War ayaa ninkan gabdhaha somaliyeed u gefey wax halaga qabto
@II-vd4ih2 ай бұрын
Mahdi walaal dumarkeena kuwi hore misa kuwa aan hada ku arko social media walaahi gabar somali marka wax laga sheego dagaal ayaan u gali jiray laakin hada iyagaa Is sharaf tiray oo dad kooda ka faanaayo marka hala yaabin in iyagane in sidaa loo qiimo tiro
@malyunukash29752 ай бұрын
Alaah ha cafiyo Ayman, Alaah ha cafiyo Ayman, Alaah ha cafiyo Ayman.
@QodarAbdulahi2 ай бұрын
Cafimad allaha siiyo amin
@saynabahmed21352 ай бұрын
Allha ha cafiyo aamiin aamiin
@Otaha-zr8sn2 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@FatumaAbdullahi-o7v2 ай бұрын
Amiin ya raabi
@Alhamdullilah2502 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤
@shamsaabdikadir80892 ай бұрын
S 🌹A 🌹 W 🌹 S🎉A🎉W🎉
@shaaticadde2 ай бұрын
❤Salallahu Caleyhi Wazalam ❤
@AxlaamAxmed-xk5zp2 ай бұрын
Allow ayman❤ CAFIMAD TAAM AH KU SII
@nadifonuur87862 ай бұрын
Alle ha Caafiyo.
@FatumaAbdullahi-o7v2 ай бұрын
Amiim
@Mashroomer542 ай бұрын
runta lagama xanaaqo ✅ wax ba yaan ciil ku qaban ✅ waa run Gabdhaha somalidu ma caqli bad na. sababtoo ah hadeysan caqli yarayn Raga somaliyeed baa laga arki lahaaayoo dalkooda ku heshiin lahaa oo midoobi lahaa✅ 100% yeey naan ka xanaaqin runta
Iyadaa hoos geysay sow maahan afjeexeedii iyadaa isbahdishay
@SafiaJama-s4c2 ай бұрын
Soomaalida way ku jiraan Dad noocaas ah oo Isha wax ku dila
@farhiyoabdiaziz74182 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed ragooda baa halka dhigay wayo dal maleh walal fiicana maleh sidokale ninfiican ma aysan helin inbadan oo kamida.
@SafiaJama-s4c2 ай бұрын
Waa beentiis waxa sidaas u eg yaa guursanaya Bidahaas Cawaran
@ragemohamed38432 ай бұрын
80 jir aan aqli laheyn weeye qoslaaye waa cawaan
@SafiaJama-s4c2 ай бұрын
Ayman Quruxdiisaa lagu cunay Ilbaa ku dhacday
@Sulekhahassan1232 ай бұрын
Qabyaalada weeye
@ashaoali80202 ай бұрын
Waarutiis gabadhuhu ceebsooma jiidin ee adinka ina rag ah ayaa soojiidey waayo adinkaan markii horan waxbarin hadana wadankoodii kasooqixiseen oo ajnabiga ku qasabteen
@Thepitchview902 ай бұрын
Naagaha somalida waa naago kibir nacsnimo kujiro
@saedasmith65582 ай бұрын
Ayadaa isugu wacan hala caayo dhi
@halima24762 ай бұрын
Wiilka xanuunsan Allaha caafiyo aamiin
@gigachad9879Ай бұрын
Nagaha somaliyed waxa laga shegayo waa run meesha ugu xunna waa Neyrobi saxan baradho ama jebsi iyo labo xabbo jikin legs loo iibiyaa habeenkaas aa fuulfuulaayo shiidh
@abdirahmaanmohamed51392 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 gabdhaheenu weey iska indha tiraan arrintan illahow muu nin Soomaali ah ahaado afkay goosanlahayeen
@canabiinadia2 ай бұрын
Wax la goosado wadba tihiin ilee dhibka hooyoyinka kasoo bilabataa ila aabahu ma baraan wiilasha wanaga iyo ixtiraamka uu walashiisa ku ledahay
@IndhouronHaji2 ай бұрын
Idinka raga ahbaa usabab ah in dumarki iyo wadankiiba lagu wiirsado ee iska amus ninyow
@KaltunMuseAli2 ай бұрын
Sorry lkn maraga somaliyed ayaa dhama imisaa nin nagtiisa iyadoqawan sodhiya midhiyaha raguna kama dhidhiyan sorry
@XalwaMahamad2 ай бұрын
Qumayo dheh iladag
@Emi925462 ай бұрын
Dumarkeena iyo madaxweynahena wa isku Hal 10:51 isagana madaxa ajanibta marku arko buu Kala daata uu rakuuca wax walbu u saxixaa 😂😂😂