GALAB: Hayaay!! Arimo badan oo layaab leh ayaa laga diiwaan geliyay weerarkii xalay laguqaaday iiran

  Рет қаралды 93,647

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Пікірлер: 592
@muyadinmuyadin6133
@muyadinmuyadin6133 5 сағат бұрын
Waxa meesha ku dulman e baaba'ay wa reer qasa ALLAH SWT haloo baryo cidkale o u hiilin male SUBXAANA-ALLAH
@AhmedAbdulle-gw9ev
@AhmedAbdulle-gw9ev 5 сағат бұрын
Nadara funny waye love him best wariye Wlh
@guriceel7971
@guriceel7971 5 сағат бұрын
allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka
@degaghedi1738
@degaghedi1738 4 сағат бұрын
Hoog iyo halaag iyo dhib oo dhan illaahow raxmaanoow raxiimoow kusoo dedeji isreal iyo inta lajirta illaahow raxmaanoow raxiimoow guuleeh Gaza, Palestine iyo inta lajirta Aamiin Aamiin Aamiin
@deeqoibrahim3495
@deeqoibrahim3495 5 сағат бұрын
Nadaarow macalinka weeyn ilmahiisa wow kale ceshayay anagaa maskaxda nalooga ciyaara😊😊
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 5 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@sagalh6770
@sagalh6770 5 сағат бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Moha-germar77
@Moha-germar77 5 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 4 сағат бұрын
SCW
@zamzam5255
@zamzam5255 4 сағат бұрын
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 4 сағат бұрын
ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW CAAWII ❤❤❤
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 44 минут бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud iyo mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@CumarCabdi-zw1ch
@CumarCabdi-zw1ch 5 сағат бұрын
nadara waxan kula bilaabay 60k hada masha allah 300k
@issarashid9585
@issarashid9585 4 сағат бұрын
Masha Allah mahadsanid
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s Сағат бұрын
Gaza illaahey xalajiro falastin illaahey xalajiro
@nuurismail3003
@nuurismail3003 5 сағат бұрын
Ilaahey idimkii tan waa dhamadkii yahuuda jabkoodii aya bilowday Allah jabiyo amiin yaa Allah
@luqmaan753
@luqmaan753 4 сағат бұрын
Wlh I l aamina aniga waan ogaa waxaan in ruwaayad yihiin Shiica iyo yahuud waa hishiis waxaana loo hishiiyay burburinta muslimiinta suniga ah
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 5 сағат бұрын
Waxay yahuudu samaysay fadlan ha buun buunina, maanta muslinku waa mid. Iraan guul iyo gobonimo InshaAllah ❤. Hala bahdilo cadowga muslimiinta shaydaanmiinta hala bahdilo.
@YussufmJelle
@YussufmJelle 4 сағат бұрын
Iran yay kusirin
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 3 сағат бұрын
@@YussufmJelleIraan wax dhama mahesaaa
@sahrashmxmd1323
@sahrashmxmd1323 2 сағат бұрын
waruntaaa​@@ubahsiyad6810
@sahrashmxmd1323
@sahrashmxmd1323 2 сағат бұрын
iiraan waxdhaama lawaa
@umumuscab5340
@umumuscab5340 2 сағат бұрын
Awey suniyiinti sida nagaha loo caayo ayey yaqanan
@XamzaCukaash
@XamzaCukaash 5 сағат бұрын
Ukreyn iyo ruush halka eekala marayaan mar mar no dhaxgali nadaaroow
@RAGEGAMING-vl7zm
@RAGEGAMING-vl7zm 5 сағат бұрын
Ma rabno qosolkaa nagu socdo😂😂😂
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 5 сағат бұрын
Labadaas waa kufaar warkooda cid rabto ma jirto ha isku dhamaadaan hadey rabaan falastine iyo musliminta ayaa no daran wll
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 5 сағат бұрын
Alle haguuleeyo falastiin, lubnaan , yemen , ciraaq ,
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 4 сағат бұрын
Iraan, falastiin, Lubnaan, yemen, ciraaq Alle haguuleeyo muslimiinta ❤🇮🇷❤🇵🇸❤🇱🇧❤🇯🇴❤🇱🇧❤🇾🇪
@deegure1088
@deegure1088 5 сағат бұрын
Israel iyo Iran waa saaxiibo waxayna u heshiiyeen sidii ay ku baabin lahaayeen suniyiinta, Qaado ama diid!! Qofkii sii noolaada wuu arki doonaa xaqiiqda!!!!
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 5 сағат бұрын
Waa ka shakisanaa dhawaanahanba anigu.
@AbdirahmanBashir-iy5fm
@AbdirahmanBashir-iy5fm 4 сағат бұрын
xoolo orod duurka caws ka doono, iiraan waa dowlad isku tashatay habar fadhida warkeeda waxba uguma yaallo.
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 4 сағат бұрын
@@AbdirahmanBashir-iy5fm adiga hada fariin noocee ah baad gudbinaysaa.
@mohamedhusseinabdi9068
@mohamedhusseinabdi9068 3 сағат бұрын
Warkaan waa sax
@zamzamhassan4148
@zamzamhassan4148 3 сағат бұрын
Muslim waqti lakalabiyo malajoogo walaalo ee meel for wax kafiri aqli yarada iskadaa
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 5 сағат бұрын
Sheeko mareykan, xataa sheekoyinka canbaareynta e carabta isaga ka danbeeyey laab qabojis si aaney Iran u jawaabin
@ABDIRAZAKHIISISMAIL
@ABDIRAZAKHIISISMAIL 5 сағат бұрын
Nadaara sxb weligeey ma arkin dagaal leesku digaayo mujaajilo baa bariga dhexe ka socoto dagaal leesku sheegayo weligey ma arkin😅😂nakta in leeska geliyaa sugeenaya😆🤣✌️😎
@aishamawlid
@aishamawlid 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂ma aragtay wankusoweerarayaaye iska kay difaaac
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 сағат бұрын
😂😂😂Sharciga declaration of war ka aha aya qorayo hadan dagal toos ah laysku qaadayn inla isudigo oo aan waxay uyaqanan Red line ka la cross garayn iran xata waati udigi jirtay yuhuda markay gantalaha kugaracaysay
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 5 сағат бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@MohaSiraaj-hm6qp
@MohaSiraaj-hm6qp 5 сағат бұрын
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhowoow
@DrGaadaa
@DrGaadaa 5 сағат бұрын
❤wcs ❤ eran oo wacdaro dhigtey wrerkii rer galbeed + mareykanka guuldaro ku dhacdey ❤ eran guul weyn ❤alahu akbar ❤
@cabdifataaxmuuse8760
@cabdifataaxmuuse8760 5 сағат бұрын
Yuhuud Gabalkeedii waa uudumay waxaana Guulaysanaaya Iran 🇮🇷 iyo mujaahidiinta jamaahiirta xaq udirirka ah ee ay taageerto Iran 🇮🇷 insha allaah💪🏻💪🏻🙏🙏
@MohaSiraaj-hm6qp
@MohaSiraaj-hm6qp 5 сағат бұрын
First anaa Soo gale ii like gareya
@AbdikadirBashir-x7r
@AbdikadirBashir-x7r Сағат бұрын
Filimkii wxuu kudhamaaday FE NE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 4 сағат бұрын
Waa la isfahmay israaiil iyo iiraan
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 5 сағат бұрын
Guul palestinian, guul iran inshaa Allah.
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 сағат бұрын
Illaahoow adoomahaagii baanu nahaye falastiin ugargaar illaahoow waad aragtaaye adigaana og xikmada kujirta adoomaha la xasuuqayee anaga way nadamqaysaaye illaahoow ugargaar adoomahaasi
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 5 сағат бұрын
Salaada subax anigoo sugaayo ayaan arkay news deg deg nadara show I was excited waxaan rajaynaye in laysku gubto b/dhaxe oo falastiin ku ekaanin waxaaban arkay wasiiirka gaashaan dhiga oo leh we completed our mission what seriously waa maxay dhiciskan
@WADAAG-MEDIA
@WADAAG-MEDIA 5 сағат бұрын
😂😂😂😂 adi bax meeshaas kusoo dhufo, adne ha xanaaqin😂
@Naciimomaxamednuir
@Naciimomaxamednuir 5 сағат бұрын
Insha Allah kuul falasteen iyo 🇮🇷 is a
@abdinasirWarsame-u2n
@abdinasirWarsame-u2n 3 сағат бұрын
Wlh manta qosolkaa ika dhamaeesay manta ❤ilahayow u gargaar walaalha falastiin
@jubalandmedia6804
@jubalandmedia6804 5 сағат бұрын
Caawa sidaan u qoslayey wan ilmeeyay 😅😅😅😅😅😅😅
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 5 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 5 сағат бұрын
Reer Gaza weerarka maalin walba lagu laaya maxay u cambaareyn waayeen, Iiraan miyey ka baqeen
@cabdixakiimmuhumed8413
@cabdixakiimmuhumed8413 5 сағат бұрын
Munaafiqiin hoosta iska og
@HassanQorane
@HassanQorane Сағат бұрын
2030 filim ayan kasosameynaaa i.a😅
@ShakurAden-do9uv
@ShakurAden-do9uv 4 сағат бұрын
Jilaaga weyna macalinka weeya wasaqaas 😂😂😂😂😂
@nimcoabdule9646
@nimcoabdule9646 5 сағат бұрын
Qeer sheeg ❤
@IsaaqXasan-e3s
@IsaaqXasan-e3s 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wa warkii iguqosal badnaa ee an kadhagesto sheikh Nadara .
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 4 сағат бұрын
Anigu laftayda waan ku wareerey siday wax u dheceen xalay
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 5 сағат бұрын
Guul eraan
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 3 сағат бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoo heey
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 Сағат бұрын
Aniga intaan jiro waa markii ugu horaysay noloshayda aan arko dowlad magaca islaam sidata oo guulaysatay maansha allaah iraan alle ha siyaadiyo dagaalkaana ilaa hada guusha iraan bay raacday sababtana waawada ogtihiin meelihii muhiimka ahaa waalaga baqay iran jugtay yuhuud ugaysatayna mid udhigmata looma gaysan iswaydii adi marka yaa guusha jooga illaahay dowladaha islaamka awoodoodii ha soo celiyo .
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 5 сағат бұрын
Iran has a right to defend
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 22 минут бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان.
@SheekhAhmed-gn2qc
@SheekhAhmed-gn2qc 5 сағат бұрын
NADAAROW.WAXAAN.KUXUSUUSINAAYA.DZGAALADII.DHEX.MAREY.ISLAAMKA.IYO.BERSHIYA.OO.IRAANA.IYO.DAGALKI.DHEXMAREY.YUHUUDA.IYO.ISLAAMKA.MAHADSANID
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg 4 сағат бұрын
Awalba shiico io yahuud wallay ahaayeen shiico awalba hal qof oo falastiini ah baydileeln
@mohammedosmandawoud8722
@mohammedosmandawoud8722 Сағат бұрын
Asc wr.wb nadaara war waxan waa filim hindi la odhan jire oo kale weeyaan mexey noo wareerineyaan. Nadaarow
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 сағат бұрын
gaatimeey gaatim kkkk asc
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 55 минут бұрын
Waxaa tahay best wariye somalia 🇸🇴 horey usoco ustaad nadaara ❤
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 5 сағат бұрын
Bismillaahi.arraxmaani.arraxiimi.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah
@fadumomahamud9176
@fadumomahamud9176 3 сағат бұрын
Aduunkii oo dhan Ruwaayad ayay ka dhigeen mujrim shaqadiisu waa SaaS. Illaahay waxaan ka baryaynaa Cabsi xusni ay qaadi waayaan Allaha ku ride. Kuwaan reer marya weyna ruufiyaan nimo mooyee wax kale ma galaan
@maxmedaxmed7492
@maxmedaxmed7492 5 сағат бұрын
Dawladaha carabta carabta hayuuda ayaa u ogolatahay haddii kale kuma dhaceen inay yahuuda cabaareyaan! makraa wax oo dhan waxay u eg tahay laga soo shaqeeyey!
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 сағат бұрын
Aniga waxaan rabaa fiyaaradahan 100 aad ku sheegtay halkee soo dulmareen wadamada ay soo dulmareen soo xaqiiji umadaa lagu ciyaarayaa ummiga ah meley yuhuda warbaahinta haysato sidey doonaan bey ka yeelaan
@maxamedcumar4792
@maxamedcumar4792 4 сағат бұрын
Caawa nadaara xataa waa yaa banyahay anaga intee ku jirnaa 😂😂😂😂😂😂😂yaap
@cabdulaahixasan408
@cabdulaahixasan408 2 сағат бұрын
Macalinweyn.ayaa.adeegtay.umada.kale..n.j.ecel.kafaa...today...nadarajoji.
