-oy6yn
@Deqa-oy6yn Ай бұрын
Kkkkkmkkkk walaahi nearly dhifiq
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@hassandiis1270
@hassandiis1270 Ай бұрын
🎉isopabo
@SahraAyanleSaid
@SahraAyanleSaid Ай бұрын
Hpo wan ku salamaya
@Ciiltire572
@Ciiltire572 Ай бұрын
ASC ayeeyo
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 Ай бұрын
Qeys changed so much. Is it because you lost weight eedo?
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille Ай бұрын
Oo maxaad dhacay biyaha aan la cabayn waa maxay was feel waslanbee
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Ай бұрын
Micnha ya loshekay kkkkk
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Ай бұрын
Kkkkkk wakaraye ilkacase timkasow kkkkkk
@raqad4642
@raqad4642 Ай бұрын
Ninkan way sixirtay baa ladhahay tolkiis iyo ehelkiisa waa in quraan lasaaro habartaan habeen iyo maalin dukaankw bay ku agheesa waxba uma kariso
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Ninkii habar wasaa habar buu noqdaa nooh
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 Ай бұрын
You become old one day dont talk negative
@raqad4642
@raqad4642 Ай бұрын
😂😂😂wuu nacay markaas bay habeen kasta dhahda ha iga tagin cadowga ha ii jabin ila joog dadka qaarna waxay lahaayeen waa sixireey
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 Ай бұрын
@@raqad4642 Adigu Ninka miyaaa rabtay mxaa adigoo dumara dumar ucaaayin?
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Somaliyi rakhiisannaa. Yaa waydiiyay sharaxaadan.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ninkan miyuu xanuunsaday maxaa ku dhacay
@Ismlre125
@Ismlre125 Ай бұрын
Caatada waa foolxuma wlhi 😂😂
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 28 күн бұрын
🚘👀😂saxy
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 Ай бұрын
Bahala sacidow ayan Mali jiray jinkey ku tuman maraka Jin magaces ban modayy 😂😂
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Naciimoy furayaasha sirtodii wad bixisee Yan lagaaxadin ee is ilaali😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Noowad sheekada
@raqad4642
@raqad4642 Ай бұрын
Afqalooc waa waayeel is caruureeyo balse isaga kayar habartaan make up ka iyo qaliinka isku qarisaa
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Markaad maskaxda ka xanuunsantahay furooyinka lasher keeney da Tani wax baa kaqaldan maskaxiyan
@MaizaGaraad
@MaizaGaraad Ай бұрын
Tan uura iyo dhalamey kuwaaltey hadey uura lee dahay may qarsato makey dhasho hala arke waa dhibaato may nafteed u noolato somaali bey intaa iska gadaa
@drr6012
@drr6012 Ай бұрын
Sheedakii dhan way badashay dukaan. Xayeysiinayaa ku te wey baqday.
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
HABARTA JUGTA GABADHADII BAA 25 SANO KOR U DHAAFTEY ADIGANA 50 + BAA TAHAYEH IS CARUURTA JOOJI HABARTA
@user-qf8ux6uz1o
@user-qf8ux6uz1o Ай бұрын
Hada.maxaa furayaasha naga tusaysaa ma qaaruun baatahay
@nastedave9842
@nastedave9842 Ай бұрын
😂
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Ай бұрын
Manaqaano WAXAY MAJERTEEN dadka kuu sameeyaan
@JigoAday
@JigoAday Ай бұрын
dadka caytamayo noloshiinay ka xunyihin
@MarshalDaniel-gx7vu
@MarshalDaniel-gx7vu Ай бұрын
dadka an noloshooda ku faraxsaneyn baa social media ka sheekeeya noloshooda oo waliba waxay sheegayn wa been 89% sida nacima
@Somal8
@Somal8 18 күн бұрын
Nimcooy ninkii saw tan sidii dhuuxii la shubay caadada kuma quruxbadna
@edelsom5948
@edelsom5948 Ай бұрын
عقولهم فارغة
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Waa beenteed niciiima jòokar ayaa magac weyn
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
HABARTAN IS CARURAYSOO
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Asc abti ilkacase maxa kugu dhacay cabsi cabsi duq ayad noqotay abti quruxdi way kadhamatay duq duq cabsi cabsi ok
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Habar is not caay you will age one day
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
@@mandeeqahmed9225 HABARTA. NEEFTEDA LAGU BAKHTIYSYAAA
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Ай бұрын
Dhilo jugta culus
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 57 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 66 МЛН
SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB
10:01
Awdal Media Production
Рет қаралды 62 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 362 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Family Sagal Channel
Рет қаралды 175 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 790 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 57 МЛН