NAXDIN GABADHAH MUQAALKEYDA MA DAWATAY ILINTA AYAN CESHAN WAYAY CALOOL XUMO SORRY

  Рет қаралды 27,718

HAYE MEDIA

HAYE MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo gabadhan wey qalbi fiican tahay waana baari. Hooyadana waa hooyo sharaf leh ee Ilaahay reerkaan dhibkaan ha ka kor qaado. Gurigeeda Sixir uu ninkeeda u gelshaa laga helay .Subhanalaah ragii sixir bay dumarkii ku haystaan
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Yaaaa masaga sameeyey
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 Ай бұрын
الهم امين
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 Ай бұрын
Ilaahoow qalbiga hanaga raacin makhluuq qalpigana noo ilaali 😢 keliya waxaan ugahortagi karnaa emotions kiina inaad ka adkaataan oo alle iskuxirtaan nin jecelkiisa sidaan ayaa u dambeysa
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Amiin
@twilightqueenb5995
@twilightqueenb5995 Ай бұрын
Allaha asturo qalbigana allaha uqaboojiyo hooyana allaha barakeeyo inta hooyadood dhimatayna Allah a unaxariisto
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Gabadhan quraan hala saaro
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
2:18 😭😭😭😭 may allah bless peace between parents and young adults children ameen ya rab 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Ай бұрын
Habaryar uma qalantid sidaan, marka hore habo miskaxdaada iyo qalbigaaga Allah ha kuu badbaadiyo. Caruurtaada Allah ha kuu xafido. NIN HA ISKU HALEYN. Allah u noqo, arimahaaga u dhiibo. INSHA Allah waad ka baxaysaa dhibka.
@xayatXasan
@xayatXasan Ай бұрын
xasbunallah 😭😭 hooyada isheedi aya kugu dhacdey ishaa walidka safado moho wlhi
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 Ай бұрын
Allah qalbiga ubojiyo aamin yarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@umujamiilayussuf3660
@umujamiilayussuf3660 Ай бұрын
Illahow cafimad degdeg ah sii Illahow u dembi dhaaf Illahow ka qaad culeyska hayo Illahow astur Illahow xifdi Illahow u nacriso Illahow inta owlad o kamaqan carurtoda illahow uso hanuni Illahow uso hanuni
@xayatXasan
@xayatXasan Ай бұрын
icaafi ku dheh 😭😭plz hooyo waa qaalii wlhi
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Ilinta ayan ceshan wayay wlhi melxun ayey gaartay subhana Allah
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Ай бұрын
Qalbiga Allaha u dajiyo
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Gabadhan cilaaj haloo sameeyo
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Ай бұрын
Illaahay how gar gaaro illaahay ha caafiiyo aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼
@aminaali2334
@aminaali2334 Ай бұрын
Waa sax laakiin caruurtisa iyo gabadha inuu xumeeyo maha ilaahoow caawi I’m sorry sister 🙏
@faaisacismaan3468
@faaisacismaan3468 Ай бұрын
Qofki ugu horeye oo mac sokor is dhaho
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Illahay cafimaad sareecana hasiyoo
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Ай бұрын
Allaha caawiyo yaarabi
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Ай бұрын
❤😊Laba qofod ninkii qilaafo maguleysto waa allaah iyo walidka waayo ayaga kanaxayo runtii hooyo kumsijirta. Walidkana meel caruurtiisa ufiican uma diido ee waa ulajeclada marka hooyada waxey kutirahdo kahar pls kahar.
@NimoDaad
@NimoDaad Ай бұрын
Laba qof ha odhane ilaahay iyo waalidka dheh subxaanallaah ilaahay qof haku odhan
@sahra6279
@sahra6279 Ай бұрын
Subxanallah allah mad qof ku sheegtay
@najmadarwesh1654
@najmadarwesh1654 Ай бұрын
Rabiyow Qalbiga uqaboji 😢
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Ай бұрын
Alle ha caafiyo 🤲😪
@farhiyaaAli-s6j
@farhiyaaAli-s6j Ай бұрын
Shatab kii halka dhiigay baad kaaxuntay waay dhibantahay waanad kujesjesaysa baax
@AsumoMuuse
@AsumoMuuse Ай бұрын
Aallah ku gargaro wlo mcn raga balaa maleeha horey u soco
@salmanyare9243
@salmanyare9243 Ай бұрын
Alle haa cafiyo waxa macqul ah in ayaay balwad isticmashay ama maskaxiyan uu xanusan tahay alle haa cafiyo
@istarlinonline7664
@istarlinonline7664 Ай бұрын
Allah caafiyo
@IftinMaxamuudGeedi
@IftinMaxamuudGeedi Ай бұрын
Alle haku cafiyo 🤲😢
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts Ай бұрын
Allah hacafiyo gabadha
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm Ай бұрын
Illaahay qalbiga ha u dajiyo
@FartunWarsame-u8b
@FartunWarsame-u8b Ай бұрын
Sweden ku noshahay. Waana Gabar wax baratsy oo nersiss sykepleier ah .
@xayatXasan
@xayatXasan Ай бұрын
hooyada ka duceyso plz 😭😭
@Ashaabdi-n7v
@Ashaabdi-n7v Ай бұрын
ALLAHA caafiyo gabadha
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Omar bar bar miyaa ah ninkeeda
@Marian_Ibrahim
@Marian_Ibrahim Ай бұрын
Gagabadhaan miiskiinta ah maxaa loo war warejinaa. Allah ha cafiiyo! 🙏🏾
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 Ай бұрын
Allaha qalbiga uqabojiyo gabadha Allahayow familada musliminta ugaargaar
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Ай бұрын
🎉mashaa Allaha 🎉
@marianuurmohamed5024
@marianuurmohamed5024 Ай бұрын
AX Waa naf wax jecel miyey maqashaa wax kasta oo ad u sheegtid
@leilamed4044
@leilamed4044 Ай бұрын
Inallillahi wa innahilayehii rajicuune
@HareedMilaano
@HareedMilaano Ай бұрын
Walhi Wan kaxumahay
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar Ай бұрын
salaada ha tukato illaahay na ha barido culeyka heysta alle wuu ka dulqaadayaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Ax ax quraan hala saaro
@MuxdiinSalaad-w9y
@MuxdiinSalaad-w9y 20 күн бұрын
Gabdhaan liilcaato ayeey u egtahay
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad Ай бұрын
Alaha caafiyo
@KhalidHassan-j1m
@KhalidHassan-j1m Ай бұрын
Waxaan filaa meelqaldan inaa soogalay oo wada xaliimooyina😂😂😂
@xasan127
@xasan127 Ай бұрын
War dadka arimahooda lama keeno meelahan nacasyahoow madan rag ahayn
@IBelieve-f8c
@IBelieve-f8c Ай бұрын
Arimahooda isagu makeenine meediyahay yaakaan iyagaana isasoodhigay jas wuu falapaynaayaa taasna yuutuublaydoo dhan baa falapeeya hamaagin wiilka
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w Ай бұрын
ILAHEY HACAAFIYO GABADHAAN
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
Ilheyo u cafi mamadasa gabartedaa 😢😢😢😊
@UbaxUbah
@UbaxUbah Ай бұрын
Ilahow.ugargar
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Ай бұрын
axaxaxax
@ashawarsame1662
@ashawarsame1662 Ай бұрын
Kuwa yurub ku dhashay maxaa ka taqaan qof caasi ah kuma arag sxb ee ha u gafin kuw qurbaha ku dhashay beenloow
@nagad-t8o
@nagad-t8o Ай бұрын
De wllo marag aya adunkina waside maxa timaha uxirtay allow wllo ku ilaali ilahay ulaabo
@ShukriSharif-lm5hk
@ShukriSharif-lm5hk Ай бұрын
Gabadhu Waa Xanuunsanaysa Ee U Duceey Ama Ka Aamus😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@gamadiid
@gamadiid Ай бұрын
Sax
@faadumoali117
@faadumoali117 Ай бұрын
Haday Ku xumeyso Ku xushmey Xigaaladeed Hadaad Wadi weyso Si walbood U waanisaba Wanaag badan Hooyayeed Waa in aad Wacdaa Ducaysanow Hayga dilin Way ku dooratee
NINKEEYGA AYA DHIB IIGEEYSTAY QISADA RAAQIYA SOMALIDA DHAN KA OOYSIISAY
21:10
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 20 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
MASLAX SHALEEY JCYL AYUU LA WAASHAY   DARBI JIIF U AHAA MAANTA GURI AYAA LOO GADAY
21:47
UGU DAMBEEN WEY KALA HAREEN | DHAMEYSO VIDEO KA
12:01
Xanta tiktok
Рет қаралды 3,1 М.
ASHO OO XABSII GASHAY OO SHAY XIIRAY
32:29
Asha&Shay family
Рет қаралды 13 М.
GABADHA SHARCIGEEDA LAGU DHACAY LACATA OO LA KEENAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:51
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 13 М.
QABKI BASBOOR QOF ISKU IGNAHAY YURUB KU GALAY & TARXIILKAYGA
59:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 134 М.