Nairobi Waxaa isku heysta Somalidii iyo Kenyaanki || Somali Naceeyb baa ka bilawday kenya

  Рет қаралды 104,688

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 263
@chalichali9452
@chalichali9452 2 ай бұрын
We don't have any problem with brothers and sisters 💯
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
Who are they
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
VIVA 5 Somaliyad GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah👍💯❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube Ай бұрын
Mahadaa nasoo xassuuusateen
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 2 ай бұрын
Adeer, kenyaanka baraha bulshada ka hadla, siyaasiyiinta iyo hay'adaha sharciga iyo nabad sugidda, u sheega inay ayaka doorteen 1963dii in Soomaalida aay ka mid ahaato Jamhuuriyadda Kenya. Sidaas darteed ayuu calanka Kenya ku suran yahay gobollada North Estern. Haddii aay Soomaalida ka mid ahayn Kenya calankiina nagala taga, waxaan suraneyna calan aan anaka leenahay.
@JamacAbdi-y4u
@JamacAbdi-y4u 2 күн бұрын
Waa sidaa sxb calankoda halatagen
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Allah maxey somali khasaartey kenya ayey isku dirirayaan wadankoodii somaliyana ethopian ayaa qaadanaya ismoog agalkii bey asleysaa
@yasirfarah399
@yasirfarah399 2 ай бұрын
Taartib tartiib somali xabarato xuub ay iskudhafacaan❤
@princessaisha3507
@princessaisha3507 2 ай бұрын
Somali people they building another country and destroying their own country extraordinary 🤩!!!!!!
@QueenSamiira-b3k
@QueenSamiira-b3k 2 ай бұрын
War dadkan waa kuwa kenya ku nool ee somalida nfd maaha kuwa somalia🇸🇴😂
@SKY-pf7sl
@SKY-pf7sl Ай бұрын
If Kenyans not control their country the Somalia will destroy Kenya too specially new comers from Muqadishu .
@otilebrown-qm6gi
@otilebrown-qm6gi 2 ай бұрын
Buying property in Nairobi's traditional downtown area isn't strategic anymore. The city now has three Central Business Districts (CBDs): Downtown, Upperhill, and Westlands. Most companies are relocating to the latter two, which are better planned and more modern. As a town planner, I can confidently say that smarter cities are emerging on the outskirts of Nairobi, such as Tatu City, Konza, and even Kibra Halal City, which is in advanced stages of planning as the fourth CBD. Investing in these areas offers more potential for growth and sustainability.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Wa khalad suuq dad dan yar ah ay ku ganacsadan in loogu dhaqaale sheegto, meelo kallay heli Karen, Somaliyay jooga kibirka Allaah unbu u sugnaday. Allaah uga baqa umadas masakinta ah.
@frank77w
@frank77w 2 ай бұрын
Waa la gatay dadkii gatay baa xaq u leh
@Fartundegan7011
@Fartundegan7011 2 ай бұрын
⁠@@frank77wwaa la gatey laakiin shacabka haduu kugu kaco qatar bey nagu tahay dad wadankooda joogo hadana meeshey irsaaqad ka raadsanaayeen laga raro xitaa iney u ogolaadaan bey aheyd iney iskaga ganacsadaan
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
​@@Fartundegan7011na ALLAH zaaz uga baaq
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Mxaa qalad eeh lacagtode ku gateen tuliza siz
@Fartundegan7011
@Fartundegan7011 2 ай бұрын
@@JacfarNur bro Allah waan ka baqayaa Alx laakiin wakhaaliqu naas bikhuluq hasannah dadka in wanaag lagula noolaado ayaa wanaagsan ilahna ooga baqno rasuulka scw yahud buu la deganaa hadana wanaag buu oola dhaqmi jirey
@sahromahamud
@sahromahamud 2 ай бұрын
Madaxdeena Ayaa Ugu Badan Inta Guryaha Ku Leh Sadkii dadweynaha Ayeey Soo dhaceyn Wadankooda Ayey. Ka Guureyn Kenya ayey Dhisteen Shacabkii dhaqaalsha La Haa ayagana Wey Dhisteen Wey Maal Gashteen Kenya 🇰🇪 Somalia 🇸🇴 Dal Ba oow. Yaa Ku Leh. Iyo Shacabka Masaakiinta Ilaaheey Ayaa U Maqan ilaaheey Quudinaayo Waa Adoon Ilaaheey 🇸🇴🇸🇴😭😭🙏
@Abdullahi-k4x
@Abdullahi-k4x 2 ай бұрын
May gataan ma ayna dhicin somaalida ee way gateen waxaas waa maseer ay ka qabaan somalida way degaan kenya waliba xaq bay u leeyihiin in ay xukumaan madaxweyne ka noqdaan kenya waa qowmiyado isu yimid uu sameeysta wadajirkiina gudi xaliyo xaaladahiina waa galayr oo idin salaamaya toronto
@LaylaAli-t9q
@LaylaAli-t9q 2 ай бұрын
Waa sax inay kacaan waayo somaliyaa lagasoo guuray xagee lagu arkay dawlad dawlad kordagan kuli madaxdeenii nayroipi iskushubeen guryaykuwashen madaxdana hayska cayriyen kuwa guryaha kadhisaya una dhalana ha cayrshen somalida sujuugaa mooyee qayr umawadan kooday sooguben. Ciilban ugudhintaa madaxda xildhibanada dagan.
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 ай бұрын
Walaal soomaalidu Iyagaa ilbixiyey Kenya
@abdirahmanhabib398
@abdirahmanhabib398 2 ай бұрын
Walal iyagana amnigay somali bareen.. 😅😅😅😅 ha lakala faaiido.
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 ай бұрын
@@abdirahmanhabib398 Anaguba waa naqaana Amni iyo Nabade ee kuwo cadowga ushqeeyo Ayaa looddhibeh siddkas muslimiinta ah loolayo cadowga soomaaliya
@sucdiosman8337
@sucdiosman8337 2 ай бұрын
@@Bilekhyr maxaad ilbixisey adigaaba jahli dartii wadankaada u dumiyey isku baabisey aduunka meelkasto qaxooti dayacan ku tahay.ilaa hada jahli dartii wadankaada 100 calan u sameesatey welina reer hebel iyo reer hebel ka dhamaan la,dahay Ala jaahilka faan badanaa oo wuxuu eheen iska dhaadhicin ogaa. oo been ku xoog badanaa.somali dayacaneey ma.adaaba hadlaayo.😂😂😂😂
@fahimmohamed8135
@fahimmohamed8135 2 ай бұрын
Somali ba kajahilsan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Waa kuukuuyu waxa dabka ka shidaya kenya waayo dadba ayey ku dul noolaayeen sidaa waa in mr ruto soo dhowaysto somalida muslimiinta mr odinga iwm si kuukuuyada geed loogu xidho
@bazeera5520
@bazeera5520 2 ай бұрын
Illahay shartooda hakala badbaadiyo oo daris wanaagsan haka dhigo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Kukuyo dariis wanaagsan haka dhigo SOMALILAND ha la dumiyo… waxad SOMALILAND la rabtan way diin heeli
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
​@@maryamdirie6842 Mahmah iya tidhada good cadaawe ha qodin hadad qodana ha dheereyn ku dhici doontana mooye marka odaygi ina macalin moya la odhan jiray kees logama horeeyn somalida kiiniya joogta walhi calmada ka so muuqda wa kuwi rumnda huudsi iyo tuudsi iyo xasuqi ka dhacay ruwanda calamadi iya kiniya ka so muuqda inaa dad gaara tooshka lagu ifiyo ina la xasuuqo iya ku xigta marka anku hadanu reer somaliland nahay ku digan meeyno oo dab ku shidi mayno lakin ilahay Haka badbadiyo iyan leenay
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 runti qofki an wanaag ilaa rabiin anigoon ku diganayn lakin qalbigaygu ima sisanayo naxaristo uu muji… marka iyagay uu tala
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 2 ай бұрын
Kadaa magacaa maadhoougaa binaadhamka saxeeb waa unsuurinimo💔. Madhoo waanunahay saxeeb. Kikuyu amma Somali istiimaan saxeeb. 🙏🏼
@CabdiQaadir-m4z
@CabdiQaadir-m4z 2 ай бұрын
Allhu Akbar somalida
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Kikyadu wayku saxan yihin ineey nairobi somalida kaa ceshadan wayo somalidu dalkogu ayay kaso carrareen garisa miyay mal gashadan iyo dulka nfd ayay malgashi ku sameen lahayeen nairobi maxeey lacag toodu kala doneen 😢
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 ай бұрын
Nairobi qeybta ugu muhiimsan massai ayaa iska leh qeybna kamba ayaa iska leh. Kikuya kiambu haku ekaadaan, dhul ay leheen yey kudagaalin.
@OmarhassanAbrahim
@OmarhassanAbrahim 2 ай бұрын
Kenyanka waa 44 qabiil somalida waa qabiil ka mid ah kuwaas waxayna ka shaqeysan karaan meel kasto oo kenya ja mid ah hal qof iyo koox yourubeka ka hadashay oo si qaldan u hadashay ha buun buunina
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Nimankiin sooshalmiidiyaha jooga fidmada jojiya umada wada degen ha iskudirinina idin koo raba in aad muqalad lacag kashaqaysan somalida dhibato ha usojidina☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 ай бұрын
Soomaaliyey dhulkeena indhaha ku eega dalkeena waa hodan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 ай бұрын
Islii iyo Nairobi asal ahaan waa dhul Somali Taariikhda dib uraac sxb magaca waa laga badalay walahi waana in la’difaacaa Nairobi dhul ahaan waa dhul Somali InshaAllah Adoontu wayquusan shicibka Somali waa inay is difaacaya InshaAllah guushuna waxaa iska leh Somali marwalba 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Cagdheer qaxooti Nairobi waa caasimada kuukuuyo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 ай бұрын
@@mcnncm1318 😂 haye kaalay adigu sii cuqdoole qabiilkaad igu tilmaamtayna waa Somali xalaal ah oon isku dhiig nahay Somalinimo aan wadaagno alhamdulillah 🤲🏼 Kikuyana Yugandha ayuu leeyahay matagaa InshaAllah wayna Iman dhulkeena Somali in xoog lagu soo celiyo bi’idnillah ilaa AdisAbab Here iyo Diridhabe waa dhul Somali xitaa Cafarta dhulka loo saxiixay iyo Caasinadooda waa dhul Somali ama kanax ama ku farax walahi wat soo noqon inshaAllah goor aan fogayn 5ta Somalina way heshiin oo kabuutina dhulka Eriteriya ay isku haystaan way soo noqon gacanta Somalida qasab aan baryo lahayn Yuhuud iyo ReerGalbeedkana wuu quusan oo bakhtigooda ayay ka carari walahi badaheenana waan soo Ceshan taa qalbiga kuhay mana foga bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 ай бұрын
​@@mcnncm1318Nairobi kikuyu leh yaa kudhahay
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
​@mcnncm1318 Cadowkaa la shekoo waba adiga
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
​@@mcnncm1318mxa dabaq daq kadigay.
@SafaSheekh-p2j
@SafaSheekh-p2j 2 ай бұрын
M.a sxp si fican baad ugu hadashay weliga ku soco dadka inad xogsiiso warkana aad soo gaabiso
@Omwami-lc4dd
@Omwami-lc4dd Ай бұрын
We love somali people
@NATURESWONDERS807
@NATURESWONDERS807 2 ай бұрын
Town ka Maardow ayaa laqagurahya waayo Town cusuub ayaa dismo kusoocota oo ladaho SMART CITY. OO CASRI AH.
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 2 ай бұрын
Kenyanku waa dad fcn dadka meesha degan xaq bey u leeyihiin in ay ka hortagaan nin lacag uu soo xaday wata meel uu galiyo raadinaayo
@zakariyefacuul9491
@zakariyefacuul9491 2 ай бұрын
Unamanisha nini my friend who stole the money 💰 you are saying
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 2 ай бұрын
Kikuuyo afka nool.waxba tari mayso. Nairobi Waa dhul Masai, Kikuyana ma laha.
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 ай бұрын
Balse Kenya waxaa kuleenahay gobal waxaan bixinaa cashuurta so we are Kenyan too wow 😂
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
2 gobol
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 2 ай бұрын
Kheyr allaha ku siiyo
@AboudiM
@AboudiM 2 ай бұрын
Guul iyo Gobnimo 😊
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
We need to be careful and don’t travel at night
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Soomaalida waddan iyo dhul bay leeyihiin ee dhulkooda haku laabtaan. Bal ka warran haddii lagu dhaho soomaali iyo xabasha baa adisababa isku haysta?
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
Jahannam Allah ha idinku shubo Soomaaliyoo dhan. Accudu billaah, ma qabiil baad Kenyana geyseen. Lacnatullaahi caleeykum yaa Somali awaarland
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 2 ай бұрын
Maha soomaalida inay gataan dabaqaas 😮 dad kaan la iskuma soo jeediyo😮
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 ай бұрын
Waa runtod kikuyuda wadanka maa somali baalex gardaro weynn
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 2 ай бұрын
Hada si fican U firiso Kenyan ka ad nolosha U lidata qarka noloshoda hoseysa ilbaxnimo ka qaden darsin shar hal dollar ka jogo Kenya 12 dhar hal dollar ma ibsan karo marka watan shar jexjexan qarkod gumamada qashinka wax ka cuno dowlada Kenya xanano kuwa nolosha ka dhacay xanano uma sameyn Somali U shaqeyan nolol ka helan sida inaga kale ma aha wax isma siyan midka bahan midka dhergan wa Ku hor cuna inaga iskuma hor cuni karno jebka inta Ku jirto qofka Somalia bahan sina inta dher nahay itopio wa la mid iyaga shegay Somali ilahoda jecel dhahen mesha tagan wey dhisan
@mos1954
@mos1954 2 ай бұрын
I don’t support the policy of evacuating the improvised people .
@maina2924
@maina2924 2 ай бұрын
Go and build your country Somalia and leave these people alone This is people
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 күн бұрын
Dhul aadan lahayn waa dareen ku joog. May dhulkooda dhistaan oo nin walba tuuladiisa dhisto
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 2 ай бұрын
Ninka doonya meluw Gato haku waano QAATO suuq jokoraa Eastleigh oo weli kiskiisu yaalo maxkamad
@saeedisa9798
@saeedisa9798 2 ай бұрын
Walaal yaaloow dadka masaakiintaa iska maslaxeeya. Wax kasta haiskaga daqaaqina aqli istic maala.
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 2 ай бұрын
ILLAAHEY BAA NA LEHE DADKAAS WAA LAGA GARDANYAHAY MAXAA MEELAHA AY KU GANACSANAYAAN LOOGA DABA TAGAYAA LACAG BAAN HEEYSANAA MIYAA WAXAAS WAA QALAD
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Taasaa xaqiiqa ah Nairobi waa caasimada kuukuuyo marti edeb le noqda
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 ай бұрын
Kikiyuda waa saxan tahay waayo soomaalida waxey barakecineysa kenyanka masaakinta ah ee dhulkoda jooga
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 2 ай бұрын
Somalia aa soo gubteen, ee joojiya , qaska. Kenya ayaakaa idin soo dhawestey, ha ka leef leefaan.
@heerqaran580
@heerqaran580 2 ай бұрын
Waad ku mahadaantahay sidda ay kuugu dheertahay Soomalinimada ood noola wadaagto waxyaabaha dhibka iyo dheefta noo ah
@samiraabdi4177
@samiraabdi4177 2 ай бұрын
Ruuntood waye dadkaan wadanyar somalidana meelwalba intay ibsadan ayaay meelkasta kuqaliyeyeen somalida waxdhista waa dad dantooda leefeerinaya oon masakinta waxba ugu maqnayn
@SadiaM1960
@SadiaM1960 Ай бұрын
Ku noqda wadankini intaas umad kale dhulkooda ha u cararina kikuyu waay idin samreen oo idin soo dhoweeyen. Bal kawama haddey sidaas wadankeena loo qabsado. Somali hadan nahay waa khaladan nahay umaddas waxay ka hadlayan waa sax
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Somali haday dad Unaxayan mamoyinkii Suwannee ba karo hilibka ku ganacsan jiray ayay ka eryeen ee ha iska celiyaan waa sax
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Kiiniyaan guulaysta guul guul guul
@lionman6813
@lionman6813 2 ай бұрын
Hooyadaa miyey kiinya wastaa 😂
@mohamedosman909
@mohamedosman909 2 ай бұрын
Futada udhigo dee haku wasaane
@lionman6813
@lionman6813 2 ай бұрын
@@mohamedosman909 adiga kenya 🇰🇪 haku wasto long life somali 🇸🇴 wayn eey eey dhalay oo kenya dabada udhuuqa 🤣🤣
@mohamedosman909
@mohamedosman909 2 ай бұрын
@@lionman6813 War sxb adiga kuuma wadin qoraalkas sorry bro,
@mohamedosman909
@mohamedosman909 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p haku wasto Kenya, duLi baatahaye
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 ай бұрын
Somalida hakusonoqdan wadankoda maxaudide
@siradm
@siradm 13 күн бұрын
Soomaalidu waa dad ganacsi, waana dad is gargaara oo sadaqo dhiibta, Ilaahay swt baa u barakeeyay, maxaa laysugu qaraarayaa? Kkkk.
@bashirabdi3799
@bashirabdi3799 Ай бұрын
Waxaas south Africa ka diid ney kenya ..
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 ай бұрын
Dont say somali have problem with other kenyans, if few individuals with big pockets have bought some buildings. Many of us are poor like other kenyans. Let us share togather what we have as kenyans
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 ай бұрын
Soomaali waa Allaa watoo wehel uma baahna
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 ай бұрын
Aslcaleykum meelwalba oo daarood iyo Hawiye joogaan maxaa keeney???? Muuuuqadisho ayey ka carareen oo baabiyeen . Halkii ay u qaxeen sida Südafrika . Türkiga waa.laga nacey dhulkoodii wey naceen .maxaa talo ah.
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 2 ай бұрын
Waa saxan yihiin Kiikuuyadu; Somali wadan koodiinaa waa gubayaan, dal shisheeyana waxay rabaan inay in yar in yar ula wareegaan. I hope Kenyan ku inu idin ka saaro dhamaan tiin.
@AbdinasirEbrahims
@AbdinasirEbrahims 2 ай бұрын
Kikuyada ma qowmiyad baa mase waa qabiil(reer) micnaha? Mase carabkeena reer la qabsaday?
@Luulmaxaamad
@Luulmaxaamad Ай бұрын
Afku xoglayasha hanugu dirinina wllyal umadaha ad utagten
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 2 ай бұрын
😂😂kikuuyo awal massai ka dhacdy
@MaxamadIndhocol
@MaxamadIndhocol Ай бұрын
Somaalidu haldhib Aykujiraan sida abni loosameeyo maya qaanaan laakiin sida lacag loosameeyo aygara nayaan tan abnigana waalaga zhaqeeyay in aana samaysan😅
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 ай бұрын
Kenyaanku aan daaro dhaadheer dhisin bay dhaceen soomaaliduna beerkoodii iyo wadnahoodii bay isugu geeyeen Kenya. ‼️‼️‼️
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 2 ай бұрын
Somali meel uma dhici ee iib buu ahaa weyna iibsadeen. Kalmada aad adeegsaneyso hjubi
@shariifadam3390
@shariifadam3390 2 ай бұрын
Adeeroow arinkaan aad ka hadlaysaan hoos u dhiga oo ha buun buunina waayo buun buuninta dhib ayeey horseedi kartaa.
@bilalxiin8391
@bilalxiin8391 Ай бұрын
Ma dhacsan karan wlhi malin kula wareegi karna
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 ай бұрын
SOMALIA 🇸🇴 GUUL ❤❤❤❤❤
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 2 ай бұрын
Ader somalida kenya haysato dheh marki horaba wala qabsaday iyagana dhulka iska leh
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
RAG SIYAASIYIIN ETHIOPIAN AH AYAA MAALMAHAAN WAXEY WADEEN SHIRAR IYAGA IYO KUKUYA. ARIKA YAAN LA DHAYALSAN WAA WEERER AAD UWEYN OO SOMAALI LUGU BARAKICINAYO. SOMAALIYEY MIDOOBA INTA GOORI GOOR TAHAY
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
KIKUYU IYO MERU AYAA KALA GARAN LAHDIHIIN REER XAMAR IMENTI HOUSE WAXAA ISKALAHAANJIREY QABIILKA MERU O CHAADKA ABUURO NAIROBI
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
Nama kala xigaaan galku
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h 2 ай бұрын
Soomaali dhulkeedii ayey gubernatorial, umadii kalana dabkoodii iyo sharkoodii ayey idiinla soo galeen. Kuukuuyo iyo umada wadanka lehi waa iney iska soo mastaafuriyaan.
@daahinmaalin1533
@daahinmaalin1533 2 ай бұрын
Guuu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 2 ай бұрын
Adeer hadalka sidan u dhig "Magaalada Nairobi ee dalka kenya waxa isku haya laba qowmiyadood oo kenyaan ah. Kuwaas oo kala ah somali iyo kikuyu"
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Magaalo Ninkii dhistaa qaadanaaya. Asal ahaan Nairobi waxaa leh Masaai. Nimankaan Kukuyada waxay dhuuqayeen Wadanka 60sano kabadan gaar ahaan Madaxdooda laftirkooda Kikuyada waxay kasoo galeen afrikada dhexe. Meesha Jalwada iyo Luyadu ay kasoo galeen South Sudan 🇸🇸. Marka si loo eego Soomaalidaaba kaleh wadanka ee anagii baaba Qaarkeen Diin iyo dhaqanba xeerineynin. Oo Cadow iyo Col Xiirixiiro ah isu ah. Soomaaliyo inaga badan oo dihan ah beynu iskasa cayrsanay, halkaana xaalkeena Allaah uunba sahli kara. Xattaa KZbinrleyda baa soo dhigaya Warbixino cabsi gelin ah oo been ah oo views ay kuraadsanayaan...Subxaanallaah. أللهم ردنا اليك ردا جميلا.
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Wenleweyn iyo Qadaadweyn Iimaan la'aantoodii, hungurigoodii aan xuduud iyo xaq qof kale aan eegeyn, aan eegeyn cidda xaafadaa iyo magaaladaa iyo wadan kaa iska leh waxay u soo jiidey in ay noqdaan dadka qudha ee Afrika oo dhan lagu dilo, lagu dhaco ee lagu gubo !
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 ай бұрын
Maxaa lagaa caawiyaa waad xanuunsaneysaye koleyba caafimadka ayaa dan ku ah ma soomaali baad tahay kabaxdaye oo land baad ku darsataye abaarso ku ekow
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Xoolo ayaa tahay adiguna jaadka oromada sunta somaali nacaybka kuu dartay quud ka dhigo intaad ka dhimato yaa wagaash
@Luulmaxaamad
@Luulmaxaamad Ай бұрын
Wll ISKA daa naceybka wllalada
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 2 ай бұрын
Dhagax la dhaca sidii south Africa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Lacaagti xamar lagaso qadayay iyo cashurta shacabka Somaliya an wax logu qaban oo xunahay laga qabtay aya investment lagu samaynaya Kenya 🇰🇪 halkay Somaliya la dhisi laha
@mos1954
@mos1954 2 ай бұрын
Mey Somalidu Darawaliin Qortaan Maaa Dadkaan Laga Dhamaado! Weli Waxlamabaran Miyaa .
@zahradahir2811
@zahradahir2811 2 ай бұрын
Subxaanallah
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
Tartiib ujooga dadkaas dalkoda idinkusodhoweyey Somaliyey fudeydka wa la eeda joojiya speed ka
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 2 ай бұрын
Somalidu kenya waa wadankoodi xaq bayna kuleeyihiin marti kuma aha.
@bluemash100
@bluemash100 2 ай бұрын
Mgeni kumpokea kumbe ni kujitongea😂😮
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 2 ай бұрын
Wadan aan dalkaada aheyn waa Dareen ku joog iska taxadir
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 2 ай бұрын
Kuukuyada waa laga gar daran yahai.inei wax kasta ibsadaan ma haboona.weliba masaa kiinta in la buriyo.waa dulmi.halkan Somalia maaha.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 ай бұрын
Soomaalida cadow badan ayey leedahay waa iney garataa mida ay ku badbaadi kartana waa iney laso celiyo dareenki soomaali iyo isku tiirsada
@ElmoQudus
@ElmoQudus 2 ай бұрын
Wadankiina dhista walaalayal
@Kaartomo
@Kaartomo 2 ай бұрын
Wadan aadan lahayn !
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Raaga xukumada Somaliya kolay ibsaday amba shareka ugu badan lee
@sofiaabdulle2923
@sofiaabdulle2923 2 ай бұрын
Wa xoolo ha la caytamina ileen wa wadankodi dhib baydiinkani food ta caydooda
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 2 ай бұрын
Waxaan joogay markay Somalidu aasaaseen business ka dhaxeeyay Somalida iyo kekuyada. Kukuuyadu waxay ka soo hor jeedeen ganacsiga Hindida. Gaarisa Loge markii la bilaabay Somali yaa caawisay baayac mushtarka kikuyoda.
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 2 ай бұрын
Isli guryaha Ugu badan ugaden ka ibsaday ugaden ma Didi Karan awod qeybsi dowlada Kenya Ku jiran iyaga Kenyan la dego garisa mida kale dhulka lama deganka aha Somali ibsadan degameyan
@fadumoabdullahi9773
@fadumoabdullahi9773 2 ай бұрын
Waa jirtaa anay igu dhacde
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 ай бұрын
Waxaa dulinimo ah inaad gurigaa hagaajin weydo oo mid kale qurxiso.
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Sawaaxiligi caasimadooda ha difaacdaan. Lacag somaliya laga soo xado ayaa dalkiini laydinkaga iibsanaya. Gurigaasi la ibsadayna calan dameeraadba la saaraya oo wa laydinkaga Murmaya dhulkiina. Sawaaxili difaacda dhulkiina
@ashasaid6336
@ashasaid6336 2 ай бұрын
Simuna lala hawa somali wMechoma nchi yao soon watachoma kenya if kenya dont stop them
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 ай бұрын
adiga nin kikuya ah miyaa ku qaba? is your husband kikuyu?
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 2 ай бұрын
Malaha itobbiyanka miya nugu so diren
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
guul Itobiya iyo kiiniya iyo Somaliland
@abdullahiissackadan3024
@abdullahiissackadan3024 2 ай бұрын
😅 been baadana anga anga jognah sxp benta dah kenya sharci aya kajira
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 2 ай бұрын
Caqli xumadii walawayntu ilaa xaafadii kale ayay dadkii lahaa Ku haystaan ufuuuf
@Sauda-h2j
@Sauda-h2j 2 ай бұрын
War heedhe dal aan dalkaga aheen dareen ku joog waaye
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Halaga saaro Somalida Kiiniya oo dhan waayo Doqonka Ina-Macalin ayaa isku daray.
@AbshirhassanAbshirhassan-c5t
@AbshirhassanAbshirhassan-c5t 2 ай бұрын
Xolofow Kenya maa hoyada iyo abaha baa leh 🤔?
@WickedFaax
@WickedFaax 2 ай бұрын
Waxaan qabaa somaalidu in ay joojiso is muujinta badan ma ahayn in moolalka iyo meelaha madowgu u badan yihiin in ay dhulalal iyo guryo ka dhistaan madaama islii ay noqotay tawnkii nayrobi ugu waynaa ma ahayn in dadka in ay iskusoo jediyaan islii bay markii dhulalkii cadiga ahaa ay guryo ka dhisteen bay hadana waxay gateen kaniisadihii isashin booliskii shariifka iskuulada barxadii banananaa oo caruuruhu ku ciyaari jireen oo ay guryo wawayn iyo moolal ka samaysteen marka dadka kenyatigu waa dad wanaagsan oo lala noolan kato lakiin wadanka baahi wayn baa ka jirta hadii laga badbadiyo oo ka dareeydan la joojin waayo waxay u badan tahay in somaalida lagu soo jeesto oo halkaasi weerar iyo dhib uu ka dhasho marka somaaliyey joojiya is balaarinra badan islii un ku ekaada nadowgaas dhuilalkooda ha ugu tagina.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
Islee weligeed somali baa ubadnayd hindi iyo madow baa ladegi jirey guryohoodina somali baa wada iibsatey sujuudii somali weligedey islii degannayd
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
islii ma cagdheer baa lahayd somali ha meeraysan marka la idin buufinayo somalinimo beena sheegataan
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 2 ай бұрын
Notoriouscrimes organizer Farah Maalim will be blame for any chaos that may break out between Kikuyus and Somalis.Political incitements and ethnic incitements are his signatures.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Ай бұрын
Farah farah abarso land markaad niin somali iyo ajnabii isheysto aragtan dabada ukalaqada ajnabiiga 100sano kahor ba lagugu gabyaay nacfii hadaad ledihiin galada ayaad nacii laheydeen
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 12 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 34 МЛН
DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
15:40
Somali National Television
Рет қаралды 101 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 394 М.
DegDeg | Sh Umal Oo Ka Hadlay Dilkii Gabdhaha Soomaliyeed Ee Islii
26:29
EASTLEIGH SOMALI TAKEOVER / SOMALI VS KIKUYU CONFLICT IN EASTLEIGH?
22:35
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 12 МЛН