No video

NADIIRA NAYRUUS | HARRAAD BAAN KUU QABAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 1,891,177

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

HAWAAWIGA ADAA I BADAY
HUGAYGAAN KU MOODAYAA
HARRAAD BAAN KUU QABAA
HAWADA KAA DAAWADAA
HADDII AYNAAN IS HELIN
AMA AYNAAN WADA HESHIIN
NAFTAYDAAN HALLAYNAYAA
……………….
MID KAMID AH HEESIHII HORE
ORIGINAL : ROODO MAASH
NADIIRA NAYRUUS ..
……………………………….
HARRAAD BAAN KUU QABAA
CODKA: NADIIRA NAYRUUS
VOCAL RECORDING : CAYDIID JOWHAR
MUSIC: CABDI ABIIB - CABDI YARE
CAMERA : BY GOODAX
EDITED BY ABDI ASKARI
©ABDIASKARITUBE 2020
---------------------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 354
@NadiiraNayruus
@NadiiraNayruus 4 жыл бұрын
Ciid mubarak - dhamaan bahdayda soomaaliyeed gaar ahaan asxaabtayda khaaska ah een maalin kasta commnetyadooda macaan ku raaxaysto & dhamaan team abdiaskaritube .. muqdishaan mushaaxayaa.. ONE ❤
@fatimahassan9566
@fatimahassan9566 4 жыл бұрын
CIID MUbaarak qurux dumar Nadiira Nayruus masarka marnab ha iska dhigin farxad ku waara All family
@fatimahassan9566
@fatimahassan9566 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍❤💜💚💛👏👏👏👏👏👂
@zahraabdiabdulle5014
@zahraabdiabdulle5014 4 жыл бұрын
Eidul cafia nadiraay 😍
@faraxcali9761
@faraxcali9761 4 жыл бұрын
Deeqa axmed cawke heeesteedii miyayna ahayn nadiira nayruusss
@layloibraahin715
@layloibraahin715 4 жыл бұрын
Nadiiro abayo labiska lee iska qurxi inta kale masha allaah
@crisaaqabshir9069
@crisaaqabshir9069 4 жыл бұрын
Heestan markasta waxa iiqada gabar uu xiriir nagala dhaxeyo ,runtii Markasna ad bn kgu raaxaysta ,hadii eenan heshiin ama anan is hellin maftyda hallenaya 🥰 marky halgas marayso bn dhaha kada naftada ha halene 😍 Inta uu xiriir ka dhaxeeyo oo hadana xaqiiqda isku jecel wxn leyahy alle ha urumeeyo aamiin🙏 liketa hygala bakheelin 😓😓
@saadocadey5631
@saadocadey5631 4 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin wllkey
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 жыл бұрын
AAMIIN yaarabi
@xamdixusen3027
@xamdixusen3027 4 жыл бұрын
Aamin wll
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Ameen ameen walky
@yusra4078
@yusra4078 4 жыл бұрын
Amen Yaa allah
@abdishakourabdiqadir7837
@abdishakourabdiqadir7837 3 жыл бұрын
Nadiira mahamed cige fananada kaliya an hesaheda dhagyso fananad an jeclhy an tageero keep going nadiira nayruus ♥️♥️♥️♥️
@Fahma
@Fahma 4 жыл бұрын
Nadiiro wale waa fanaanad aad u cod macaan anaana qiray bal heeskan meshay kaqadayso axsan fanana nadiira ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋
@najmahadji4709
@najmahadji4709 3 жыл бұрын
MashaAllah cod macan nadiiro ,,lakin dadka maogo
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 4 жыл бұрын
WEEY CIID MUBARAK TEAM CABDI ASKARI WIIL QARAN IYO NADIIRO WAXAAD NOQOTEY CHANNAL KA KALIYEEN QARAAMIGA KU XASUUSTO WAX KALE FANAANIIN SHIDAN IYO MUUQAALO TAYO LEH OO SHIDAN CABDI WADA SHIDAN AYAAD NOQOTEY WAAN KU WATAAN LIBAAX
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh
@yonisahmed2751
@yonisahmed2751 2 жыл бұрын
Msha allha Nadira Lkn Heestan wxaa iska leh Fanandi qaran Djibouti Ee Roda Daher ( roda mach) Coodkona waa isla ayadii Adigo Action umba racinaysaa
@tusmoabdullahi6061
@tusmoabdullahi6061 4 жыл бұрын
Xaqiraad maficnee nadiira cod wey heysaa MashaAllah
@JIPJAAP1
@JIPJAAP1 4 жыл бұрын
Nadirara is back wax nool ba ku noleeya
@ubahsiad8188
@ubahsiad8188 4 жыл бұрын
Nadiira qof qalbi wanagsane wallahi meelkastoy tattoo horey laqabste ilbaxe iga dheh sharafey baden hore soco somalida waxbe isku maquudhan
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 4 жыл бұрын
Deyniile degmooyinka ugu qurux badan mashallah ❤❤❤❤❤
@maxamedhadyad7830
@maxamedhadyad7830 4 жыл бұрын
Maansha allaah nadiira maxamed cige qof igu qaaliya
@cadowtawane3239
@cadowtawane3239 4 жыл бұрын
Mnshllh nadiira fananad aan tageero walipa cod macan ❤️❤️❤️❤️❤️
@zahrahassan523
@zahrahassan523 4 жыл бұрын
Nice waye lakiin RAJASIIN BROWN GASHO KAN CAD WALA ARKAA 🤗
@aminaguled8386
@aminaguled8386 4 жыл бұрын
Aad baan u taageeraa nadiira waxaan ogahay inay tahay gabar talent leh iskuna kalsoon keep going sister 🌹🌹🌱⚘🌷🌷😍🥰🥰🥰😍💓💓💓❤❤🧡
@gelleabdigelle5250
@gelleabdigelle5250 4 жыл бұрын
Cod wad ledahy nadiray hesaha miraha xun iska daaa Waa iga talo Hesaha miraha ku qaado Fankaga fanki hore ku lamaani Hada rabtd sandk hal hes so qaad lkn wa inay tahy hes miro iyo laxan aaad ku qadaty
@safianooradam1721
@safianooradam1721 4 жыл бұрын
wakula qabaa fekerka wll
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 жыл бұрын
🤣🤣😋👍
@hanamohamed790
@hanamohamed790 4 жыл бұрын
😅😅😅😅kamad xishoon wllee wllkyow😅🙈inkasto hestan cod mcn ku qadaso midhaheduna ma xuma lkn kolyba fikirka wan kula qaba👏👏🙏😅😅😅
@gelleabdigelle5250
@gelleabdigelle5250 4 жыл бұрын
@@hanamohamed790 Wllo hestaan kama hadlayo hestn halkeda dhigtay fananada erayadeeduna waa mcaanyihn Markn heskn dhagysty ayaba fananada codkeda lixjeclo iga gashay taas ba Kentay inan la taliyo intan karaayay
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
I agree with you indeed
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 4 жыл бұрын
Woow.wad.ka.baxsatay.hestan.wan.jecla.ano.yar.axx.xasus👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@bashirjelle5024
@bashirjelle5024 3 жыл бұрын
Nadiira abayo mcn qali maaasha allah ❤️
@deeqaxasan9325
@deeqaxasan9325 4 жыл бұрын
Cod waa leedahay mashallah quruxsan dumar nadiira❤❤❤
@sowdamanoor9048
@sowdamanoor9048 4 жыл бұрын
Uf uf uf dar hira qofweyn o caqli leh batahay ee illahey kacabso itaqullah
@bashirjelle5024
@bashirjelle5024 3 жыл бұрын
Wooow maaasha allah beautiful 👌🌹💌💯🌍
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 4 жыл бұрын
Deyniile Dhulka Duriyada my Motherlund❤🌍
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Nasra kiin mashallh wllalo hormar wcn
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Durriyaddu ma Qarsoomayso..Nasraay Salaan Gobeed ..
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 4 жыл бұрын
@@ABDIASKARITUBE Salaama walalkeey 🙏❤
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 4 жыл бұрын
Mansha allah cod iga dheh wll allaaha kudaayo ❤
@xamdixarago6497
@xamdixarago6497 4 жыл бұрын
Nadiira qurux cod baakugu dhan ilhy hakusoo hanuniyo aniganh hesaha dhagesigoda ilhy haika madobeyo
@abdulaxifmahmmadlatif5467
@abdulaxifmahmmadlatif5467 3 жыл бұрын
XARIIR
@user-vu2fe1dv4t
@user-vu2fe1dv4t 3 ай бұрын
Waxan raba quf idhibo hes wayo cud ban isku arkay hibadada bananaka Ken hora lo dhehe xita barobo wan ugulahy
@Official70748
@Official70748 4 жыл бұрын
Dadkii fanka lahaa Codkaga ku joogta xppti keep going 😘
@anwarsadad3341
@anwarsadad3341 4 жыл бұрын
Hadii aynaan is helin Ama ayna heshiinin Naftaydaan haleenayaa Jaceyl halis weeyee Eshcalaa hees waxaabaa jaceyl ah
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 4 жыл бұрын
Hessto 🎤copié for roda daher from Djibouti 🇩🇯
@mustafemaxamed498
@mustafemaxamed498 4 жыл бұрын
xusuus wlhi 2010 waqti jaceel igu googoay♥️
@sulldanasamanbadan2965
@sulldanasamanbadan2965 4 жыл бұрын
Iski waqtiban nahay 😭
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
@@sulldanasamanbadan2965 labadina ma is jeclaa tolow🙄🙄
@amalali7104
@amalali7104 4 жыл бұрын
Nadira qurux wanaag inanta fanka ugu qurux badan masha Allah tabaraka allah ❤️❤️❤️❤️ hore usoco wllo
@hamdahusienmuhumed7345
@hamdahusienmuhumed7345 4 жыл бұрын
Haa wayo wxy haysata midabkeedi quruxbadna Alle siiyay🤗
@mukhtarkaahin7273
@mukhtarkaahin7273 4 жыл бұрын
Cod waaD LedaHY lkn iz aztur HapLaHa ha ceebaYne (tallo) wll
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Nin baa saas ku raba oo soo deystay kaleexo
@sulldanasamanbadan2965
@sulldanasamanbadan2965 4 жыл бұрын
2010 iyo xasus hawawigaga ibaday hudeydan kumodaya hadanan ishelin amayne wadaheshin nafteydan haleynaya😭ah
@ahmedharago7841
@ahmedharago7841 4 жыл бұрын
Wow Nadiiro nayruus haystaan way ku raaxaysatay
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 4 жыл бұрын
Mel qurux badan mansha allah.ma.somalia.meshu
@rakia143
@rakia143 3 жыл бұрын
Haa muqdidho
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 3 жыл бұрын
@@rakia143 manshs allaah huuno dhulkenu wa qurux wan Iman mustaqbalka insha allaah
@rakia143
@rakia143 3 жыл бұрын
@@user-bp6vk1nh8u inshallah abaayo
@nastexaabdi6858
@nastexaabdi6858 2 жыл бұрын
Hestan xanun wayeee 😭😭😭😭
@khadar1076
@khadar1076 2 жыл бұрын
nadiira nayruus Ilo.veyou 🌹🌹❤❤❤👌
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 4 жыл бұрын
Waxan aad ogu faraxsanahay inay nadira inoso labatay, huno welcame back home
@fowsiag90
@fowsiag90 3 жыл бұрын
I uui
@kaltuunahmed1671
@kaltuunahmed1671 4 жыл бұрын
Keep going zhp Nadiira 🥰👸😊
@ahmedsiyad9969
@ahmedsiyad9969 4 жыл бұрын
m.a nadira codkaga macan wuu iqanciyey so dear sz keep rocking
@roblehdarar
@roblehdarar Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ halkan jogo dhera
@staystrong787
@staystrong787 3 жыл бұрын
Legend al legandiinoo nadra neyruuuus
@zakariyeofficial5467
@zakariyeofficial5467 4 жыл бұрын
Masha Allah wllhi nadiiro cat ayey ladahey msha allah keep going fananadayda nadiira maxamed cige
@staystrong787
@staystrong787 4 жыл бұрын
Naag taagatay nadiira neyruus Igu so carar ma ahan.
@moustapherame
@moustapherame 4 жыл бұрын
Macha allah eeshcala cood
@jaamacqamar6656
@jaamacqamar6656 3 жыл бұрын
Way itaapatay heestan nadiiro nayruuz 💘
@jabrilmohammed714
@jabrilmohammed714 3 жыл бұрын
-
@AbdirahmanFarah-l7l
@AbdirahmanFarah-l7l 26 күн бұрын
Thanks that best fathion well came
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 4 жыл бұрын
Nadiroy cod wad ledahay sidana macn baku tahy pls waxn kabaryaya heso miro macn leh qad oo waxa qabka daran iska daa bod bodkana iska dhaf dagananta qurux kutahy teda kale xamar hada timi matantadi maa isu timadaan shadiya iyo adigo wada joga xisay igu haysaa runtii ❤❤💋
@hodanabdi3430
@hodanabdi3430 4 жыл бұрын
Matanteda wa marwo ninkeda moye waxkalaba madanayso kudayasho mudantahy shadiya
@abdullabdula1769
@abdullabdula1769 4 жыл бұрын
Waa fananadena qarniga welcme back nadiiro neyrus
@user-tx1mg7xh9j
@user-tx1mg7xh9j 3 жыл бұрын
الله على الشعب الصومال
@kiritpandya8312
@kiritpandya8312 4 жыл бұрын
NADIIRA VERY NICE SONG THANKS FOR YOU
@naajiq7869
@naajiq7869 4 жыл бұрын
You have best voice As nimcaan hilaac 👈
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Heesti Roda Maash kkk iminkaan soo helay alla dhib badniyee Ku ceysh huuno laakiin fanaanki lahaa soo xus kkkkk
@zahraabdiabdulle5014
@zahraabdiabdulle5014 4 жыл бұрын
🙆 wow barteda dhigtay nadiraay
@axmedcaraaye9158
@axmedcaraaye9158 4 жыл бұрын
Waa ssyad oo jooga mogadisho waan kahelay
@foosjomow4846
@foosjomow4846 4 жыл бұрын
Heesta igu horeysay oo an fahmo bey eheyd
@asmaluuza7024
@asmaluuza7024 4 жыл бұрын
Nadiiroy abyo labiska yaakaa inkaaray acuudkah🤣🤪
@ubaxdeeqsanubaxmhmed5810
@ubaxdeeqsanubaxmhmed5810 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
kkk dharaartii ma hadhsado .. hadana dharaar bay heesaysaa .. wadnaha adiga i jiray kkk qof halbole iyo wadnane la jaray .. hadana dharaartii ma hadhsado hadana dharaar heesaaya ASMA BAL gabadha labiska u toosi kkkk
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
sida mustika loo bedeley baba ka heley❤
@fardooscumarfardooscumar3172
@fardooscumarfardooscumar3172 4 жыл бұрын
Mshalh abyo codkaka ale hakudayo iskuwara 💖💖💖💖
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 2 жыл бұрын
Aunt keep the great job.💗💗💗
@cabdulaahicabdirisaaq4874
@cabdulaahicabdirisaaq4874 2 жыл бұрын
Mashallh🥰🥰🥰🥰
@idilcaday3639
@idilcaday3639 4 жыл бұрын
Lkn wat qawantahay alle haku hanuniyo
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 4 жыл бұрын
wow ish cal cod fananda qarniga
@teamfatusha1047
@teamfatusha1047 4 жыл бұрын
masha allha horay u soco abayo
@munna9537
@munna9537 4 жыл бұрын
Nadira cod khatar ku dhacay maansha allaah hore u soco
@siciidmaxamud2614
@siciidmaxamud2614 3 жыл бұрын
Runtii heestan waxan kugalaa xasus an cadi ahayn wlhy
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 3 жыл бұрын
NADIIRA NAYRUUS: Waa fanaanad cod iyo hanaan faneed ayey kaga horaysay habla Soomaaliyeed ee iminka heesa,guulayso.
@miskidegan2805
@miskidegan2805 4 жыл бұрын
Wale nadiiro wajigeda iyo qoorteda nakti isku ekeysiisay shaqo culus weymartay
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@abdouwais7443
@abdouwais7443 3 жыл бұрын
Kkkk
@sulldanasamanbadan2965
@sulldanasamanbadan2965 4 жыл бұрын
Hees xasus ah 😭
@faamfm4318
@faamfm4318 4 жыл бұрын
Hees hore noo soo badiya
@fartamohammed3908
@fartamohammed3908 4 жыл бұрын
Dayniile dhulka boqortoyda allow yaa idhax geeya my home 🏡 ♥ ❤
@m0hamedali900
@m0hamedali900 4 жыл бұрын
welcome back Nadiira qurux
@libanabdikadir1
@libanabdikadir1 3 жыл бұрын
Plz. Gabadhan makeup ka kahagaajiya. Wey quruxsantahy sida kalee🥰🥰
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus hestii rooda mash way ku sobaxdey degnanta ku nure San iska ahaaw mrwlpa
@dagandagan8409
@dagandagan8409 4 жыл бұрын
Is astur huuno waxba kuuma qarsooneee
@bashiirnur
@bashiirnur 4 жыл бұрын
huuno huuno kala carar mesha kuwa is qawiya uma xumo hadey rabto rajastiiney ku heese
@mummunyuuyax4455
@mummunyuuyax4455 4 жыл бұрын
Waan kufaraxsanahay hagoogta quruxay😍
@user-cf4eu7il1h
@user-cf4eu7il1h 2 жыл бұрын
all Somali songs talk only about love but It's just nonsense there is no real love.!
@amiiraabdilahi2709
@amiiraabdilahi2709 4 жыл бұрын
Ku daayo qofka ku dayshada mudan sidaa wllsha shadiyo sharaf markay marwo noqooty waa taa dagte
@calinuur958
@calinuur958 4 жыл бұрын
Masha alaah wad kabaxsatay hadiiro 100%100
@aasiyaiftiinsaeed1726
@aasiyaiftiinsaeed1726 3 жыл бұрын
Harad ban Ku qabaa wooow nadiira nayruus
@bashirfarahaliali2626
@bashirfarahaliali2626 3 жыл бұрын
Ceeeb
@najumwadani7784
@najumwadani7784 4 жыл бұрын
Nadiira Keep going 😁
@waissofficial5209
@waissofficial5209 2 жыл бұрын
Var var hestan waa hestii roda daher roda mash
@aadanabdi280
@aadanabdi280 4 жыл бұрын
Nadiiro cod waa leedahay lkn waxaa dilay miraha xun. Ilasoo xariir anaa kusiinayaa lkn Aniga Abwaan ma ihi
@seniorcade1784
@seniorcade1784 4 жыл бұрын
Very interesting song 👍
@cabdifataaxnaxamed2831
@cabdifataaxnaxamed2831 3 жыл бұрын
,mursalmUsee
@osmannasab9842
@osmannasab9842 2 жыл бұрын
Waa wax iska cadii ah in heesta soyalka somalida laa bililiqesto lkn waxu cabdi arskari ugu so daari wayay ciidi hesta iska laheed
@drsakariyetuuryare346
@drsakariyetuuryare346 4 жыл бұрын
Neyruuz vz dayniile😉
@BuushHassanBuushhassan
@BuushHassanBuushhassan 3 жыл бұрын
Xaascosb
@Axmedobarechannel
@Axmedobarechannel 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus salaan sare walashay
@mustafeibraahin2415
@mustafeibraahin2415 3 жыл бұрын
.
@abdiriaaqahmadomar1598
@abdiriaaqahmadomar1598 2 жыл бұрын
Nudibranch qurux
@abdiriaaqahmadomar1598
@abdiriaaqahmadomar1598 2 жыл бұрын
😍🥰
@naymaaabdi3832
@naymaaabdi3832 4 жыл бұрын
Masha alh qurux manta saas kusoco
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 4 жыл бұрын
ASXAABTA TEAM WALBO WAXAAN KACODSAN LAHAAY90 QOFOOD OO ILAAHAY WEXEY DOONAYAAN U SAHLO OO ANIGANA AAN HABEEN WALBO UDUCEEYO OO HAMIGEEGE IIRUMEEYA 90 SUBSCIRIBE🙏
@ZahraZahanchannel
@ZahraZahanchannel 4 жыл бұрын
Ibaar official waan ku booqday ee adigana isoo booqo thanks
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 4 жыл бұрын
@@ZahraZahanchannel WALAAL WAAN KU SOO BOQDAY WAADNA KU MAHADSANTAHAY SIDA WEYN EE AAD IISHARAFTA WAAN KUU SAARAY WALAAL
@Mahmet_adan
@Mahmet_adan 4 жыл бұрын
Macha Allah Queen dance keep Goin
@awoadan6825
@awoadan6825 4 жыл бұрын
NAFtaydaa halaynayaa
@deeqomohamedali1425
@deeqomohamedali1425 4 жыл бұрын
dagmda aa ku fano daynile reer daynile jir ee joog
@mohaaibraa4287
@mohaaibraa4287 3 жыл бұрын
Fantastic song&Beautiful voice ,Nadira❤❤❤❤
@miskidagan2204
@miskidagan2204 4 жыл бұрын
Labiska iyo nadiira in lawada hishiisiiyo wye waa isku dhacsan yihiin 😂😂
@glucklichesmadchen519
@glucklichesmadchen519 4 жыл бұрын
Waa ani cml kadhamaaw
@aaminamaxamed7713
@aaminamaxamed7713 4 жыл бұрын
kkkkkkk
@samiyofarhan8136
@samiyofarhan8136 4 жыл бұрын
Wallhi been madan sheegin lkn muqdisho eeyba qofta kuroon thy
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 жыл бұрын
@@samiyofarhan8136 muqdisho eyba jogta
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
Anigoo ku hadlaya afka raga somaliyeed Libiska nadiiro waa kaan ugu jecelnahay ❤
@muniishasharaf8076
@muniishasharaf8076 4 жыл бұрын
Nadiiro nayruus boqorda aan ugu jacelhy dhaman faniinta somaliyed Ilhy haku xfdo xbbti
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
Amazing voice and beautyful place
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 2 жыл бұрын
Heestan barteda ayah dhigty
@kawtherfaaruuq4779
@kawtherfaaruuq4779 4 жыл бұрын
Halizta wadnaha i jaree😭😭😭😭
@sacido1721
@sacido1721 4 жыл бұрын
Maansha alaah nadiiro nayruus ku jecliyaa qurux badan qalbi wanaagsan
@bisharomahat
@bisharomahat 11 ай бұрын
Nadiiro hestan hada noso qaad
@ramlaaden8002
@ramlaaden8002 4 жыл бұрын
Masha allh wahestii ugu daganed ciyarta neyruus
@abdikariimarab7935
@abdikariimarab7935 4 жыл бұрын
Nadira nayruz thankz
@calicabdulahi3929
@calicabdulahi3929 2 ай бұрын
kudaafad amxaaro ah
@amyeden8616
@amyeden8616 4 жыл бұрын
Heesaha reer Djibouti ka dhamow , gaar ahaan gaadhi maysid RODA DAHER
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 4 жыл бұрын
Amina Aden Said. Nadiira Nayruus, haddii ay la tartanto kuwaa sheegayso shaki kuma jiro in ay ka cod fiicantahay.
@amyeden8616
@amyeden8616 4 жыл бұрын
Roda Daher soo dhagayso markaana faalee inanow
@aaminacabdilaahi4242
@aaminacabdilaahi4242 4 жыл бұрын
Cod iga dheh💓💜
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,8 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | CAASHAQA MA BARAN WELI | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:24
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,9 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 22 МЛН
Harraad Baan Kuu Qabaa
5:24
Nadiira Nayruus - Topic
Рет қаралды 18 М.
NAJMA NASHAAD HADA HAA OFFICIALL MUSIC VIDEO 2021
6:06
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 6 МЛН
NASTEEXO INDHO YESIING HEES HOGAAN CAASHAQ 2018 HD
6:27
Abukar Mahdi
Рет қаралды 4,1 МЛН
NADIIRO NAYRUUS IYO CAYDIID JOWHAR HEES AAD UMACAAN OGOOW TOP 10 2021
6:46
NADIIRA NAYRUUS | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | MUSIC VIDEO 2020
7:11
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,1 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 8 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН