No video

NAGAHAN. DOWALDA AY LA JOGAN MA EDBIN WAYEN MANTA SAAN BARINA OOHIN

  Рет қаралды 5,970

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 19
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
Subxaanalah war gabdhaw wax barta ilaahay kabaqa ilmaha korsada noloshaada hadaa kumashquushid waligaa dhihi maysid qofbaa mashquul igu ah
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh Ай бұрын
Walahay waan yaab naag jarmalka nala jooga 9 habenimo ano dalayn baan Sxayda mar tolfonkaga wakhtii u ehlin siadaye wakhtii u helayn. Yaab 😢😢😢😢
@halimoab1221
@halimoab1221 Ай бұрын
Dumarka tahriibka somara dhibatada ay somareen aya maskaxda ka dhawacda mrka sificn uma fekerayaan wa la xiri kara ma oga wxy uso tahriibeen wa qasaaro
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Ай бұрын
Subxaana laahi walalo waa mucjiso ma soomaali baa ruumi waan kusalaamay anaa ugu horeeyo maanta asc
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c Ай бұрын
Maxee saan ugu labisanyihin meyeeysan eheen habala somaliyeed oo islaama allahu akbar subxana allah
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln Ай бұрын
Anaa uhoreeyo❤
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Qabiil yuuwax utara xoogbadana ciyaalka ma usocelina caymoye Kiradamakabixina Gaajada ama xanuunka makacaawinayan
@Ayan-ru2zp
@Ayan-ru2zp Ай бұрын
Wll Gernany aniga joogo 15sano ooxaas ku ah caruurna kudhalay waxna iigubarta ooranmayo iskaceli qofkaa haduu kudhibo wayo waxaa kajiro sharci iyo kaladanbeen qofwalba wuxuu sameeyo wey kajarantahay hadeey caruur tahay hadey hadey naagahan waaween yihiin sawabtoo ah hadey sharci tahay hadey xafadahay daganyihiin tahay wayo wadankan malaheen meelaha paaga ah kamirooyin hadana waxaa loogu sameeye noocyadan okale aan waxbaran aan shaqeesan malinkasta ayaa laga hadlaa soomalida ileen dad sootahriibay kaadi soocabay ama lasookufsaday ayaa mudooyin kaandanbe iska soobuuxiye marka wll rabi hasoo hanuuniyo kuwaan iyo kuwa lamid ah waxan naftooda uma bartaan mana shaqeestaa ceertaas yar beykunoolyihii misana nolal bey moodaan nolashas yar
@Caliya529
@Caliya529 Ай бұрын
😂😂😂
@baismail7521
@baismail7521 Ай бұрын
way na ceebeeyeen alle ha soo hadeeyo hadana waxay bilaabeen shaaraca inay isku laayaan
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 Ай бұрын
Dumarka qurbaha jooga inay ilbaxeen bn uqabnaa lkn kuwena africa joga iyagaa naga jaahilsan
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 Ай бұрын
ani somaali iilama eka
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Ай бұрын
Walahi soomaali😅😅
@FahimaAbdi-nv8vv
@FahimaAbdi-nv8vv Ай бұрын
Soomali waaye cambuur weyn dagaal lagu magali karo waa is balansadeen jeenis soo jiro cml😂
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Futukufoolxumada jirka maykagashaqeeyan
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 Ай бұрын
Asc jarmal anagaa joogna waxaasi waa been. Majirto boolis yiraahda is dila. Naagahaan is dagaalayana aqoon iyo caqli toona maleh. Kamana lug baxayaan mat hadey booliska faro lagalaan.
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 Ай бұрын
Waa been qof qof ma eego karo ee waa naago waalan
@lulali6059
@lulali6059 Ай бұрын
Dharagta ayaa ka badatey waa in la xeraaa, America quf na iskuma dagaali karto quf waliba sharcigeeda ayey I baqeeysaa
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 77 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН