HABEEN: Warar xiiso leh oo ku soo kordhay xaalda bariga dhexe iyo Ruushka oo dilay laba kun ciidama

  Рет қаралды 63,597

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

HABEEN: Warar xiiso leh oo ku soo kordhay xaalda bariga dhexe iyo Ruushka oo dilay laba kun ciidamada Yukrayn.

Пікірлер: 165
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 20 күн бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@safiaissa5917
@safiaissa5917 20 күн бұрын
Kabax oo allaah idin ku ma soo celiyo Goobkasta falasiin ka tirsan😢 امين يارب العالمين
@Geele_jire
@Geele_jire 20 күн бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 20 күн бұрын
Ha la dhegeysto war qaboobe Dr Nadaraa waa jimce ALLah ha daayo Amiin. Wuxuu taageeraa falastiin caruurtu iyo umulaha doox.
@21Oscar
@21Oscar 20 күн бұрын
Illahayow ee guuleystan walalehey reer falastin ,somaliya ,Sudan, Yemen iyo dhaman umada islamka ah meel kasto ay ku sugan yihin aduunka ,illahayow gaalada Naga guulee oo tafaraaruqa umada islamka iyo xaasidka ka qabo ,illahyow mareykan markabka ay soo direen Libiri liqaa oo awoodada ka adeeji gaaladan kibirtay ,inshallah allah waa aqbalaya ducadena walalayal niyada kheyr u sheega oo salada sunah iyo waajibka ah iyo ducooyinka badiya taasa hub noo ah
@ashaabdullahimohamed7765
@ashaabdullahimohamed7765 20 күн бұрын
Wcs illaahow u gargaar palastiin yaa rabi yaa raxmaan inta dhimatey u naxiiso inta noolna guul guul guul guul insha allaah
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 20 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 20 күн бұрын
Liked Nadaara Show Alwise 0n KZbin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 20 күн бұрын
Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤
@Miisaanka2024
@Miisaanka2024 20 күн бұрын
Nadaara guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin
@Khadijo60
@Khadijo60 20 күн бұрын
Maraakibtaa allaha baa ka weyn inshaaallaha waa la soo burburin
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 20 күн бұрын
Daalim ka weyn iyo daalimiintiisa Kale Ilaahow waxkate aan kaa qarsooneyn iku qabo dulmigooda Yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah
@Abdush98
@Abdush98 20 күн бұрын
Nadaara waan ku salamay falastin guuuul musliminta 💪💪💪💯💯
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 20 күн бұрын
Waa sax ! Rushka guusha weyn ❤🇷🇺❤
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 20 күн бұрын
wcs Nadara Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 warkaga❤
@CGFYDFCF
@CGFYDFCF 20 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@abdisamedbakar7522
@abdisamedbakar7522 20 күн бұрын
Maraykanku waa halkii uu ku dhamaanayay Bariga dhexe wuxuu noqon doona xabaalahoodii
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 20 күн бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 20 күн бұрын
Gul wartaa Illahay ha siiyo shacabka rer Falastin inshaallah
@omarabdi2899
@omarabdi2899 20 күн бұрын
Allahayow ugargaar walaleheen falasteen guul iyo gobanimo warto sii , gaalo Dan wu isbaheyste Allahayow Quluubta islamka iskuduw Allayow muminiinta ugargaar🙏🙏🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 20 күн бұрын
Dadka Muslimiinta ah mow waxaas usheegaa cabaas camiilka yuhuudda. Waryuusan idiinimaan assagaaba kaxun yuhuudda ee uu ushaqeeyo waahorgal doqon ah. Hadduusan aheyn muu iskagatsho waxbakamaba ahaneSalaamullaah Falastiin❤️👏
@user-oq5tj6no2d
@user-oq5tj6no2d 20 күн бұрын
Nadara show guleyso, falastiin haguuleeysato, Ducada aan badinno walalyaal 🙏
@afrahap4406
@afrahap4406 20 күн бұрын
Illaahow naga qabo yuhuuda iyo gaaladoo dhaba yaa rabbi
@afrahap4406
@afrahap4406 20 күн бұрын
Waxay reebtay dad iyo duuyaba majirto Subhanaallah
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 20 күн бұрын
Wcs nadaara show. Allaaha.ugargaro.shacabka.falastiin
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 20 күн бұрын
اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 20 күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 20 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 20 күн бұрын
Xaasidiin waaye ilaahey cimrigooda hasoogaabiyee yuhuuda
@kiinabdi680
@kiinabdi680 20 күн бұрын
Allah swt ayaa ka wayn Mareykanka iyo xulafadiisa waxay wadaan
@Mahamedgood2000
@Mahamedgood2000 20 күн бұрын
nadaara aad ayaan kuutaageeraa wariyo caana guul
@AbdhirahmanAdanMohamed
@AbdhirahmanAdanMohamed 20 күн бұрын
Xuuti ayaa ujooga inshaa allah waa lagubayaa waa la soo gaba gabaynayaa inshaa allah
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Waayaab hidlerkii xasuuqay wuu saxsanaa
@AbdiAgood
@AbdiAgood 20 күн бұрын
😂😂❤❤❤Asc Nadaara show ❤❤❤Allaha guuleeyo Falastiin iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan 😂❤❤ku mahadsanid Tabintaada Wararka Wararka Daafaha caalmka ❤😂❤❤
@SOMGamer-yw3vr
@SOMGamer-yw3vr 20 күн бұрын
Thanks ustaad
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 20 күн бұрын
Asc Sxb Nadaara Allaha idin Xafido InshaAllah
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 20 күн бұрын
❤❤Wcs sxb ❤❤rabbiyow Yahuuda iyo kuwa la jira jebi❤❤#Sabaax
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 20 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
@Aaminocabdirisaaqmaxamed12
@Aaminocabdirisaaqmaxamed12 20 күн бұрын
markatihaado warkali wa idelasocd siidonaa inshaalaah dhih usdaad
@user-fo5ez2fg1u
@user-fo5ez2fg1u 20 күн бұрын
Insha Allah mahad sanid macalin nadaarow sxb hore u soco
@MoussaDjama-i7z
@MoussaDjama-i7z 20 күн бұрын
Marshall Allah ilaahay garan said yay put awoda islaamka
@abbdll
@abbdll 20 күн бұрын
Kkk nadaara warka xeesaha leh ee aan sugeyno ma heysaa. Qofba warbaa xiiso u leh
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 19 күн бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 11 күн бұрын
jaajuus wa maxamud cabas
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 20 күн бұрын
Thank you for sharing ❤
@bashirsaidally8824
@bashirsaidally8824 20 күн бұрын
Asc nadhar Wararka somali kusodar fathlan
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 20 күн бұрын
Thank you
@MamaQali-dt2fd
@MamaQali-dt2fd 20 күн бұрын
Ilaahow falastiin u gargaari cadawgana ka qabo
@Khadijo60
@Khadijo60 20 күн бұрын
Habeen wanaagsan
@supermanmh4
@supermanmh4 20 күн бұрын
Waa abraham linkon
@AhmedowismaaciilAhmed123-hm9xo
@AhmedowismaaciilAhmed123-hm9xo 20 күн бұрын
Waa. Baalaxofto markabka maraykanku
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Wax ka xaasidsan yuhuuda ma jiraan
@KalifNairobi
@KalifNairobi 20 күн бұрын
Guryp ayad nadineysa nadarow
@user-pg2ov9wm2f
@user-pg2ov9wm2f 20 күн бұрын
Aakhirka waxay ila tahay inay falastiin guulku danbaynaysaa (XOR)
@AbdhirahmanAdanMohamed
@AbdhirahmanAdanMohamed 20 күн бұрын
Aamin aamin
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 20 күн бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Wcs wr wbr akhii
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 20 күн бұрын
Wcs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤reer falastiin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Maraykanku balaayuu horinayaa
@MaHa-qc2xf
@MaHa-qc2xf 20 күн бұрын
Asc Nadaara caawa ziyaaro na jirtaa
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 20 күн бұрын
Gul iyo gobanimo ruska iyo muqamada
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 20 күн бұрын
WAA LAGU YAQAANA ISRAIL INAY WAX BURBUURIYAN CARUUR IYO DUMAARNA XITAA DUQYO AY SEEN DHAAFIN YUHUUDU.WAA DABEYCADOODA WAXBA MA DHAAFAN.
@XawaCige
@XawaCige 20 күн бұрын
Xasidnimada yahud bày uyihin masibo kudhacday o allha roog
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 20 күн бұрын
rushia allaah guuleeyo waayo yahuud iyo mareykan ayey dhabar jab kutaha
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 20 күн бұрын
M.a❤❤❤
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n 20 күн бұрын
Wcs wrxm nadaara
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 күн бұрын
Wc nadaara
@OsamaArahmanYonis
@OsamaArahmanYonis 20 күн бұрын
ilaaahayow maxamud cabaas Abu mazim ha di ow tago magaaalada gasa in ey muqawamada ey dilaaan daba dhilif kaaan
@user-et6du3gx4s
@user-et6du3gx4s 20 күн бұрын
Waaaaaw
@supermanmh4
@supermanmh4 20 күн бұрын
Waa abrahan limkon
@MohamedAbdi-yc4fg
@MohamedAbdi-yc4fg 20 күн бұрын
Boss Lincoln linkon
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 20 күн бұрын
Ascwb walaal. Alkatinaato ma af'carabibaa mise waa talyaani? Baarak'Allaah fiik.
@user-vt8lj8wl3v
@user-vt8lj8wl3v 20 күн бұрын
Asc yaa nadaara awdal borama
@wandarjr1611
@wandarjr1611 20 күн бұрын
Asc nadara
@ZeitunOsman-u2g
@ZeitunOsman-u2g 20 күн бұрын
Sana rabna warka rushka wixi muhim ah no kuso dar wat mahad santahay
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 20 күн бұрын
Asc nadaara show
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 20 күн бұрын
Asc and io aad nadara
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 20 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 20 күн бұрын
Nadara waxaan rayiga aan kula wadagayo Mareykan iyo Marakibtisa waxbo kama qaban karo Bariga dhexe waayo Dhamaan Muslim iyo Cristaan Siyassda mareykanka waa mid maanta go'doon ah Intas waxa sii dheyr,waxaa jirta 6 miliyaan oo reer falastine ah oo dibad joog ah oo jordhan suriya lebanoon Iraaq iyo dunida kala jiray ayaa fursad u helay in qeyb kanooqdaan Xoreynta Gaza illa Deganada Danta Galbeyd oo aad aragto in yuhudda shalay Xafiska dabadhilifka Odaygan Mohamud Abass muqawamada eey yuudda kacersanayaan.
@ShukriCabdiraxmanCali-yh5xd
@ShukriCabdiraxmanCali-yh5xd 20 күн бұрын
Waa muhiim cadowga gumaystaha in wallwal iyo walbahar lagu beero iyo cabsi aan dhamaan tani waxay argagax gelinaysaa gumaystaha
@FiberSky_Niiko
@FiberSky_Niiko 20 күн бұрын
Xayeeysiis badanaa waxaan
@yomamaobama4184
@yomamaobama4184 20 күн бұрын
Abraham Lincoln dhawaqeeda waa linkon
@SayidCali-ys8tg
@SayidCali-ys8tg 20 күн бұрын
Ascnadara
@SamiirAhmed-bm9jc
@SamiirAhmed-bm9jc 20 күн бұрын
Sxb waan ku tageraa waqti walbana waan ku dawlada lkn waxan kugu darsanaya Talo raga falstiin kadagalamaya eraga muqawamo waxa ka wanagsan mujahidiin waayo waba yihiin waana kaligod intaas ugu hiili thnks
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Duq cabaas amuu u socdaa wadkiisa😮
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 20 күн бұрын
Nadaara waaku salamay ❤
@abdijama3375
@abdijama3375 20 күн бұрын
Somalilnad Maxaad u sheegi wayday
@Mksijj
@Mksijj 20 күн бұрын
Asc
@CumarCabdimiyir
@CumarCabdimiyir 20 күн бұрын
Wcs ❤❤❤❤
@HousseinAwga
@HousseinAwga 20 күн бұрын
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 20 күн бұрын
Sixaaradui😢😮
@moibrahim7019
@moibrahim7019 20 күн бұрын
Nadara sxb markaad ku soo dartey warka Ruushka ..markaasuu Shaahaagii Sonkor yeeshay... 😂
@aarkayoung5398
@aarkayoung5398 20 күн бұрын
Maraakiibtiisa madhamaadan miyaa mxy se soo kordhinaayaan
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 20 күн бұрын
Wcs wll w
@CGFYDFCF
@CGFYDFCF 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😘😊🤗🤩
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 20 күн бұрын
Insha.allah b dhexe ayaa lagu.cunayaa waana la arki doonaa wuuna jabayaa maraykan aduunkana hawada ayaa mari doonta oo insha.allah guryaha.wadamadii ay danbiyada gardaradaa ka.gaystee oo.somaliya.ka mitahay magdhaw.badan.ayaan xoog ooga qaadan doonaa oo waliba dadkooda ayaa guryaha.nooga.shaqayndoona insha allah
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 20 күн бұрын
Illaahay idankii
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 20 күн бұрын
Cabaas cimrigiisina waqatay waanafulay xornimada falastiin iyo dhibka shacabkiisa kajecel naftiisa cabaas arintasi kamaiman walagusogaday ruush ama turki miduyahayba wanaxujo hortaala xamas naftoday uhureen hogamiyal iyo saraakilba alxaasil cabaas qazateg ama kadhimay shacabkiisa oxamas bagulaysatay
@ridwaanaxmed3668
@ridwaanaxmed3668 20 күн бұрын
Waa qorshe reer galbeedku soo maleegeen waxay rabaan intay ku dilaan qasa dhexdeeda inay yidhaahdeen xamaas baa dishay waa sidii ismaciil haniyah intay eeraan ku dileen ay u sheegan waayeen,
@ashaare1795
@ashaare1795 20 күн бұрын
Asalama caleiykum wrb
@MaryanMaryama-cj5hy
@MaryanMaryama-cj5hy 20 күн бұрын
Haban wanagsn
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 20 күн бұрын
yugreyn wexeeda waa is qarxis ee awood badan majirto weli hurdada wey kankici la'yihiin
What's the economic toll of Israel's war on Gaza? | Counting the Cost
28:01
Al Jazeera English
Рет қаралды 4,9 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 46 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 83 МЛН
Olusola Oyewole discusses the benefits of Knowledge diplomacy
1:36
Caawa iyo Dunida
59:36
VOA Somali
Рет қаралды 127 М.
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 61 М.
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Defence iQ
Рет қаралды 10 М.