NADAAFADA JIKADA IYO ARMAAJOYINKA JADWALKEYGA SUBAX NIMO

  Рет қаралды 26,566

IFRAH QALIIF

IFRAH QALIIF

25 күн бұрын

Пікірлер: 58
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 24 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️❤
@Rayaan277
@Rayaan277 24 күн бұрын
Daah madoow ka dhig xappti wukuso baxaya fadhiga ❤
@sahraabdulkadiribrahim14
@sahraabdulkadiribrahim14 24 күн бұрын
Mashallah xabiibtii farxad ku nolow markasta sharafeey 🥰❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 24 күн бұрын
Manshaallah keep going xabibti ❤❤
@ifraaxabdulkadir3917
@ifraaxabdulkadir3917 24 күн бұрын
Masha alalh samidey gariyad anlawadaheysan kudhan guleyso abayo musana waxanleyahay ifrax dhulka ka ilali waliga gulesta oo gulad iyo gamilo dhala🎉❤❤
@israyusuf7503
@israyusuf7503 24 күн бұрын
Gabadh gaariya oo la xejeclo leh ❤manaa dhalay talaw😂😂
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 23 күн бұрын
Masha allaha xabibti aamiin yarbi 🤲 💯 ♥️
@umuzahra3864
@umuzahra3864 24 күн бұрын
MashaAllah Abayo ❤❤❤❤
@AnisasaladcaliAnisasalad-wg6wn
@AnisasaladcaliAnisasalad-wg6wn 23 күн бұрын
Masha all ah guul abyo❤❤❤❤
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 23 күн бұрын
Masha Allah abaayo ❤
@IkraanJama-j6q
@IkraanJama-j6q 23 күн бұрын
M. Horey usoco
@IstahilCabdi-wu1ln
@IstahilCabdi-wu1ln 22 күн бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 24 күн бұрын
MAASJA. Alaah Abaayo
@Rayanchannel-l8p
@Rayanchannel-l8p 23 күн бұрын
Mash allah abyo mcn ❤❤❤
@ManaalUpdilaahi
@ManaalUpdilaahi 21 күн бұрын
naa dadka mgcood udhig bilaa khalsooniyay ish necbiyaa mgc aanad lhyn ku qadhaabo uff😏😏
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 24 күн бұрын
Masha allha abayo mcn ifraxa ❤
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 22 күн бұрын
Abayo sobkorta iska yarey ame mide bronka ubadal ❤
@CaaishoCabdiqdir
@CaaishoCabdiqdir 23 күн бұрын
Masha alah wlshy ifrax wlhi wax badan aya kabarty Thankis wlshy mcn ❤❤❤❤❤❤
@user-kx7nl9st1v
@user-kx7nl9st1v 24 күн бұрын
Abyo masha Allah Amiin amiin amiin yaarabii
@qisoiyowaano
@qisoiyowaano 24 күн бұрын
Mnsha allah
@hanad745
@hanad745 23 күн бұрын
Mansha allah abayo keep going qali
@user-gu6zp3qw3r
@user-gu6zp3qw3r 23 күн бұрын
Masha Alaah gabar nadaafad leh
@SacdiyaSacdiya-nc6if
@SacdiyaSacdiya-nc6if 23 күн бұрын
Masha allah lfraxey❤️❤️❤️
@Yaboy.22
@Yaboy.22 23 күн бұрын
Maansha Allah ❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 23 күн бұрын
Ameen yaa Rabb kulligeynaba 🤲🤲🤲
@FartuuunMaxamuud
@FartuuunMaxamuud 24 күн бұрын
Mashallah❤
@user-ge7dj7zq3c
@user-ge7dj7zq3c 23 күн бұрын
Mansha allah❤
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 22 күн бұрын
Asc.walshay,❤❤❤,
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 24 күн бұрын
Wcs wllo horry usoco
@user-yi6ke9ot7m
@user-yi6ke9ot7m 23 күн бұрын
Masha Allah ifraxey wanka helay rotiinkaga xbbti ❤
@Aishamohamed-ms4pg
@Aishamohamed-ms4pg 23 күн бұрын
Chanelka kaalay booqo Ifraax Qaliif adaa fuurine 😂❤
@zahraqaali6101
@zahraqaali6101 24 күн бұрын
Mnshlaha gari faraha kaxiran❤
