No video

NAFTAADA SII QIIMA KUFILAN || DADKA AYAGA KU QIIMEEN DOONEEE....

  Рет қаралды 2,187

Lajecley Awil

Lajecley Awil

Күн бұрын

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Пікірлер: 14
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 ай бұрын
ASC Dadkaygow soo dhawada dhamantiina hadii aad nagu cusubtahay fadlan naguso biir oo subscribe noo saar mahadsanid.
@aragsantaman8231
@aragsantaman8231 3 ай бұрын
Shukrn abyo wan ku ku faaiide 😢
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 3 ай бұрын
Ku faraxsanahy inaan maqlo 🥰
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 8 ай бұрын
Masha alah tabaraklaah xbbti wankugu cusbahay waxathy dhiri galiso waxan ahay gabar jecel inay hora usocoto❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 ай бұрын
Soo dhawoow macanto aad baa umahadsan tahay❤️ Wad garaysa hadafkaga kaliya aqoonso waxa ad rabto 🥰👊
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 9 ай бұрын
walhi waan necbahay qofkii naftyda lliida
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 ай бұрын
Waliga ha aqbalin waxan ku qalmin xabiibti
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 9 ай бұрын
😂😂😂war talo iisiiya waagii hore jaceyl ma aqoon wayhn waan bartay
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 ай бұрын
🥰🥰 bravo
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 9 ай бұрын
Asc xabibti midigta ku cab shaha gacanta midig
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 ай бұрын
Insha Allah macanto mahadsanid 😍
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 9 ай бұрын
❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 ай бұрын
🥰
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
Lajecley Cawil
Рет қаралды 1,4 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 11 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Ha baryin Jacayl ee Sidaan samey ( 5 Talabo oo muhiim ah )@LajecleyCawil
12:56
3 Xiriirada 💔 iney burburaan soo dadajisa 《 Filanwaaga》
4:25
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 6 М.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
Lajecley Cawil
Рет қаралды 1,2 М.
7calamadood Hadaad Isku aragto waxad tahay Qof Aqli Badan
11:07
Khadra dheeman
Рет қаралды 12 М.
Adiga is dhigay Mesha aad joogto( qiso ku wana qadasha mudan )
13:50
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 97 М.
8 daan Qof Kuguma Haboona ee Noloshada ka saar....
16:20
Lajecley Cawil
Рет қаралды 564
ninkayga telphonka igama qabto                                             plez subscrib🙏🏻
44:36
Queen ikran
Рет қаралды 18 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН