Nasra Abtidoon Oo Snap Keeda Laga Wixi Video Ahaana Laga Soo Qarxiyay

  Рет қаралды 133,687

Mahad Somali

Mahad Somali

Күн бұрын

Nasra Abtidoon Oo Snap Keeda Laga Wixi Video Ahaana Laga Soo Qarxiyay
subscribe
like
comment
share

Пікірлер: 151
@muniita7276
@muniita7276 2 ай бұрын
Walal please kasaar video kan walaalka muslimka ceebtiisa waaloo asturaa plz kasaar hadaa ilaahey kacabsanaysid😭😭🥺
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
Nacalad alaah ku rido qofka waxaa sameyey calaamad deg dega alaha ka muujiyo nasro ceeb malaha 😢
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Ceebtii miyaa wax laga badaaly, waxaasi ceeb maaha miyaa mida kale yaaa ilka duubaybiyadaa iska duubtay video ga ..
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
@@akdream5313 qofka jabsadey ayaa ceeb foolxumo irsaqad ku raadinaya iyaadama soo dhigin mise jwaa absadey account ,muxuu ka faaidaa
@captainajiidawaale1037
@captainajiidawaale1037 14 күн бұрын
Hhhhh adigan habartamaye Markey iska dubeyse ma waxey modayse allad ay ayada sameysate Mise waxay duubrte iney kugoobnanayan Waxba ha calacalin Hadi aad adiguba ceebtada asturin Oo u bandhigte wax uu gaal sameye walh cidi iney ku astureyn
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Wll hadaa laguu jeedin alle ayaa kuu jeeda sow ma sakaraadi doondid sow qabri kuma sugaayo alle malinta qiyaamo alle sow masoo hor istaaagi doontid subxanalah alle kabaq wll codsi alle ayaa ku dhaarshee kabixi gabar ayaa dhali doontaa mana rabtid inaa sidaan loo cebeyso 😢😢😢😢
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 2 ай бұрын
😢😢😢 dadkaan waxay modan in ay adukan iska jogayan😢😢😢
@AminaAhmed999
@AminaAhmed999 Жыл бұрын
من ستر مسلما ستره الله في الدنيا و الاخرة
@abdulwahabmohamud2530
@abdulwahabmohamud2530 Жыл бұрын
SUBXANALLAH war ceebta astura ILAHEY kabaqa
@umuabdallahifrah8501
@umuabdallahifrah8501 Жыл бұрын
Waa gabar sharafleh nasra abtidon kasaar muqaalka qofkii xasidka allah khashifo
@SacdiyoCali-d4p
@SacdiyoCali-d4p Жыл бұрын
ilaahey haku cadaabo gabadha cowradeeda intaad u qarin leheed ayad faa fineysa nasro ilaahey haku dambi dhaafo abaayo 😢😢😢
@amaalgesey5676
@amaalgesey5676 21 күн бұрын
Report dhaha plz wxan wa doqonimo gabar walasha cebteda mxa ka faide😢
@caishachanell7102
@caishachanell7102 12 күн бұрын
Shaqsiga ciwankan leh fadlan ga badha marwo waaye kasaar hada hadeey tiil alle kuu imaato maxaa kujawabee haduu illaheey suaal kaa weeydiiyo
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 Жыл бұрын
Asc walal kadaa hasifafin vidiogaan u ceeb astuur inshaAllah walasha ayey kudici kartaa.kheir Allah hakusiye usheg ashabtatha iney sii fafinin
@AminaAbdikariin
@AminaAbdikariin Ай бұрын
Walal kasaar ado mahadsan 😢ceebtaada illah ha asturee astur ceebta walalkaa plz kasaar😢
@amiinamohamed4682
@amiinamohamed4682 Ай бұрын
Adigan neef kaa oo soo dhigay hada ma saas baad iskula fiicanthy war gabadha ka saar meesha ilaahey ceebtaada ma asturee xaaraanyahow
@amiinamohamed4682
@amiinamohamed4682 Ай бұрын
Wuu isla qumanyahay waxan hada xaaraamigaa war nacalad alle haku gu dhacdee ka saar meesha gabdha danbi inaadan laheen may kula thy hada jaahilyahow
@HamdiBare-hh1le
@HamdiBare-hh1le 5 күн бұрын
Subxanallah 😢nasro abtidon waa gabar sharaf leh dad baa ka xun sharafteda kasar walal vedio gan wayo walalka ceebtisa lama fafiye walo qariyaa hadad ceebta dadka asturta ilahay baa tadana asturaye
@fayecooking
@fayecooking Жыл бұрын
Subhanullah sharafeey ceeb ma lihid cadowga ilahey ha kaa qabto Aamiin Aamiin Aamiin 😢🤲🥲
@taqiyyahibrahim2489
@taqiyyahibrahim2489 3 ай бұрын
REMOVE THIS VEDIO 😡
@munamahamed3024
@munamahamed3024 Ай бұрын
Wallka saar video ga waa ayo qofka waxan sameeyay denbiga waad la qeyb sanaysa maadama aad faafintiisa ka qeyb qaadatay
@samsumasaid8054
@samsumasaid8054 Жыл бұрын
Ilahey hakacabso video gan iska tirtir Gabadhan coradeda bananka talo wad aragta 😢😢
@happyofficiall
@happyofficiall 6 күн бұрын
Balaayo ku qaaday ee ka qaad nasro❤
@Siciidismaciil77
@Siciidismaciil77 Жыл бұрын
Laakin yaa duubay fidowga iyada soomaha
@nasribaariyow429
@nasribaariyow429 Жыл бұрын
Markaad mobile ka iskuduubaysid muraad miyaad wayday aad iskufiiriso ,😕😕
@abdisamadxusseyn6416
@abdisamadxusseyn6416 Ай бұрын
من سترمسلماستره الله
@nasradahir2132
@nasradahir2132 Ай бұрын
⁰ƙ
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 Жыл бұрын
Subxanalaah ilahay ka baqa somaliyeey amiin madluuum ayaad tahay ducadada waa la aqbali
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 8 ай бұрын
Daa gabdh islaameed nacelle ha ahaato qofkii nasra ceebeeya naarta ale haku fogeeyo😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
@sacdiyafarah6056
@sacdiyafarah6056 8 ай бұрын
Wll kasaar hada vedio danbi kugu tahay lacagta kaheshid chanalkan
@Mohamedabdi-py6kz
@Mohamedabdi-py6kz 2 ай бұрын
Suhanallah naa. Caurade asturo oo Allah kuqhalqe. Ka baq 😢😢😢😢😢😢
@aragsanabdirahman7440
@aragsanabdirahman7440 Ай бұрын
Subxanallaah illahay ka baq oo gabadha meesha ka qaad qofka qof muslim ah astura illahay ayaa astura
@axmedmaxamuud-p5f
@axmedmaxamuud-p5f 27 күн бұрын
subxaanalaaah gabadha waalaga jabsadaye kasaar ilaahay kacabsoo kasaar muuqaalkan Rabi kacabso ceebaha qofka Muslimka ah lama faafiyo ogow Qof muslima hadaad ceebtiisa faafiso adna ilaahay taada ayuu faafinayaa macnaha adna hoog iyo halaag ayaa kusugaaya
@zulekitakader5283
@zulekitakader5283 Жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم 😢
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Naa soo adiga qaawan maxaad beenta la sheegeysaa snap halagaa jabsado, Gartay blasé Video gaan adaa toos iskaga Duubay See Camal
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Allah ku ceebeeyo Waryaa. Maxaa xaa u faafinee. Hada. Aakhiro Allah ku xisaabin ogow
@hashimsalman3745
@hashimsalman3745 19 күн бұрын
Lacag qaado lasaar waan kubaryaa gabadha waa gabar sharaf leh sidaan in layeelo waa qalad 😢
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 Ай бұрын
Ilaaahy. Ha laga cabsado qofkii qof muslima ceebeeya ilaahy ayaa ceebeyn isna
@ShugriAbdi-b8n
@ShugriAbdi-b8n 8 күн бұрын
Gabadha kaqaad please😢
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe Ай бұрын
Abaayo. Qufkii. Saan. Kugu. Sameeye. Allaha. Sohidiyeeyo. Insha. Allaah
@اللهمثبتقلوبناعلىدينك-خ2ت
@اللهمثبتقلوبناعلىدينك-خ2ت 2 ай бұрын
Dhaman teen hadii aad video gaan dislaag saarno waalaga tuuraa aan sameyno
@fadumaomar-s9k
@fadumaomar-s9k 3 ай бұрын
Uf ilaahey maadan aqoonin war ilaahey kabaq acuudubilaah
@king_maxko
@king_maxko 3 ай бұрын
waa nacas muslim isku sheegaya laakin gaal ah ale naarta ha galiyo walaasheen ayuu bahdilay laakin xageena waa mid sharaf badan😢😢😢😢❤
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Ceeebeeey Tacaaaal
@caaishacali7144
@caaishacali7144 2 ай бұрын
Nasro ceep malahn wlh waa gbar fcn abaayo cadowga alah ma qabto qofka xuman kula rabne ilhey haka qabto🤲
@nimcoqulub4250
@nimcoqulub4250 2 ай бұрын
Wll ilaahy ka cabso ee kasaar video ga waa gabar wllshaa ah qofka eebtiisa hadaad asturto adna taada illahy kuu asturaayo maanta waxaa laga yaabaa hadalka aan ku dhahaayo inaad waxba u arkin lkn xusuusnow aduunyadu wey wejiyo badan thy gadhan aqoon uma lihi aan ka ehen inaan shoshil media aan ka ehee inaasna nasiixo ayey iga thy
@Zain17490
@Zain17490 Жыл бұрын
Waligaa hadii aad caanthy vidio haiska duuubin😢
@ShugriAbdi-b8n
@ShugriAbdi-b8n 8 күн бұрын
Wll kaqaada dadka waaba maqleesa maxee ku tareesa ceebta walashaa yaaab
@Bilan-cd2ow
@Bilan-cd2ow 13 күн бұрын
Ilahay haka abaal Marinyo qofkii waxaas sameeyay
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
Allah ka cabso oo ogow in maalinta qiyaamo lagaa xisaabin doono Cadaab darana aad ku mudan doontid ku xadgudubka sharafta gabar muslimad ah oo dhowrsoon Muuqaalka meesha ka saar Qof kasta oo arko dambi ayaa lagaga qorayaa ilaa maalinta qiyaamo
@abdillahiabdourahman6829
@abdillahiabdourahman6829 Жыл бұрын
Adigu saw iskama duubin ma cid baa kaa duubtay
@NimcoApdi-r2p
@NimcoApdi-r2p 2 ай бұрын
Walaal qofka walaalkaaga ah waala asturaaye astur qofkii jabsadayna ilaahay nacalad hakurido gabadhaasi waa gabadh sharafleh
@najmagelle5202
@najmagelle5202 18 күн бұрын
Dhibka dhan maxaa isaga duubee duubee adigoo xijaabneyn mar lee hadii uu records wax galo iska ilow accident oo kale waa dhacaa xitaa hadii aan lagaa jabsan ilmo yar oo Taleefonka meel cidla ka heley yaa ku diri kara groups Macal asif xbt
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 20 күн бұрын
dad is qabo video iney iska duban waa dhaqan xume marka laso qarxiyo oyne adiga waye dofar yahay maxa video uskaga dubatay ada so dhigay can nimo ku rade adigo qawan waa video iska dub ku dhahay
@daadayare-j7s
@daadayare-j7s Ай бұрын
Abaayo macaan waakujacalahay ani iyo naaida waakujacalnahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ok
@shali2728
@shali2728 Жыл бұрын
Waa almst 3 a.m meshan joogo Ilahey waxaan kabaryaya qofkii waxan sameeyay inu calaamo ka i fiyo oo dadka kaqabto
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Жыл бұрын
Soomaliyey xishooda gabadha xaas weeyan niyow wa walasheen ookale ,niyow sidani arin maaha gabadha ninkeeda lajiifta maxa laga daawan naag ninkeeda lahiifta waxba kuma dhexjiraan waar halaga xishoodo hablaha
@AbdisalanIsmail-yo6qk
@AbdisalanIsmail-yo6qk Жыл бұрын
Markii nikeedu u yimiday ee uu 5 jeer hoos ka siiyay .ayay kala garan wayday. Turkey iyo maraykanka kii ay joogtay🤣🤣😂🤣
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 18 күн бұрын
Soo dhawoow QatraayEEy ooriyareey dimaar haween Naago dumaar an hee Yartaan Ya ahey , Runeey Run Cadayyareey Murwodumaroo Qiimoqadarin badanEY brinseseseses boqorad YariisEey lagufarxeeeey
@inamadoobe1
@inamadoobe1 Жыл бұрын
Codkeeda baa fashilaya
@munamahamed3024
@munamahamed3024 Ай бұрын
سبحان الله حسبنا الله ونعم الوكيل
@ShukriHassan-j7m
@ShukriHassan-j7m Жыл бұрын
Bisinka kasaar gabadha hooyo asturanwaye 😢 hadaa fafiso danbiga walageeysanee
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Жыл бұрын
walasha cebted astur si ad ilahey cebahaga uasturo
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 8 күн бұрын
Amiin
@honey-sl8xm
@honey-sl8xm Жыл бұрын
Waa ka xumahay qaali calaamad an daahin allah ha ku rido.
@Adoontiiallecafaafa
@Adoontiiallecafaafa Жыл бұрын
Ee walaaloow kasaar allah kacabsee
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Allaha ku asturo abaayo lkn iska ilaali video qaawan inaa iska duubto
@nasraabdirahman4529
@nasraabdirahman4529 Ай бұрын
Walalayalow cebaha musliminta halaga lexdo
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 7 ай бұрын
Ilahy ka cabso qabriyaa ku sugyee gebadhan qof marwaa oo video gaan dad ka bahiyen waye meesha kasaar
@UmuAlia
@UmuAlia 2 ай бұрын
Tolow Dadkan Umada Ceebaysanaya Aakhiradooda Rajo Kama Laha Miya Waar Waxan Waa Laysaga Danbeeya Wlhi illaahay Ka Baq oo ka saar Gabadha Meesha Mida kale Ma Oga miya in ducada Qofka La dulmiyo La Aqbalo Acuudubillaah
@umuabadi
@umuabadi 3 ай бұрын
Illaahay. Haka. Jaazeeyo. Qofkii. Kusoo. Dhigay. Habo. Laakiin. Adiga. Ha. Isduubin. Adoo. Gurigaaga. Joogo. Taasna. Waaqalad. Wuu. Kaa Galan. Karaa. Adiga. Laftirkaaga. Marka. Ha. Isduubin. Adoo. Gurigaaga. Joogo. Habo. Allaha. Kuxafido. Waxaan. Kuu rajeynaa. Malyuunka. Inaad. Gaarto
@Marwoisxaaq
@Marwoisxaaq Ай бұрын
Wll kasaar wll alle qof caabtiisa asture
@SacdiajaamacDahabo
@SacdiajaamacDahabo Ай бұрын
Subxaan allh wll Maad ka saartid illlhy dartiii wllshaa u ceeb qari
@shakraacabdulaahi3979
@shakraacabdulaahi3979 Ай бұрын
Qofkaan aan washamsi kuqaadno si kanaalka looga xiro
@daauudxisiwarsame1773
@daauudxisiwarsame1773 3 ай бұрын
Waan kaxumahay nasra walaashay
@ayanothman4963
@ayanothman4963 7 ай бұрын
Ilaahay ka baq oo ka saar video gan meesha 😢😢😢😢
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Жыл бұрын
Maxaa ceeb ah oo video gan ka muuqda ma intaan baa la rabaa in gabadhan miskiinta ceeb looga dhigo walahi waxaa ceebeysan nimankan raga ismooda ee gabadhada timaheeda iyo qoorteeda views ku raadinayoo imaanka alla kaa qaad oo irsaaqada cariiri lagaa geli aqrina cadaab adi iyo intii ceeb Muslim raadinaayo
@personaldev8527
@personaldev8527 Жыл бұрын
xayawaan yahow bila dhiiga ah gabdha kasaar meesha
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 ай бұрын
amxaar yahoo masiifaafinee marka intaad qarin leheed
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Hada ma inaan subscribe kudhahno darteed miyaad gabadhaan usoo galisay 😡😡
@mabsuud124
@mabsuud124 Жыл бұрын
Subxanalaah ilahay masibo kurido
@fadumaomar-s9k
@fadumaomar-s9k 3 ай бұрын
Ilaahey kuceebee oo cadaabna kugali hush war xishow oogabadha kasaar meeshaan
@Juwayriyaaxmed
@Juwayriyaaxmed Ай бұрын
Qofkagan adaba kadaranee kasaar gabadha subxanalah
@sadikibrahim8299
@sadikibrahim8299 Жыл бұрын
Nasro xishood
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 ай бұрын
Gabadha muuqalkeeda meesha kasaar fadlan ilahay ka cabso
@xirsijibriil8928
@xirsijibriil8928 Жыл бұрын
Somaali codisi muqaalkan report gareeya deslik nasiiya
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m Ай бұрын
Nasro ilaahay ayaa xifdiyay, qoka ku mashquulay asagaa ka shalaayi
@abdisamadxusseyn6416
@abdisamadxusseyn6416 Ай бұрын
Okey my sister
@FaadumoSahro-db3lc
@FaadumoSahro-db3lc 2 ай бұрын
Gabadhaani ceeb ma leh mana jidho gabar markay qolkeeda jiifka ku jidho madaxa qarsata
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Ай бұрын
Ilaahay Kagan kadar gabadha
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Familyyyy WaitanQatsray QaranEEy cadayyareey murwodumaroo yariisEEy lagufarxeeeey Ya
@abdimuhaymin1465
@abdimuhaymin1465 5 ай бұрын
Walasha sidas in layelo miye wacantahay ninyohow caqli loho
@daauudxisiwarsame1773
@daauudxisiwarsame1773 3 ай бұрын
Ilaahay hacadaabo qoffkii saan yeelay
@sahracali8028
@sahracali8028 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@mishkaatabdi
@mishkaatabdi 4 ай бұрын
Wll adi ka delete gabdha waxaan waa la soo dhaafee
@nasribaariyow429
@nasribaariyow429 Жыл бұрын
Kkkk walhi waayaab muu qaal qaawan waligay is iskama duubin, Aniga waxaan kuleeyahay adaad Qof wanaagsan tahay muuqaal Gaawan intaad iskaduubto mobile ka maadan gashan lahayn ,
@Qalbiwanagsan-q8b
@Qalbiwanagsan-q8b Жыл бұрын
Adiga ka bixi, views baa mel xun ka galay illah hortiisa maxaad ku jawabi doonta wllh illah ka baq adiga ka bixi marka horo
@AsmaNuur-m7p
@AsmaNuur-m7p 2 ай бұрын
Mrka jorab qalad inad adigu isku duubto hadiib ad asturnaan rabto why Snapchat adigu maad lahye gaal iska l
@AmiirahasanHasan
@AmiirahasanHasan Жыл бұрын
Nacalad kugu dhacday gabdh sharaf leh band xumaan lrabtaa gubo oo ceeboow idan alle
@FaadumoCabdullahiwarsame
@FaadumoCabdullahiwarsame 17 күн бұрын
Amiin 🤲
@khadiijo7008
@khadiijo7008 10 ай бұрын
Wey ka xunyihiin😢😢😢
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 Жыл бұрын
Inkaar ilahay hakugu rido inanta ka qaad video geeda mesha akhiro alle cadab jaxiima kugu rid. cowradeda ina so dhigto mesha maxaa ka faidi
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Uf duli maxaa Kara’s idee
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Wadajir muqtishooy
@Sucaad_jees
@Sucaad_jees Ай бұрын
suasha an qabo waxa waye yeey udirtay vedio ga ay hadleyso iyado qawan marka hore yab😢
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 Жыл бұрын
Subxaanallah Allow ceeb astur, hora loo yidhi intadan falin ka fiirso, dhubuq dhubuq hore dhabana hays dambey leedhay, vidiogan adaa galyey akoonkaaga mar ay talo faraha baxdey ayad calaalaysaa sorry 😣
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 12 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 26 МЛН
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 436 М.
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 96 М.
Nin Naag isku Badalay yaab badanaa
9:35
Isfahan
Рет қаралды 162 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 12 МЛН