Bur Sokor Ama Bur Malab macan Ukun La'aan la sameeyay

  Рет қаралды 638,301

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 577
@umuamjad5477
@umuamjad5477 4 жыл бұрын
galpta tijaapiyey m.a wn ku guuleysty adaa u mahadzan thy hpptii wan ka helaa cunadaada hore u soco mcnto
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 жыл бұрын
Galabta jimce ah hada dawanoya wa Karsan raba allh I fududeeyo😍 Nasri sucaysay2💛
@caashocuudsiid2999
@caashocuudsiid2999 4 жыл бұрын
Wlhy burkaan aad uu u mac yahay gabar wlshay ii samysay jileec waye kama dhargaysid😘😘😘😘
@mssfazzna5971
@mssfazzna5971 5 жыл бұрын
Nasro illaahy gacantada haku barakeeyo xpt anaa u horeeyo lkni like ma idinka tuugaayo
@yasmiinmuqtarxuseinyaska1123
@yasmiinmuqtarxuseinyaska1123 4 жыл бұрын
Mnsh allha gacada ilha kama gooyo narso cadey
@ayaanfoodcade2059
@ayaanfoodcade2059 4 жыл бұрын
Like maxad ku heshiin horta
@yussufabdikadirmuhina6859
@yussufabdikadirmuhina6859 4 жыл бұрын
Nasroxabiibtiilaaheexanuunkugumaseexiyowaxakurajeenayaacimridheeriiyocaafimaadaankuurajeenaawaacaaisho
@منهاحمد-د6خ
@منهاحمد-د6خ 4 жыл бұрын
@@yussufabdikadirmuhina6859 yaab badanaa😂😂
@safiyosacad7852
@safiyosacad7852 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi jasaakallu kheyra ♥️♥️ xubi Allah ku xafido
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena wan kugu fana mcnto walhi noso badi insha
@fadumoqurux3825
@fadumoqurux3825 5 жыл бұрын
I love it your food 🥘 do you know why because it’s easy to know how you cooked 👩🏾‍🍳 and it’s delicious 🤤 masha allah
@fadumaaliabdi3309
@fadumaaliabdi3309 4 жыл бұрын
RUWEWYIO
@sacdiyosaciidfarax5282
@sacdiyosaciidfarax5282 4 жыл бұрын
Good
@agneskawela2442
@agneskawela2442 Жыл бұрын
Yes it is delicious 😊❤❤😊
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 4 жыл бұрын
Maansha allah ilaahey ha ku xifdiyo waan kaa faaiideystay jzklaaaaah Shugran
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 5 жыл бұрын
Wlhi hda ayaa dawdy then wakarinoya burka wuu ii qamiroyo sokorta ii saran tnkz xbbti illhy naga makaqado
@mariamcadey5366
@mariamcadey5366 4 жыл бұрын
M.a i love burkan sokor wlhi😍❤💋😍❤😍💋
@maimunaa3223
@maimunaa3223 4 жыл бұрын
Maansha'laah walaashay , gacantaada alle ha kuu barakeeyo.😘😘😘
@caynilove796
@caynilove796 4 жыл бұрын
Maasha allh xapipti ana waan kula sameystay macaan waaye xapipti allh ku xafido
@nimcomaxamuud9414
@nimcomaxamuud9414 4 жыл бұрын
Nasro cadey xbbt mahadsanid alle gacanta haku barakeeyo
@amaleyamaley4029
@amaleyamaley4029 4 жыл бұрын
Wcs Masha allh macalimadeena Ilaahay ha ku Barakeeyo
@مريممحمد-ك8ه9د
@مريممحمد-ك8ه9د 4 жыл бұрын
Mazhalah qali alle gacantaaad hakuuu parakeeeyo nabad kuwaaaar💖💖
@hdnd8340
@hdnd8340 4 жыл бұрын
Shukrans abyo wan sameysty masha allaah waana jeclaany allaha ku barakeeyo
@aishawarsame8445
@aishawarsame8445 4 жыл бұрын
Maasha allah qaali aad ayu uqurxan yahay sidas inu umacyahay ayan rajeeyna insha allaha wana sameeynaa
@hamdakaafiya9744
@hamdakaafiya9744 4 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah qurux hore usoco wl illaahay gacanta hakuu barakeeyo
@istarcabduqaadir8265
@istarcabduqaadir8265 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku barakeeyo gacantaada
@zamzammahamed6083
@zamzammahamed6083 4 жыл бұрын
Masha allah gacataada allaha kuu barakeeyo xppti
@ععليابوبكر
@ععليابوبكر 4 жыл бұрын
Asc maasha alaah Abaayo gacantada ilaah hagu bargeeyo 💗💗💗💗💗💗💗
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 5 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalah waa baroobeeyay aad baana uga helay mahadsanid
@ayaanah2501
@ayaanah2501 4 жыл бұрын
Masha Allah. Waan sameyey burkaan markaan daawaday video gaan kaalay ayu kuso baxay m.a jazaki Allah aljanah xabibty
@nuuraxasan8269
@nuuraxasan8269 2 жыл бұрын
Waaaaaw wllshay wan ka helay ee halka ka si wad wllshy🙏💯👸❤
@MA7CC
@MA7CC 5 жыл бұрын
Masha Allah i Allah haku xafido hore usoco sister Thanks Ramadan Mubarak
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 жыл бұрын
Mash Allha nasat gacanat iilaahey kamagoyo xbibiti iilahey ajiri hakadiyo shukuran walshey
@hibaqmohamed8409
@hibaqmohamed8409 5 жыл бұрын
Abayo sokor hadaad heel ku dardaar mashaAllah caraf badan buu yelan. Shukran xabiby
@hibofarxaan8636
@hibofarxaan8636 5 жыл бұрын
Masha.allh gcntada allha kuu barakeeyo abyo
@dekanur204
@dekanur204 4 жыл бұрын
Majecli cunto Karin Lkn marka wax karinaayo waxa jeclahay wax macan oo kaduwan cuntada Malin laha😊 thanks nasro sifudud aya ino tusisaa ❤️❤️
@malyuunhassan7520
@malyuunhassan7520 4 жыл бұрын
wad mahadsanthy apyo aaad ban uku gelay gacanta alaha ku barakeyo apyo
@rahmayusuf639
@rahmayusuf639 4 жыл бұрын
Thanks baaye aad baan ugahely galabtaan samaysan 😍😍😍😍😍
@ubahmohamedaliquruxsan2883
@ubahmohamedaliquruxsan2883 4 жыл бұрын
mashaa allah galabta oo ramadaan 28/4/2020 ayaan sameesanayaa
@cabdallaaxmad3816
@cabdallaaxmad3816 4 жыл бұрын
Maasha Allah Waa casharro nacfi leh laakin waxaa xusid mudan xilligaan la joogo oo fadhiguna batay sonkorow, dhiig kar iyo xayrowgu batay Rabbi ha inaga ilaashee inaynu yaraynu sonkorta oo inta loo qadaray haafkeed lagu daraa nasrana markasta ooy sonkor cusbo saliid iyo aashitka faxiska ay wax ku darayso waa inay bulshada xasuusisaa in aanay isku badin khatarna jiro karto. Markasata casharrada cunna karinta qaybta sonkorta, cusbada saliidda iyo aashitada fixiska qadarka laguu sharxay waa laga sii yaraystaa. Si guudna music ha ku dulshidin casharrada si aanad u lumin ajarka danbina aadan u gurubsan. Shukran
@isramahamed3173
@isramahamed3173 4 жыл бұрын
Mashalah wllzhy alah yakfidak
@aragsaninanuur8068
@aragsaninanuur8068 5 жыл бұрын
mansha Allah walashy Allah gacanta ha Ku barakeyo
@sihamhassan5338
@sihamhassan5338 5 жыл бұрын
Chnlkag marka kusoo biray wax badn aya ka faiday ilahy haku barkheyo wax mar walib gabdhah walhag soomalyed adku cawisdi oo aniga ka midahy oo wax badan ka faiday aad iyo aad ayadku mahsntahy walshey nasra💕💕
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 4 жыл бұрын
Mnshlx manta Ayan sameysani inshlx gacantad Allah kubarakeyo inshlx
@fadumoxasan5687
@fadumoxasan5687 2 жыл бұрын
Masha allah wllshay nasro qofaan waxa badan ka.faiiday
@sara_____updy4289
@sara_____updy4289 4 жыл бұрын
Ilaahay janada haku geeyo habo mcn
@intisaarabdullahi8444
@intisaarabdullahi8444 4 жыл бұрын
Masha allh qaali ilahey gacantaada haku barakeeyo
@sahromohamed6916
@sahromohamed6916 5 жыл бұрын
Mashallah abyo gacabtada allah ku barakeyo adban ku jeclahay ❤👍
@ifraaxmaxamed100
@ifraaxmaxamed100 4 жыл бұрын
Masha allah gacantada allaha barakeyo
@raxmocabdulahi5221
@raxmocabdulahi5221 5 жыл бұрын
masha aallaah saad noo fahansiisay kaalay iska arag waaye wax aad natustay halmar lamagaran waayo aad baa kuu taageeraaa xbbtii cimri dheer baan kuu rajeeynaaa iyo cibaado suuban جزاك الله خيرا
@samirasiciid6695
@samirasiciid6695 5 жыл бұрын
Carfiso maxa ka wada abaayo
@umumuslimah5651
@umumuslimah5651 4 жыл бұрын
@@samirasiciid6695 abyo faniila ama heyl
@siraadcllahi9334
@siraadcllahi9334 5 жыл бұрын
l love you nasra yariisay alle haku dhaafo masha allah wax badan kaa faaidnay waxaan ku dhihi lahaa guul hore usii soco 👏👏👏
@madinaomar3703
@madinaomar3703 5 жыл бұрын
Maasha allah allaha ku xafido abaayo aniga aad ujeclahay burkaan mahadsanid
@cuudooncaday1408
@cuudooncaday1408 4 жыл бұрын
Thanks abaayo allha kuu barakeeyo gacmhaada
@hafsahabdi9979
@hafsahabdi9979 4 жыл бұрын
Mashaa allaaah waa mcn borkaaan hada samen rabaa insha allaaah🥀♥️💯❤🤩mahadsanid adne
@munadaahir4952
@munadaahir4952 5 жыл бұрын
shukran my sister horaw soco wlshy qali Alle haku daystò qaaliyeeey
@udug3417
@udug3417 5 жыл бұрын
Abaayo Ramadan Mubarak abaayo ilaahay kheyr badan ha ku siiyo
@fartamacalin5337
@fartamacalin5337 5 жыл бұрын
Mashallh walashey mcn gacantaada alaha ku barakeey0 wax badan ayaan kaa faide🙏❤ waxan kalo raba in aan la hadlo dadka intee fiirsadan vedio gan hadana unlike saarayaan waxan lee yahy iska daaya xasid nimada walashin ha niyad jabinina una ogalaada waxa eey barate mahad sanidin🙏
@sacdiyadagan8616
@sacdiyadagan8616 4 жыл бұрын
Wwww m.a xbti Hadaan sameeyay mhdsanid Nasro qaali ❤️💋💯💯💋💋💯💯💋❤️
@AyanAli-mx5zp
@AyanAli-mx5zp 5 жыл бұрын
Thanks walaahey Nasra waan kaa fii'dnay in badan Alle gacamaha hakuu barakeeyo.😍😍
@ruunjama8295
@ruunjama8295 4 жыл бұрын
Waa channel faido leh soo booqokzbin.info/www/bejne/rnm8qY2nftaSnZo
@randocabdullahi5485
@randocabdullahi5485 4 жыл бұрын
M.a allha hku dhowro hadaan baroobeynaa I.a
@rayaancadeey5634
@rayaancadeey5634 4 жыл бұрын
Masha allah mcnto hadaan sameynooyaa familka dhan gurigee joogaan mahadsanid mcnto gacantaada alle hakuu dhowro
@sihamhassan5338
@sihamhassan5338 5 жыл бұрын
Masha allha abaayo waaka helay burka inasha allha waa isku day adigne ilahy gacntad allha ku barkheyo wax badan aya ka faiday waxan ku farxasnahy ina ahy qaof ugu horey videogag hore usco abayaao macn💕💕💕💕
@abukarbariire2875
@abukarbariire2875 5 жыл бұрын
Masha Allah wll qali Allah ku bara keyo
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 4 жыл бұрын
masha Allah Nasra waan iskudayi rabaa Allaha ii fududeeyo. Aamin
@sagalhassan8591
@sagalhassan8591 4 жыл бұрын
Waan jeclahay waxaad soodhigtid👌❤❤❤❤😂😂😂👑
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 5 жыл бұрын
Masha'allah xapiipti alle ha ikaa xifdiyo jazakallahu kheyr ❤✔❤
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 4 жыл бұрын
Asc nasro abayo ugu danben maanta ayaan sameyay wlhi lakama sheken karo inaba caadi maahn shukran abayo ❤️❤️❤️💯
@isxilqaanxuseen3663
@isxilqaanxuseen3663 4 жыл бұрын
Masha Allah asxabey macalimadena uduceya marwalbo
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 жыл бұрын
Abayo ilaahey haku xifidiyo abayo wan kujece lahay hulu wacan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
wax macan qurux badan lakin maxay kugu tala sonkor baad isku dishee aniga keligiis baan inyar ka cun i laha sokor wa cadowga aadamaha
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah xabiibti keep going xidig xamar
@sunshinegirl8547
@sunshinegirl8547 4 жыл бұрын
Hadaa sameenaa🤣 mahadsanid hooyo nasr
@SafaSafa-ub5eo
@SafaSafa-ub5eo 4 жыл бұрын
I love you nasra ilove you nasra ilove you nasra ilove you nasra jano rabi hakuu sahlo
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 4 жыл бұрын
Maa sha allaah gacantaada Allaah hakubarkeyo❤❤❤
@munocadey5462
@munocadey5462 5 жыл бұрын
Inta afurtay like ta isaara
@abdollah754
@abdollah754 4 жыл бұрын
Masha'alah alaha kuu barakeeyo
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 4 жыл бұрын
Masha'allah masha'allah masha'allah masha'allah masha'allah masha'allah masha'allah
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Sokorta badalkeeda malab waa lagu isticmaali karaa malab saafiya qofkii helaya ani malab baa ku isticmalaa yacni weelka aad miiska ku gaynaysid markaa ku ridid burka ayaa malabka dusha kaga war wareejinaysaa masha allah weye tijabiya
@ayansheikhabdirhmam2040
@ayansheikhabdirhmam2040 3 жыл бұрын
Your a good chef mashallah thank you edo
@deeqaluula7760
@deeqaluula7760 4 жыл бұрын
Mash allha nasra waxa kugu jeclhy si lafahmikaro ad markasta no gu sharaxdaa jezaa kallah qeyr abayo❤❤❤
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Macalin Nasra Abtidoon mahadsanid.
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 5 жыл бұрын
Masha allah wan tijaabiye Walagu dagaale Allaha nokadaayo my queen
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 4 жыл бұрын
Maa sha allaah allaah hakuubarakeeyo gacantaada abaayo qaaliya
@shamzoqasim3269
@shamzoqasim3269 4 жыл бұрын
masha allah shugran mcn badan ramadanka naga dhis
@habiibohappy4893
@habiibohappy4893 4 жыл бұрын
Mash allh apyo rabi haku xafido
@samiirasuldaan5522
@samiirasuldaan5522 4 жыл бұрын
Nasra ilhey gacanta haku barkeyo abyo qali
@shukriharagshabeel8186
@shukriharagshabeel8186 4 жыл бұрын
Maashalaah qaali horey u soco ❤️💙🌺💜💋
@boqoradaxaamaarbiileaminaa4504
@boqoradaxaamaarbiileaminaa4504 5 жыл бұрын
Masha allah abyo anika mesha fanilada uku darday waxan uuku daraa yokad ok ramadanka sidoba uu bilawdy hal hbn lakama waye xafaden 😍😍😍😍
@khadijasheikh4418
@khadijasheikh4418 4 жыл бұрын
Nasra qurux it is very eazy the way aad u sharaxaysid waan jeclahay maasha allah horay u soco horumarkaaga waa horumarkeena farxadaadana waa farxadeena anoo ku aqoonin ayaan ilahey dartiis kuu jeclahay ilahey haku xafido
@fadumoqurux3825
@fadumoqurux3825 5 жыл бұрын
Masha allah masha allah keep going you did great 👍🏻
@fadumaaliabdi3309
@fadumaaliabdi3309 4 жыл бұрын
UTTW
@qadiijoshariif4201
@qadiijoshariif4201 4 жыл бұрын
Masha allah mcnto ilahey haku barakeyo
@ladanxaji3364
@ladanxaji3364 5 жыл бұрын
Masha allah cawa anaa uhoreeyo
@umalkhayrmaxamed3997
@umalkhayrmaxamed3997 4 жыл бұрын
Manshaa alllh
@halimosadia5697
@halimosadia5697 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo nasro allaha kubarakeyo
@khadijoahmed3438
@khadijoahmed3438 4 жыл бұрын
Masha allah 😋😋😋😋😋😋👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻
@aminahussien3626
@aminahussien3626 5 жыл бұрын
masha alaaah xapipti alaha kuu barakeeyo gacantaada
@naciimocabdiqadir4169
@naciimocabdiqadir4169 2 жыл бұрын
Your great nasra abtidoon waxaa thy wlshy cunada aad kariso qlbigaan ka cunaa🥰🥰👻👌🙆‍♀️🙎‍♀️
@maryanzumaan8539
@maryanzumaan8539 5 жыл бұрын
Masha allah abyo adbad umahadsantahay shukran😍
@ukberukber7743
@ukberukber7743 5 жыл бұрын
waad mahadsantahay wllo laakiin mafiicna sonkorta xanuun caadiya ayaa lagaqadaya ee waxad kubadalataa markaad diyarsatid dusha kaga dar malab yar taasa kafiican iimika xanuuno ayaa sobatay waayo qof walba cubtada uu cunayo weeyi markaa cafimadka halaga sheqeyo cubtadii oo aad isticmalaysid hadana wax cafimadka ufiican kudarsada sidaasan sameya aniguba
@fardoosofaraxsan883
@fardoosofaraxsan883 4 жыл бұрын
Masha alah nasro alaha ku xafido macanto
@khadrofarey9404
@khadrofarey9404 4 жыл бұрын
Nasro alle haku barekeyo aad ayan ku jclahy runti❤❤❤
@NajmoCumarsocdal
@NajmoCumarsocdal 11 ай бұрын
m.a abyo gacantada alaha kuu barakeyo ani xita hadafkyga cunto karin waye i.a ada kaa faaiidi doona ❤❤
@gaparjini6962
@gaparjini6962 5 жыл бұрын
Masha allah ramadaaan kariiim
@publichealth3944
@publichealth3944 4 жыл бұрын
Wooowo walaashaya Nasra Guul qaali aad baaya iicajabisaya
@farxiyocabdiraxman502
@farxiyocabdiraxman502 5 жыл бұрын
Masha allah xbibt allaha ku dhowro nasro quruxey
@MunoCabdidaahir
@MunoCabdidaahir 4 ай бұрын
Alle hakuu barakeeyo nasradeyda
@shamsocabdiraxman4247
@shamsocabdiraxman4247 5 жыл бұрын
msh Allah ish calaa weeye shukrn qaali
@abshirocabdicasis616
@abshirocabdicasis616 4 жыл бұрын
Shugran abaayo wad mahadsantahay kher alle haku siiyo
@ahuman7945
@ahuman7945 4 жыл бұрын
But good effort
Barnaamijka Cunto Macaan |  Bur Kuus Kuus| Astaan Tv | 2020
26:57
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
Hilib Kalaankal aad u mcn
11:16
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 549 М.
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 1,9 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18