@SihamCumar
@SihamCumar 24 күн бұрын
Ifraxdeniii❤
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 15 күн бұрын
Waku cusubahay yutub isoo dhawey abaayo Ifarah
@NawaalXaashi
@NawaalXaashi 23 күн бұрын
M.a wan kahela rontinka so badi❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 24 күн бұрын
M.a ifraax gaari dumar❤
@user-oy3xg3bn4h
@user-oy3xg3bn4h 24 күн бұрын
Manshalaal 💔💔
@YaasmiinomarMohamed
@YaasmiinomarMohamed 14 күн бұрын
Maacunta alaabta qaabke ugu raseeso soogali
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 24 күн бұрын
Ifrah wankusalame abayo routinekaga wanuhise❤❤❤
@qisoiyowaano
@qisoiyowaano 24 күн бұрын
Ifraxey abayo qali xage kala so hadla aad ban kugu bahanay iso jawab
@user-eh7dx3sf4h
@user-eh7dx3sf4h 23 күн бұрын
daaha madow kadhig😊
@user-du8yx8tr7h
@user-du8yx8tr7h 24 күн бұрын
Ku xiznay ifraxeyyy❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@iqra_mohaz2
@iqra_mohaz2 24 күн бұрын
Ifraaxeey canjeerada Shah iyo sonkor iskugu darteybee maxa walashey
@user-fk6zk9lo1r
@user-fk6zk9lo1r 24 күн бұрын
M.a❤🎉🎉
@fardouza-123
@fardouza-123 24 күн бұрын
IFRAH QALIIF❤❤❤❤
@HawaAli-ov9xz
@HawaAli-ov9xz 23 күн бұрын
❤❤❤😂
@roodahaybe2717
@roodahaybe2717 24 күн бұрын
Ifraax kuu xiiznay😢❤
@queenaamina744
@queenaamina744 24 күн бұрын
dad waxa jiran camirada cayiliso anaa sas ah sawir hada iska qado ama video qofka udiro oo waligey cadi ii arag ina buranahay iimaleyna marko cadi lee arko waxa leyleyahay qof buran kumaleynayay cato tahay beh😂😂😂😂😂
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 23 күн бұрын
Fadhlan channelkeyga so boqo walalnimo😢😢😢😢
@YUSUFOMAR4059
@YUSUFOMAR4059 24 күн бұрын
Waxwada soomaliya ku taalo kaaftoon😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 23 күн бұрын
Allah Somalida xumaa hal gabar oo waxbo qabanin 22 hours ayaad more than 100 k ku gaarsiisen Ifrax oo maalin kasto channel keeda wax yaabo muhiim soo geliso maxaad lugaha ugu dhegan tihiin ??? 🤔
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 21 күн бұрын
Qofkasta nasiibkisa waye maxa gabadhas xataa waa ubahantahy
@ashaomar6719
@ashaomar6719 21 күн бұрын
@@user-ul4fq8fy4x Adunka waa is bedelay wax nasiib la dhahaayo ma jiro ee dadka dhardhigtay ayaa aad loo fiirsadaa. That's the naked 😏 truth. I 🤔
@niciimacqaadir
@niciimacqaadir 24 күн бұрын
ifraaxy imika waa imisdiii saacdu
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
10kii habeenimo
@IkraanJama-j6q
@IkraanJama-j6q 23 күн бұрын
M. Horey usoco
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 167 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 1,7 М.
JADWELKAYGA SUBAXNIMO IYO SAAKA WAXAAN QABTAY
8:16
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 17 М.
Full day Routine Maalinteyda dhan waxaa qabtay iyo Mahadsacelin..
13:13
MARKI UGU HOREYSAY GURIGEYGA CUSUB ROUTINE DY1😍
14:52
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 62 М.
SUBAX NIMADA ISNIINTA IYO JADWALKEYGA MALINLAHA AH
8:01
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 12 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 167 МЛН