@cabdulaahixasan408
@cabdulaahixasan408 2 сағат бұрын
@MaxamedyusufHusen
@MaxamedyusufHusen 5 сағат бұрын
Fooshii way dhicisaye isaraa iil
@ClaahiCayle
@ClaahiCayle 4 сағат бұрын
Saaxib nafara hoowshan waa lagashaqeeyey cidka sheqeeysaba OK
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 4 сағат бұрын
Wcs warxmatulaahi wbarakaatu nadaara show
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 сағат бұрын
Mucaaradka waxaa caawa u shidan heestii sharma boy waxaas ma aragteen mafahmin 😂😂😂😂😂😂
@MazdaMaalim
@MazdaMaalim 5 сағат бұрын
Wcs Warka notur an fresh noqone😂
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 2 сағат бұрын
INTAAS AYAA FIICAN IN ILLAAHAY KU EKEEYO WAAYO XUMAANTA IYO COLAADDA IN LA SII BUUNBUUNIYO MA FIICNO
@FarxaanFargeto-x8d
@FarxaanFargeto-x8d 2 сағат бұрын
❤❤❤ Masha Allah muslimiinta walaalaha guul insha allaah
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 4 сағат бұрын
Subxaanalaah reer falastiin illaahay haw gargaaro guushana ha siiyo aamiin, yuhuudu af libaax bayku jirtaa maraykan iyo reer yurub waxba kama celin Karan marka xaqiiqda loo sheegay in ay noqon doonto yuhuuda dhamadkeedii konawalba Muslim baa Ka xiga way baqeen illaahay masiibo haku rido aamiin
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂 walaahi macalinka weyn iyo kooxihiisii waa daaleen waana laga booleystey
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Сағат бұрын
Sheekadaan waxaa lagu marin habaa binaayaa indha caalamka Si looga weeciyo dhibka qaza looguna aaso xornimadooda shiico iyagaa kadaran aamin ama ha aaminin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 сағат бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 5 сағат бұрын
Insha allah Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul falastiin iyo iraan
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 56 минут бұрын
Ustaad nadaara Allah haku barakeeyo ❤
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 4 сағат бұрын
Waa maadeeys aduunyadu Israel and Iran na waa meteleyaan, Rabbi haw hiiliyo walaaleheen falastiin
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 3 сағат бұрын
Wcs nadaara show.haye.casharkii beentii isra iil.iyo.eraan. reer falastiin.qasa.allaha.ugargaaro.
@abdihiis5017
@abdihiis5017 5 сағат бұрын
Anaguna waanu cambaareyneyna weererkaa Israa'iil ku qaaday dalja Eran.
@maryamisse6494
@maryamisse6494 4 сағат бұрын
Riwaayad baa socota, waalayaabay riwaayad
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 5 сағат бұрын
Allaha Caawiyo Brothesr and sisters In the Palstine and Ublane inshallaha
@ShamsoMohamed-d2q
@ShamsoMohamed-d2q 4 сағат бұрын
Qaza guul guul lnsha allaah
@AlmaLiverpool
@AlmaLiverpool Сағат бұрын
Lb. Lll. G. Pho. P. Ppbly
@Greatnorth483
@Greatnorth483 3 сағат бұрын
Difaaca cirka iran si fiican ayuu u difaacey hawada itan..walee mucjuso ayeey tuseen aduunka sida ey dabxir innaba caadi aheyn ey usoo bandhigtey...❤❤❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@nailsissak3207
@nailsissak3207 3 сағат бұрын
Iraan laftigeeda ayaa riwaayada wax ka jilaysa! Maskiinta lalynaya illahay faraj u fur reer gasa iyo reer labnaan amiin yaa allah
@foosdarleeg
@foosdarleeg 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 waa soo socdaa is ilaali waa sheeko aan ka baraneeyno labo wadan oo kala baqaaya guul Iiraan
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 5 сағат бұрын
Mr Nadaaro ruta waa shaagle laga baqey, Israil iyo mareykan Iran wa aka cabsadeen, shejadiina waxey ku dhameyeen shinbirayaow heesa, guushana Iranian ayey raacey
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 Сағат бұрын
Diyaaradihii iswaali jiray ee yuhuuda ma ogid miyaa waa lasoo waabi yay naftooday lasoo carareen kabtaydooy ibixi baa meesha ka dhacday hawadii iranba holoc bay ku noqotay wayna soo carareen game kiina halkaas hanooga dhamado marabna hadeer dagaalkii sadexaade .
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 Сағат бұрын
Wlhi ani xitaa mesha ku yabaa fadhiyaa sheekada israel ma fahmin Lkn waxan hubaa qaza inay gulaysan doonto dunida isbedel ka dhici doono mudo ayay musliminta gumaysi kujiran o gaalada raxaysanaysay insha allah qaza dhiiga ku daatay wuxu mideyn musliminta wuna so noleyn imankoda insha allah masjidka aqsa wu xoroobi yahuuda way ka kici illahayow qaza ehelkeda wa la qiyanay e rabiyow ugargar kuwoda shahiday janadada ku arsaq🤲
@MohamedHaadi-xv3lw
@MohamedHaadi-xv3lw 2 сағат бұрын
Filimkaan eeyaa cunay waaye sheekadu
@MunaAdan-z4z
@MunaAdan-z4z 5 сағат бұрын
Labo nin AA Laga dillay iiraan inta hada ay sheggattay Allaha isku dirro iiraan Iyo yahuudda , iiraan dagaalka horay kama aha ,mana baqayssee WA walaalo aan umalayyay
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 5 сағат бұрын
Iran mala gaday mise wa side arintu ??? Xertii iran maxa ku dhacay ??? Yahuudi wa jawabtay An sugno iran botadeda ??? 😢😢😢😢😢Mahadsanidiin
@AdanNuur-og1no
@AdanNuur-og1no 3 сағат бұрын
Asc kkkkkkkkk horta Waguuul usohoyatay guud.ahaan islaamka waalafashiliyay sahyuuniyada waarun sida aan ognahay shalay 18sarkaal baalagucunay jeyliil xzbulaah sidookale gaza waatirobeel murti Waxaymaraysa israa kalajab iyo kalayaac guushina waydhawdahay insha.alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaciidYuusuf-bf2jk
@SaciidYuusuf-bf2jk 3 сағат бұрын
falastiin guul insha allha 👍
@dalmarmahamed3839
@dalmarmahamed3839 3 сағат бұрын
Guuul muslimiinta. Thanks nadaara. ❤❤❤❤❤❤❤
@allaaamin1146
@allaaamin1146 5 сағат бұрын
Kkkkk nadaara waa jeclahay walahi
@FartuunMaxamed-hn2rc
@FartuunMaxamed-hn2rc 5 сағат бұрын
Nadara allaha ku xifidiyo🎉❤❤❤❤
@AxmadAbiib-o4x
@AxmadAbiib-o4x 3 сағат бұрын
ilaahow yahuda jabi muslimiintana garab sii aamin yaa rabi
@hasannuur8116
@hasannuur8116 5 сағат бұрын
Waa ka filayey sheekada inay saan u ekaan doonto
@CadnanCadnan-p6z
@CadnanCadnan-p6z 5 сағат бұрын
Wariye qosol qoso waaye😂😂😂😂
@mahadfarah4412
@mahadfarah4412 5 сағат бұрын
Wa ilma macalinkoodi as lahaadli
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 сағат бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@mohamedshiiqow4186
@mohamedshiiqow4186 4 сағат бұрын
Waa lays af gartay kkkk
@aishamawlid
@aishamawlid 3 сағат бұрын
الحرب خدعة😂😂😂😂😂dagaal waaa sir soowtii layiri waaaxay iskakay difaaac
@AmarAsensio
@AmarAsensio 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 nadaara legend waxaa tahay funy waankuwadanaa
@RAGEGAMING-vl7zm
@RAGEGAMING-vl7zm 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Nadaara umad maaha
@mohamudabdullahiAbdi
@mohamudabdullahiAbdi 5 сағат бұрын
Asc my brother nathare my name Mohamed Abdullahi welcome gul Inshallah Hori usoca 🇸🇴🇰🇪
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 сағат бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 33 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 12 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3 МЛН
2024 US Election | Too close to call:  Brooks Spector
14:06
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | ISRAEL | IRAN | SOMALIA
28:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
DEG DEG DILAA HASHIM OO DHOOBLEY LAGASOO QABTAY HADA & QABIILKISA SAXDA AH
10:51
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 58 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47