Woow Cong's walalaheyga marna fananintena maashaAllah wan idin tagera Allah idin barakeyo carurata iyo guriga mashaAllah Nadira waa qof iska dacad oo iska faraxsan Ayeeyo iyo awoowe Allah idinka dhinka dhigo iska nolada abid luv u guys :)
@FaisaAmir3 жыл бұрын
ADIGA MUDAN WALASHAY MCN ILAHAY HA IDIN DHOWRO ADIGA IY REERKAGA ISU SALAAM MY DUMAASHI CAYDIID JAWHAR NASIIB YAREY MAC MAC II SII WALASHAY MCN WE LOVE YOU GUYS❤️❤️❤️❤️❤️
@aftahkaramah53683 жыл бұрын
Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar
@najmacabdidiriye15183 жыл бұрын
Scw scw scw
@rukjfr5gikigtr3013 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zuexsiman70093 жыл бұрын
Tasbiixso wll markasta od firaaqo leedahay o saliga nabigeena mohamed calayhi salaatu wasalaam ku cel celi ahdsanidiin ilaahay janadiisa ha inagu kulmiyo cadaabta aqiro ilaahay ha inaa bad badiyo iyo mida qabriga ilaahay umada mabi mahamd e dhimaty iyo kuwa nool ba allha unaxriisto o danbigooda allha dhaafo janda fardowso meesheeda usaraydo allha geeyo kitaabtoda gacanta midiga rabi hakawada siiyo dhamaan waaidkeena allha udanbi dhaafo cimri dheer camal saalixa cibaado suban caaagimaad taama iyo rzqi xalaaala allha ku erzaaqo ada muslimka ah inta dhibaataysan iyo inta an waxba hysan iyo inta caafimaad la aaana ba rbi ha ugar gaaro qofkasto oo muraad leh ilaahay muraadkiiso macaasi la aanaa rabi hasiiyo aamiin yarbi yaa arxamaraaximiin
@kaltuunjiciir10413 жыл бұрын
Mansha allah tabarkallah hadiyad qurux badan waynoow habo nasiib
Nadiira reer ayeyaday qali ya ayad tahay ❤️❤️❤️🙏🙏🙏💕🙏walahi london ayan jogan address kaga isodir and baby yada hadyad U sodhibe please
@wardosabiriin65813 жыл бұрын
Hamplyo ku leyahy hdu alle kuso garsiyay ado cafimad qabo alxm abyoh afar tan baxaga io sanad guradaada inta kala qaybsan ❤😅nasiib yar mac isi hpo mcn soo bar bar oo noqo midi diinteda io dadkeda io dalkaba anfacda insha alh🔥💋🥀🌹🥰
@iqlasahmedbaaxeer33403 жыл бұрын
Maasha alaah nadiiro caydiid sabaax sadex tiinaba 1 love 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amuunaragsan31563 жыл бұрын
Waa ladhigaayaa afartan baxa waan wada sugaynaaa
@farhiyomohamed8103 жыл бұрын
Maansha Allaaha abaayo Allaaha ha isku kiin barakeeyo adi iyo xaajigaaga haloo dhigo 40 baxa
@aminaali68923 жыл бұрын
Usame caydiid afrtan baxa ka farxi nadiira qaali alle ha idiin xafiido aamiin yaa raabii is ilaaliya cadawgu uu badanyahaye wax kasta oo aad isku qabataan ka firsada halku dabada ku haayo waxaad tihiin laba qof oo alle isu doraay waayo waa inaar dadka wanagsan ee is gursada inta badaan wa kala dabecado mansha allaah guul iyo gobanimo sharaaf iyo karaamo ku nolaada aamiin aamiin
@imraandolle18023 жыл бұрын
Apayo ifiitada Sanad guuradiine Inteeh ka HELIKARNAA 💖
@yasminmahad95513 жыл бұрын
inta jacel in loo dhigo 40bax is moo jiya nasiib habo mcn soo barbar
@raahohaajiibraahim8893 жыл бұрын
waa ladhiga ee dhigo xaflad kala kacsan iyo shahra caasal cusub uuad turkii waad istahisha abayo noolo adiga iyo gabadha an uu ahay habaryarta iyo xajigada