Nashiid Soomaali Xijaabkaᴴᴰ┇Amina, Mk Anshax & Zuber

  Рет қаралды 1,039,547

Mk Anshax

Mk Anshax

2 жыл бұрын

Nashiid Soomaali Xijaabka || Amina, Mk Anshax & Zuber
#Xijaab
Xijaabka adoo arkaaya
Maxaa Tarxad kugu Xambaaray
Adoo Xubnihiyo Jirkaaga
Xariir ku Asturi Karaaya
Maxaa Xaaddiyo Tintaada
Xishood li'i kuu baneeya.
Markaad Xirantahay Xijaabka
Waxaa tahay Xuurul Caynta
Dunida Loga dhigay Xariirtee
Ku Xarragoow Nooloshaada
Walaal Xiro Oo Xijaabka
Kudayr Xubnahaaga qaawan
Walaal Asturkiyo Xishoodka
Ku Xayn daab noloshaada.
Xariir weeyaan xijaabkuye
Xurmooy kuxafido Naftaada.
..............................................
Xariir adigoo helaaya
Maxaa Xanan ku huwinaaya
Xuskiyo adigoo Xadiiska
Quraan ku Xafidi Karaaya
Maxaa Heesiyo Xumaanta
Xiskaaga kabuuxinaaya
Wixii ka Xarriman naftaada
Markaad Xakamayn Karayso
Waxaa tahay Ruux Xaq siiya
Qudhiisa Xalaal umiira
Walaal Xiro Oo Xijaabka
Kudayr Xubnahaaga qaawan
Walaal Asturkiyo Xishoodka
Ku Xayn daab noloshaada.
Xariir weeyaan xijaabkuye
Xurmooy kuxafido Naftaada.
..............................................
©️Claim :- Mohammed Khadar (Mk Anshax)

Пікірлер: 448
@zuberadan3751
@zuberadan3751 2 жыл бұрын
Xijaabka Waa Waxa U Yeela Dumarkena Qiimaha Iyo Quruxda.
@halimahussein8943
@halimahussein8943 2 жыл бұрын
Mahdsnid wll
@user-ll8ui3pt1w
@user-ll8ui3pt1w 2 жыл бұрын
Masha allah zuber adan
@haboondeeqa9326
@haboondeeqa9326 2 жыл бұрын
Aad iyo aad gabadh aan xijaabneyni waa neef aan dhogor lahayn ama geed aan caleen lahayn
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 2 жыл бұрын
@@haboondeeqa9326 xaqiiq runtii
@zuberadan3751
@zuberadan3751 2 жыл бұрын
@@haboondeeqa9326 walhy waa runtaa
@nimcoisaq3744
@nimcoisaq3744 7 ай бұрын
Maanshaa alaah wall ilaahay hanagadhigo kuwo asturan aamiin
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 жыл бұрын
Aamino codkeeda masha Allah wayo xabiibti lasooqaad nashiidooyin codka Aamino inaga gadan mashaa Allah xijaabku waa sharafteena
@MunshidSomaliMohamedFadhli
@MunshidSomaliMohamedFadhli 2 жыл бұрын
Mashllah xijaabka waa aayad. Hormar wacan ilahy hanii barakeeyo
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Aamin
@miskydagane609
@miskydagane609 Жыл бұрын
Chup Kar ke ja mein hardik hardik badhai sqrlyjack are the how do you require a story karaya
@miskydagane609
@miskydagane609 Жыл бұрын
Picture of Alan Shearer all chapter
@aarshe3072
@aarshe3072 3 ай бұрын
WAA RUN
@randamohamed5882
@randamohamed5882 23 күн бұрын
Gdngcvcpf Gdnvd
@amalqueen2255
@amalqueen2255 2 жыл бұрын
Mnsha allah axsan cod iyo qurux ❤️❤️❤️❤️❤️iinoolada dadkyga intay nolol jirto jirkaaga dabool walaal🙏💯xishoodku waa iimaanka barkiisa ilaahy cabsida rabbi quluubtena haku wada beero
@noorabdi2853
@noorabdi2853 2 жыл бұрын
M.a wllshy
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 2 жыл бұрын
Laguka hayo wall amaal
@mawliidfaarax4728
@mawliidfaarax4728 Жыл бұрын
masha.aalah
@munacabdishakuur294
@munacabdishakuur294 2 жыл бұрын
Masha Allah xijaabku waa xasiliyaha nafteena waxana Nodoray Rabiga Na,ahaysiyo anagon waxba ahayn manajirto waxan kudorsanayno ee Allah hanagusugo diintisa sharta badan walalahayga igu qaaliga Adikana Allah haidin barakeeyo
@amiinabdi4729
@amiinabdi4729 Жыл бұрын
Mashallah
@ahmedrobleee3208
@ahmedrobleee3208 2 жыл бұрын
M.sha Allah. Walalaheey qali ii noolaada aakhirana Jana Allaha nagu kulmiyo
@xasanmuxumed7708
@xasanmuxumed7708 Жыл бұрын
masha Allaah ilaahay ha ku barakeeyo wll❤❤❤❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Masha allha tabarikllha waa sax xijaba waa qiimahena iyo asturnkena quruxso waye ❤❤❤❤
@Xamda0953
@Xamda0953 2 жыл бұрын
Masha allh taparakalaaah wd mhdsantiin wllohayow an jecelnahay ale haydin xafido wllo xiro oo xijaapka dudayr xupnahaga qaawan wllo asturkiyo xishoodka kuxayndaap noolashada xariir weeyaan xijaapkuyee xurmooy kuxafido naftaada wllhi wa ereyo icajapiyay missene aan laqushuucay ale jidka toosan haynagu wada hanuuniyo amiin yarapi
@caashamaxamud309
@caashamaxamud309 8 ай бұрын
Masha Allah wallaalo nooduceeya in uu illaahay xijaabka uunoo qurxiyo❤❤❤🎉🎉
@fahmohaji7104
@fahmohaji7104 2 жыл бұрын
Mashalah Rabi ha idin xifdiyo dhamaantin
@qaliilmacalin8233
@qaliilmacalin8233 2 жыл бұрын
Allaa cimrikaaka dheereeyo walaal saxwaayey
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 2 жыл бұрын
Mashaa'allah allow xafid walalahayga sida quruxda leh ee dadka u dhiiragalisaan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Gabay buraaanbur tix kalimatu dayibah intaanoo dhan mashaaaalah.mashaaaalah.waano banaantahay.Alxamduliliah.
@ambiyomacalin1989
@ambiyomacalin1989 2 жыл бұрын
Mashallah walalaheyga hori usocda ayàn idinleeyhy♥️♥️♥️♥️
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Жыл бұрын
MAASHA allaah tabaraka allaah 💚💖💖💞💞 MAASHA ALLAH
@barisresmii1021
@barisresmii1021 2 жыл бұрын
Masha Alaah
@haajirocalihaajirocali678
@haajirocalihaajirocali678 2 жыл бұрын
Masha Allah walaalayaashee
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 Жыл бұрын
Mansha Allah walahi waa run
@AhmedFanka
@AhmedFanka Жыл бұрын
Mahadsanid sida quruxda badan ee codkiina nasoo ban dhigteen iyo nashiidada aad u qurux badan m.a marwalbo waa ku raaxetsan doonaa abaal ayaa darka usameyseen idinkana ilaahay ha idin ka abaal Mario addonyo iyo aakhiroba
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Aww, ihihihihihihihii Dumaryaaashu badan tabtan baan ka ahay.waaitan.masaaaalah.XaqiiqXaqiiq kalmado ah tanaa tiri lakiin.5👋
@ruqiyacaddey2041
@ruqiyacaddey2041 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الرحمن جزاك الله خيرا الله يحفظك
@haboondeeqa9326
@haboondeeqa9326 2 жыл бұрын
Masha allah Alle ha idin karaameeyo runtii waan idiin xiisnay aad iyo aad dhiirigelintiinii
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك فيك ويحفظكم
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Жыл бұрын
MAASHA allaah tabaraka allaah 💞💖💞💞💯💯💞💖 MAASHA ALLAH
@fadumaahmed1576
@fadumaahmed1576 2 жыл бұрын
جزاك لله خيرا الجز ء Ilaaahy haydiin barakeeyo caqliga❤❤👏👏
@abdalladahir-xx4db
@abdalladahir-xx4db Жыл бұрын
❤❤😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊❤😊❤
@user-hj8ce6vo4r
@user-hj8ce6vo4r 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@umuayaandacwatuallah4282
@umuayaandacwatuallah4282 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaa, asww, gabadha khatraaaaaay nicmaturabi tii 3aat bahyar yarey qofta yarta raadiya .yarta
@Sumayaise
@Sumayaise 2 жыл бұрын
mashAlllh Aad baan u ka helay 🔥❣
@asisoisseomar7960
@asisoisseomar7960 2 жыл бұрын
ما شاء الله لا قوة الا بالله ربي يحفظكم ويسعدكم ويرعاكم ويرزقكم من حيث لاتحتسب
@iidowibrahim-ht1fs
@iidowibrahim-ht1fs Жыл бұрын
KEEP GOIN
@justtaste9700
@justtaste9700 2 жыл бұрын
Mashallah...waaa run hijaabka waanjeclahay
@naxwoaxmedcilmi1616
@naxwoaxmedcilmi1616 2 жыл бұрын
Xariir anigoo helaayo maxaa xaran ihuwinaayo♥️
@sahrodacad7917
@sahrodacad7917 2 жыл бұрын
Maansha Allah,🌹🌹🌹🌹🌹🌹💚xijaabku waa aaya,mi,aayaatillaah.
@sahrodacad7917
@sahrodacad7917 2 жыл бұрын
Nosobadiya Anaashiidka.
@aasiyaayaan
@aasiyaayaan Жыл бұрын
Ilalajay caqliga hanii barakeeyo
@nasriinmaxamed755
@nasriinmaxamed755 2 жыл бұрын
Mxa hesiyo xumantaa Xiskaga ka buuxinaya👍
@cabdibishaar5415
@cabdibishaar5415 2 жыл бұрын
Masha Allah's ❣️❣️❣️
@sompowerfilims
@sompowerfilims 7 ай бұрын
Jah masha.alaah walaal alaha kuxafido dhamaantiina❤❤❤❤
@ubaxciiseibraahim9373
@ubaxciiseibraahim9373 2 жыл бұрын
Masha allah allaha idin xafido dhamaantiin aamiin insha allah
@faadumoaxmed7611
@faadumoaxmed7611 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله❤❤❤❤
@user-oi6kd9mq8l
@user-oi6kd9mq8l Жыл бұрын
❤❤💯🌙🌟🌺💗💝💖🙏👏🤲🕋👌⭐👍🙏🙏🙏
@HudaHaqabtira-vp5ym
@HudaHaqabtira-vp5ym 2 ай бұрын
Xijaabka marka xirantahay waxaa u egtahay xuu rul cayn❤❤❤🎉
@umuifraax3019
@umuifraax3019 2 жыл бұрын
Maansha aalla tabarakalaha wll qali mk anshax family💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@stronggirl72
@stronggirl72 2 жыл бұрын
Mansha allh i liked allaha idin dhawro wllky iyo duma
@khalifmahamed1187
@khalifmahamed1187 2 жыл бұрын
Wscww haa waa wajib xijaabka dumarka Alle ku wajibyeelay akheerta
@ArdoahmadCabdullahi-nq1qp
@ArdoahmadCabdullahi-nq1qp Жыл бұрын
Kuligeynillahi hanixafido❤❤❤❤❤
@mayramocabdulle2886
@mayramocabdulle2886 2 жыл бұрын
Msha allaah xaqiiq
@ijaborage8440
@ijaborage8440 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful family farxada ku nolad Mashallah love
@user-hg4st3mi5l
@user-hg4st3mi5l 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا حب الحجاب وجملنا به
@asmacabdi2624
@asmacabdi2624 Жыл бұрын
9oknn ñ . d s aasgi
@faadumoxasan6043
@faadumoxasan6043 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
@xasanmaxamed8664
@xasanmaxamed8664 9 ай бұрын
Llllllklllllllllll😅😅😅😅😊ii888888😅😅😅 )
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 2 жыл бұрын
Masha Allah, Tabaarakallaah
@Samiraabrhan
@Samiraabrhan 2 жыл бұрын
ManshAllah TabarakAllah 💞💓💗💖
@kalthuumnor894
@kalthuumnor894 2 жыл бұрын
Mashaalax
@MisroXasan
@MisroXasan Жыл бұрын
❤❤❤
@aarshe3072
@aarshe3072 3 ай бұрын
FARIIDDO
@aarshe3072
@aarshe3072 3 ай бұрын
J
@user-zn3rw7he9x
@user-zn3rw7he9x Ай бұрын
Nj❤😂🎉😢😮😅😊
@safiyaxassan5593
@safiyaxassan5593 2 жыл бұрын
Mashaa allaah wan kuqiroday wlhi ❤
@baasheQaalib-ns5lj
@baasheQaalib-ns5lj Жыл бұрын
Maash a Allah was nashiido mcn
@user-zt9fm9dh9t
@user-zt9fm9dh9t Жыл бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤❤❤
@saynabjamac111
@saynabjamac111 Жыл бұрын
Waxaatahay xuuralay cayn 🧕💕🥀💞💘
@ay46
@ay46 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah illaahay ha idiin xafiido
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khadraaay caday qiimobadan dumar iftiin cadceed shamsaay sahraaay yar caday qiimo.maaaaalah family.
@zucadziman2439
@zucadziman2439 2 жыл бұрын
mashallh❤ tabaarakllh keep going👏👍 wlal noso badiya kuwan kale❤👍
@cabdisamedaxmedmagaal8994
@cabdisamedaxmedmagaal8994 Жыл бұрын
Suuqa you ueehkrigđ a vhydvgsyjf mnkvb uffjdhdssbkgchivsbeetghsusjshsvzzoyij9hhhjgyfsjseggsvgugvhivcnvbgfhwohustdjdgkfggjhhd hkisisgswg shgsjisgesjshs
@cabdisamedaxmedmagaal8994
@cabdisamedaxmedmagaal8994 Жыл бұрын
Nshafdighh ygfdhdidbfhfc rdgygyybufffwijgcfffdfffyigbs
@cabdisamedaxmedmagaal8994
@cabdisamedaxmedmagaal8994 Жыл бұрын
MasshaIIh
@nimcacdeey9861
@nimcacdeey9861 2 жыл бұрын
Masha allha wallkay ayo wallashay 🥺🥺🥺🥺🥺😍😍
@sahrasaid5903
@sahrasaid5903 2 жыл бұрын
mnshllh wallhy wan ka helay nashiidadan wll noo soo badiya kuwan oo kale
@xaliimocabdi1534
@xaliimocabdi1534 10 ай бұрын
Maaasha allaah
@sadojama2257
@sadojama2257 Жыл бұрын
Mashallah ❤️
@AmiinacapdiLahiYasir
@AmiinacapdiLahiYasir Ай бұрын
MashAllah Tabarakallah❤❤❤❤❤
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 жыл бұрын
M.a wll alle haydin xafido
@FatumaShariff-ri6kd
@FatumaShariff-ri6kd Жыл бұрын
Masha Allah❤
@nimcoisaq3744
@nimcoisaq3744 7 ай бұрын
Qurux weeyaan xijaabku❤
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaah allaha idin xafido
@idkaalii24
@idkaalii24 Жыл бұрын
Walaal nashiidadaan meel bn kasoo jeedin rabaa
@shugriinasharaf383
@shugriinasharaf383 Жыл бұрын
Maasha allah
@gulledmohamed5853
@gulledmohamed5853 2 жыл бұрын
Masha’Allah walashey Amina iyo maxamed🌺
@iqraabdalla4036
@iqraabdalla4036 2 жыл бұрын
Masha allah alaha idin xafido ❤❤⚘🌷
@naciimacumar3512
@naciimacumar3512 2 жыл бұрын
Masha Allah Rabi swt ha idin barakeeyo
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 2 жыл бұрын
Mk talo ayaan kugu biirinaya sxb soo badi nashiidooyinka noocan ah waliba ayaga oo salada sakada xuman ka dheranta ka hadlaya dhalintu wacyi badan ayay u bahanyin sxb alle ha ku barakeyo
@user-mw1lj4br1n
@user-mw1lj4br1n 10 ай бұрын
Man sha allha allha idin xifdiyo
@nasriinadow3298
@nasriinadow3298 2 жыл бұрын
Maasha'allah alle hanagu asturo xijaabka
@hindamaxamed6009
@hindamaxamed6009 11 ай бұрын
masha alaah wll soobadiya❤❤
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 9 ай бұрын
Masha allh wall aduunka nikeclhy
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
Xijjabka wa ayada quran Msha Allah hor mar wcna wll
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤👍👍👍
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Halaaaaal miirad.mashaaaaalah.
@juweriac.qaadir5296
@juweriac.qaadir5296 2 жыл бұрын
M.sh Allah ha idin barkeyo 💝💖💋😍
@cabdulaahicabdimaxamuud4335
@cabdulaahicabdimaxamuud4335 6 ай бұрын
❤❤waan jeclahay xib ka
@fahmoyusufibrahim4167
@fahmoyusufibrahim4167 2 жыл бұрын
Man sha alah nosobadiya abayo🥰🥰🥰
@user-zy9qd2fi9k
@user-zy9qd2fi9k 6 ай бұрын
M.a zuber haji iyo wlla Lohey qali ah
@xaleefmuuze5364
@xaleefmuuze5364 8 ай бұрын
dumarka.waxas.uyeeleya.Quruxdaxijaabks❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahaden5758
@ifrahaden5758 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah ❤❤
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 2 жыл бұрын
Illohow soo hanuuni heesahana ka madobee
@ikraanmuxumad1826
@ikraanmuxumad1826 2 жыл бұрын
Masha Allah ♥️♥️♥️♥️
@rodamohamed6607
@rodamohamed6607 Жыл бұрын
Mansha allah 😍♥️♥️
@user-hg4st3mi5l
@user-hg4st3mi5l 2 жыл бұрын
ما شاء الله جمال يفوق الوصف
@munamohammed3715
@munamohammed3715 2 жыл бұрын
Masha Allah 😍👍❤
@canabshirwa4395
@canabshirwa4395 5 ай бұрын
Asc xageed kadhacden walo inasha sllh khayr
@aaminasiciid3
@aaminasiciid3 Жыл бұрын
Lomaan shaa Maansha allaah
@maryammohamed2022
@maryammohamed2022 2 жыл бұрын
Mansha allah❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@zamzamomar1363
@zamzamomar1363 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰❤
@hibomohamed7679
@hibomohamed7679 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰
@saynabjamac111
@saynabjamac111 Жыл бұрын
M.a nashiido macaan
@sacdaiimaan984
@sacdaiimaan984 Жыл бұрын
masha allah xijaabka ilaaliua
@anabmuse4046
@anabmuse4046 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah
@qalpisaafi1164
@qalpisaafi1164 2 жыл бұрын
Maasha allah alle ha idiin xafida garbaheygi waan idiin xisay amina iyo mk amaal intee kabaxday
@khairekx4455
@khairekx4455 2 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka llah
@nalkaxusen8089
@nalkaxusen8089 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@iqraosman7870
@iqraosman7870 2 жыл бұрын
Manshallah ❤️❤️💕💕💯💯💯
@raxmacali2499
@raxmacali2499 Жыл бұрын
Ju
Waddani Abdullah | XIJAABO | Nashiido Af soomaali Xijaabka No Music 2021.
6:08
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 38 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
Really Beautiful Recitation By Pakistani Qari Vs Irani Qari
10:01
Alhuda Hub
Рет қаралды 2 МЛН
XIJAABKA SH XASAN IBRAAHIM CIISE
32:38
Attacaawun iskukaalmeynta
Рет қаралды 365 М.
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
HEESTII HOOYOOY MACAAN || BILAA MUSIC ||  MOHAMED KHADAR (MK)
4:10
Xamdi Bilan | Qasiido nabi amaan Indha nuuriyow udgoon badanoow
5:23
Nasheed Cusub Xijaabkaᴴᴰ ┇Zuber, Mk anshax & Zuber.
2:51
Zuber Adan
Рет қаралды 59 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 15 МЛН
Вот это комплимент😏 #сериал #рек #кино
0:26
ЛУЧШИЙ ПЕРСОНАЛ ОТЕЛЯ 😂😂 #фильм
0:44