Nairobi Wajigaana Wey Leedahay Iska Baro Fartuuneey!!!!

  Рет қаралды 138,460

Muniir official

Muniir official

Күн бұрын

SUBSCRIBE FOR MY BOY ZAKI SOMALI
/ zakariyesomali
KZbinKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
/ @munirarmy4322
----------------------------------------------------------------------------------------
FOLLOW MY INSTAGRAM
www.instagram....
----------------------------------------------------------------------------------------
Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay KZbin-ka.
Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Пікірлер: 218
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 2 жыл бұрын
Munir hbo dhoor jer ayan nabarkagaa radiyay Wana wayaay nasiib xumo hooyo heer karaan ah Ayaa ahay oo walibo ehel ah Insha Allah nayrobi marka imado wan idin soo radihaa adiga & shugri Ali masalo Insha Allaah
@somalisocialmedia2364
@somalisocialmedia2364 2 жыл бұрын
Hadii aad iga dhex aragtay intaas oo comments ah dhiigu biyo maaha ee waxaan ahay walaalkiin oo muraad lehe Subscribe walal isaaar adigoo iiga hiilinaya shisheeyaha . Mahadsanid 🤍
@xarago6929
@xarago6929 2 жыл бұрын
Qalbiga nadiifka waa waxa kutagera ila malinta social ka Arkay horay usoco bro
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo Akhyaarey Nasoo booqda بارك الله فيكم🧡🙏
@hotteamofficial8111
@hotteamofficial8111 2 жыл бұрын
Fartuun bal Balaarka Waan ku wadanaa Hadaanahay Team Muniir Waan Ku Aamin sanahay wll muniir Adna Samirka Kaasho
@kaltuundaahirali1940
@kaltuundaahirali1940 2 жыл бұрын
Fartuun ayadaa foolxumo udhalaty sawirkaa waakii udanbeeyay ee ay xaflada ku gashay
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Welcommen back Muniir Aqaa🥰🥰💛💙
@nuurtonuur8513
@nuurtonuur8513 2 жыл бұрын
Adi maa hada dhahaayo nerobi waa mel sodhaweent ku fiican waxaan maqli jiree guryaha ayaa leska bursadaa waayo wax badar ku siyo waad helee lkn 2 haween cid ku hoyneeyso ma lahan Lkn dadka lacagt heestaan waa laso dhaweynaa hoy iyo hungurina waa leskugu daraa lkn faqir fartaa loo jucinaa🤌 🥺
@caweyskstiktok2664
@caweyskstiktok2664 2 жыл бұрын
Sawir fiican maxaad ugusoo saari weeysay shaashadada Muuqaalkaan, hadii aadan yaseeyn oo aad sharfeeyso😡?
@99gemer
@99gemer 2 жыл бұрын
Waxaas views wye😂😂
@edystudio6501
@edystudio6501 2 жыл бұрын
maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏
@samiras1516
@samiras1516 2 жыл бұрын
Ani ayaba ka dhashy Eritrea and Somalia
@IsmailHassan-gd5rp
@IsmailHassan-gd5rp 2 жыл бұрын
Legend always legend muniir aaqaa
@haniaraksanoffacial
@haniaraksanoffacial 2 жыл бұрын
Hore u soco wll
@najmoomar2573
@najmoomar2573 2 жыл бұрын
Wll qalbi nadiifa ayaa thy muniir❤❤❤⚘
@abdallahmohamed1562
@abdallahmohamed1562 2 жыл бұрын
Bro hadii anqimeyay adiga ayow yaryahay xirirka asxabta kale sababtoo ah inta timit hatat xirirtan imansha hooda iyo bixitankodaba wat ogan lahet wana kulmi laheden qof adan xiririn maogan kartit asaga inta kusowoco kuma shegayo oo waxa ow isdhihikara maba xirirtine maxat oga bahantahay asxab kale ayaba jogee oat xirirtanee ??
@luckychannel1292
@luckychannel1292 2 жыл бұрын
Wllky wax layaso waad ka weyntay ilhy ha iskakaa dhaafo mar hore iigu danbeysay in an comment kaa ka bixiyo lkn she is pack wllky mcn congratulations 👏
@Somalicartoon11
@Somalicartoon11 2 жыл бұрын
Muniir he is back wan ku wataa lipx 🔥🔥👍👍
@beeso7594
@beeso7594 2 жыл бұрын
Muniir waa ku wataa 🤩
@inamuusecumar2812
@inamuusecumar2812 2 жыл бұрын
Msha Allha wll aqaa qalbi wa naga wd u dhaltay 🥰🥰🥰
@maame3766
@maame3766 2 жыл бұрын
THE KING IS BACK
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 2 жыл бұрын
Muniir Ani koley waxaan kaa aaminsanahay wiil qalbi wanagsan Isla weynina kujirin runtii taagero number one na waan kuu ahay
@mariaabdi5124
@mariaabdi5124 2 жыл бұрын
Yes maanta anaa u horeeya muniir. Aboowe hooyo seetahay wall
@queenhabon90
@queenhabon90 2 жыл бұрын
Muniir waa qof qalbi wanaagsan keep going my bro
@mohamedmarkacadeey2251
@mohamedmarkacadeey2251 2 жыл бұрын
Wax aas qalbi fcn yhy malee mudo mediaha laga sheegaayey dhagool miyaa
@khadracali1178
@khadracali1178 2 жыл бұрын
@@mohamedmarkacadeey2251 wa sax lkn mel anan laga wacanin wa qalad inad tagto taas xisabta kudarso wll qofka marku kuqimeyo aya laqimeya lkn mesan ushegin I imawna mesan dhihin marka wa runtis
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 жыл бұрын
Muniir fartuun ayada kuimatay adiga Nairobi joogo adiga ayaa larabay inaad raadiso cadi iskadig yaaqey adiga qalad kusaraya hadii nahay team muniir
@Tashia1
@Tashia1 2 жыл бұрын
Farxd ku nolow wllkey qalbiga nadiifka ah leh❤
@sundusnuuni4290
@sundusnuuni4290 2 жыл бұрын
Muniir nin isla weyn melehaas tegin anbo wey ika dhaadhac santahay mida kale hadaan caan ahaan la hay oo aanan isfahan sanen kuuma sheegan laheyn fartuuna iney tasoo kale kadhaadhacsan tahay laka yabaa sideyda kale wan kutegeraa lkn meesha itaal 😂
@umuibtisaam3910
@umuibtisaam3910 2 жыл бұрын
My king ila dhashte my munirkeyga aad ban ku tageraa cadowgaga unolaaw wxd thy qof aad uwanagsan😘
@Abell_lledA
@Abell_lledA 2 жыл бұрын
One doesn’t experience self-transcendence, the illusion of self only dissipates~🎈
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka . kzbin.info/www/bejne/r56leYyOaZZgopI Xaraashida Wadanka kzbin.info/www/bejne/r56leYyOaZZgopI
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@nimcoahmedmohamed6521
@nimcoahmedmohamed6521 2 жыл бұрын
Karaan kaliya ayaba magalo ah ee ha iga caayin 🥰😁
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Wall ha u bixin qof fiican ayaa tahay Soomaaliyey inta jecel qisooyinka iyo arimaha Bulshada fadlan isoo booqda Umu Suunaa Adiga wall ii muhiim ah please
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Mnshlah
@ibrahim5840
@ibrahim5840 2 жыл бұрын
Sawirka mariish waye wllka se camal😀😀😀😀😀😀
@adenhajji7623
@adenhajji7623 2 жыл бұрын
You are a great person brother
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Nairobi wax walbo ogu imow.. waa dad wanaagsan runtii.
@Captainpaara2142
@Captainpaara2142 2 жыл бұрын
Muniir Aqaa Goming soon 500k subscription
@casharosiciid690
@casharosiciid690 2 жыл бұрын
Munirow sxb qofkii caqli leh wuu fahmi karaa inaad wax Jafoysid Like me 😅😅😅🤣🤣🤣🤣 keep going bro
@somalimogadishutvsmt1332
@somalimogadishutvsmt1332 2 жыл бұрын
Coming soon 500k subscribe inzh allh🥰🥰🥰
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 2 жыл бұрын
Shoowiste
@xabiibocismaan6972
@xabiibocismaan6972 2 жыл бұрын
Msh alh
@zamzamkulow2006
@zamzamkulow2006 2 жыл бұрын
Keep going bro miss you alots
@maryamacabdullahi624
@maryamacabdullahi624 2 жыл бұрын
Muniir hada Anaa sosocdo ee iso dhawey hee😘
@josephdel7623
@josephdel7623 2 жыл бұрын
Ilmahaan muxu ahaa Where you come from wrya
@SportsNG-yz2qr
@SportsNG-yz2qr 2 жыл бұрын
Ree noirobi gob gob dhashay😍
@ruweydojamaal7181
@ruweydojamaal7181 2 жыл бұрын
Balbalaarka muniir kagarxax ama anigo ah garsoraha you tube waxaan kugu xukumaa dil dilkasoo ah inaan kugu dilo like 👍iyo sher hayeey macaaney team muniir kagarbax
@gogoup3203
@gogoup3203 2 жыл бұрын
*Waan so labtay guys* Alx Giriiga waan nabad tagay. Shekoyin ban idin kaga so dubayaa.
@taariikhdadhigan7300
@taariikhdadhigan7300 2 жыл бұрын
Wll si gooni ah maku weydin karaa
@isse_mohamet
@isse_mohamet 2 жыл бұрын
Muniiro sida isku heesatid matahid taas ogsonaaw waxaa tusaale kugu filan liicaato waxu marayaa 610 kun adne wuli ma aadan gaarin half milion waxaa marqaati kanahay marku liicaato kuso biiraayay waxa kahoreeysay 245 k imikane walaga tagay bro waxaa talo kusiina isbadal samee dadka sodhax galay
@hamdiabdi2630
@hamdiabdi2630 2 жыл бұрын
Sax shooweesti wy kan yar wx kle oo iska dhiga asaga leeba isla hdla
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 2 жыл бұрын
Wlh si wangsan o latalin leh bad ula hadashay wlky munir sidu isku heysto maha e marwalba sidey dadka tirabadan ku arkaanaa sax ah munir abowe dadka so dhexgal barsho horted qof islweyn yala ii arkin waxas wax soconaya maku aha dadka sidey ka arkaan baan anagana ku aragna
@nastehaali2250
@nastehaali2250 2 жыл бұрын
Si wanaagsan aa ulahadashay lakiin waxaan layaabay gabarta mahdilooyaa maze waa amaanooyaa sawir qurxan uu soo saarto muu waayay xeytahay san
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Wlaalka ayaan ahay fursad isii booqashadaada waa ii garab mahadsanid 🙏
@unrulyboss8861
@unrulyboss8861 2 жыл бұрын
Audio quality mamaqlo aniga xageyga miyaa mise codka wax kaqaldan yihin
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 2 жыл бұрын
Mansho alah bro farxada ayat kuqor xontahay e ilahay hakusiyadiyo hooyana cafimay tama alaha siyo ameen ameen 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🥰🥰
@smartchannel2459
@smartchannel2459 2 жыл бұрын
Gep going muniir aqaa
@FfFfff-sv2fo
@FfFfff-sv2fo 2 жыл бұрын
Asc Munir waxaad ka soo jada karaan lakin waa dad wanasan raarkaran darajo lakum garo waan ku fana damadan karan🇸🇴🌹🇸🇴🙏🌹🙏🇸🇴
@nimcofarmaajo7875
@nimcofarmaajo7875 2 жыл бұрын
See camal fartuun Balbalaarka ma mariish Bay noqotay dirisle cabdina ma liil baliil buu noqay 🤣🤣🤣
@Cabdiraxman-rd5fc
@Cabdiraxman-rd5fc 2 жыл бұрын
Muniir dumaashi sawirkeedan ujeedaa 😀😃😄😁😆
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 2 жыл бұрын
Qaabkaad uhadlayso iyo image aad bixinayso wa qaab isla weyni iyo doqonino badan ku dheehantahy
@xuseenmohazbriye4078
@xuseenmohazbriye4078 2 жыл бұрын
Wr muriin asd faqdiid mala dagaashntahay wllo
@gacalwadani11
@gacalwadani11 2 жыл бұрын
Ina isla wentahy wxa cadeneso swr ka aad isticmalosid mid ka qurxon ma wesay swrks
@ibrahimbillow8014
@ibrahimbillow8014 2 жыл бұрын
Yeah bloody mnshallah
@anisasalax624
@anisasalax624 2 жыл бұрын
muniir markii hore lu awaay maaraadisid iiwad sheekada
@raxmaabdi2214
@raxmaabdi2214 2 жыл бұрын
Wwwwww munir waxaa thy wiil qalbi nadiifa m.a m.a m.a m.a
@salmancarab9971
@salmancarab9971 2 жыл бұрын
Reer yaa wacday inad noqoto ma diid neet 😃😃
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Muniir aqaa👑❤
@shugriyuusuf1635
@shugriyuusuf1635 2 жыл бұрын
Fartuun weey ku qaldan tahay taas wayo muriin waa walalka waye wlhi sax waye
@Shamuureofficall
@Shamuureofficall 2 жыл бұрын
Legend is back
@hasanhero7450
@hasanhero7450 2 жыл бұрын
Muniir aqa qof qalbi wngzn🥵❤️
@qureshamaxamuud2408
@qureshamaxamuud2408 2 жыл бұрын
Half million coming soon
@simranqurux595
@simranqurux595 2 жыл бұрын
Wiiyl yar ooh farxaan ayaah tahay muniyr alow kuxafid aboowe walal key ayaah isku shabahdan waxa lagu magacaawah badri ❤💯❣❣ma adibah laguyasikarah walal raligalin bah lagarabah fartun qurux
@sukaynamohammed5270
@sukaynamohammed5270 2 жыл бұрын
Wllo hooyo kawaran cafimaad tamaa u rajayn
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Karbaashkaga loo xiisay❤✊
@Muqtaar867
@Muqtaar867 2 жыл бұрын
Kkkkk muniir sxb meesha muufo mataalo adigana muufo ayaa radineysa hhh
@amiirka6885
@amiirka6885 2 жыл бұрын
Guuleyso lpx run sheeg waa ceeb sheeg🤜❤️‍🩹
@malak4651
@malak4651 2 жыл бұрын
Show gii oo qof ah 😂😂😂😂
@sacdiyaosman1476
@sacdiyaosman1476 2 жыл бұрын
Kkkkk muniir mansh Allah wlhi fani ayaat tahay wllky
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 2 жыл бұрын
Munir qof qlpi wngsn♥️🔥
@janaralmavio724
@janaralmavio724 2 жыл бұрын
0:46 😶 Dirisle ma liil baliil ayuu isku badalay fartuun balbalarka ma marish may isku badshay 😃 😊 sawirada mesha soo sareysid iska firi pro
@Sumaya-Abdi
@Sumaya-Abdi 2 жыл бұрын
Wuu ugu talagalay
@janaralmavio724
@janaralmavio724 2 жыл бұрын
@@Sumaya-Abdi waaa yabay wlhi 😱odayga maxaa ka qaldan ayaa dhahay
@walwalmedia7347
@walwalmedia7347 2 жыл бұрын
HAMBALYO CONGURATION 500K SUBSCRIBE
@anisorashid8307
@anisorashid8307 2 жыл бұрын
Keep going my brother
@umuriham25
@umuriham25 2 жыл бұрын
Adigoo mahadsadsan deegaan ahaan malasia maka soo guurtay
@faatimajaamac7488
@faatimajaamac7488 2 жыл бұрын
Muniir maariish miaa fartuun balbalaarka noqotay😄😄😄
@sihamsumayo4783
@sihamsumayo4783 2 жыл бұрын
Sory abowe mcn walahi si qalbiyan ayan u uye😭😭😭😭😭😭 wan ka xumahey walahi ❤️suldanka Iladasey waxatahey liwax🦁🦁 waxatahey qof qalbi wagsan ❤️❤️ insha alah waxan balan kaga qadayaa aroskega an an ka casumoh oo adi ad qawan qawin dontoh oo buska wilkena ad i buxin don toh ha is xuminini abowe mcn danbi aye ka daqayaa dadaka ku nacib lkn anaka aya ku jacilahey ❤️❤️❤️❤️inta ee nolol jirtoh nolow suldanka Iladasey cadowkaga u nolow ❤️❤️💋❤️🥀🥀🌏❤️
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
Wcs brother mashaAllah hore usoco Inshallah
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 2 жыл бұрын
Inaad dacayo aad wado waxa laga dareema sawirka aad so saaratay...no, wonder in ay ku invite gareynin lol
@fathmahersi6842
@fathmahersi6842 2 жыл бұрын
Wllkay muniir so noqosho wacan iyo muqaalo xiiso leh king of the kings keep going bro
@fatxifanka1576
@fatxifanka1576 2 жыл бұрын
Fartuun balbaalarka iyo sawirka na tustey isma laha ☝️
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
Waleys waala liil baliil bu soo saray markuu dirisle dhahayay xitaa😂😂
@yahyekenyaawi2407
@yahyekenyaawi2407 2 жыл бұрын
Legend
@cumarcadnaan4788
@cumarcadnaan4788 2 жыл бұрын
Tageero daacad ku aha ahay zhb mobeel la,aan iheyso hal mobel maa igadi kartaa daacada kla hadle 😓😅
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 2 жыл бұрын
😂
@laughshowGuulside24
@laughshowGuulside24 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/m5_Rq4uHlL94pdk WARARKII UGU DANBEEYEY EE DAGAALKA RUUSHAKA IYO UKRAINE #Madaxweyn Biden#oo hadlay xalada
@ISSA-W745
@ISSA-W745 2 жыл бұрын
Wlhi bro caarur aya tahay
@mshamso5872
@mshamso5872 2 жыл бұрын
500k coming
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 2 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@somaliqueen829
@somaliqueen829 2 жыл бұрын
Isla wayniduu khalad ka fahmay maxaa wax yastaa foolxumo yahay ciyaalkaa
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 2 жыл бұрын
Waaw maxad yaseysa maxaadse dadka dheertahy
@aishaomar4003
@aishaomar4003 2 жыл бұрын
Munir ❤
@mofarah3972
@mofarah3972 2 жыл бұрын
Wiil qalpi fcn zxb sare munir
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Nio hoos udhac badanaaa sameesay wllhi waakagatacsiyenaa 🥺
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 2 жыл бұрын
Welcome back libax
@naciimomaxamud5532
@naciimomaxamud5532 2 жыл бұрын
Muniir mesha adi iyo jiya a ka maqnay zaki maxow kugu shegiwaya
@farhiyofiska3245
@farhiyofiska3245 2 жыл бұрын
masha Allah keep going bro 🥰🙏
@Almakitchen2832
@Almakitchen2832 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/f2etc3mbrN2Nr7M dadkii leyga beerow isoo boqda alle haidin sharfo jazakallah qeyr 🙏
@Mahad_apthull
@Mahad_apthull 2 жыл бұрын
Lıl balıık ıyo marısh maxa keeney ınta
@HanadEmran2024
@HanadEmran2024 2 жыл бұрын
Is AdkeeY De Sxb Yaan Lagaa Daremin Hdi aan Laguu Wicin Wixi Lagaga TagaY AYaad Qabtaa
DEG DEG XAASKA DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGTAY
22:20
MEEQO AYAAD KA TAQANAA DHARKA DUMARKA || GULESTAHA 100 !!!!
20:11
Muniir official
Рет қаралды 22 М.
NOLOSHA RUNTA 💎🇸🇴
9:24
Hodan star
Рет қаралды 52
🔵Foqii Dhertuu Niarobi
28:26
Feysal Jamal
Рет қаралды 7 М.
KU BADBAAD QURUXDAADA || QALBI JAB !!! PART 2
18:07
Muniir official
Рет қаралды 120 М.