NAFISA DOOQAAGA MIYA OMAR XIRIIR JACAYL MAA IDINKA DHAXEEYO HAA AMA MAYA ?

  Рет қаралды 144,143

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 330
@AdnaChannel
@AdnaChannel 7 ай бұрын
Omar channel kiisa waakan 100k kutuura youtube.com/@omarka275?si=8RG0IzgsF8EyoBfx
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 7 ай бұрын
Please 🙏 cumarow halaguturo 100k iyo wax kabadhan wuu uqalmaa❤
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 7 ай бұрын
Koko iyo ceyda so qabi please
@LuulOmar-n8l
@LuulOmar-n8l 7 ай бұрын
Koko iyo ceyda so qabi please
@IhsaanMubaarig-wf1rl
@IhsaanMubaarig-wf1rl 7 ай бұрын
Koko iyo cayda
@MuniiraAbdirixiin
@MuniiraAbdirixiin 6 ай бұрын
Scw
@NimcoSuldan
@NimcoSuldan 7 ай бұрын
Adna abayo maxa san noogu silcineysa amiira iyo ceyda keen inta rabta inlakeeno like 👍 😢
@Sahra__________908
@Sahra__________908 7 ай бұрын
marabaan sidaa bee ugu shidan tahy😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
Saxaaf lee ka codso Adna maa wllsheed iyo wiil lagu xanto kuu keenayso waayo ma ila fiicno ani
@Abwaanada27
@Abwaanada27 7 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanWardere2018
@MaryanWardere2018 7 ай бұрын
Scw scw
@Zupĕəŕ
@Zupĕəŕ 7 ай бұрын
Hadaad nabiga jeceshay love ii saar
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 7 ай бұрын
Inta rabto amiira iyo ceyda inaa lakeeno like saar🥺👍
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 7 ай бұрын
Meeqaamaraanweydiyey ilaahadamabakeeneysa
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵❤
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 12 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
@XamdaCabdi-cm6tj
@XamdaCabdi-cm6tj 11 күн бұрын
Scw scw scw
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 7 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
@Asad_hagio-n9u
@Asad_hagio-n9u 7 ай бұрын
Walaalkey ama wlashe like ma ii awodaa ❤😢
@Najma.187
@Najma.187 7 ай бұрын
Amiira iyo cayda keen ama nagada waxa😢
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 7 ай бұрын
inta rabto amiira iyo ceyda in lakeeno🖐🏻😂
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 7 ай бұрын
Hestayyy u sartyyy eega ala adnayyy love you from somaliland 😂😂❤❤
@xamdiyasin
@xamdiyasin 7 ай бұрын
ReeR somaliland wan idin salamaY ❤
@Habifaysal7989
@Habifaysal7989 7 ай бұрын
Waan ka qadney indr
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 7 ай бұрын
Waka qadaney wll
@KhadraCismaanghy
@KhadraCismaanghy 6 ай бұрын
Waan kaa qaadnAy walal❤
@nasteexoCadey-x7f
@nasteexoCadey-x7f 7 ай бұрын
Abaay abaay labadan wa isla jecley lander nimo❤️🤍💚😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Duriyadu waa isku qalbiyo mnsha Allah from doha qatar jecylka wax lo dhima ma jiro
@xamdaxariir1108
@xamdaxariir1108 7 ай бұрын
Aad iyo aad guulaysta alle wadankena aqonsi hayno siiyo
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 7 ай бұрын
Wlhi way isku quruxbadanyihin m.a 🎉🎉❤
@salmacalimuxumed4472
@salmacalimuxumed4472 26 күн бұрын
Waa rental landrs 🎉🎉❤
@Deeqoabdulqadir-zg9or
@Deeqoabdulqadir-zg9or 7 ай бұрын
Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️
@Nurasanyar
@Nurasanyar 7 ай бұрын
Scw
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 7 ай бұрын
#HADAAN REEE SOMALILAND NHY WAXAN KALIYA AANAN NUGA KAFTAMIN WAA WADANKAYAGA IYO HABLAHAYAGA WAXA KALIYA U OOYI KARNAA WAA WADANKA❤❤❤❤❤
@MiiiMii-x5g
@MiiiMii-x5g 7 ай бұрын
Soomaali lan goormee wadan noqote wow waasheeka kale
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 7 ай бұрын
​@user-uh9tb9nh6ka xun miyaa thayna
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 7 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
@BarwaaqoMaxamed-su6rm 7 ай бұрын
Alla Nfiza walhi imika niyda ku hayay❤😂
@LakiSaid-f4t
@LakiSaid-f4t 7 ай бұрын
Isku mid nahay wllhay
@HabonMahamod
@HabonMahamod 7 ай бұрын
KU SALIYA XABIIBKENA MUXAMED❤ SCW
@Fitaax144
@Fitaax144 7 ай бұрын
AMIIRO IYO CEYDA KEEEN PLEAS 😊 ADNOOY HABEEN DAMBE
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 7 ай бұрын
Mss 1Milyan inaba cdi ma tihid ❤ coming soon Mss 2Milyan abyo Mcn Adna🎉🎉❤❤
@sagalali2193
@sagalali2193 7 ай бұрын
Duriyada xalaasha ah guulaysta Omar iyo nafisa
@NimcoCabdi-g3w
@NimcoCabdi-g3w 7 ай бұрын
Duriyadii rer shiikh isxaaq nafisa iyo omar hore socda
@Yutub976
@Yutub976 7 ай бұрын
King ceyda iyo amiiro soo qaboos plz 🙏
@LaylaSaalax-d2g
@LaylaSaalax-d2g 7 ай бұрын
Soo badi adan waa Ku barayay walll❤😊
@Raxmaxaamud88
@Raxmaxaamud88 7 ай бұрын
Guulysta huno meelkastod jogtan cumar iyo nafiisa 🥰🥰
@nastexocumar6650
@nastexocumar6650 7 ай бұрын
Amiira iyo ceydaaa kuu dhiman..❤❤
@Najaxxassan-bu9cs
@Najaxxassan-bu9cs 19 күн бұрын
Nin rageed wllhi mu qariin❤
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 7 ай бұрын
Barnamishkan cml mx kufican saxafa ee saxafa udib ❤🎉
@ayaanabdisalad8359
@ayaanabdisalad8359 7 ай бұрын
Haa sax wlhi dad badan ayo war kakeni lahay😂
@HiboAwaleh-xv4bt
@HiboAwaleh-xv4bt 7 ай бұрын
Team nafisa one like ❤
@Laylacabdikayd
@Laylacabdikayd 6 күн бұрын
Kusali nabiga scw❤❤
@Fatuushquru
@Fatuushquru 7 ай бұрын
Waa isku nuurayane elhi❤❤❤
@fartuunfantastic5455
@fartuunfantastic5455 7 ай бұрын
Maya aamina ugbaad iyo omar aya xariirka dhaxeeyo inta aaminsan like 😂😂😂❤
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 20 күн бұрын
Reer somalilnd adna chennal kor u qaada ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 20 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@awomustaphe6526
@awomustaphe6526 7 ай бұрын
Adna abyo barnamijka dil iyo dhaawac nafisa kuso dar plz😂😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
horta maxa laga wadaa su aalo miyaa ani wali ma daawane
@NasraAhmed-t7b
@NasraAhmed-t7b 7 ай бұрын
Sualahan cml next Amiro iyo Ceyda soqabo Adnoy😊❤
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
@BarwaaqoMaxamed-su6rm 7 ай бұрын
Alla Nfiza imika niyda ku hayay 😂❤
@nawalinakorio0192
@nawalinakorio0192 7 ай бұрын
Amira io ceyda keen waliba Hadu xiri kuso bandigto maka aqbali laheyd io dokhaga mayahy Banu ad uxiseymeyna😂😂😂
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 7 ай бұрын
Ceyda iyo amira waxaba in ayna ka dhexayn aan wada shaqayn ka hayn qofkii aqli leh umbaa fahmikara
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 ай бұрын
​​​@@ifrahhassan9628adiga aqli leh o fahmikara soma ah kuma danbaabi kartid xiriir hade kadhaxeyan kawrn maxa ka ogtahy marka fudeedka waalaga fiican yahy inbay😷😷😷😜😜😜
@nawalinakorio0192
@nawalinakorio0192 7 ай бұрын
@@ifrahhassan9628 iska xarabeysanaya le huno in lakeno Le raba oo sualaha nocas laweydiyo maahe waxkale ineysan jirin wamba ujeda kaftamaya le se cml 😂😂😂
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 7 ай бұрын
@@nawalinakorio0192 waan ogahay qaali lakin dad baa wiilka nafta u keenay meelwalba waxay la taagan yhiin amira iyo ceyda xidhiidh ka dhexeeya waan la yaabaa waa dad is fahmay oo kaliya oo asxab ah taasna uma muuqato iyaga
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
​@@ifrahhassan9628waa dad is fahmay o asxaab eh lkn xiriir wu ka dhaxayn karaa kamana dhaxayn karo
@Asiajama-n5j
@Asiajama-n5j 7 ай бұрын
Cumar runta sheegay wllhi xidhiidh wuu ka dhexeeya kuwan😂😂😂
@Abcd-yn9xk
@Abcd-yn9xk 7 ай бұрын
Cumar iyo nafiso Wan jecelhi waihl inadr nimo
@hoodomaxamuud9962
@hoodomaxamuud9962 7 ай бұрын
Omer iyo nafise ilahay hanoookiin daaaayo from hargeisa❤🤍💚
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 7 ай бұрын
Sundus iyo cumeer keen🙏🙏🙏 please
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
Nafiso waa ku khaldanty adnaay Aamino ugbaad baanu rabnay wll😂😂
@nawalinakorio0192
@nawalinakorio0192 7 ай бұрын
Qofka saxda ah beey ino keentay wayo Omar mxu dahay haa xirir baa inaga daheya cml😂😂😂
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
@@nawalinakorio0192 Naa wll hadaan ogaady qofkii saxda ahaa iney noo keenty sorry😂😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 7 ай бұрын
​@@Sacdiya-s7qlkn wll waxba kamaba dhexeye waa sidee😂😂😂😂
@Yasmineabdi-x8g
@Yasmineabdi-x8g 7 ай бұрын
@@nawalinakorio0192ya dhahy xirir ba naga dhaxeya
@rabiaalirabia2870
@rabiaalirabia2870 7 ай бұрын
King cayda iyo Amira pls ❤
@nimcojibriilnimcojibriil
@nimcojibriilnimcojibriil 7 ай бұрын
Asaga xiriir aya naga dheexeeya ayuu dhahy ayadna my dhahdeyyy😮
@DeqaFarax-k2z
@DeqaFarax-k2z Ай бұрын
Guleysta dhaliinyardii Somaliland nafisa iyo cumar
@UmalkhayrFaraxali
@UmalkhayrFaraxali 7 ай бұрын
Waligy qof anana anono anu wn ka helay wnn jecladay yaaa ila qaba arinkaaa ❤❤❤❤❤ likta
@FadumoMohamud-re9ym
@FadumoMohamud-re9ym 7 ай бұрын
Anaa uhoreey team Amiiradeena ❤❤❤ one love ❤️ 😍 💖
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 7 ай бұрын
Edna wllo sooo qabo amiira iyo cayda ❤❤❤❤
@amiiramaxamed3590
@amiiramaxamed3590 7 ай бұрын
duriyadiiii ❤❤❤ allaw noo kiindaaah😊
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 7 ай бұрын
Ilmdernimo 😂❤🇮🇷
@Khalidkasim860
@Khalidkasim860 7 ай бұрын
Somalilander🎉
@steamfeisal13
@steamfeisal13 7 ай бұрын
Masha aliha ❤
@HamdaMoussa-tf1cs
@HamdaMoussa-tf1cs 7 ай бұрын
Waay isku sobaxayana❤
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 7 ай бұрын
Jacayl ma idnka dhaxeya Cumar: haa Nafiisa: maya Kee rumausanaa😂😂😂
@NimcuuniinaAhmed
@NimcuuniinaAhmed 7 ай бұрын
Adna caqli ledahay wllsha kena mxa udiiday warka wu cada yhy 😂😂😂
@SacdiyaMowlid
@SacdiyaMowlid 7 ай бұрын
Mss 1m ceyda iyo amiiro soo qabo❤
@XamdaCabdi-cm6tj
@XamdaCabdi-cm6tj 11 күн бұрын
M.a❤❤❤❤
@nimcocabdi9630
@nimcocabdi9630 7 ай бұрын
Next amiira iyo ceyda❤
@Yasmineabdi-x8g
@Yasmineabdi-x8g 7 ай бұрын
Ceyda iyo amira inu viewskoda burburo maraban so lama so fadhisinayo saan le nigula kala kacsana ila iyo 1 million😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
waxaas adaa aamintay views maa ku yar war dadkani waxaas way ka wayn yihiin waxa isku keenayne views maaha waa is faham wllnimo iyo wada shaqeen
@msscaato81
@msscaato81 7 ай бұрын
Ilmaaderadey❤❤❤❤❤
@LakiSaid-f4t
@LakiSaid-f4t 7 ай бұрын
Nafisa love ❤️please video noso dub maxa lagu wayaya
@HiboMowliid-v4p
@HiboMowliid-v4p 7 ай бұрын
Oo imka ma xidhiidh jacyl ka dhaxeya jah❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 7 ай бұрын
May waa lacalla uun
@Ayaan-w1s
@Ayaan-w1s 7 ай бұрын
Koko ceyda lisku xanta so qawo ❤plz😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
bari hore sow kuwii cadeeyay inaysan waxba ka dhaxaynin
@Maxamaddeeq-m3w
@Maxamaddeeq-m3w 7 ай бұрын
Waaw
@AmalSaleebaan
@AmalSaleebaan 7 ай бұрын
Jah siday uso booden markay layadhi somaliland 😢❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 7 ай бұрын
Qof qof diley seen uqarin wallhi inan shegi laha subhanallah rer xamarka daan haa ayey dehen bisnkow
@CanabCadey10
@CanabCadey10 7 ай бұрын
Ceyda iyo amiiro keen
@FahiimaAbdirhmn
@FahiimaAbdirhmn 7 ай бұрын
Wow caawa dad cults is helay😂❤
@fatxaelmi9860
@fatxaelmi9860 7 ай бұрын
AMINA UGBAAD IYO ALPHA😊
@ssmunna3140
@ssmunna3140 7 ай бұрын
Amira iyo ceydaa next please😂❤
@hooyoxaliimo2175
@hooyoxaliimo2175 7 ай бұрын
Dad isubaahan❤
@CabdirisaaqIsmaacil-d8e
@CabdirisaaqIsmaacil-d8e 7 ай бұрын
𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐞 𝐤𝐞𝐞𝐧❤
@soumyos7802
@soumyos7802 7 ай бұрын
War marabni ba wamaxee ceyda iyo Amira gugu baryonabe😢
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Oo adiga mxad ahyd Edab yaalo qaadadweyn baad tahy iyo ka xunne
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 7 ай бұрын
Mashllh labadani ways jecel yihiin walhi m.a
@hindaamadin3171
@hindaamadin3171 7 ай бұрын
Inta tigtog ku soo aragtay
@rayaanahmed
@rayaanahmed 6 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@faadumocrashiid7987
@faadumocrashiid7987 7 ай бұрын
King cayda iyo Amiiro sooqabo ❤❤
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 7 ай бұрын
Haah kulahaaa omar xidhiidhka Hadaa mxy Nafisa uqarin 😂😂
@Najah-uo9ke
@Najah-uo9ke 7 ай бұрын
Waynala shaqaysaa adna❤
@SagalHusein-gm5qm
@SagalHusein-gm5qm 7 ай бұрын
Abayo amiira iyo ceeda soqabo bilays💓💓♥️♥️
@falxadocali1115
@falxadocali1115 7 ай бұрын
Cayda iyo amiira qurux
@Halimo-ip4zz
@Halimo-ip4zz 7 ай бұрын
Adana baramishakan keen amira iyo cayda hawareysada saxaf
@NeylaamAbdi
@NeylaamAbdi 7 ай бұрын
Adna Amiira iyo ceyda keen
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 7 ай бұрын
adno abaayo wanku wataa ee lkn hadaan nahy tem adna waxaan codsanaynaa in lakeeno habeen dambe amiira iyo ceyda pleas 2m coming soon
@SahroClaahi-of4kg
@SahroClaahi-of4kg 7 ай бұрын
Amiira ceyda keen meesha
@UsamaJama-mu7ty
@UsamaJama-mu7ty 7 ай бұрын
Amiira iyo ceyda❤🎉
@Amalahmed-cf4uu
@Amalahmed-cf4uu 7 ай бұрын
Adno please ceyda iyo Amiira kuso samey 😊😂
@MuwahipMahamoud
@MuwahipMahamoud 7 ай бұрын
Duriyadii noolada jecelo❤❤❤❤
@RumanNiita
@RumanNiita 7 ай бұрын
Amiiro iyo ceyda ❤❤
@Somaliqueen1
@Somaliqueen1 7 ай бұрын
Omarkayga caashaqa❤😂
@YusufFarah-d3t
@YusufFarah-d3t 7 ай бұрын
Amiiro iyo Ceyda soo qabo blz adno❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 ай бұрын
Manshaallah 👌
@MiraaQurux
@MiraaQurux 7 ай бұрын
amiira io Ceyda hakenin marabno adna 😊❤
@Queenjuujuu
@Queenjuujuu 7 ай бұрын
Adnah plz wlshey ceyda io amiira keen😊❤😂
@CudbiAadan
@CudbiAadan 7 ай бұрын
Ob ob nafisa qurux badana horta❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 7 ай бұрын
Adna waa ku wataa😂😂
@KingJaaja-iq5tf
@KingJaaja-iq5tf 7 ай бұрын
Amiir iyo ceyda sooqabo❤❤❤
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
WE LISTEN AND WE DONT JUDGE ! NAFISA OO…..!?😱😱😱😱😱
11:06
OMAR OFFICIAL 47
Рет қаралды 61 М.
KOKO AMA AMIIRA MID DOORO KIKI😂
12:47
Samia AHMED
Рет қаралды 187 М.
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 227 М.
PRANK.! ANIGO DHIIG LEH KU SAMEYAY UGBAD IYO NAFISA .. MAXA…!?😱
9:46
NAADIYA HOOYO ADNA YES OR NO …???😱😱😱
13:40
Cimraan Channel
Рет қаралды 30 М.
XARIIRKIINA RUN MIYAA WARKA CADEEYA
10:09
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 653 М.
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН