NASTEEXO DAYAX HELLO MAY MAQLAYSAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025

  Рет қаралды 399,128

BARQO STUDIO

BARQO STUDIO

Күн бұрын

Пікірлер: 258
@barqostudio
@barqostudio Ай бұрын
🔸️Page 1🔸️ Qoraalka Heesta Hubaashii Jacaylkaan Fahmeen Sugayey Hiilkiisow Kalimo Hillowgeedi Baa Hurisay Laabtaydee Teleefoonka Haddii Aanad Qaban Waa Hafeef Kululeee La'aantaa Habsaan Banoo Noloshu Way Hawlee Waa Haraad Ugu Wayn Ifkoo Way Hayaan Adageee Haygu Daawan Caashaqa Haftoo Hiifayoo Lumayee Hello May Maqlaysaa Qofkaan Waayey Hadalkiisow Habeen Qudha Maqnaantaadi Baan Kali Hadraayaayeee Hello May Maqlaysaa Cadaw Baan U Hadhaayaaye Xilimaan Ku Helayaa Cidlay Hoortay Ilmadiiyee 🔸️Page 2🔸️ Maankiyo Naftaaf Hanatay Kaama Haajirine Oo Kuma Hurayoo Nabdigu Kaama Hadhin Jeere Sidii Buu Hiyigu Kuu Tabaa Hadiyo Goortiiye Daraadaa Intaan Hawl Maray Kuu Habeen Baxayee Dookhiyo Hankaygaa Ku Taba Oo Ku Haybinayee Hadii Aanad Weedhaada maqal Waan Hawaawiyayee Hello May Maqlaysaa Qofkaan Waayey Hadalkiisow Habeen Qudha Maqnaantaadi Baan Kali Hadraayaayeee Hello May Maqlaysaa Cadaw Baan U Hadhaayaaye Xilimaan Ku Helayaa Cidlay Hoortay Ilmadiiyee
@Apdalleahmet143Apdalleahmet14
@Apdalleahmet143Apdalleahmet14 Ай бұрын
Best song⚡🤟
@Fadumo-y1k
@Fadumo-y1k Ай бұрын
😢😢😞😭🥺💔
@mdiinilovecity1282
@mdiinilovecity1282 Ай бұрын
Waqti ku bixisey
@Nimcokhadar-e1b
@Nimcokhadar-e1b Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdinaasirdhiyoorCabdinaasird
@CabdinaasirdhiyoorCabdinaasird 28 күн бұрын
@wlltanzil3360
@wlltanzil3360 Ай бұрын
Intaa Nabigeena jecel igu la saliyaa Nabigeena Muhammad (S.cw)❤
@Miskicabdifitaax
@Miskicabdifitaax Ай бұрын
😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅😅
@Miskicabdifitaax
@Miskicabdifitaax Ай бұрын
H12345🎉❤😢😢😮😅😊
@NasrinAbdirahman-c4n
@NasrinAbdirahman-c4n Ай бұрын
Scw❤🎉
@kaydallaale7652
@kaydallaale7652 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉​@@NasrinAbdirahman-c4n
@Ebada-pl4in
@Ebada-pl4in 7 күн бұрын
SCW
@Cabdirisaaq_rissta-24
@Cabdirisaaq_rissta-24 Ай бұрын
Ax jacaylku xanuun badana markuuna guul iyo guul daro midna helin Ilahow labadii is jecel calaf iskugu dar adaa wayn oo waxidee yaa rabi🤲🙏🙏🤔
@SaabariinCadey-qy7bp
@SaabariinCadey-qy7bp Ай бұрын
Amiin yarabi 🤲
@HodanMohammad-y2y
@HodanMohammad-y2y Ай бұрын
Amiin ya rabi 🤲🏻😭❤️
@abdiqaniismaciil2414
@abdiqaniismaciil2414 Ай бұрын
Aamiin amin yarabi
@NimcoCali-z4q
@NimcoCali-z4q Ай бұрын
Aamiin wlhi😢
@MaxamedCismaan-q1g
@MaxamedCismaan-q1g 23 күн бұрын
Amiin
@hodanjama7583
@hodanjama7583 Ай бұрын
😢😢😢 Ala xanuun weynaa qof weligiis Hal qof jeclladey o weliba ka dheer kaddibana qofkaasi cidleyeyey dabadiina aan qof jecell ba arkin samir iyo ciiil uun ku nool 😢😢ax nafteydaaaa Quuusta baro qofki arkow iso ducee inan hello qof idhowrta😢😢
@ZackMilano22
@ZackMilano22 Ай бұрын
*Nasteexo Dayax* She's one of the most talented singers that I have ever seen. Todobaadkii hore ayaan arakay hees ay leedahay oo aan ku qiimeeyay 10/10 caawana heestan oo midii horeba kadaran ayaan arkay 2week gudahood inaad laba heesood oo world class ah soo saarto maaha wax cidkastaa samaynkarto 👏🏻
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 Ай бұрын
Aabo iyo hooyo 😢😢😢 la antiin cadaw baan u hadhay illahay ha idin naxariisto 😢😢😢😢
@CaishaNuur-n5r
@CaishaNuur-n5r Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😊
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 Ай бұрын
Alle ha u naxaristo wll😢
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 26 күн бұрын
Sorry wlshey waa iska aduun waad ka gud beeysa samirka badi walidkna alha u naxriisto u duceey
@Somaliland-l3f
@Somaliland-l3f 16 күн бұрын
Sorry abaayo aamiin alle ha u naxariisto.🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@HassenUpdy
@HassenUpdy Ай бұрын
Inta tiktok sakoo daaawataY farta taaGa😂
@SadiiqAhmed-r9b
@SadiiqAhmed-r9b Ай бұрын
✋️✋️😂
@Qabuulcqaadir
@Qabuulcqaadir Ай бұрын
😂😢
@yaasinmohamed1359
@yaasinmohamed1359 Ай бұрын
"Ka warran ruux noloshaada ku soo galay xilli aad u baahnayd, Ruux si naxariis leh kuu siiyay danayn, taageero, iyo jacayl, Kaa qaaday culaysyada oo qurxiyay maalmahaaga, Mid qalbigaaga hantiyay, oo dareenkaaga ku camiray farxad, Ruux aad ku kalsoontahay in ka badan inta qof bashar ah lagu kalsoonaado. Haddana, si fudud uga maarmay noloshaada, Ka fogaaday oo waliba ku cidlayay, Xusuustiisa ayaad wali xambaarsan tahay, Xaqiiqatan sugitaankaagu waa oo igu dheeraday. Dhab ahaantii, ma garanayo sababta aan kuu sugayo, Waayo, ma tihid mid ii soo socota, Kaliya waxaan salaamayaa mucaashaqiinta keli socodka ah, Kuwa qalbiyadoodu ku suganyihiin jacayl aysan heli karin, Kuwa xusuusta ay qabaan ay u tahay kaliya badbaado, Iyo kuwa sugitaanka uga adkaaday murugada nolosha
@HiboNuura-mj3fr
@HiboNuura-mj3fr Ай бұрын
Iska sawr nida qeer usheg
@yaasinmohamed1359
@yaasinmohamed1359 Ай бұрын
@HiboNuura-mj3fr I.a
@SaraAbdi-sr1nd
@SaraAbdi-sr1nd Ай бұрын
Inta wiilkii codka qurxona ka soo aragtey🎉❤😂
@MunaCady
@MunaCady Ай бұрын
Me🎉😂😂
@AbdiHusein-p1y
@AbdiHusein-p1y 15 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@AbshirCde-z4e
@AbshirCde-z4e 2 күн бұрын
Illahow mid saan iigu heesto ii sahal🤲🤲🤲
@AbaasCaaQil
@AbaasCaaQil Ай бұрын
I got rejected, but I still love the person who rejected me, and I can’t stop. To the legends who will watch this song in 2035, I feel your pain if you go through what I’m feeling now in 2024.😢
@engridwaanhassanmahad605
@engridwaanhassanmahad605 Ай бұрын
War dugsiga aad reject maa gaarte arag adi
@MoQORANE-w2h
@MoQORANE-w2h Ай бұрын
run ahaanti heestu jacal un maka turjumayso waxay katurjumaysa booskasto kugu banan. wlhi. run ahanti aniga wy idamaqday. Madamo. booskii. aabo nimo iga maqanyay. hadii ad inolanlahayd aabo mnta rafaadkan Kuma jiren adiga ayaa meel madaxa isaari lahaa. aabe illahay. waxan kagabaryaya. inu janutul fardawsa kugeyo Kitabkana midigta kusuro. "adigiyo intii muslinaba. aamiin aamiin. yaa rabi
@SeynabAbdinasirSheikhAli
@SeynabAbdinasirSheikhAli Ай бұрын
Allah ha u naxariiso 😢
@izaaahmed4575
@izaaahmed4575 Ай бұрын
Waxaad mooda qisadeyda in laga qore heestan 2023 ban isbarane wiil yurubta ku nool biloyin markuu xirirkena socde an isfahmi weyne 2bil kadib aan xiriir kle sameyste oo waxaa xirir yelane wiil kle oo america jogo oo an hore sxbo u ehen boos walbo aan nin raged ugu bahdo wuu ibuxiye oo waxba igama hagran wuxuu isiiye jaceyl aad ubadan mudo kadib waxaa isoo labte wilki hore waxaan iloowe wax walbo oo xuman uu igu sameye waxan kalo iloowe wax walbo wanag uu wilki kle iisameye ugu dambeyn jaceyl keygii hore ayaan race wiilki maskinka aha ee wax walbo iisameye neh wan ka dhaqajiye cawo ee tariqdu thy 8december 2024 aniga ayaa cidlo tagan oo qofkan dartiis wax walbo uga tagay cawo banan buu isoo istajiye wexee ahatabo alxm wallashey ama wllkey waa iga waano waliga qof dartis qof kle ha ugu tagin😭💔
@AaminoAli-os7hu
@AaminoAli-os7hu Ай бұрын
Oh 😢 sorry abayo lkn willka miskin ah cafis wediso
@yaasinmohamed1359
@yaasinmohamed1359 Ай бұрын
Oh sorry
@iNaHAhMethFarduuz
@iNaHAhMethFarduuz Ай бұрын
AbaaYo zorry lkn weligaa qof kaa tagey logma dhaqaaqo qof ku jecl😢 adna ilhy qalpiga hakuu qaboojiyo
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan Ай бұрын
Wlhj qof sii dhaba ku jecek qof kale haku doorsan😢😢
@EdalabOnline
@EdalabOnline Ай бұрын
Daneestaa tahy 0 ah
@MawliidapdiAhmed
@MawliidapdiAhmed 28 күн бұрын
Macalinkaygii marna wllky qof ixtiraam iyo wanaag badan aduunyada meel kasto cagta saarto farxad iyo caafimad ku nolow ❤ awbare ayaan kaa soo salaamaya fanan qaran
@AteyehaliMohamed
@AteyehaliMohamed 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@MohamednoorIssack
@MohamednoorIssack Ай бұрын
Waa fannaanad dhameystiran oonla buunbuunin💯💯
@Mumt-asyuuusuff
@Mumt-asyuuusuff Ай бұрын
From tiktok 😢
@IqramaxamuudMaxamed
@IqramaxamuudMaxamed Ай бұрын
Ani xita xaga kaso arkay kadib halkan so aaday😢
@FartuunMaxamed-kt1re
@FartuunMaxamed-kt1re Ай бұрын
Qof igama tagin jacayl warkii daay maxaa ugu helaaya😂❤
@axmedaden388
@axmedaden388 Ай бұрын
Gabadh yurub joogta igu dara😢😢🎉😊
@NimcoCraxmaan-lx9xq
@NimcoCraxmaan-lx9xq 8 күн бұрын
Heelowo❤❤❤❤
@FarhiaOsmaan
@FarhiaOsmaan Ай бұрын
Sanadki hore bishan o kale aye hestan ii daarned lkn alx hada wa kaso gudbe qofka dartiis u ilmeyn jire dadka ugu necbhy hada farxad bana idaran alx 🤲
@SamiiroBaashi
@SamiiroBaashi Ай бұрын
Hestan waa igu daren wlhi jaceylku waa xanun mrki U noqon wayo sidii saxda ehed 😭😭😭😰
@MustafeIbrahim-v9n
@MustafeIbrahim-v9n Ай бұрын
Hello ma I maqalaysa Cadow Ban uu hadhayaye😊
@Misriiita
@Misriiita Ай бұрын
M.a hees way dhaaftay🔥
@ibrahimshariff9470
@ibrahimshariff9470 Ай бұрын
Hello maimaqleysaa😢😢😢😢
@cabdicasiis4632
@cabdicasiis4632 Ай бұрын
Asxby qoftan inaa arko raba sidee kubarkaa🤸
@AnfacApdii-x2p
@AnfacApdii-x2p Ай бұрын
Hestaan waxna dhageysanayaa 10december 12:24walipa anigoo ilmeynaya anigoo og inaan dip kuuhelikrin hda sisaaid baan kuuguxiisay 1malin majoogin anigoon adi kaafikirin lagayapee inaa heshay qof igawngzan lkn wlhi said kuugu xisay lgayapee ina messeg kaan aragto lkn Ogoow waligey waankujeclaandoonaa sidii shaly ookle eenolosha kumaxumeyso poqorpaad ahaydee 🥺😭😭😭
@NasteexoCali-yq6uu
@NasteexoCali-yq6uu Ай бұрын
😥😥😥😥😥😥😥axyaaa jacayl😢😢
@IfrahAbdisamad-t3g
@IfrahAbdisamad-t3g Ай бұрын
Codka nasteexo iyo haboon nuura wey isku egyihiin iney haboon nuura qaday baan mooday😮
@Nuura111
@Nuura111 Ай бұрын
Wil xarir naga dhexeyay mudo oo labo wadan kala jogno ba waxa dhcdy in telefonkisa taren kaga tagay ka dib sidas ku wayay Numberkyga ka baxay oo mel kalana Manu kalaa hen qof ii dhawna ma barin wilki mudo afar bilod ba xarirkygii goay Ana waxan modayay inu si kasaa xarirka uu jaray ka dib haben dhawed snap iska helnay oo isga ila so hadalay gabdh an radinayay bad isku eegtihin ma tahay waxa wlba wu ii shegay inu talefonkisa ka lumay numberkygana racay 😢Ana ila hada man caafin 💔😭😭Heestan ba samen igu leh 🥹
@caliyariis518
@caliyariis518 Ай бұрын
Wllo iska cafi please
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p Ай бұрын
Hello may maqlaysaa qofkan wayay hadalkiisow 💔 Habeen qudha maqnaantadii baan kali hadraayaye 🗣🗣 Hello may maqlaysa cadow baan u hadhayaaye 🧟‍♀️ 🧟‍♂️ Xilimaan ku helaya cidlay hoortay ilmadiiye 🥲
@Dajiyalasouriante
@Dajiyalasouriante 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ha Qalbida
@abdurahemmokhtar9514
@abdurahemmokhtar9514 Ай бұрын
Jaceylku ma xuma, balse dadka ayaa xumeeya.
@KadraOmar-mb1mi
@KadraOmar-mb1mi Ай бұрын
Ax ax yaaa jecl
@MaryanAbukarMooge
@MaryanAbukarMooge 19 күн бұрын
Jacelka woxanunbadanyahay markohaLdhinacyahay😢😢😢
@maameabdi1416
@maameabdi1416 Ай бұрын
FROM TIKTOK
@yusraali1674
@yusraali1674 29 күн бұрын
Qod 18 aad kala hadheen hadana wali jeceshahay sow ciil io ceeb maaha 😢😢
@sucaadxasan-z3s
@sucaadxasan-z3s Ай бұрын
hellow mali maqla👋🏻🥺😭
@XafsoBashiir-qr1yr
@XafsoBashiir-qr1yr Ай бұрын
Qiso hestaan😢😢
@CaaliyaAhmed-y5j
@CaaliyaAhmed-y5j Ай бұрын
Ano is leh search garee ayuu iga hor inaadayba
@Roodaaragsaan
@Roodaaragsaan Ай бұрын
😢😢💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭Hallow may maqlaysa😢
@AnfacApdii-x2p
@AnfacApdii-x2p Ай бұрын
10december 12:29baan dhageysana wlipa anigoo ilmeynaya oowalipa said kuugu xisay lgayapee qof igawangzan inaad heshay lkn ani dapadaa waan niyad jabay 🥺😭😭
@HudaEdiris
@HudaEdiris Ай бұрын
🥺🥺🥺
@NasteexoMaxamed-l5u
@NasteexoMaxamed-l5u Ай бұрын
Aany iga hadlysaH heestan runtii😢😢💔
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 Ай бұрын
Heestan markaY 1million gaadh reply isoo gal😊❤
@ArafatWalid-jx1mw
@ArafatWalid-jx1mw 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw😢❤❤❤🎉🎉
@Saybabcilaahi12
@Saybabcilaahi12 14 күн бұрын
❤Asc
@SafaSubeer
@SafaSubeer 28 күн бұрын
Hifayo lumaye😢
@sadaammuuse9627
@sadaammuuse9627 Ай бұрын
Axsan sowt🎉❤
@AsmaHamoud-z2c
@AsmaHamoud-z2c 26 күн бұрын
Hello may maqlaysaa 😢😢
@Lander_18_may
@Lander_18_may Ай бұрын
From tiktok 🎉
@fahankanolosha1190
@fahankanolosha1190 Ай бұрын
Dadkan oo kalle. ayaa Fanka looga-baahan, Yahay. Waa. Gabadh Cod-tolmoon oo misena Dahabiya leh Markay Leedahay Hello Ma'imaqlaysaa Qofkaan Waayay hadalkiisow Habeen-dhuqada Maqnaantadii Baan, wali Hadrayaaye waxaan ismadayaaba Anniga inney ila hadlayso Gabadhu Kadibna waxaan is Arkayaa anniga oo wan ku maqli qof-yahay
@AyaanMaxamed-f5x
@AyaanMaxamed-f5x Ай бұрын
8/12 /20 24 wye iminka20 26 ka dad iso dawanyso iso xasuuso ina waydii inan helay qofaygii saxda ah
@moustaphadaoud8111
@moustaphadaoud8111 29 күн бұрын
Hello ❤❤❤❤❤❤
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Ай бұрын
Indereyy qalbiga inoo ilaali😭
@haykalinaabdilaahi5101
@haykalinaabdilaahi5101 Ай бұрын
```hello ma imaqlysa cadow ban u hadhayy 🥺💔```
@RamloRuun-b5m
@RamloRuun-b5m Ай бұрын
😢😢💔🤲
@NuuraBile-k7b
@NuuraBile-k7b Ай бұрын
Waxan ka khadamay nafataydi oo Aan qofan irabai ban dabaorday 😢waxan ku wada colonya dadkian aan lajoga waa xanuun jecelku Axax😭😭😭😭😭😭❣️💔💔
@HamdijamaalSaalah
@HamdijamaalSaalah Ай бұрын
Waqtigeda ayan ku jiraa 😢
@XamseAbdirisaaq-e2v
@XamseAbdirisaaq-e2v Ай бұрын
Coom soong waye maxaa no dhihi wayday nastexo huno
@AyanHassan-g3e
@AyanHassan-g3e 18 күн бұрын
Aie aie ma cœur
@user-mohmed_thaaJir3
@user-mohmed_thaaJir3 Ай бұрын
Dadkii TikTok ka soo racay setihiiin 😂
@MaryammahamedAbdillahi
@MaryammahamedAbdillahi Ай бұрын
Xasuus aan lahaa waad ilowady banxasuustay 2061/3/29/😢😢😢
@HOYOASTURA
@HOYOASTURA Ай бұрын
2061 lama gadhinb3😂
@AmiinMuuse-p2r
@AmiinMuuse-p2r Ай бұрын
Taariikhda Iska Sax
@MohamedAbdile-nh2gy
@MohamedAbdile-nh2gy Ай бұрын
Halowmaymaqlaysaa😢😢😢😢❤
@wllistiven9271
@wllistiven9271 Ай бұрын
Tan hees wey dhaaf tey wlhi 🔥😩🫂
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 Ай бұрын
Hello may maqlaysaa qofkan waayay hadalkiisaw
@raqiamohamed3587
@raqiamohamed3587 Ай бұрын
Hanbalyo jcylkaygiyow markan is dhaho kuwacba waxan xasuusta inaaad xaasle noqotay ka dib ilintayda ayaan dugsadaa ma aqaan inaan ahay qof karaamo leh oo ku nabsinaysa balse waxan ogahay inaad godob iga gashay😢😢😢
@IkranSaed
@IkranSaed Ай бұрын
Sorry sister alle badal khayr qaba ha ku siiyo ❤
@SomaliORIGINALG
@SomaliORIGINALG Ай бұрын
10/10 🙌
@FarxiyoCabdi-m6h
@FarxiyoCabdi-m6h Ай бұрын
Ax ax😭😭😭😭😭😭
@qadraaajaa1229
@qadraaajaa1229 Ай бұрын
Waan buka 💔😭
@MansuudJaamca
@MansuudJaamca Ай бұрын
Wllo hadaad jacayl dartii u buktid anba kula midbaan ahye aamu😢💔
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Ай бұрын
Tan way hees dhaftay💔😢
@hodaniitaabdi9013
@hodaniitaabdi9013 Ай бұрын
Hal hadan ka fahmey hestan aan ka.hayn hello😢😂😂😂
@mudaneseid2184
@mudaneseid2184 Ай бұрын
Goormaad wax fahmidee???? Juxo
@IlwaadKaafi
@IlwaadKaafi Ай бұрын
Tan hees way dhaftay runtii😢
@axmedyare-e2s
@axmedyare-e2s Ай бұрын
heestu ma challenge baa waxaydee
@hodanmuxipoh1964
@hodanmuxipoh1964 Ай бұрын
Feeling😮
@RayanozaAssowe
@RayanozaAssowe 3 күн бұрын
❤❤❤
@zhaqirizhaqiri9174
@zhaqirizhaqiri9174 Ай бұрын
Imkan tiktok ka yimid inta ila mid ah😅
@Zakariye-abdirahman-a
@Zakariye-abdirahman-a Ай бұрын
wow amazing song
@Luulkhadar_vc
@Luulkhadar_vc Ай бұрын
Hallo ma i maqalaysa cadow baan u hadhayaye😢
@MaadaysDayax
@MaadaysDayax Ай бұрын
14 December 13 2024😢😢😢 dhagestay malin sabti ah😢😢
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 Ай бұрын
Tani manay fananadi gobad hyn waxy waxn ay qadaysa 5 may wayday oo hees logu sameeyo
@choiseungcheol9138
@choiseungcheol9138 Ай бұрын
Heestan xili aan u bahana ley so baxdey 😢
@SumayaCabdirisaaq123
@SumayaCabdirisaaq123 Ай бұрын
Midhka yuuna maqlin hadu rabo😂😂
@ZalmaEman
@ZalmaEman Ай бұрын
wax war islamedba kuhadlyaba adigaanba kuarky😭😂
@NagaadInahazzan
@NagaadInahazzan Ай бұрын
Yur😢😅😅
@NimcaXasan-l5w
@NimcaXasan-l5w Ай бұрын
Jaceyl😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ILHAANMAXAMED-v1d
@ILHAANMAXAMED-v1d Ай бұрын
Hello ma imaqlaysaa cadow baa u hadhayaaye💔😭
@alihawa-o1q
@alihawa-o1q 19 күн бұрын
😢😢 Ah
@parwakoheis2713
@parwakoheis2713 Ай бұрын
Codkeda 😮 nastexo
@MxamedMaska
@MxamedMaska Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Umalkhayr-p6r
@Umalkhayr-p6r Ай бұрын
😢😢😢Asc
@LuulCabdi-p9x
@LuulCabdi-p9x Ай бұрын
Wcs
@AmiinMuuse-p2r
@AmiinMuuse-p2r Ай бұрын
Plz Heestan oo qoraal Ah Haley Soo qoro
@barqostudio
@barqostudio Ай бұрын
Taabo CC Lyrics
@maryanomar7616
@maryanomar7616 Ай бұрын
Caawa block qof aan 2 sano waday ilhow nolosheyda la.antiis ii quruxi
@moemud6984
@moemud6984 Ай бұрын
Abaayo is kala heshii 😢
@QaaliRaage-k6y
@QaaliRaage-k6y Ай бұрын
Same sanad io 7 bilood wada soconay wlhi hbnkii jumcaha mel wliba block ka saray
@NimcoCali-z4q
@NimcoCali-z4q Ай бұрын
Hello 😢
@MadinoAbukar-h5f
@MadinoAbukar-h5f 7 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CaaliyaAhmed-y5j
@CaaliyaAhmed-y5j Ай бұрын
Naa iskadaa hawicin qofka e
@MuhiimAhmeth
@MuhiimAhmeth Ай бұрын
8 /12/ 2024 waa ii block day
@NimcaanDollar
@NimcaanDollar Ай бұрын
Hallo ma imaqlaysaa cadow ban uhadhayaayee Ax ax
@Aden-o7m
@Aden-o7m 24 күн бұрын
😮😮😮😮😮
@ridwaansabriyeofficall
@ridwaansabriyeofficall Ай бұрын
Hello ma imaqlysaa de😢😢
@SalkoAbakarr
@SalkoAbakarr Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😊😊
@CarabIsmaciil
@CarabIsmaciil 2 күн бұрын
❤❤😢😢
MAXAMED MUSTAFE - HALLOW WAN MAQLAYA [Official Video] 2025
5:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 190 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
ANISA ARAGSAN | HELLOW MAY MAQLAYSAA | OFFICIAL  MUSIC VIDEO 2025
5:14
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 104 М.
DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB (MAXAAN BAL SHEEGAYAA) 2023
4:42
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 1 МЛН
Saalax sanaag iyo Raxma Hassan 2025 | Ku badhaadhay
5:49
liza media
Рет қаралды 11 М.
nimcaan hilaac WAANADA IGA QAADO SUCAADEEY ┇LYRICS 2025
6:05
faahiye lyrics
Рет қаралды 208 М.
CALI ZAKI | OGOW QIIMAHAAGA | True Story- 2025
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,9 МЛН
WARDA HAPPY - BOOGAHA JACEYALKA- OFFICIAL VIDEO 2025
5:44
Waqal Music Production
Рет қаралды 847 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,5 МЛН