Naftaada xooga saar💪

  Рет қаралды 148,155

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

Naftaada xooga saar hana sugin inta wakhti ku munaasib ah qabashada dantaada.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 266
@xafsoali2675
@xafsoali2675 2 жыл бұрын
M.allh wad mahadsanthy illahey hakaa abal mariyo sida aad waqtigada noogu hurtay iyo sida aan noo dhiiragaliso markaste
@baashiyare8493
@baashiyare8493 2 жыл бұрын
Isoo duceya asxby exam ayan gali rabaa Caajisna iyo diqadna waa daremyaa 😭
@ibrayare6581
@ibrayare6581 2 жыл бұрын
Ilaahee haku xafido prow never give up mya prow 💯🙏💯💯💯💯 ku rajiinaa from moqodisho and you
@baashiyare8493
@baashiyare8493 2 жыл бұрын
@@ibrayare6581 amin sxb allha ku sharfo
@baashiyare8493
@baashiyare8493 2 жыл бұрын
@Ismahan Abdirashid mahamud amin wlshy mcn mahd sand
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Жыл бұрын
Sacaaga Dil wllo mcn
@ibraahimmaxamuud8550
@ibraahimmaxamuud8550 2 жыл бұрын
Full Respect walaal ayuub Bulshda ku jecel Huuno
@muniiroabdiaziiz2024
@muniiroabdiaziiz2024 2 жыл бұрын
Nolosha horey Ayey jirtaa --------- keep going mhd sanid 😊
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣🤲
@cabdisayid713
@cabdisayid713 2 жыл бұрын
Ninyahow adunka kuguma ducaynaye akhiran ku duceyay wll qali keep going ♥ 👌 ❤ 😍
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
wllky taas ayaa wax walba iiga qaalisan berriba waan ka socdaa aduunyo intala iisoo jiro ma ogi inaan maanta dhintaa dhici karta Allaha noo wada dambi dhaafo
@xafsoali2675
@xafsoali2675 2 жыл бұрын
Aaaamin illahey gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo dhamanteen
@nadranuura2952
@nadranuura2952 2 жыл бұрын
Barwaqada hortaada ayay talaa naftaada soo jeedi runtii wad na dhira galisaa wad mahadsantahy walalken
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 жыл бұрын
Walalky👑🙏🖤 Muqalkaan anigoo waano iiyahy runtii Ilahy haka siiyo ajir badan aan laso kobi karin Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohmedmohmod6498
@mohmedmohmod6498 Жыл бұрын
Jazaa akallahu kair
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
@@mohmedmohmod6498 Jazakallah qeer🙏💯
@abdisalaammaxamad7447
@abdisalaammaxamad7447 2 жыл бұрын
M.a Ustad ayuub dhiiragalin wanagsan
@ibrahimmou779
@ibrahimmou779 2 жыл бұрын
You are my greatest motivator after I have watched a few of your videos
@c_m_c3800
@c_m_c3800 2 жыл бұрын
Ayuub akhriska video wll ka soo sama meee dhowr jeer hore kaa cod saday
@basracabdi9745
@basracabdi9745 2 жыл бұрын
Mashallah wllo Allah ku barakeeyo cilmina allah ugu daro caqliga Allah kuu barakeeyo
@idrissomar9273
@idrissomar9273 2 жыл бұрын
Machallah coach
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
Masha allh ayuub walll waadku mahadsantahay sida quruxda Badan ee aad ii dhiirigalisay Waan jeclahay muuqaaladada marwalbana waxay qayb Ka qaataan horumarkayga🙏
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Thank you this is talking to me directly.
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 8 ай бұрын
Masha allah motivationki ugu wanagsanaaa
@kureshiaissack7155
@kureshiaissack7155 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah tabaraka Allah Allow kuu Xiifdii ❤️❤️❤️Ameen Ameen ya Allah 🤲🤲walaalo You are very very nice teacher God blessing you and you are a family Ameen Ameen ya Allah 🤲🤲🤲
@stromkilson5066
@stromkilson5066 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 🤲🏽🥺❤️ Abti ayubow, Wallahi hadeynu nahy dhalinyarada somliyeed kalin weyn baad noogu leedahy. Alle ha idiin dhowrto adi iyo waalidkaaga baa, reerkaaga alle ha ku xifdiyo 🥺🤲🏽
@marriedandmotherlife
@marriedandmotherlife 2 жыл бұрын
Macha Allah ustad ayuub . Walaahi waa cajiib. Best motivational speaker 🔊 . You are even better than English motivational speakers Macha Allah hambalyo 👏🎉👏👏
@maxamudshaafi
@maxamudshaafi Ай бұрын
05/06/2024ayaan dhageestay inshalah isbedelna waan sameen wllhi thnks bro😊
@SucaadJamac
@SucaadJamac 2 жыл бұрын
جزاك الله خير استاذنا 🌻
@aashadaud1494
@aashadaud1494 2 жыл бұрын
Wad ku mahdsan thy sida ino baraarujise jazakallah kheyr
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 2 жыл бұрын
Wad mahadsanthy wllo 🤍
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💔🤣🤣😍🤣✍💔
@caytolyrics7467
@caytolyrics7467 2 жыл бұрын
AYUUB you are big legend 🙌
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💔🤣🤣😍🤣✍💔
@youtubejaprapoy552
@youtubejaprapoy552 2 жыл бұрын
M.a Wll QALI ،خزاك الله خير
@zackalie3970
@zackalie3970 2 жыл бұрын
thank you ustad ayoub 💙
@SaleebanMaxamed-c2n
@SaleebanMaxamed-c2n 18 күн бұрын
Masha allaaah wllo waan kaga mahad celinayna maanta laga bilabo inan sameeyo iga balan ina so duceeya inu ilaaahay iwaafijiyo wllo
@ninweyn6514
@ninweyn6514 2 жыл бұрын
Masha Allah wll alah haku xifdiyo wlhi runta ayaad Ka hadashey
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
Masha allah dear teacher 🙏❤
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Thank u ustad 100%💯❤💯💯💐💐
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 2 жыл бұрын
Tnx ❤️ teacher 😁
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💔🤣🤣😍💔❣❣✍
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 23 күн бұрын
Jazakallaah ustaad ayuub
@darajowacan853
@darajowacan853 2 жыл бұрын
Mashallah ayuub ilaahy caqliga hakuu siyaaado
@zack3873
@zack3873 2 жыл бұрын
This vedeo made may day thanks ayuub 13feb 2022
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 2 жыл бұрын
M,a wall qali keep going
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a *ustaad* keep going❤
@Ahmed.alpha.1
@Ahmed.alpha.1 Жыл бұрын
My teacher hore usoco
@faceedkaroon7095
@faceedkaroon7095 2 жыл бұрын
Thanks ustaad😇👍
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
MASHA ALAAH AYUUP AHMED 🌷💖🌷
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Maahe😅
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 жыл бұрын
Manshaalh wll ayuub keep going
@suhraccasiis2798
@suhraccasiis2798 2 жыл бұрын
adigaaaan ku daawadaa waliba wn kusugaaa mlinkasta ustaadiii yaaaa xafiid
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 2 жыл бұрын
Best teacher 🤴😇
@Hoodohusen
@Hoodohusen 2 ай бұрын
Aakhiro iyo aduunkab khayrbaan kuurajaynay❤
@BashirIbrahinmohamoud
@BashirIbrahinmohamoud 3 ай бұрын
Mahadsanid wll❤ ayub
@farxiyoxasan5296
@farxiyoxasan5296 Жыл бұрын
M.a walaal allaha ku xafido runti aad baan ugu faaiide waad mahadsantahay walaal
@user-dl4tk7zk5e
@user-dl4tk7zk5e 7 ай бұрын
Horumar wcn ustaad❤
@jamalmohamed8947
@jamalmohamed8947 5 ай бұрын
Thank you akhi,, I see this video the perfect time
@SalmaAhmed-pf8ni
@SalmaAhmed-pf8ni 6 ай бұрын
Thank you this is talking to me directly
@yusufomar5851
@yusufomar5851 2 жыл бұрын
Mash Allah Alehakubaryo wlal Ayuub ❤💯
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahay haku barakeyo wll
@fardowsaabdi258
@fardowsaabdi258 2 жыл бұрын
Asc walal Allaah Swt. Ha ku Xifdiyo waa Runtaa. Maashaa Allaah, maashaa Allaah.
@mlktube7939
@mlktube7939 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaad
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💔🤣🤣😍❣✍🤣😍
@RidwaaanAxmed
@RidwaaanAxmed 2 ай бұрын
Thank you motivation
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 жыл бұрын
Ilahy haku siiyo Cimri dheer iyo Cibaado suuban Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cihamidcilaahi2191
@cihamidcilaahi2191 2 жыл бұрын
Thank you so much 😢🤲🏽teacher 💪🇺🇸
@samiraabdullahi4737
@samiraabdullahi4737 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid wll qaali
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 8 ай бұрын
Waa iga balan, mahadsanid ustad
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@SahraHappy
@SahraHappy 4 ай бұрын
Asxaabey waa Ramadan ee isoo duceeya in ilahay exam I fududeeyo caajiskana iga dulqaado ilhy ajarkiina ha sugo
@XamdiJimaale-ep9sb
@XamdiJimaale-ep9sb Жыл бұрын
Mahadsanid ayub
@user-im8gy1hx8i
@user-im8gy1hx8i 4 ай бұрын
Alaha ku barakeeyo macalin
@mohamedabdimohamed1996
@mohamedabdimohamed1996 2 жыл бұрын
Best motivation
@saidabdikarinmualim8992
@saidabdikarinmualim8992 2 жыл бұрын
Thanks ustaad🥰
@ixsaanabiib7917
@ixsaanabiib7917 2 жыл бұрын
Mansha allah wll ayub alle ha ku xifdiyo
@FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
@FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk 6 ай бұрын
Jasaakalaah khayr dhiirigaliyahayga ❤❤🙏
@maryanruun9911
@maryanruun9911 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا🤲♥️😔
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 6 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@HoodoCabdilaahi-ne5ux
@HoodoCabdilaahi-ne5ux 14 күн бұрын
Thanks bro 😊😊
@nashrafhussein1408
@nashrafhussein1408 2 жыл бұрын
Shukran akhii kriim
@odayroy3099
@odayroy3099 Ай бұрын
Clip yar oo Tiktok ku arkay lkn magacaga wax ii sheego ayaan waayay iyo muuqaalka oo dhamaystiran kadibna KZbin soo aaday qaabka aan ku raadiyay ayaa cajiib ahayd balse Alx dadaalkayga wuu guulaystay waana helay muuqaalkii oo dhamaystiran adigana waan kaaga mahad celinayaa Taladaan quruxda badan oo u maleeyay inaad Naftayda ka hadlayso
@maxamednaasir2891
@maxamednaasir2891 2 жыл бұрын
Mansh Allh wll qeer Allh haku siyo ❤❤
@bradagaming1939
@bradagaming1939 2 жыл бұрын
Ilahay haku xafido adun iyo aqiraba alaha ku wanajiyo
@mohamedziyad8279
@mohamedziyad8279 Жыл бұрын
Thank my teacher
@amiincumartubeec6463
@amiincumartubeec6463 2 жыл бұрын
Hada kahor wax aan is way diinayay xalkeeda ayaad isiisay Waxaad tahay shaqsi cod kar ah Masha'allaah mahad sanid
@yamanioffiaci6232
@yamanioffiaci6232 2 жыл бұрын
Keep going brother 🥰🥰
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💔🤣🤣😍😍❣🤣
@danamuhammad9244
@danamuhammad9244 2 жыл бұрын
@@muuminchannel4304 نخن
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Thanks coach 🙏
@user-bf4pv5gd7l
@user-bf4pv5gd7l Ай бұрын
Thanks bro 🙏
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 жыл бұрын
Masha Allah🖤❤🙏💯
@farhanmahamoud8431
@farhanmahamoud8431 2 жыл бұрын
Really thanks bro
@ahmedtahlilabdulle6133
@ahmedtahlilabdulle6133 2 жыл бұрын
Thank you teacher
@itz.Amanda100
@itz.Amanda100 2 жыл бұрын
Thank you bro ❤👈💯👏👍👍
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 2 ай бұрын
Hore le lo socona❤
@iqrobashiir6980
@iqrobashiir6980 Жыл бұрын
Tnkz ustad🥰🥰❤️💯
@user-ge9wb8zc3q
@user-ge9wb8zc3q 9 ай бұрын
Wax badan baad ibartay wllhi thank you
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs 2 жыл бұрын
Macalin hore usoco 😇
@maryamyasin799
@maryamyasin799 2 жыл бұрын
Masha Allaah Allaha kaa abaalmariyo dhiirigalinta aad marwalbo na dhiirigalineysid
@mustaphaseath1063
@mustaphaseath1063 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaadd💯
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 2 жыл бұрын
Wa mahadsantahay jazakalahu qer
@nimcoosman3211
@nimcoosman3211 2 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad 🙏
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Jasakalahi qaryn wll ayub axmed
@munamahamed1999
@munamahamed1999 2 жыл бұрын
Mansha allah wll alle hakudaayo waayo badan
@hamdixsan
@hamdixsan 2 жыл бұрын
Thnsks wllo Ayuub
@Farhan27723
@Farhan27723 2 жыл бұрын
Shukran saaxiib.
@ahmedomar839
@ahmedomar839 2 жыл бұрын
Masha allah thnz
@zakriathayibmuusa9345
@zakriathayibmuusa9345 2 жыл бұрын
Abti aLah ha ku barakeyo
@AbdullahiYare-fo5qz
@AbdullahiYare-fo5qz 7 ай бұрын
Thanks bro ❤
@ridwanabdi9261
@ridwanabdi9261 2 жыл бұрын
Thnakz Wll
@user-lo7bw2hz4g
@user-lo7bw2hz4g 4 ай бұрын
Keep going ❤
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
keeb going bro
@munirfarah3626
@munirfarah3626 2 жыл бұрын
Sxb ayub waan ka helay videoka sxb waxan ku leyahay keep going bro waan ku dageera sxbkay qaliya
LAMA DHIGO NAFTAADA MEELAAN U QALMIN WAA CASHARADA DHIBKAY KU JIRAAN
8:33
Waad soo fogaatay dib ha u noqon ha ISTAAGIN!
9:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 22 МЛН
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30
13:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 97 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Guushe Hadda Bilow 💪| Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
10:13
Wadaad Media
Рет қаралды 178 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 132 М.
subaxdii xiligee kacdaa dhiirigalin Maxamed cumar
7:00
Abdi Kani geele
Рет қаралды 50 М.
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 439 М.
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 8 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 6 МЛН
ПОМЕНЯЕМСЯ? 🥺😬😵‍💫 #funny #comedy
0:12
Fast Family LIFE
Рет қаралды 1,2 МЛН