NADWO (Qalbigaaga Nadiifi ) Sh Abdirashid || Dr Ali Mohamed

  Рет қаралды 92,959

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 78
@saeduluso8522
@saeduluso8522 2 жыл бұрын
Walahi sheekh candirashid madina ayu igeeyey waxanba mooday rasulka scw ansaartii aan dhexfadhiyo jazaka Allaah
@mohamedabdullahi124
@mohamedabdullahi124 2 жыл бұрын
Mnshallah sh abdulrashid allaha xafido cwa wan horfadhiyay kalimaad iyo quran mcnkisa cwa wankaboganay
@nurmohamed8427
@nurmohamed8427 2 жыл бұрын
جزا كم الله خيرا
@maxamedfarxan7807
@maxamedfarxan7807 2 жыл бұрын
qofka alleka cabsada umuurtisaa alle usahlayaa
@fe8829
@fe8829 2 жыл бұрын
Waa runtaa
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Masha Allah masha allah ilaahow idin barakeey aad baan idiin jeclahay culimadeena qaaliga ah barakallah fik insha Allah ❤
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
Jazakallah shekh
@cashaafahan8782
@cashaafahan8782 2 жыл бұрын
Bisha carabida ah. Malmaha layska tobayo Yaa Ii faiifeynaya. Ajar alllah ha idin siyee
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 жыл бұрын
Maashaaa Allaah , Sh. Cabdirashiid Rabbi ha kaa abaal mariyo akhriska aayadaha faa'iidada badan ee Qur'aanka Kariimka ah . Waa aayado ku habboon , waqtgan la joogo , in lagu baraarujiyo Ummadda Soomaaliyeed , lagu xusuusiyo wanaagga raacidda iyo ku dhaqanka waxa Alle uu faray muslimiinta iyo ka dheeraanshada falidda waxa uu ka reebay, haddii kale ay la kulmi doonaan xanuun iyo cawaaqibxumo , dunidan iyo aakhiraba!
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Masha Allah culimadeena xifdullah mahadsanid ❤️
@hawayusuf9100
@hawayusuf9100 2 жыл бұрын
Maasha allah illahay hanooxifdiya culamdaan cadaw ironically illahay haka bad aadiyo aamiin
@abdirizakhassanmataan2264
@abdirizakhassanmataan2264 2 жыл бұрын
Allow noo cafii sheikena sheik Mohammed umal aan uduceyn walalayal plz aan u aqrino Quran
@deeqocabdiqaadir5821
@deeqocabdiqaadir5821 2 жыл бұрын
allha cafiyo cafimaad dhamestiran allha siiyo amiin amiin
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Ilaahow caafi iyo cimri dheer sii insha Allah amiin ya rabilcaalamiin
@halimamursal283
@halimamursal283 2 жыл бұрын
jasaakalaahu khayran allaah barkeeyo sheekheena sheekh cabdi rashiid sheekh cali suufi inshaaa allaah io dhamaan tood culumadeena inshaa allaah
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Жыл бұрын
Kheyr badan sheekha Allah ha siiyo.
@hajir52
@hajir52 Жыл бұрын
Manshallah👰🧡❤❣👂🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽👏👏👏👏👏
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Masha ALLAAH tabarakaraxmaan ❤️❤️
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah
@nawalabdirisaaq3537
@nawalabdirisaaq3537 2 жыл бұрын
Mnsha Allha ilahy culamda no xifdi
@ummumusab7526
@ummumusab7526 2 жыл бұрын
Barakallahu fikum
@deeqocabdiqaadir5821
@deeqocabdiqaadir5821 2 жыл бұрын
Masha allh tabarakallh walahi sh cabdirashiid Wu iga qosliye
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام 💝💖💝 الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم جميعاً عاجلاً غير آجلا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لموضوعك الجميل و مفيد و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@XaliimoXirsi-lq1pi
@XaliimoXirsi-lq1pi 11 ай бұрын
O
@farduusaxlaan8192
@farduusaxlaan8192 2 жыл бұрын
maashaallaah alle ha inoo xiftiyo culimad in.shaallaah aaaaaaaamiiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdimukhtar9016
@abdimukhtar9016 2 жыл бұрын
masha alah alah haidiin xifdiyo culumadayna ino faideya
@cllahixassanfahmaan3592
@cllahixassanfahmaan3592 2 жыл бұрын
Drka iyo ustad clxaliim muxaadaraadka noosoo kala qeybiya idinkoo mahadsan
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 2 жыл бұрын
Maansha allaah isjacelka iyo aaminka islaamka waxuu imaani marki lajojiyo barashada cilmi xasadka ee laan dheranimada iyo sheydaan qebsiga marba qos lagu duminaayo oo lagu duleyn ruxi laangaba Xidigo alle aniga ibaray ayaajiro ururta xidiga ah waa janadi todobka waa narti xidigaha 3 dawawey iyo 3 yaryar waa intixaan hadi riyo lagugu tuso
@osmannoor9574
@osmannoor9574 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله يحفظك الله
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
JazakAllahu kheeyr culimadeena Allah Mizanka xasanaadka Allah ha ni saaro Amiin YaaRab 🤲🤍🤍🤍
@warsameabdulahi7419
@warsameabdulahi7419 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@ubaxali2985
@ubaxali2985 2 жыл бұрын
Jazakallah sheikh cabdirashiid & sheikh cali allow idin barakeey yaa rabb 🙏🙏🙏
@saidohassan4729
@saidohassan4729 2 жыл бұрын
Xafidulahi Culimada maansha allah Jzk
@abdirashidrashkaahmed8922
@abdirashidrashkaahmed8922 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 жыл бұрын
Maash ahAll
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 жыл бұрын
Aamiin aaiimn. Iinsha aahll. AAIINM
@hawoshirelle337
@hawoshirelle337 2 жыл бұрын
Manshaa Allah
@warsameabdulahi7419
@warsameabdulahi7419 2 жыл бұрын
Allaha xifdiyo shiikhyadeena
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 2 жыл бұрын
Midka duway kalarka ayu kubadiyay
@xamdiyusuf2178
@xamdiyusuf2178 2 жыл бұрын
Mansha allah جزاك الله خيرا جزا
@feisamohammed6145
@feisamohammed6145 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah tabarakallah
@hafizulasad987
@hafizulasad987 2 жыл бұрын
BACK HOME IS TOTTALY DIFFERENT THAN THIS WORLD.
@halimamursal283
@halimamursal283 2 жыл бұрын
mashaa allaah
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
Asalamu aleykum warax matullahi wabarakatuh walalaheyga 😘 Somalida aad iyo aad eyisku jecelyihin and iyo aad eysku caawiyaan. Ee sheeydan aa diraayo . May Allah bless Somalia 🇸🇴 people Ameen YaaRab 🤲🤍
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVES MASHAALAA
@salehjama4824
@salehjama4824 2 жыл бұрын
❤️
@jabrilmahamed1200
@jabrilmahamed1200 2 жыл бұрын
Mash. Allah
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Hadda Waa La Maqlayaa
@uwaxabdi665
@uwaxabdi665 2 жыл бұрын
Manshallah
@MohamedAmin-yw7un
@MohamedAmin-yw7un 2 жыл бұрын
Mashallah
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 жыл бұрын
Muslimiinta, mu'miniinta , rususha. iyo nebiyada sow " al-insaan" ka mid maha, waxfiican ayuuna Ilaahay ka sheegay.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Mashallah I wish I was there in nairobi kenya 🇰🇪 I'm currently residing in canada 🇨🇦
@naimahassan9584
@naimahassan9584 2 жыл бұрын
Insha Allah
@mohamedabdi8481
@mohamedabdi8481 2 жыл бұрын
Soomalida dhaqdhaqaaq badanaa marka sheikh quranka aqrinayo. Subha,nalah
@ubahahmed5067
@ubahahmed5067 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله والله يحفظكم
@mohamedaden8223
@mohamedaden8223 2 жыл бұрын
Culumada hala ilaaliya
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVE
@abdixaashi1881
@abdixaashi1881 2 жыл бұрын
Mansha alah sheikh cali somali tan saxda wa uu shegay lkn ayaga ilahayga qabilkay cabudan aayay jebka kala sobaxo
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Codku Waa agaabanyahay
@carabohassan3446
@carabohassan3446 2 жыл бұрын
Syhog
@adansantur4677
@adansantur4677 2 жыл бұрын
Nimankan cayaar baay ku jiraan .
@hafizulasad987
@hafizulasad987 2 жыл бұрын
KEEP UP WITH YOUR LAWYERS ON IMAM,S CASE.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
SHARE
@hafizulasad987
@hafizulasad987 2 жыл бұрын
NOTHING IS POSSIBLE WITHOUT AMERICAN LAWYERS.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 жыл бұрын
Magac gabdha sheeg.
@HawaAhmed86
@HawaAhmed86 2 жыл бұрын
E
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
midka farta un wajiga saarta kibir badnaa axbaarku
@naimahassan9584
@naimahassan9584 2 жыл бұрын
Subxana laah
@naimahassan9584
@naimahassan9584 2 жыл бұрын
Ilahey Adoomadisa in loo nabad galiyo Baaa wanag san wll
@fabu2526
@fabu2526 2 жыл бұрын
Iran dowladii shaaha ee fasahaadka badnayd oo westigu u lulayey calanka. wadaado in la mid ah baa gacan bir ah ku qabtay.waa hadii wari ini dhacayo.
@fabu2526
@fabu2526 2 жыл бұрын
Umada soomaaliyeed cadaalad daro iyo dulmi baa hareereeyey ilaa xad. wax gacanta ka qabtana ma ay helin. kuwo bahalo ahna wey isku hardiyayaan iyagoo sii bahalaynaya. Soomali diin hada loo sheegayo oo ku cusub ma jirto. Ilamaha soomaaliga ah 4 jir baa quraanka lagu geeyaa. Baxoo u khidmeeya dadka iyo dalkaba oo ka qabta gacanta dulmiga la xalaaleystey.
@hassanibrahim9542
@hassanibrahim9542 2 жыл бұрын
Masha allah
@nasriinamaxamed5750
@nasriinamaxamed5750 2 жыл бұрын
MashaAllah
@fe8829
@fe8829 2 жыл бұрын
Mansha alaah
@onlyziizey3979
@onlyziizey3979 2 жыл бұрын
Masha Allah
Muxaadaradii ugu Dambeysey Sannadka 2021 ee Sh Abdirashid Sh Ali
1:16:38
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kahadlay ninkii yiri magta dumarku waa boqol halaad
25:00
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 29 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,4 М.
Muxaadaro Qiima badan || Sh Abdirashid Sh Ali Suufi
24:39
Salafmedia
Рет қаралды 2,8 М.
SABABO AAD ISBADAL LA TAABAN KARO KU SAMAYN KARTO | SHEEKH DIRIR
1:27:03
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 454 М.
Qisadii Nabi Ibrahiim Cs ⁴ᴷ┇Sh. Abdirashid Ali Sufi 2022
18:27
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН