Naftaada Qari Muddo 3 Bilood ah Kadibna Arag Naatijada !

  Рет қаралды 45,736

Dr. Abdishakur Areh

Dr. Abdishakur Areh

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@abdalleali354
@abdalleali354 Жыл бұрын
Anigaa 90ka cisho tijaabiyay isbedel fiican baan ka sameeyay xaga diinta iyo cibaadada, aqoonta, dhaqaalaha iyo guud ahaan habdhaqankayga
@KefahApdul
@KefahApdul Жыл бұрын
Wcz wrb Inshlah wallo ana mnta ayaan bilawaya 18/02/2023 wana tijabinayaa 😊
@manaalmohamed3105
@manaalmohamed3105 Жыл бұрын
M,a waanadan cml waan u bahnaa TikTok na mnata aan iska tirayaa
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
Ardayda form four ka ah oon kamid ahayna waxaba examkii nooga dhiman 4 biloood ka yar markaa waa inaynu samaynaa challenges kan
@etmanabas9259
@etmanabas9259 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad umahadsantahay Fg:codka shucac ku furan wax yar
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 Жыл бұрын
Insha Allah manta waa 2 march 2 June isu nimaneyna videogana kuso laaban doona Allaha nagu garb galo
@abdallaupdalla1
@abdallaupdalla1 Жыл бұрын
Aamin❤
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 Жыл бұрын
Nio waa ku sugayay maxa is badalay
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 Жыл бұрын
Mise qiiro jaban Lee ahed
@Maalin89
@Maalin89 Жыл бұрын
Mhdsnid ustad 14may2023 aya nobalana 🤚
@yaasirhassanjamawalalkawey715
@yaasirhassanjamawalalkawey715 Жыл бұрын
Ka dhabee wll waku dan rebley waxa kugu so gly inaa kuu dhiiro galiyo pro
@sucaad3425
@sucaad3425 Жыл бұрын
Balanteenu waa sidaa
@santa_0045
@santa_0045 Жыл бұрын
insha allah waa ino 10/May/2023 6:36 ❤
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Жыл бұрын
Video quality 👌 10/10 Codka 6/10
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
Caway bn kugusoobiiray Dr waad mahadsanthy kun iyo kowjeer runtii dadka qlbiyadooda naaska dhex hadashay ❤❤
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 Жыл бұрын
ustad wad ku mahadsantahy wax wanagsan ee aad nala wadaagto ustaad waxan kaa sugeynaa barnamijkii ahaay learn how to learn ee aad naga balan qaaday isbuucii hore
@heersare8314
@heersare8314 Жыл бұрын
21/3/23 Insha allah waa inoo 20/6/23 insha allah
@ibrahimmaxamed5069
@ibrahimmaxamed5069 Жыл бұрын
Dr Abdizhakour Areh zhukran macallin kor ahow
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 9 ай бұрын
Inlike always motivation❤❤
@safiyocabdinuur1329
@safiyocabdinuur1329 Жыл бұрын
M.a wll
@zuadali266
@zuadali266 Жыл бұрын
Thnks ustd
@asmafarax7311
@asmafarax7311 Ай бұрын
Manta Waa 24 7 2024 meel Aan isku Qariyo Waan Jooga
@user-pk3dc8xr8o
@user-pk3dc8xr8o Жыл бұрын
Liibax full respect from djibouti ❤❤❤❤
@aidarusabdilahi4698
@aidarusabdilahi4698 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin 🙏
@ahmedaaro3863
@ahmedaaro3863 Жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahay wax badan ayaan kaa faaiday intaan mareegtaadan ku xidhnaa (waxaad qabanso waxa laga soo qaataa inta ugu yar adoo halkaana kor uga sii soconaya)
@Madadaalomedia337
@Madadaalomedia337 Жыл бұрын
ustaad waa mhdsnthy, Inshallah waxaan rajeynaa inaan bilaabi doono 🙏🙏🙏🙏
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT Жыл бұрын
Mahadsanid
@caliyare4495
@caliyare4495 Жыл бұрын
Alle ha ku barekeeyo macalin
@zucadziman526
@zucadziman526 Жыл бұрын
DR abdishakur Hore uso ustaad qimo badan
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 Жыл бұрын
manshlh ustaad
@coachlyon4248
@coachlyon4248 Жыл бұрын
Good advice
@kinsicismaan8466
@kinsicismaan8466 Жыл бұрын
11/6/2023 _____90days✊️
@aaminacismaanaadan2970
@aaminacismaanaadan2970 Жыл бұрын
Shugaran ustaad
@xudayficabdale
@xudayficabdale Жыл бұрын
Ustaad waxaan jeclaan lahayn inaad jimca kasta hal fiidhiyaw noo soo galiso bartan.
@raqiyoabdulahi4124
@raqiyoabdulahi4124 Жыл бұрын
insha alaah wan sameenayaa ustad
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wcs jumca lamid ah ustaad manta oo jimca ah ayaan dhagaysanayaa video gaan😍😍😍jazakallh khayr
@Hormarinaftaada7
@Hormarinaftaada7 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@ismacilnuur2194
@ismacilnuur2194 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay zxp alle haka khayr siiyo
@munaxasan5578
@munaxasan5578 Жыл бұрын
Masha aallah
@abdulahiali2636
@abdulahiali2636 Жыл бұрын
aad baad umahsantahy ustaad soobadi mahsanid
@etmanabas9259
@etmanabas9259 Жыл бұрын
Ustaad A shakur adigoo mahadsan Aaway muuqaalkii (learn how to learn)
@Eiluo
@Eiluo 4 ай бұрын
waanku fashilmay markle ban ku celin
@zuzuomar6630
@zuzuomar6630 Жыл бұрын
Starting day 17/2.2023.
@axmedhayaan5456
@axmedhayaan5456 Жыл бұрын
جزاك الله الجزا اخي
@nimcaali3930
@nimcaali3930 Жыл бұрын
Masha.allah Mhdsnd wllo
@abdirahimhaaji4940
@abdirahimhaaji4940 Жыл бұрын
Talo wngsan Ustaad
@anabise5112
@anabise5112 Жыл бұрын
Assalaamou alaykoum walaalkay khayr badan Allah ha ku siiyo Noo soo qor wax yaalaha la sameen Karo
@khaliilaxmedmuhumed673
@khaliilaxmedmuhumed673 Жыл бұрын
mid lamid ah
@OmarTood
@OmarTood Жыл бұрын
Thank you Ustad
@user-bo6jl9ff2q
@user-bo6jl9ff2q 6 ай бұрын
Mia kuma qanacsani 😢
@NasiyeShortGuidance
@NasiyeShortGuidance 5 ай бұрын
smart phoneka ayaan iska joojiyay mudo 3 bilood ah wlhi farxada iyo hurumarka ii muuqday cajiib bay ahayeen 3 bilood markay idhamadeen ayan mobilkii soo ceshtay anoo isleh wax ka korodhso oo wax kabaro halkii an ka imi dib ugu noqday
@rahmajama8468
@rahmajama8468 Жыл бұрын
Manchla ustad
@saynabcismaan628
@saynabcismaan628 Жыл бұрын
Wad mahadsnty wllo
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 Жыл бұрын
Barnaamij aad u wanaagsan weyan lakin codbaan jirin wacan.
@abdideeq1843
@abdideeq1843 Жыл бұрын
Xaqiiq Walahi
@KoKoBulleFuns185k
@KoKoBulleFuns185k 11 ай бұрын
Xaga Codka Naga Soo Hagaji wll
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
3da Bilood Xagen Ku dhuuntaa😭😂
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Жыл бұрын
😂😂😂😂baadiyaha iska aaso
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
@@queennatasha7561 markan week soo joogo ayan soo nacayaabe, lkn maxaa is bedelaya markaas😭😂😂
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Жыл бұрын
@@Naamir03 istaqfurullah 😂 😂😂dhibantahy wllee
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
@@queennatasha7561 Haye bal wax i fahansii waaye😂😂
@nimcoadam3935
@nimcoadam3935 Жыл бұрын
@@Naamir03 wll naftaada aya halkii hore ka dhaqaaqaysa kaliya hdddad niyad uqabano wxn arkayna inagoo meeel sare ka gaadhnay wxwalood ku haminysayna wd ku gaari kartaa 3months ka inchllh.
@leaderzimba4344
@leaderzimba4344 Жыл бұрын
first day 1_____________90days✊
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Codka hagaaji walal ❤
@mariaabdiasiis
@mariaabdiasiis Жыл бұрын
Wn rajeynaynaa in uu na anfaco 3 month challenge natiijadna waan kula soo wadagayaa insha allah thanks ❤
@sabiriin1234
@sabiriin1234 Жыл бұрын
Ustaad codka xogaha fasiix inogu dhig khayr allaha ku siiyo
@RaygalMedia
@RaygalMedia Жыл бұрын
Dr Abdishakuur Xaga Codka Tashuushba ku jire muqaalada dambe xaga inaga hagaaji Si dhuuxitaanka barnaamijka aanu tashuush u galin
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 Жыл бұрын
Fariin❤
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 Жыл бұрын
Cajiib 👑
@sundussaid3650
@sundussaid3650 Жыл бұрын
Macalinkaygi
@dariqahmedali5890
@dariqahmedali5890 Жыл бұрын
أستاذ ممكن ترجع لنا إسم الكتاب
@omargoat9445
@omargoat9445 Жыл бұрын
كتاب أربعون أحمد شقيري ayaa qoray
@mohamedhussen6780
@mohamedhussen6780 Жыл бұрын
Dr aad baad umahad santahy runti lkn muqalka codka shucaac ku jira sifaan kuma maqalno i.a tijaabadaas wan samyn
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
waad mahadsan thy wllky
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 Жыл бұрын
Tnx
@mohmudcarab
@mohmudcarab Жыл бұрын
Codka sifican iima soo gaarayo 😟
@xasanyare7660
@xasanyare7660 Жыл бұрын
Codka naga hagaaji macalin
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 Жыл бұрын
Codka ayaa daciif kugu ah microphone codka sii qurxiya isticmaal
@calikuweyt1991
@calikuweyt1991 Жыл бұрын
Codka naga hagaaji wllo
@diinishariifrashiid9038
@diinishariifrashiid9038 Жыл бұрын
Mudane codkaga dhawaq baa ku furan
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz Жыл бұрын
Codkaga lama maqlo ustaad
@hanahalabuur9898
@hanahalabuur9898 Жыл бұрын
Mclin sidee wakhtigaga loo maareeyaa
@dacwomedia
@dacwomedia Жыл бұрын
Kusoo biir dacwo media
@Eiluo
@Eiluo 4 ай бұрын
waanku fashilmay markle ban ku celin
Hadi aad jirto 20 ilaa 30 sanno || Muuqalkan Wa ku muhiim in aad daawato .
8:29
Hadii aad  akhriska isku kari wayday daawo videogan
23:08
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 45 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН
U Hadal sidii hogaamiye | Awooda fagaare ka hadalka.
6:54
Guuleed Casaan
Рет қаралды 64 М.
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 7 М.
Sirta ka danbaysa Guushada( Qorshaynta Todobaad ka  )
7:19
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 8 М.
Riyada Maalinti  " Khatarta ay leedahay Shakhsiyada 2aad ee inagu dhex Nool "
8:31
Sidee Ayaan Ku Bartey Xirfadaha Nolosheyda Badaley?
9:06
Warsame Bade
Рет қаралды 31 М.
WAQTIGA ILMAHA UU KU BILAABO IN UU IS ROGO|| HADUU KA SO DIB MARO WAQTIGAN DR TUS IN.SH
6:14
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН