New Gasil Mask Nafaqo io Face Washkeda Wajiga bucbuc dhalal cadan io nacuma

  Рет қаралды 7,338

Faiza’s World | عالم فايزة

Faiza’s World | عالم فايزة

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashaye Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah 💋 ❣❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Amin xbbti shukran jazakallah alif kheir ❤❤❤
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق Ай бұрын
Masha Allah xbbti
@shukriali6296
@shukriali6296 Ай бұрын
MashaAllah tabarakallah mahadsanid abayo ♥️😍🥰
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 27 күн бұрын
Asc abaayo mcn manshallah 💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@Fadumoaxmad09
@Fadumoaxmad09 Ай бұрын
MashaAllah abayo gacantada Allaha kuu barakeyo ♥️♥️♥️♥️♥️
@riri5288
@riri5288 Ай бұрын
Thank you abayo faiza mahadsanid 🥰😍♥️
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 Ай бұрын
MashaAllah abayo gacantada Allaha kuu barakeyo
@shaimaafathy2244
@shaimaafathy2244 Ай бұрын
ماشاء الله ياريت تحطى الترجمه بالعربى متابعاكى من مصر
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
ان شاء الله حبيبتي نورتي القناة 💕
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 Ай бұрын
MashaAllah wllo mahadsanid I
@wbaxaxmed7974
@wbaxaxmed7974 Ай бұрын
MashaAllah abayo mahadsanid ad ugu bahna
@Rasmi-om1fb
@Rasmi-om1fb Ай бұрын
Masha Allah apaayo faiza mhdsanid wlleshey an jclhay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Sido kle xbbti shukran ❤
@muhiimabdirahmankayd5552
@muhiimabdirahmankayd5552 17 күн бұрын
Hppti waxan raba inan ku waydiyo qasil ka midba xoog akhtar u ah midna wakan Aad isticmalyso kepa fican hppti plz iso sheg Aadbad umahadsnatay❤️💯
@amiraziad6089
@amiraziad6089 Ай бұрын
MashaAllah ♥️🌹
@prettysihaam7
@prettysihaam7 8 күн бұрын
Msha alh abyo sabaadi maxa waye
@ahnettek3298
@ahnettek3298 Ай бұрын
Hadanan qasil haysan maxan ku badali karaa walaal .jazzaakallaahu qeyr vidiyowga soo socda oo aad soo dubeyso noogu soo sheeg dadka aan qasilka heli karin .wadanka joogo lagama yaqaano kii soomaliya noogala kenayna wuu naga dhamaday maxan ku badalan karnaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Xomos shumburo ku badalan karta wajiga ad u qurxisa
@AbdiqadirDahir-e9t
@AbdiqadirDahir-e9t Ай бұрын
Abaayo waa ku salame marka hore waxaan oil skin finan ayaa idhibey Maxaa iroon pleess isheek adoo mahadsan sister
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Videogan hore uga so sameyay abyo linkiga videoga taabo kzbin.info/www/bejne/laWlp41ppbasb5osi=nEiraAgMuJU8UfS5
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Ай бұрын
Faiza ilahe haikadaysto saa nofaidhesid habibty hada sambuntaas haynin maxaisticmali karaa please 🙏
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Sido kle xbbti sabunta rabtid o jeceshahay ku badalan karta
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Ай бұрын
@ thank you dove aa kudarsaana aaa yalo
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Saafimahamud-h5z
@Saafimahamud-h5z Ай бұрын
Biyaha ubaxa maxaan ku badalan karaa vitamin E oil maku darsan karaa bananka na madhigan karaa mcnto
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Biyo cadi ku badalan karta face washka bananka wa dhigan karta
@Nandow04
@Nandow04 Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/lWKtk31ol8uqkMUsi=4hSWYwuCcNTIek6a
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
So booqda wlshen KZbin keda
@Nandow04
@Nandow04 Ай бұрын
@@Faizasworldbeauty mahadsanid xbbti wlh dad badana ka wanagsan tahay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Adiga mudan xbbti so dhawaw
@nimcaabdinor2619
@nimcaabdinor2619 Ай бұрын
Dove maku badalan karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Ай бұрын
Haa wa ku badalan karta
@samiramusa4422
@samiramusa4422 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
Green Mask wajiga collagen u ka helayo lablabka wajiga haaraha finanka madmadowga wajiga cadeynayo
8:06
Isku diyarinta Ramadanka adega guriga salidaha timaha yowmiga lo isticmalo io casariyo
9:00
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 1,7 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Collagen dabici wajiga io timaha u isticmal wajiga cadan u ka dhiga io lalabka wajiga galo timahana
8:02
Face mask dahabi isbuc bas isticmalwa lagu waydindona wajigaga cadantisa io dhalalkisa
8:03
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 1,1 М.
5tan Shey ka ilali Wajiga Salida leh io wajiga qaleylka io sida lo nafaqeyo labadaba
11:33
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 2,9 М.
Skin care kuwa ugu fcn cream habbenki lagu sexdo io creamat jirka midabka furayo o adkeyo
8:38
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 3,4 М.
Routinka isbuclaha sida lo daryelo timaha nafaqeynta dhaqida io nadafa isbuci
8:06
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 3,2 М.
Face Mask ka hortaga dabka bisha Ramadan wajiga gaduta xasasiyada haraha leh
8:04
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 15 М.
Face Mask dahabi haraha io madmadowga wajiga ka qaadayo wajiga nafaqeynayo cadan dhalal io nacuma
8:14