NAXDIN OOMAR BARBAR WUXUU LEEYAHAY WLL IDAA M CABDULQADINA WUU CAAYAYAA SALAMAD

  Рет қаралды 12,178

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

5 August 2024

Пікірлер: 49
@Mana-fg7lv
@Mana-fg7lv Ай бұрын
Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu
@user-zd8df5ud3v
@user-zd8df5ud3v Ай бұрын
M.cdiqadir filinkada eya cunay hadalkadana lagadaremaya Lakin waxa illhy mahadiya oomar oo noo nabad qaba oo sohadlay alx
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@JamaadCali-n8o
@JamaadCali-n8o Ай бұрын
Maasha allah my bro oomar alle haku xafido huuno kuwan illahay hakaa qabto sharkooda yaarabi adiga aya awood leh no badbaadi wllken oomar
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Umar Barbar, Waa runtiis Aduunka Maanta Waa hunguri, Allahu Mustacaan, ilahay haku xifdiyo, Umaroow don't worry😊❤️‍🩹💞🇸🇴🤔
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤
@jamaisse7944
@jamaisse7944 Ай бұрын
BARBAROW ADIGI HAL YEY QARAN MATALAYO EE FANAN SOMALIYED AH BA NALEH I AM CANADIAN SI WALAHI MAXAD U MALEYNAYSA WARQADAN KUWADA JOGNA HADAY RUNTA TIMADO KAN KU DHASHAY MACA QURBAHA WUXUU NOQONAYA SOOMAALI EE SOMALINIMADA KOR ALAHA KADHIGO ❤❤❤
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
Waqtigan la joogo qofna ha aminina dadow
@maaslahmohamed
@maaslahmohamed Ай бұрын
I-amin nikan wa judan, waykamuqata
@leylahussein9688
@leylahussein9688 Ай бұрын
Waa runs
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Ай бұрын
Rabi waa ka so badbaadiye
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Ай бұрын
Cabdi caziizow dadka ha isku dirin
@HindaHusen-vq9iy
@HindaHusen-vq9iy Ай бұрын
Waxaan maqlijiray cumar mahamud waxaa ku jira dad dhaqanka yahuuda leh runtii waan xaqiiqsaday Omaar said abihiis waxaa dilay sokeeye waliba Omar mahamud wuxuuna ahaa Nabadoon umada indho u ah oo aad u afgaaban maantana waxaa dhibaataynaaya wiilkiisa dad sokeeye ah marka waxaan leeyahay Omar iska dulqaado dadkaas guntaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Raga shirqoolay ayaa aabihii dilay ee waa daacad oomaar siduu u aaminay ragaas c/xaafid xataa kooxduu kujiraa bal ninkaan inuu oomaar uciilqabay waxaa cadayn u ah kulahaa waxaad maraykan ingriiska iyo jarmalka ka dhigtay waanu ku ogayn marka ninkaan waa nin uciilqabay oomaarna waa daacad wuu aaminay waa nin kala hadlaya isburinaya
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Ninka ina cabdilqaadir la leeyahay ima cajabin hadalkiisu uma eka qof daacad ah😊
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Ай бұрын
Wan kugu racy wayo badhe language kiisa xaasidnimo ayan ka arkaa
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Ай бұрын
Anigu soo anigii kulahaa Wlle dadkana warkooda iska daa Omaar waa fcnyhy dadkiisii ayaa haysta
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Ай бұрын
Abdiqaadiroow wlle adigu hadaad miyir Mxaad ula tirsanaysaa Wlle waa ceeb wxn aamus Abdiqaadir
@KafiaAli-n2m
@KafiaAli-n2m Ай бұрын
War adaa walane wiilka faraha ka qaad intee melood ayuu tagay muxu basements wadamada kale u gali wayay
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Ай бұрын
reerkiisa maxaa kuugeeyey
@XashiihoosCabdi-dz5hg
@XashiihoosCabdi-dz5hg Ай бұрын
War runta hadii laga hadalayo omaar asiga ay qaldan
@june6206
@june6206 Ай бұрын
Wa dad walan soomali du qof ayna aqoon bay iska Catan oomar ugu yaran wuu xanuun sanayaa
@asiamohamed496
@asiamohamed496 Ай бұрын
Somaliyay qalbi wanag waa lodhasha ninkan iyo omar Barbara farqiga udhaxeya eega
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Oomaar ayaa nadiif ah oo runtu kamuuqataa ninka kale cay iyo cunfi xasad uu qarso isleeyahay hadana qarsan la'yahay ayaa ka muuqda oomaar daacad Sanaa ragii bahacaliyoonis oo siciid cumartinle dilay ayuu aaminay noloshiisii iyo sumcadiisii ayay baabi iyeen oomaaroow inaadeer illaahay haku caawiyo nin qabiil matihid calool xaarnaantaada tuugaas gaalo gudan ayaa kusoo shirqoolay hadana wili cay kula dabo taagan sorry
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 Ай бұрын
Oomaar waa la dulmiyey
@mruun6114
@mruun6114 Ай бұрын
Tuk batahay
@user-tx9de8qe7x
@user-tx9de8qe7x Ай бұрын
War nabadgeli oomar oodhibka kadaaya
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Ай бұрын
Saqajan ayad tahy ina aderkaa hadii uxanunsan yahy xitaa ma inaad sidas qaldan aad ugu jawabto walee adiga iyo omar bodhisattva language kaga ayaa noshegayo I inaad xaasid tahy ee kadhamaw wiilka aad dhacdeen
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
Maxamed Cabdulkadir, ninkan isaga yiri BUUFIN KALIA DHUUQEY Oomar kadabalo howshan aad gashey, Cabdixafid wax dambi malaha BOOD BOODLE MIYA.
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Ай бұрын
Waryaa reerkiisa afka kala.bax sikale u wax uga sheekh
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Oomaar boqor illaahay ayaa ka dhigay ee adaa shirqool u dhigay oo bisad kadhig is yiri laakiin sirmaqabe Saab ayaa biyo celiya amaansii
@JamaadCali-n8o
@JamaadCali-n8o Ай бұрын
Oomar wu sax sanyhy wlhi
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Oomaar waxba muu dhihin lkn wax xuna kumuu hadal lkn haduuba ninkani soo dhaweeyay asagaa kamasuula wixii kudhacay iyo passport ka laga jeex jeexayba suu uhadlaayo wuxuu kuhaystaa maad aamustid oomaar muu caytamin maxuu kagubtay anaguu rabaa inuu naga dhaadhiciyo oomaar shadaadiin buu caabudaa haduuba sii hanjabayaa waxa laygu yaqaana hadal yar iyo hawl badan bal taabo walee somali inaanay kaa hadhayn saas caan laguma noqdo hadaaba wajigiisa ladhibsanayaa mida kale somaliduu leeyahay waad qancinaysaa saw maanta ayagu meeshii mugdiga aa kurideen kamay soo saarin
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Ай бұрын
Omaar ayaa runsheegayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Akoonkii oomaar adaa shubtay shilin wuu helayaa ka har c/xafiid iyo jifidiisu siciid cumar tinle dhiigiisii maku qanci waayeen oomaar miyay kudarsada is dheheen hadaba waa laydin ogaaday oomaarna waa nin aad qalbi wanaag uga faa iidaysateen waase lays arkaa tuugo
@maslax1119
@maslax1119 Ай бұрын
Ninkan sharfta jaleeda simalida Norwich ma istaheelo sede cuurta u dhaqmaya nin walalsaday ayuu lacaag ka dar beedaaay samcdeesa wey dhuntaay
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. Ай бұрын
War wiilka yar iska daa war isla yab wiilka wad kawentahay walada dhashay
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Boqorka dhigo oo isagu waa godoomiye xun been been oomar waa faanaan cana War waxaan faanka soomaaliyed ha laga qabto please
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Ninkan ninka xanunsan la xisaabtamaya maxaa ka siya waxan nacaska ah ya ka qabsada ninka
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Habarahan buulo xubaye yaan Yada ku gadaya kulaha habaraha yaa weeye
@deqalula9707
@deqalula9707 Ай бұрын
Qof xumafiisa bay ku tusaysaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Tuug baastara gaalo gudan adoo 50 reer xirsiya ayaad oomaar leedahay tolku qabsada malihid xaaraami naagtaad oomaar u adeega satay abti ma taqaan naas kii haqabtee warkaaga doqon mooyee fariid loo fasiri maayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Tuug nin reer mahada ayaad leedahay tol malihid habaar ka jooji waa cadaatay inaad oomaar shirqooshay naagtaad adeegsateen sumcad uyeeli maysid adigu suntii aad siiseen oomaar iyo naagtaad rabteen inaad dhawadiisa kudaadisaan oo aad tiraahdaan wuu kufsaday kuu socon weyday ina Cabdulqaadiroow walee wadadhalashada ayaa ku qaban inuu oomaar ku aaminay ayaa xataa ku qabanaysa jaahil jaaliyad xun jooga fadhi kudirir ah waa lawada joogaa waana lagu bartay inaad xaasid ducuf ah tahay oomaarna ragii aabihii dilay aad lacag kaga cuntay oo maar wuu ka bixi taas alle aamin ma iisho lagu baray soomaalidii ku ogaa tay
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Ай бұрын
M. Uraaye adigaa keenay been baad ka shaygaysaa gudoomiye dadka shirqoola weeyaan ha laga cararo! sida uu u hadlayo bal eega kuyo bisment baan kaa soo saarnay. Tuug.
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b Ай бұрын
Reer mahad ha aarsadaan😊😅
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
OOMAR BAR BAR ISAGA BUUFIN BUUF BUUFIYEY 😂😂😂 WUU KA KICIDONA MARKU AQLIGA SHAQEEYO
@Zaka_swe
@Zaka_swe Ай бұрын
Waxaa layiri doqon waxey casarkii kugu arakteey ayeey cishihii kugu caaysaa cumar haduu miirka soo helay maheeyn in aad ujawabto isagoo waliba ku cafiyay
DEG DEG RAYAN BAJAAJ OO WIIL SOMALIYEED IYO QURBAHA DHAXALKA
12:17
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 9 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
DEG DEG DAGALKI OO GAARAY GAROOWE IYO MEELO KALE ASAD FAQDID IYO JABRA
17:46
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН