NAXDIN LICATO OO SHIRQOLEY QAMAR IYO SIDI LODILEY IYO RAYAN XALADEDA IYO GABADHAN COLASHA KAHADASHAY

  Рет қаралды 17,819

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

21 January 2024

Пікірлер: 36
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤
@user-bi1re6kb5v
@user-bi1re6kb5v 7 ай бұрын
Sallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@bulshobilechannel7550
@bulshobilechannel7550 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 7 ай бұрын
😢😢ben mahan wlhi ilahaw gabdhahena no xafid😢
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 7 ай бұрын
Waxa kasta oo ku dhacay rayan ninkii ku dhahay uurka aniga ma lihi baay nin ka dhigatay isa guna ma rumaysna inuu ilmahas dhalay marka waa inuu hadba inuu sheeko keeno waa la itagay iyo waa la idilay 😂😂😂😂 ilmah inuu dhalanin baa muuqata
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 7 ай бұрын
Scw scw
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadroali7142
@khadroali7142 7 ай бұрын
Subxallah
@Ramla22
@Ramla22 7 ай бұрын
Mashallah ❤
@darkranger009
@darkranger009 7 ай бұрын
Yaa
@aragsanhassan1488
@aragsanhassan1488 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@saaraali9688
@saaraali9688 7 ай бұрын
alla illaahow gabadha kabadbaadi ciyaalsuuqaan yaarabi wiilasha diinta lamabaro mida kale soomaaliya muslimiin mala dhihikaraa wiilashaani agoon iyo rajo miyeykusoo koreen soomaaliya wiilasha hadaansi dhabadiinta loo barin nolol malaha intaa gabdhaha ayaa dugsiya quraan loo furaa runtii furaha noloshu waa in wiilasha labaro diinta
@SacdiyoAbdiqadirmohamed-tx7ob
@SacdiyoAbdiqadirmohamed-tx7ob 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xamdicumar-hz8hc
@xamdicumar-hz8hc 7 ай бұрын
Yaah saacaan waa is qabtiin iyada maa wax lagu mehrinaaye teeda kale waa cunug yar csw subxaanalaah
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 7 ай бұрын
Scw Scw Scw
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 7 ай бұрын
Gabadha amayba joogin aya wax siiiyeeen ax waanaxdin
@user-xd7fe5ix5h
@user-xd7fe5ix5h 7 ай бұрын
Hdan idinka yelo waxs baa mekeea😮😅
@marianmohammed67
@marianmohammed67 7 ай бұрын
Wa waantoobaan miyaa gabdhaheena wiilashuna guri hooyo iyo aabo wanaagsani aqlaaq soo bareen kama soo bixin miyaa aaway waalidiintii waajibkoodii wax qalad iyo saxba looma sheego miyaa cajiib
@marianmohammed67
@marianmohammed67 7 ай бұрын
Gabdhahaan yaryar maxaa heleyoo nimanka guryohòoda maxaa geeya oo ay u raacaan aniga yaabaye
@umxababa3545
@umxababa3545 7 ай бұрын
Gabdhihii yaryaraa waa dayacan yihiin
@HalimaAbdi-zx7hb
@HalimaAbdi-zx7hb 7 ай бұрын
Scwscw ❤❤❤❤
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 7 ай бұрын
War ninyahow bariiska meel xun baad ka raadineysaa ee nin wayn baad tahaye meel xalaal ah irsaaqad ka raadsi. Talo walaaltinimo
@kafiosaid746
@kafiosaid746 7 ай бұрын
Rayaan aad ayeey u catoowday in ay dhib ku jirto wey ka muqata
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 7 ай бұрын
Yaabka yaabkiisa, Somaali saasa Udambaysey🤔🤔🤔🙈🙈🙈
@sahroabdi
@sahroabdi 7 ай бұрын
Il.maheedii meeye mdeeda kle gbdhn ma ninkn drtii bey sdn u noqty.
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk. Inay ka muqaata inuu lug u laabanthty
@anabmohamed344
@anabmohamed344 7 ай бұрын
Guurkan haduu run yahey miyaaney waxba garaneyn iyadu wey arkeysaa inaan sidaa halaha loo meherinine
@user-ln9lk7tz8w
@user-ln9lk7tz8w 7 ай бұрын
Doqoonkaan nikaax ka been sheegaya diinta alle ma wax lagu ciyaaro ayuu u maleeyay
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 7 ай бұрын
Yab meherka sana maxa weye
@haniaden2700
@haniaden2700 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk nagtu ma walan tahay waxas meher ma ahan
@khadraguled4788
@khadraguled4788 7 ай бұрын
Hargsa cidna kumay dilin inay cidislaayaan mooyaane
@shukricali2573
@shukricali2573 7 ай бұрын
Waa lago dilay wana lago xirhay hargeysa sidokale jabuuti waa lago dilay kadibu keyna hadey
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Subxaanalah
DEG DEG DAGALKI OO GAARAY GAROOWE IYO MEELO KALE ASAD FAQDID IYO JABRA
17:46
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 16 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
😂😂 Dalxiise Scotland udhashay oo Soomaalida ka yaabay 😂😂😂
14:59
Fatima Muna channel
Рет қаралды 3,9 М.
CAASHO NAAG CADAAN AH AYA SHIRQOSHAY WAREYSI SIDA GABADHA LOOGA QAATAY CAASHO  DAAWO
19:17
Khaniiskii Blue Makup oo Nin Lagu Mehriyay Barnaamijka Calafdoon
14:43
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 71 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН